Jacaylbaro
Nomads-
Content Count
44,142 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Jacaylbaro
-
The SNM carried weapons when they needed to, put it down when they needed not That is just Perfect .......... the quote of the day
-
Somaliland electoral commision dispute comes to an end
Jacaylbaro replied to Xargaga's topic in Politics
Gudigii Dhex-dhexaadinta Oo Daboolka Ka Qaaday Inay Soo Afjareen Khilaafaadkii Golayaasha Qaranka Go’aamana Soo Saaray Hargeysa(Qaran)- Guddidii dhexdhexaadinta Khilaafaadka Golayaasha Qaranka ee madaxa banaan ayaa caawa soo saaray Go’aamo ay ku sheegeen in ay ku soo afjareen khilaafaadkii Golayaasha Somaliland gaar ahaan Xukuumada Iyo Golaha Wakiilada,oo si weyn isugu maandhaafsanaa Labadii Xubnood ee Komishinka Doorashooyinka ee Wakiiladu diideen Ansixintooda iyo Miisaaniyad Sanadeedkii2007. Gudidan dhexdhexaadinta oo ka koobnaa Abwaano,Culimo,iyo Aqoonyahano ayaa Shir Jaraa’id oo ay caawa ku qabteen Qariga madaxtooyada kaga dhawaaqay qodobo iyo Go’aamo ay ka soo saareen Khilaafkii mugdiga geliyay wada shaqeynta golyaasha Qaranka Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame[Hadraawi] oo shirkaas Saxaafadeed hadal kooban ka jeediyay ayaa waxa uu sheegay in dhinacyadii khilaafku u dhaxeeyay ee Golayaasha Qaranka [Xukuumada Iyo Wakiiladu] ay si geesinimo leh uga aqbalaan ergadii gudidaas iskood iskugu xilqaamay xal u helida khilaafka. Gudiga dhex-dhexaadintu waxa ay go’aamiyeen in Miisaaniyad sanadeedkia 2007 ee xukuumada dhexe iyo dekada berbera loogu camal-falo sidii Aqalka Wakiiladu ku ansixiyeen,iyadoo labada xubnood ee Komishinka doorashooyinka Qaranka ee Golaha Wakiiladu diideena mar labaad la horgeyn doono Golahaas. Qodobada kale ee Guddigaasi soo saareen waxa ka mid ahaa in xukuumadu sii dayso masuuliyiinta Urur Siyaasadeedka sharciyadiisa muranku ka taagan yahay ee Qaran isla markaana loo ogolaado xoriyadooda siyaasadeed oo wixii ay ku doodayaan la eego iyagoo dibada jooga,iyaguna aanay samayn wax Olale Siyaasadeed ah. Waxa kale oo go’aamadaas ka mid ahaa in Madaxweynaha Somaliland Md Daahir Rayaale Kaahin uu Golaha u jeediyo khudbadaha sanadlaha ah ee dastuuriga ah iyo in Xukuumadu ay horgeyso Golaha Wakiilada Heshiisyada caalamiga ah ee ay la gasho shirkadaha Iyo Wadamada Caalamka iyo Xisaab-xidhada Miisaaniyadaha. Gudidaasi waxa ay soo jeediyeen in cid walba masuuliyadeeda iyo Xilka ay ummada u hayso lagu ixtiraamo. Dhinaca kale waxa shirkaasi Jaraa’id goob joog ka ahaa Shigudoonada Golayaasha Baarlamaanka [Wakiilada Iyo Guurtida],Iyo Gudoomiyeyaasha Xisbiyada Mucaaridka ah ee KULMIYE Iyo UCID. Cumar Maxamed Faarax Qarannews/Hargeysa -
Hungry, thirsty, tired and sleepy ........
-
In my mind there is no difference between clothed and nude Ilaalillahi ,,,,,,, waa aduunyo gaddoontay
-
It was an innocent slip of the tongue but my host visibly winced. Earlier today, I made the great mistake of referring to the country I'm now in as "Somalia". I was legally correct and any map of the world shows the town where I'm staying - a place called Hargeisa - as being firmly inside Somalia. But Hargeisa is also the capital of the enclave of Somaliland, which broke away from Somalia and seized de facto independence 15 years ago. This allowed Somaliland to avoid the mayhem which has engulfed southern Somalia ever since. If your mental image of of this part of the world is dominated by Kalashnikov-toting fanatics riding land cruiser sporting an array of heavy weaponry, think again. No-one carries guns in Hargeisa and there has been no fighting here since an outbreak of clan warfare ended 11 years ago. Instead, everyone here shudders at the very mention of the word "Somalia" and glories in their independence. Somaliland has its own flag, currency, anthem, army and elected government. There is only one hitch - no country recognises its independence. So this nation of 3.5 million people does not officially exist. Somaliland's government, under President Dahir Rayale Kahin, is trying to win outside recognition. Without it, Somaliland gets no international aid or loans and its national budget is a pitiful 20 million pounds. Somaliland was a British Protectorate between 1884 and 1960, so its government wants London's recognition above all else. Kahin says that Somaliland under his leadership is a secular, pro-western, Muslim democracy. There are not many of these in the Horn of Africa. It occupies a strategically crucial position on the Gulf of Aden, with a major port at Berbera. So Somaliland could be a valuable western ally. But so far, Kahin is not making much headway. The Arab League, which includes Somalia as a member, is adamantly opposed to recognising Somaliland. So are some African countries, who fear that recognition would encourage their own separatists. So Somaliland drifts on in a strange limbo. This is by far the oddest place I have ever visited. HERE
-
looooooool@goormaad isku laalaabtay diinta Well, you should be careful from now on ,, imikaba la iima digin ha odhanina
-
Tanaad ,,, bal iska soo dhowow ,, laakiin iska ilaali kayntu way duur joog badan tahaye ,,, laayaankaa iyo miciyo dheerahaa ku badane ,,, maxaad cabbi ??
-
Waa la ii addimay Axaddi sidaan Kuu eegayee Arageeda taan ku ildoogsadaay ma ilowsan tahay axdigaad martiyo meeshaad i tidhi waan imanayaa ? Anigaa isla hadloo mar waxaan idhaahdaa ku ilaawi maysee way imane sii joog mar waxaan idhaahdaa axdigaydun dhigateen kollay oofin maysee samir Eebbe qaadoo ka fogow agteedaan uurkayga geliyaa Aramida jacaylbaa i hogaaminaysoo misna kama adkaystoo kama hoydo aygoo naftu olol ma daysee loooooooooool@xiin ...... yeah that is my fav too walee
-
WOW .......... I personally know some people in those pictures ... Beautiful pictures ,,,,,,
-
Djibouti (HAN) August 19, 2007 - The recent five ‘National Election Commission’ (NEC) board nominees who were endorsed by parliament in May were on Tuesday instructed by President Dahir Rayale Kahin to begin the commission’s work in preparing the country for the up and coming December 2007 local-government elections and the April 2008 presidential election. The president said in his memo, addressed to the five candidates who were recently endorsed by parliament as appointees for the NEC board of executives that “with due consideration, I have taken on the decision to install ‘in office’ the two remaining Upper House of Elder’s candidate nominees for the NEC executive board and, whilst awaiting to be endorsed by parliament, will, along with you, take charge of the running and mandate of the office of the National Election Commission of Somaliland. Furthermore, the president’s memo stated, “because, the Upper House of Elders have nominated for parliament’s approval and endorsement of their NEC board candidacies for the second time and due to the limited remaining time period before the start of the national elections, I convey, under the provision of the constitution’s Article 114 (3) titled “The Appointment of and Removal from Office of Heads of the Organs of the State Government”, which permit’s me to inaugurate appointed heads of the organs of the state government to hold office in a temporary capacity for not more than three months, whilst awaiting confirmation from parliament for the appointees to be sworn into office, that you (the five parliament approved NEC board appointees) with the two NEC board nominees, waiting to be confirmed by parliament will as from immediate effect take charge of the commission’s work. In the memo, President Rayale, also instructed the five approved parliament NEC board appointees to appoint the eldest among them as temporary chairman and soon as the two NEC board nominees are endorsed by parliament’s approval that the NEC board appoint a permanent chair and vice-chair. Sources, close to the presidency have informed SL Times that the president wrote separate letters to the two non-parliament approved NEC board nominees that the president conveyed to the two nominees that they are to temporarily assume their appointments as NEC board members and will for the time being work as commissioners for the next three months, until parliament endorses their appointments. On Thursday, the parliament approved and non-approved NEC board nominees took charge of the NEC offices, equipment and vehicles from the government committee, which was appointed by president Rayale in February this year, after, the previous NEC board was forcefully evicted from office by Rayale following the board’s expired five year term extended by parliament for another two years, nonetheless, this did not stop president Rayale evicting the old NEC board from its offices and seizing its compound, equipment and vehicles. Tuesday’s presidential memo angered the opposition KULMIYE and UCID parties, both issued separate press statements which they strongly condemned the president’s memo and said the president’s action is illegal and contrary to the country’s constitution which determines the NEC as an independent national non-government entity and that president Rayale has jeopardised the integrity and neutrality of the NEC and that the president has single handedly installed the two previous nominees who's candidacies were rejected by parliament on the grounds, that their age, exceeded the candidate age range (40-60 yr's) stipulated in the NEC charter. Ahmed Silayno, the Kulimyey party chairman, speaking to SL Times said that “it behoves; all reason and logic, that those who were not approved by parliament, are, simply installed in office by the president and told to begin their NEC duties, working alongside, the legitimate candidates who’s NEC board nominations were endorsed by parliament. And, worser still, is the fact that the president’s declaration in his memo that the NEC is a state government organ or department, and in comparison, is the like's of the central bank, the government civil servant agency or the general audit office of the government. This is ludicrous and preposterous! ” The Kulmiyey party chairman lamented that “the next election is already, a pre-concluded matter and a foregone conclusion that president Rayale has won the next election. Really, as things stand, I see no point in the NEC preparing the country for the next general election. Since, the president has gone out of his way, by hook and crook, to get the eventuality of the election victory.” HERE
-
loooooool ,,, good development indeed
-
loooool
-
Hargeysa(Qaran)-Xaflad lagu xusayay Sanad-guuradii lixaad ee ka soo wareegtay Aaskii Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID ayaa caawa lagu qabtay Hotel-ka Maansoor ee Magaalada Hargeysa. Xafladaas waxa ka soo qeyb-galay Gudoomiyaha Xisbiga KULMIYE mudane Axmed Maxamed Maxamuud [siilaanyo],Shir-gudoonka Golaha Wakiilada, Somaliland, Wasiiro,Madaxa Siyaasada Ee Xisbiga UDUB,Xildhibaano, Ardayda Iyo Maamulka Jaamacadaha Hargeysa Iyo Camuud iyo Dadweyne aad u tiro badan oo ka mid ah xubnaha Iyo Taageerayaasha Xisbiga UCID. Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng- Faysal Cali Waraabe oo Xafladaas ka hadlay ayaa yidhi “Walaalayaal waxa aan Anigu jeclahay meel dadkeenu aanay hadalka ka miisin in aan ka miiso,dadkeenu wixii taariikh iyo mustaqbal ah kama hadlaan ee waxa markaas taagan oo qudha ayay ka hadlaan ummaddu haddii aanay taariikhdeeda wax ka baran khalad badan ayay samaysaa,Talaabada ay ku socdaan haddii aanay ka faaloon oo aanay wax iska weydiina khalad kale ayay gashaa,waana waxa khaladkeenu u badan yahay”. Faysal Cali Waraabe isagoo ka hadlayay xiligii uu ku dhashay fikirka ah Inuu Xisbi Siyaasi ah Dalka kaga dhawaaqo waxa uu yidhi “Sanadkii 1992-kii ayay nagu dhalatay fikrada ah in aan xisbi abuurno,waxana ay ahayd markii khilaafkii u horeeyay ee SNM soo shaac baxay kaasi oo dadkeenu si weyn uga naxeen,oo xataa cadowgeenii ayaa u qaadan waayay,wada tashi iyo baadhis dheer ka dib ayaanu ku tashanay in aanu Siyaasada ka qeyb-galo si Somaliland u madax-banaanaato oo aan mar danbe dal kale lagu darin iyo in la helo sinaan oo cadaalad iyo diin lagu dhaqo wadankan”. Gudoomiyaha Xisbiga UCID waxa uu ku adkaystay in Xisbigoodu uu ahaa bud-dhigihii Dimuqraadiyada Somaliland isagoo arrintaas ka hadlayana waxa uu yidhi “Ilaahay mahadii UCID waxa ay ku guulaysatay in aynu Axsaabtii furno oo iyadoo loo hamuun qabo shir beeleed la qabto oo Salaadiintii la badiyay,ayaanu soo afjarnay oo aanu ku dhawaaqnay Ururkii u horeeyay ee mucaarid ah,Sida aad la socotaan waa lagu dhici waayay Ilaahay ha u Naxariistee Cigaal[Madaxweynihii Hore Somaliland] oo nool waa lagu dhici waayay in Axsaab la furtto,Anaga [uCID] ayaa ku dhiiranay oo furnay oo ilaahay guushii naga siiyay kuwii ka soo horjeeday Doorashooyinka”. Eng- Faysal Cali isagoo hadalkiisa sii wata waxa uu yidhi “Waxa aad la socoteen in Ururkii UDUB la yidhi hadii aydaan kaga noqonin 45 Cisho gudahood wixii dhaca anagu kama masuul nihin waa tii Salaadiintii Somaliland Tuutaha loo galiyay waxana ay ahayd maalintii ay Somaliland ugu xumayd,maalintaas khilaafkii taagnaa dedaal ayaynu ka galay oo wuu dhamaaday”. Gudoomiyuhua UCID waxa sheegay in uu ku faraxsan yahay in Ururkoodii uu ka mid noqday sadexdii Xisbi Qaran ee Dalka ka hirgalay “Waxa aanu ku guulaysanay inaanu Xisbinimo u soo baxno,Anagoo aan Tolaayeey odhan Qabyaalad qaawan iyo mid shareeran midna kuma aanu xisaabtamin,ilaahay iyo shacbiga Somaliland ayaa na soo saaray iyadoo Jaraa’idka qaar qorayeen soo bixi maayaan ayaanu soo baxnay,haddii alle yidhaahdo fajicisooyin dambana waanu soo wadnaa”.ayuu yidhi Faysal Cali Waraabe. Gudoomiyaha UCID isagoo la kaftamayay Xisbiga UDUB ee Madaxweyne Rayaale Waxa uu yidhi “Waxa aan leeyahay qoladan Xisbiga UDUB saacadii way ka dhacday ee Barnaamijyadayada shacbiyoow dhegaysta,cudurkii dalka hayay xisbi ahaan waanu baadhnay oo waxa u horeysa Qaybyaalada iyo jaadka oo aynu six un u cuno,Musuqmaasaqiina wuu inagu fiday oo nin waliba halkii uu madaxda ka ahaa ayuu raamsaday”. Faysal Cali Waraabe waxa uu sheegay in haddii ay ku guulaystaan talada Wadanka in ay dhisi doonaan Dawlad midnimo Qaran oo loo wada dhan yahay,waxa kale oo uu intaas ku daray inay wax ka qaban doonaan dhinacyada Caafimaadka ,Waxbarashada iyo Dhaqaalaha isla markaana ay ka shaqeynayaan sidii shaqooyin loogu abuuri lahaa Dhalinyarada. Wasiirka Dib udejinta Somaliland Abshir Axmed Xasan oo Xafladaas ka hadlay ayaa difaacay siyaasada iyo hogaaminta Xukuumada Somaliland ee uu ka tirsan yahay “Runtii waxa jirta in Ardaydan Jaamacadaha ka qalin jabinaysa iyo horumarka Waxbarashadu samaynayso,may jirteen haddii aanay Nabadgelyo jirin shaki kuma jiro in aynaan gaadhneen halka aynu maanta marayno,haddii nidaam iyo xukuumadi jirina waxba inooma ay hirgaleen”ayuu yidhi Wasiirka Dib u dejintu. Isagoo hadalkiisa sii watayna waxa uu yidhi “Xisbiyada Mucaaridka ah waxa laga rabaa in ay ummada u sheegaan in dalka halkaas la soo gaadhsiiyay ay ka sii wadayaan oo aan dib loogu noqonayn wixii la soo maray,waxase maalmahan soo bax-baxaya waxyaabo faro badan oo naxdin leh oo rag badani yidhaahdaan waxyaabo badan oo Shacbigu ka naxayo isla markaana la doonayo in dib loo celiyo ummadda”. “Nin kasta oo damac siyaasadeed ku jiraa waa inuu Dalka halkaas ka sii wadaa laakiin yaanay dhicin Maah-maahda Soomaaliga ah ee tidhaahdo cadyahow ku cunay ama ku ciideeyay waa ayaan daro taasi”ayuu yidhi Abshir Axmed Xasan. Wasiirku waxa uu Xisbiga UCID ku amaanay wax uu ku tilmaamay Mawqifyada Geesinimada leh ee ay qaataan marka ay dalka xaalado ka taagan yihiin,waxana uu ku hambalyeeyay Sanadguuradooda Lixaad. “Uma aynu soo halgamin in aynu fawdo samayno oo aynaan is xukumin oo wax walba hadii aan samaynayo yaan la I qabanin taas muu ahayn macnihii Halganku”ayuu intaas raaciyay Wasiirku. Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee KULMIYE Axmed Maxamed Maxamuud [siilaanyo] ayaa Xukuumada Somaliland ku eedeeyay inay ku guul-daraysatay inay dhalinyarada mustaqbalkooda ay meel ku tiiriso. “Haddii waxa inaga khaldan aynaan toosin inta goori-goor tahay, oo cidii tilmaanta in wax inaga khaldan yihiin,haddii la yidhaahdo khal-khal gelin ayaad wadaa oo xabsiga loo taxaabo waa mushkilad, dadka qaar ayaan loo ogolaan arrimaha qaarkood” ayuu yidhi Axmed Siilaanyo. Gudoomiyaha Xisbiga KULMIYE isagoo hadalkiisa sii watay waxa uu intaas ku daray oo uu yidhi “Haddii aynu doonayno inaynu madaxbanaanideena ilaashano,waa inaynu xaqa iyo garta u hiilinaa sidaas aynu cadaalada iyo daryeelka ku helaynaa,ku heli mayno cago-juglayn iyo Hantida Qaranka oo la booboo” “Xukuumada haddii dhaliilaheeda la sheego oo sharciga ku dhaqan la yidhaahdo ma ah ku jiqsiin ee waa toosin”ayuu intaas raaciyay axmed Siilaanyo. Waxana uu Xisbiga UCID ku hambalyeeyay lix sano guuradii ka soo wareegtay markii la aasaasay xisbigaasi. Waxa kale oo halkaasi ka hadlay Wasiirku xigeenka Qorshaynta Axmed Xaashi Cabdi,Madaxa Siyaasada ee Xisbiga UDUB Cumar Jaamac Faarax,Gudoomiyaha xisbiga UCID ee Gobolka Hargeysa Xasan Suldaan Cabdilaahi Suyldaan Diiriye iyo xubno kale
-
loooooool ,, again you are right .... some ppl should be educated
-
It seems Dr. Ahmed has a lot of supporters within Kulmiye ... if they insist this then sure Kulmiye will be divided.
-
loooooooooooooooooooool ,,, Are we posting what happened long time ago ?? ... where is your source Mr. President Yes there was some problem in the area and some demonstrated but soon solved. The land was not given to the Minister (the looser) ,, it is for his brother who is living in Hargeisa and wants to do some projects. we are not the tfg ,, we don't we deal individuals not families sxb
-
hadhwanaag 2007-08-19 (Hadhwanaagnews) Hargeysa(HWN):-Maxkamada Gobolka Hargeysa ayaa maanta ku riday Xukun Xadhig ah, Hogaamiyaashii Urur Siyaasadeedka Qaranka,oo in muddo ahba ku xidhan Xabsiga Mandheera. Dacwadan ka dhanka ah Madaxda Ururkaasi ee kala ah Gudoomiyihii Ururka Qaran Dr. Maxamed Cabdi Gaboose,iyo labadiisii Ku-xigeen Eng. Maxamed Xaashi Cilmi iyo Jamaal Caydiid oo ka dhacday Dugsiga Tababarka Mandheera, markii dhageysigeedi socday muddo Afar Sacadooda ah. Ayuu Xaakimkii Maxkamada Gobolka Hargeysa Md.Siciid Yuusuf Cabdi ku dhawaaqay in Madaxdu ku xukuntay hogaamiyayaasha Ururkaasi midkiiba Sadex Sanadood iyo Sagaal bilood oo xadhiga, isla markaana sadexdoodaba la xayiray muddo 5 Sanadood ah inay ka qeyb-galaan Doorashooyin Somaliland ah. Jewigii Maxkamadda ee dacwada ka dhanka ah hogaanka sare ee ururka qaran ayaa ku dhamatay mid degen,isla markaana kamay soo qeyb-gelin dhageysiga dacwada dad aad u tiro badan,dhagaysiga dacwada oo ahayd wareegi labaad,waxaa sidoo kale aan ka soo Xaadirin Qareenadii difaacayey Masuuliyiintaasi.iyo Qoysaskoodi. Doodii Kululeyd ee Dhex martay Dr. Gaboose iyo Xeer-ilaaliyaha Qaranka. Markii ay Soo galeen hoolka ay dacwadu ka dhacaysay Sadexdii Hogaan ee Urur Siyaasadeedka Qaran ayaa waxay dib uga noqdeen goobtii loo qoondeeyey inay dacwadu ka dhacdo Xaakimka dacwadani qaadayey ayaa ka dalbaday inay bileysku dib u soo celiyaan,kadibna dood Xamaasadaysan oo Kuluul ayaa ku dhex martay Gudoomiyaha Ururkaasi Dr. Gaboose oo isdifaacayey iyo Xeer ilaaliyaha Qaranka. Dr. Gaboose waxa uu ku doodayey in uu Ururkoodu yahay Sharci, isla markaana aanay Xisbi ahayn, Dastuurka iyo Xeerarka dalkuna ay u banaynayaan, Kulamadii ay qabteena aanay ahayn olole Siyaasadeed ee ay ahaayeen is-abaabul unug Siyaasadeed si marka ay is-diwaangeliyaan ay uga qeybgalaan doorashooyinka. Eedayntii: Xeer-Ilaaliyaha waxa uu ku doodayey isla markaana uu ku eedeyey Masuuliyiintaasi inay kulamo Sharci-daro ah iyo Urur Sharci-daro ahba ay sameysteen,oo khal-khal iyo fowdo ay geliyeen Magaalada, “isla markaana Markii ay Wasaarada Arrimaha Guduhu idiinku digtay inaad joojisaan waad diideen oo idinka ayaa sharcigii gacantiina ku qaaday” ayuu Xeer-ilaaliyuhu ku tiraabay Waxa kale oo ay isku difaaceen Masuuliyiintaasi inay Maxkamadani tahay mid Siyaasadeed oo looga danleeyahay in lagaga reebo Doorashooyinka soo socda ee Somaliland Marka hadaba laga yimaado doodii dhex martay Xeer-ilaaliyaha iyo Dr: Gaboose aayaad moodaysay in masuuliyiita Ururka Qaran ay u muuqdeen qaar iyagu is difaacaya maadama ay ka maqnaayeen Qareenadi difaaci lahaa, dhanka kale shacbiga ku dhaqan magaalada Hargeysa ayaanu ka muuqanin dareen kacsanaan ahi, lamana dareemayn hadal hayn badan iyo doodo ka socda goobaha la isugu yimaado oo si wayn loogu kala qaybsamo marka laga reebo dad ehelkooda ah iyo xubno taageersan siyaasada ururka qaran, waxa kaliya ee ay dadku su’aal ka keenen, markii ay maqleen warka xukunka Masuuliyiinta Qaran, mudada shanta sano ee laga xayiray doorashooyinka
-
Masuuliyiintii Urur Siyaasadeedka Qaran Oo lagu Xukumay Xadhig iyo in aanay ka Qeyb-gelin Masraxyada Siyaasada Dalka Hargeysa (Qaran)- Maxkamada Gobolka Hargeysa ayaa maanta min Sadex Sanadood Iyo Sagaal bilood oo Xadhig ah ku xukuntay Masuuliyiinta Urur Siyaasadeedka Qaran isla markaana go’aamisay in aanay ka qeyb-geli Karin doorashooyinka Iyo Masraxyada Siyaasada Somaliland muddo shan sano ah. Maxkamada Gobolka Hargeysa,ayaa dacwada masuuliyiinta Urur siyaasadeedka sharciyadiisa lagu muransan yahay ee Qaran ku qaaday dugsiga Tababarka Ciidamada Booliska ee Mandheera,oo ku yaala duleedka Jeelka ay labaataneeyo Maalmood ay ku jiraan Gudoomiyihii Ururkaas Dr Maxamed Cabdi Gaboose iyo labadiisii ku Xigeen Maxamed Xaashi Cilmi Iyo Jamaal Caydiid Ibraahim. Fadhigii maanta ee maxkamada gobolku ay ku dhegaysanaysay dacwada Siyaasiyiintaas,waxa maalintii labaad ka maqnaa qareenadoodii,waxana Gudoomiyaha ururka Qaran Maxamed Cabdi Gaboose uu dhawr jeer ku dhawaaqayay erayo uu ku daadifaynayo Maxkamada oo uu sheegay in aanay awood u lahayn inay ka garnaqdo Dacwado dastuuri ah. Fadhgii Maxkamada oo furantay 8:45, subaxnimo waxa ay socotay ilaa 12:20,waxa maxkamada dhegaysatay Xeer ilaaliyaha Gobolka Yuusuf Cabdi Kaahin oo fadhigan ku soo bandhigay wax uu ku tilmaamay marag-furada dacwada uu siyaasiyiintaas ku soo oogay. Xeer ilaalinta Gobolku waxa uu soo bandhigay cajalado muuqaal ah oo ku saabsan Xafiiskii Ururka Qaran ka furtay Degmada Axmed Dhagax ee Magaalada Hargeysa Bishii July,oo uu ku dooday in ay sameeyeen dhaq-dhaqaaq siyaasadeed oo aan sharci ahayn. Sidoo kale waxa uu cajaladahaasi ay xambaarsanaayeen shirar Jaraa’id oo ay qabteen Gudoomiyaha Ururka Qaran Dr Maxamed Cabdi Gaboose iyo Gudoomiye ku xigeenkiisa Kowaad Maxamed Xaashi Cilmi oo naqdiyaya Hogaaminta Madaxweyne Rayaale. Garsoore Siciid Yuusuf Cabdi,ayaa ku dhawaaqay in Sadexdaas Siyaasi lagu xukumay midkiiba sadex sanadood iyo Sagaal Bilood oo xadhig ah iyo in aanay ka qeyb-geli Karin doorashooyinka iyo masraxyada siyaasada shanta sanadood ee fooda inagu soo haya. Dr. Maxamed Cabdi Gaboose ayaa xukunkaas ku tilmaamay mid cadaalad daro ah oo ay ka dambayaan wajiyo Siyaasi ahi,waxa kale oo uu sheegay in xukunkani yahay mid lagu raaligelinayo Madaxweynaha Somaliland. Siyaasiyiintan mucaaridka ah ayaa xabsiga loo taxaabay 28-kii Bishii July ee la soo dhaafay ka dib markii Maxkamada gobolku ay xalaalaysay xadhigooda,waxana Xukunkani dhacay iyadoo Qareenadoodii qaadaceen ka qeyb-galka dacwada oo ay ku doodeen in aanay Maxkamada Gobolku awood u lahayn xukunaasi, hase ahaatee waxa ay saxaafda u sheegeen in ay xaaladooda caafimaad ay wanaagsantahay isla markaasna ay ciidamda boolisku ula dhaqmaan si naxriis leh oo wanaagsan taasi oo ay sheegeen dhamaantood in ay ku amaanayaan dhamaan ilaalada xabsiga oo ay sheegeen in ay yihiin dad aqoon u leh shaqdooda, hase ahaatee uu xukunkani yahay mid xaq daro ah oo aan sharciga waafaqsanyn, Dr Gaboose ayaa sheegay in xunkunkani yahay uun mid lagaga reebaayo in ay ka qayb galaan loolanka doorashooyinka, taasi oo uu sheegay in ay hore u sii ogaayeen.
-
Well, they've got Mogadishu port now ,,, they don't need Berbera if you believe they occupied Muqdisho .... It is called Trade agreement but not landlocked ... a mistake from the reporter who is probably lacking a lot of information in the region.
-
where are those SSDF, USC, SNF, ETC ... ???? Only SNM is celebrating its success ,, the rest are crying coz there have nothing to celebrate ,,, nothing at all. It is tomorrow ,, Rayaale can simply go and raggii Qoodha ahaa can easily come back ,,, then i'm waiting to hear you ......
-
Some people are always daydreaming about Xabashi ... i hope they wont say SOL is xabashi place soon Ilayn habarta wax la ii saar buu yidhi ninkii jiray We're talking about berbera ayuhal naas .... Berbera is in Somaliland. Amxaaro is already using the Mogadishu port and they don't need Berbera ,,,,,,,,
-
This time Faysal is absolutely right ! ! ! Djibouti is only one city and yet they are a country and they want dictate who has the right to be a government and who is not ... I'm not calling war on Djibouti ,, no more bloodshed saaxiibayaal ,,, but Ismail Gelle should look at his private parts before he accuse and sabotage someone else
-
NOTIFICATION: Shabelle to cover Somaliland presidential election. Mogadishu 19, August.07 ( Sh.M.Network)- Shabelle Media Network is proud to announce that its honorable readers and listeners in and around the world will able to stay up-to-date with general election that will take place in the republic of Somaliland when it happens. Shabelle promises to be there and cover all the election news as it happens on December this year. Shabelle is an independent radio and website that is determined to cover the occurrences in Somalia as they happen, when they happen and where they happen. It is also the only reliable source in the Horn of African country. Somaliland presidential election, we will be there!
-
Mogadishu 19, August 07 ( Sh.M.Network) Shabakadda warbaahinta Shabelle ayaa waxa ay ku wargalineysaa dhageystayaasheeda iyo aqristayaasha ku nool gudaha iyo dibadda in shabakadda ay soo tabin doonto doorashooyinka Jamhuuriyadda la baxday Somaliland oo dhowaan bilaabanaya. Doorashooyinkaan oo lagu wado in ay dhacaan bisha December ee soo socota ayaa shabakadda warbaahinta shabelle waxa ay u balan qaadeysaa dhamaan dadka ku tixan idaacadda iyo website kaba in ay kala socon doonaan qaabka ay u dhacayaan doorashooyinkaasi.