Jacaylbaro
Nomads-
Content Count
44,142 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Jacaylbaro
-
Ismaaciil Maxamuud Hurre “Buubaa” Wasiirka Waxbarashada Dowlada KMG ah ee Somalia ayaa markii ugu horeysay ka hadlay warbixintii shalay kasoo baxday Hay’ada Human Rights Watch ee lagu sheegay Dowlada KMG, Ciidamada Itoobiyaanka iyo kooxaha kasoo horjeedo inay galeen dambiyo dagaal. Buubaa oo ku sugan magaalada Baydhaba ee xarunta Gobalka Bay ayaa Saxaafada Muqdisho u sheegay in warbixintaan ay tahay mid xaqiiq ah isla markaana loo baahan yahay in la raaco waxyaabaha ay ka hadashay oo dhan. “Aniga aad baan ula dhacay warbixintan ay soo saartay hay’ada Human Rights Watch, waxa ay ka wada hadleyso marka hoos loo eego waa xaqiiq taagan oo jirta, waana horumar wanaagsan oo adduunka loo faahfaahiya” ayuu yiri Buubaa. Wasiirka Waxbarashada DF Ismaciil Maxamud Hure Buubaa ayaa sidoo kale tibaaxay in xad gudubyo ay ka dhaceen caasimada Somalia ee Muqdisho isla markaana mid walba kooxaha warbixinta ay sheegtay inuu dhinac uun lugta ugula jiray. Buubaa waxa uu sidoo kale sheegay in haatan shacabka Somaliyed ay ku sugan yihiin meel khatar ah isla markaana loo baahan yahay in laga samata bixiyo. Wasiirka waxa uu sheegay in haatan la joogo xilligii ay ciidamada Ethiopia, iyadoo loo mahad celinayo ay dib ugu laaban lahaayeen dalkooda. ”Dhamaan kooxaha warbixinta ay soo qortay mid sheegi karta inaysan iyada waxba kala socon arintaa lagu eedeyay ma jirto, koox walbana lugta ayay dhinac ka gashatay dhibaatada Muqdisho iyo guud ahaan Somalia ka aloosan xiligaan” ayuu yiri Buubaa. Hadalkaan kasoo yeeray wasiir ka tirsan Dowlada KMG ah ee Somalia, ayaa noqday kan ugu hadal heynta balaaran siyaasada Somalia maanta, iyadoo aysan jirin war kale oo ku aadan hadalka Buubaa oo Dowlada ka dhawaajisay ilaa xiligaan. garoweonline.com
-
Here we go ........... seems the people in that region are not the tolka anymore
-
According to credible information how credible ??? ....what do you mean by credible ?? A so-called Ethiopian own merchant navy vessel (sic) has recently made its first test call at Berbera port in north Somalia, which has already come under de facto Ethiopian hegemony. There is an Oromo saying "Afaan dheeraa Bishaan nin dhugtee" ...... Now if the credibility of the source is under question i don't see the point i can comment the last part ........well, the saying has said enough about those so called credible sources
-
Those companies know how to collect money only and they now nothing about investments and the future planning. They just get money and keep it or spend it for nothing. I would suggest to Somaliland government to ban such flights and work on expanding airport ranways so that it can receive bigger and better modern planes as anywhere else.
-
Those companies know how to collect money only and they now nothing about investments and the future planning. They just get money and keep it or spend it for nothing. I would suggest to Somaliland government to ban such flights and work on expanding airport ranways so that it can receive bigger and better modern planes as anywhere else.
-
Mr.me is just jelous coz he doesn't have those heros to be remembered “Ma jiro addunyada qof jidhdil lagu sameeyay oo aan wax sheegin,balse wixii intaas oo halisa la I mariyay mar qudha afkayga kalmad sir ahi kama soo bixin,oo waxa aan la soo taagnaa Gaaniyoow adiga ayaan doonayay inaan ku dilo,Anaga[sNM] mar qudha ma ay dhicin in nin la qabtay uu sir sheego”ayuu yidhi Cabilaahi Askar That is the MAN .... and that are the men ,,,, they deserved to be remembered Walee .... it is amazing today that Muj. Abdillahi Askar is alive, well and kicking while the one who rescued him in that femous operation has met his Allah .........
-
No one died alxamdulillah ......... all the 6 crew were rescued by the airport staff.
-
No one died alxamdulillah ......... all the 6 crew were rescued by the airport staff.
-
In Hargeisa there are a lot of Oromo and Amharo maids ........... i've got none
-
Jasmine drank seven double-espressos during the course of her shift loooooooool ,, taas iyadaa is waashay sow maaha ,,, 7 double-espressos ??? ,, I can hadle that but may be she was sick even before she had those espressos try to have only one today ,,,,
-
don't worry Shumey ,,,,,, millions are living in Somalia and you will be one of them hope you'll make it
-
A lot of coffee today but sill want more ,,, who needs lunch we there is a coffee
-
Crazy world indeed ......... I like the Philipinos
-
looooooooooooooooooooooooool alla maxaa topics la soo aakhiro toosinayaa I think most of those contributors to the topic are not available anymore ,,,,,,, Let's start with the fresh members now
-
maxaa ka wanaagsan ,,,,, the best gift i've ever heard weeyaan Aaliyah ,, you can do it dee
-
I believe it is all illution .. yes they made a dramatic profit but how long will that continue on the expense of the others ??? what kind of security improvement did they make in Iraq for example ??
-
Good luck Dabshid ........... Crazy busy day here today .......
-
Originally posted by LayZieGirl: Where does he think he will sleep tonight? don't worry about that ,,,, at the end there is always SORRY on the table and he can peacefully sleep with her [ August 15, 2007, 11:36 AM: Message edited by: Jacaylbaro ]
-
A Letter to President of Somaliland Mr. Riyale, Lord Eric Avebury
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Nayruus walee si fiican buu u calaacalay ..... So you are shocked coz the called the President as The President of the Republic of Somaliland ?? Yeah that is the right title ......... cry or qarax if you want -
and how much the green zone can save them i wonder ............
-
Hmmmmmmmmm ,, can i open one ??? or it is for the Americans only.
-
From Kenya ......... not specified here
-
From Kenya ......... not specified here
-
Hawlgalkii Lagula Baxay C/Laahi Askar Oo 24 Ka Dib Taallo Laga Hirgeliyay Xaruntii Miiska Saraakiisha Hargeysa Hargeysa(Qaran)-Madaxweyne Ku-xigeenkii hore ee Somaliland Mudane Xasan ciise Jaamac iyo Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng-Faysal Cali Waraabe ayaa saaka ka qayb-galay taalo loo dhisayay alle ha u naxariistee Muj.Biixi X. Xasan Cilmi oo ku shihiiday Hawlgalkii lugula baxay Muj. Cabdi-laahi Askar Sanadkii 1983-kii. Talladan oo laga yagleelayo Miiska Saraakiisha horteeda,waxa loo samaynayaa Mujaahid Biixi X. Xasan Cilmi,oo ahaa ninkii ka dhaawacmay Kooxdii Mujaahidiinta ahayd ee xerada Miiska Saraakiisha kala baxday Cabdi-laahi Askar,isla markaana laga tagay goobtaasi ku dhintay 11 Bishii April ee Sanadkii 1983. Xafladii Dhagax-dhiga Taaladaas waxa kale oo ka qeyb-galay Mujaahid Cabdiraxmaan Aw-Cali Faarax,Wasiirku-xigeenka Cadaalada Md Yuusuf Ciise Ducaale [Talaabo] iyo C/Laahi Askar iyo dadweyne kale oo ay ku jireen sadex Caruur ah oo uu dhalay Marxuum Biixi X. Xasan Cilmi. Mujaahid Cabdilaahi Askar ayaa ka waramay jidhdilkii sida arxandarada ah ay ugula kaceen Ciidamadii Siyaad Barre ee hilfaha loo qaaday waxana isagoo wejigiisa ay shucuuri ka muuqatay uu yidhi “Waxa la igu sameeyay mid ka mida jidhdilada ugu adag waxa la iga garaacay dhamaan xubnaha jidhka,dareemayaasha iyo ilkaha,waxa kale oo I jabay shan Feedhood”. Cabdilaahi Askar isagoo hadalkiisa sii watay waxa uu yidhi “Hawl-galkii Birjeex waxa uu can ku yahay xeeladii iyo geesinimadii mujaahidiintii meesha igala baxday”. “Ma jiro addunyada qof jidhdil lagu sameeyay oo aan wax sheegin,balse wixii intaas oo halisa la I mariyay mar qudha afkayga kalmad sir ahi kama soo bixin,oo waxa aan la soo taagnaa Gaaniyoow adiga ayaan doonayay inaan ku dilo,Anaga[sNM] mar qudha ma ay dhicin in nin la qabtay uu sir sheego”ayuu yidhi Cabilaahi Askar Waxa kale oo uu amaan usoo jeediyay Dr.Maxamed Aar oo ka mid ahaa Mujaahidiintii SNM oo taallooyinka isagu hirgelinaya,waxana uu yidhi “Maxamed Aar waxa aan leeyahay ilaahay ha kaa abaal mariyo hawsha taariikh ururinta ah ee aad wado waxaanse aan kugula talinayaa inaad. Samaysaan filimo Caalamka oo dhan la geeyo oo la iibiyo oo ay ka soo bixi karto lacag waxtari karta Mujaahidiinta iyo Naafadoodiiba”. Xasan Ciise Jaamac oo isaguna Xafladaas dhagax-dhiga Taalada ka hadlay ayaa soo dhaweeyay in la ururiyo taariikhdii halganka iyo Mujaahidiintii Dalka usoo halgantay,waxana uu u mahad-naqay muwaadinka hawshaas baaxada leh isku xil saaray. Waxa kale oo iyaguna Xafladaas ereyo mahad-naq iyo Xogwaran isugu jiray halkaas ka soo jeediyay wasiirku xigeenka Wasaarada Cadaalada Yuusuf Ciise Ducaale,Gudoomiyaha UCID Faysal Cali Waraabe iyo Aadan Maal Caqli oo ka mid ahaa 11-kii Mujaahid ee la baxay Cabdilaahi Askar.
-
hadhwanaag 2007-08-14 (Hadhwanaagnews) Hargeysa(HWN):Dayuurad nooceedu yahay Antanof 12 oo Ruusha oo u kiraysan Shirkad Duulimaadyada oo ka shaqeysa wadanka kenya oo ka soo kicintay wadanka Kenya ayaa abaaro 3:30 Galabnimo ku burburtay dhabaha Dayuuradaha ee Magaalada Berbera. Waxaana laga samato bixiyey lix qof oo ahaa Shaqaalaha Dayuurada ah. Sidaa waxa shabakada Warar ee Hadhwanaag u xaqiijiyey Wasiirka Duulista iyo Hawada Md. Cali Maxamed Waran Cadde oo aanu khadka Mobilka Gacanta kula xidhiidhnay. Wasiirka Duulista iyo Hawada Md. Cali Maxamed Waran-Cade waxa kale oo uu intaa ku daray inay Dayuuradu ka soo kicitintay wadanka Kenya oo sitay alaabooyin badeecado ah una sii jeeday Boosaaso, ay khasab ku fadhiisatay Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Berbera, kadib markii ay cilad dhinaca farsamadu ku timi oo ay lugihii u soo bixiwaayeen, taasina ay sababtay inuu duuliyihii Dayuuradu beerka dayuurada ugu dhuftay dhulka oo uu khasab ku fadhiisiyo. Wararku waxay intaa ku darayaan inay dayuuradu kicisay Uuro qiiqa keentayna inay qeybo ka mid ahi Bur-burto, Sidaana shaqaalihii Dayuurada oo ka koobnaa lix qof ay kaga samato bixiyeen Shaqaalaha Madaarka Berbera, waxaana lixdii qof ee la socday Dayuurada gacanta ku haysa Xukuummada Somaliland.