Jacaylbaro
Nomads-
Content Count
44,142 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Jacaylbaro
-
Heshiis dhexmaray S/land, Itoobiya iyo Shirkad Maraykan ah
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in Politics
(Fiber Optic Cable System) Hmmmm ,, very interesting indeed. The whole east Africa will come under Somaliland once it is established. -
Markabkii U Horeeyay Ee Ganacsatada Itoobiya Oo Ku Soo Xidhay Dekada Berbera iyo warkale..... Berbera (Qaran)-Maareeye Ku xigeenka Dekada Berbera Bile Xirsi Ciid ayaa maanta shaaca ka qaaday in markabkii u horeeyay ee u raran Shirkad Ganacsi oo Itoobiyaan ahi uu Todobaadkan ku soo xidhay Marsadaas. Markabkan oo u raran shirkadda Ganacsiga ee East African Commercial Private, waxa uu sidaa shixnad sibidh ah. Maareeye ku xigeenku waxa kale oo uu ka waramay dhaq dhaqaaqa dekeda Berbera ee toddobaadkan oo uu ku adkaystay inuu aad u kordhay isagoo intaas ku daray in ay dekada xiligan taagan yihiin ilaa 7 Markab oo uu ka mid yahay Markab 15 kun oo tan oo sonkor ah u sida shirkada Ganacsiga Maxaliga ah ee Indhadeero . Maareeye ku xigeenka dekada berbera waxa uu xusay in dekada ay u soo iibiyeen qalab ku kacay shan Boqol oo kun oo Dollar,isla markaana waxa uu ku dooday in ay dabooli karaan adeegyada bulshadu uga baahdaan oo dhan.
-
His Royal Highnes King Omar Sanweyne crowned in Banderqasim, Puntland.
Jacaylbaro replied to Emperor's topic in General
Hmmmmmmmmmm ,,, This is the Favorate part. Odayga waxba igama gelin -
Acuudubillaah ! ! ! She must be damn freakin' hungry for testicles
-
Cabdulaahi Yuusuf:- Geedi Waa Nin Tigree ah Somali maahan
Jacaylbaro replied to Juje's topic in Politics
looooool@nus-tigree Maybe isagu waa Double tigree -
Arrintaas waxaan si fiican u ogaadya markii aan tagnay Baydhabo, xiligaasoo uu Jen. Badmaceeye saraakiil reer Baydhabo ah u sheegay in ay u diyaargaroobaan sidii ay ula shaqeyn lahaayeen ciidamo Itoobiya ka imaanaya, isla markaana ay miinooyinka ka saaraan deegaanada Xuduudka ku yaala, haddiiba ay jiraan meelo horay loo miineeyay, sidoo kalena ay soo sahmiyaan meesha ay gobollada Bay iyo Shabeelaha Hoose isaga xirmaan" ayuu ma kale yiri sarkaalkaas la socday Guddigii Xaqiiqo raadinta. Baydhabo ayuu sheegay C/llaahi Sh. Xasan in uu hadana mar kale kula soo hadlay Jen. Badmaceeye C/risaaq Jurille oo ka mid ah Wasiirrada Xukuumadda Federaalka, kaasi oo Jananka weydiiyay halka ay wax u marayaan, kana codsaday inta uusan Baydhabo ka bixin in uu xaqiijiyo waddooyinka ka baxa Baydhabo ee xiriirka la leh gobollada kale ee howlgalku ku wajahan yahay. Hmmmmmmmmmmmmmmmmm ,,,,,,,, interesting indeed.
-
She is a fluent somali speaker ,,,,,,,,, at least she is better than you
-
I love the weather here ....... just perfect
-
That is a good idea ,,,,,,,, send her to MIYIGA not a magaalo ,,,,, let ler stay only one month and she'll come back with a lot of gabayo
-
Where is the coffee ??????????
-
Cabdulaahi Yuusuf:- Geedi Waa Nin Tigree ah Somali maahan
Jacaylbaro replied to Juje's topic in Politics
Tuulada Asmara -
Somaliland: Preparation for the upcoming December 2007 elections
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in Politics
loooooooool ,,,, Kulmiye haven't yet changed ... -
Somaliland: Preparation for the upcoming December 2007 elections
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Better do that ......... it is going to be really tough specially this time. -
If you look closely there is something in the water that the guy is walking on ......
-
People setting up an appointment and then never show up nor appologize really annoy me
-
What is so wise about that?? It is utter rubbish. It is everyone's responsibility to help mogadishu solve it's problems. They are like your sisters, mothers, ayyeoos and they should not be abandoned to people who abuse, murder and target them daily just because it is not your reality. Those who stand by and watch oppression are as guilty as the oppressors, and Allah will punish every oppressors, silent watchers and supporters. Somali will be in turmoil until we learn to stand up against all oppression whether it affects us or not. It is really wise words ,,,, the one who wants to help himself will be helped from others. If some ppl start with themselves to solve their own problems then everyone will rush to give some help. If you read the other part of my replay then you see what you are talking about. I think everybody tried to solve the problem in the south but all the efforts failed coz those who are the leaders of the region were/are not ready to solve the problems. How many reconciliation conferences were held in Ethiopia (the enemy), Djibouti, Cairo, etc ?? just to conclude a very big failure ,,,,,
-
SDWO (Hargeisa 20/08/07) Khadar Axmed Nuur waa wiil yar oo da,diisu tahay 5 jir, Wiilkan yari waxa uu ka mid yahay caruurta yaryar ee ka dhex shaqaysata magaalada Hargeysa siiba ciyaalka baalishlaha ah ee makhaayadaha marka shaaha laga cabayo dadka kabaha u baalisheeya. Khadar yare waxaaan kula kulmay hotel ku yaala magaalada Hargeysa una dhexeeya wasaarada arimaha gudaha iyo hotelka weyn ee caanka ah ee Bar xaraf. Hotelkan waxa la yidhaah Imperial waxaanu ka mid yahay hotelada la odhan karo waa meelaha qurbajooga dalka fasaxa u yimid siiba raggu ay aad ka iskugu yimaadaan gaar ahaan barqadii oo shaaha iyo kafeega aad dhirta hoosteeda loogu cabo. Khadar yare waxa aad u soo dhoweya oo kabaha ka baalisheysta dhalinyarada qurbajooga ee hotelka iskugu timaada oo xataa hadaanay u baahnayn baalish isku guubaabiye inay hadana kabaha u dhiibtaan oo ay ka baalisheystan maalinwalaba marku Khadar yare soo galo hotelka barqadii. Khadar yare waxa uu noqday wiil yar oo qurbojooga aad u taabtay marka dadiisa la eego iyo sida uu u heelanyahay ee uu u shaqeeyo. Waxa maanta ii suurto gashay markii uu kabaha ii baalisheynayey inaan sawiro ka qaado isla markaasna aan la yara sheekaysto. Khadar yare waxa uu ii sheegay inuu shaqadan baalishlaha ah uu bilaabay ciidii sanadkii hore markaas oo ay dadiisu ahayd 4 jir, waxa kale oo uu ii shegay inuu lacagta hooyadii u geeyo oo ay biil ka dhigtaan maadaama uu aabahii yahay nin waalan oo xanuusanaya. Qurbojooga ayaad arkaysaa iyagoo had iyo jeer barbar dhigaya wiilkan yar caruurta kale ee da,diisa ah ee ku nool qurbaha heerka uu garaadkoogu taaganyahay iyo sida badankooga weli cuntada afka loogu gurayo. Khadar yare waxa had iyo jeer dhalinyardani kula talisaa inuu xafido lacagta isagoo aad arkayso isagoo lacagtii uu shaqaystayba gacmaha ku sita oo lagu yidhaah way kaa lumi ama lagaa qaadidoona, maadaama uu caruur yahay xataa mararka qaarkood wuxuu ku odhanyaa baalishkiiba iga dhamaaday markaas oo loo sheego waa la soo iibsadaa markuu baalishku kaa dhamaadee orodoo dukaanka tag, sababto ah wax aad garan kartaa da,diisa oo aad u yar inaanu xataa garanin in uu baalish u baahanyahay inuu soo iibsado. Maanta waxa aad looga wada xumaaday markii uu baalishdoontay in wixii lacag uu shaqeeyay iyo wixii kale ee shaxaad loo siiyayba ay ka lumin, halkiina wax yar la iskugu dardaro si niyadjabka looga biiyo, shaqadiisiina uu halkii ka sii wato. Waxaan ku soo gebogebeeyay waa wiil yar oo rabi mooyee aan cidina u maqnayna ceela u qodnayn. Imperial Hotel, Hargeisa.
-
Take him/her to SOL ,,,,,,,,,, i don't know any books and CDs.
-
Haa ,, shaydaan buu u eg yahay There should be a trick somewhere there ,, i don't believe someone can walk on the water
-
loool ,, Tanaad ,, koob caano geel qabow ah waaba waxa keliya ee aan kugu sharfi karo. Hadda sideed ku rabtaa, maydhanaan (suusac0, ilqaad (mayac) mise iyagoo dhay ah ??
-
Somaliland electoral commision dispute comes to an end
Jacaylbaro replied to Xargaga's topic in Politics
Guddida Dhexdhexaadinta oo Caawa ku dhawaaqay Go'aamo ay ka gaadheen khilaafaadka taagan Somaliland.Org — Hargeisa, Somaliland — 20 August, 2007 -------------------------------------------------------------------------------- Hargeysa (Somaliland.org) – Ergadii dhexdhexaadinta khilaafaadka Golayaasha iyo kuwa siyaasadeed ee dalka ka jira ayaa caawa goor dhoweyd ku dhawaaqday go'aamo ay ka gaadheen arrimihii khilaafku ka taagnaa. Guddidu waxay soo saareen go'aamo saddex qodob ah iyo soo jeedimo ay caawa kaga dhawaaqeen kulan lagu qabtay Madaxtooyada. Go'aamadaasi, waxay kala yihiin: In Golaha Wakiillada mar labaad la horgeeyo labadii xubnood ee Guurtidu Komishanka u soo magacawday oo loo codeeyo. In Miisaaniyadda loogu dhaqmo sidii Golaha Wakiilladu ku ansixiyeen. iyo In saddexdii siyaasi ee la xidhay la sii daayo, xorriyadoodii siyaasadeedna la siiyo, arrinka ay ku doodayaanna lala eego, iyagoo debedda jooga. Waxaa iyagana laga rabaa in aanay gelin abaabul nabadgelyada wax yeela. Guddidu waxa kale oo ay soo jeediyeen arrimahan: Waa in xukuumaddu horgeeyo Golaha Wakiillada heshiisyada ay waddamada iyo sharkadaha caalamiga ah la gasho. Xukuumaddu waa inay xisaab-xidhka wakhtigiisa u soo gudbiso Golaha Wakiillada. Xukuumaddu waa inay Golaha Wakiillada u soo gudbiso barnaamujkeeda siyaasadeed wakhtiga ku haboon. Madaxweynuhu waa in uu Golaha ka akhriyo qudbadda Distooriga ah ee sannadka. Qofkii la xidhayo waa in loo maro sifo sharci ah. Guud ahaanba waa in cid walba lagu ixtiraamo awoodda Dastuurku siiyey. Magacyada xubnaha Guddida: Maxamed Ibraahim Warsame (Hadraawi) Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir Maxamed Xaashi Dhamac (Gaarriye) Sh. Ismaaciil Cabdi Hurre Sheekh Yuusuf Aadan Maxamed Maxamed Siciid Gees Prof. Saleebaan Axmed Guuleed Dr. Aadan Yuusuf Abokor Siciid Axmed Maxamuud Go'aanadan waxa uu guddidu soo saaray kadib markii ay dhegeysteen dood fool-ka-fool ah oo maanta ay arrimahaas ka yeesheen Guddoomiyayaasha labada xisbi ee mucaaridka ah, Shirguddoonada labada gole ee Guurtida iyo Wakiillada iyo Madaxweyne Riyaale, kulankaas oo ka dambeeyey kulamo gaar gaar ah oo ay la yeesheen dhinacyada oo dhan. Sidee loo aqbalay Go'aamadaas: Guddida dhexdhexaadinta oo hawshooda bilowday horraantii bishan, waxay dhinacyada oo dhami siiyeen kalsooni buuxda inay aqbalayaan wixii ay soo saaraan. Isla markaana, Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame (Hadraawi) oo xafladdii caawa lagaga dhawaaqay go'aamada ka hadlay ayaa sheegay in dhinacyada oo dhami ay aqbaleen go'aanka, laguna guuleystey dhexdhexaadintii. Waxana uu sheegay in go'aamadaas intii aan la shaacin ka hor caawa la soo dhexdhigay dhinacyada oo dhan, si buuxdana ay isula qaateen. "Dhinacyadii kale ee aanu dhexdhexaadinayney inay si raganimo leh, isku kalsooni ku jirto, daacadnimo ku jirto inay go'aamadii nooga aqbaleen, " ayuu yidhi Hadraawi. "In la is wada salaamay oo si kal iyo laab ah oo loo wada aqbalay, turxaan badan oo jirtey ay baxday laga bilaabo caawa oo is afgarad, wada shaqayn iyo wada ilaalin danta guud ee dalka iyo dadka in sidaa lagu heshiiyey uun baan doonaynaa inaan caawa idiin sheegno, " ayuu raaciyey Hadraawi. -
Allah ha u naxariisto ,,,,,,,,,,,,,, don't know him personally but he was living in my area.
-
Originally posted by me: NOrtherner, a working example indeed, now please show me the similarities between the two projects since your comparing the Berbera-Free-Trade-Zone with JAFZA. Nin rag ahi waa garanayaa do*qonna loo sheegi maayo bay soomaalidu tidhaahdaa
-
they don't have to anything about mogadishu, mogadishu, should do something about mogadishu. Very wise words ......... but we are still ready to help if they really want help.