Jacaylbaro
Nomads-
Content Count
44,142 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Jacaylbaro
-
BROOKHAVEN, Miss. - It was no movie moment when a physician, flying himself across Mississippi in a one-seat plane, discovered a stowaway — a gray rat snake. ADVERTISEMENT Dr. Ed Carruth discovered the snake-on-a-plane when it began "licking" his arm Thursday, he told The Daily Leader of Brookhaven. "I've been flying planes for 50 years and over 14,000 hours, and this is the most unusual in-flight emergency I've encountered," he said. "I guess it wasn't exactly an emergency, but I did almost hurt myself when I saw it." Needing to fly the plane and lacking tools to get rid of the snake, "I did some aerobatics," Carruth said. "And once he got oriented, he went to the back of the plane." When Carruth arrived at Brookhaven Municipal Airport after his flight from Meridian, officials called a snake expert to remove the reptile. It's not uncommon for snakes to live in airplane hangars, said Joey Pradillo, the expert. "The snakes are in there after the mice. And the hangar is cool on the inside, and that's why he was in there in the first place," he said. Pradillo released the snake into the wild. HERE
-
Hargeysa(Qaran)Fadhigii aan caadiga ahyn ee Aqalka Wakiilada oo loo balansanaa inuu maanta furmo, si mar kale loogu codeeyo labadii Xubnood ee Komishinka Doorashooyinka Qaranka Ee Golahaasi diiday ansixintooda Bishii June ee la soo dhaafay,ayaa dib u dhacay,ka dib markii uu xalay Magaalada Hargeysa uu ku geeriyooday Xildhibaan Maxamed Cumar Jaamac [Jabaabuloo ka mi ahaa Golaha Wakiilada Somaliland. Fadhiga aan caadiga ahayn oo mar kale Golaha codka kalsoonida loo weydiinayo Muuse Axmed Cumar[Muuse Madoobe] iyo Maxamed Cabdi Xaamud[Nine]oo ah labada Xubnood ee golaha Wakiiladu aanu xalaalayn Xilkooda,ayaa waxa uu ka dambeeyay ka dib markii Gudigii dhexdhexaadinta Khilaafaadka Qaranka ee iskeed isku abaabushay ay go’aamadii ay todobaadkii hore soo saareen ku xuseen in mar kale Wakiilada la horgeeyo labadaas Xubnood. Fadhigan ayaa maanta u baaqday ka dib markii uu xalay ku geeriyooday Magaalada Hargeysa]Alle ha u naxariistee Maxamed Cumar Jaamac[Jabaabul]oo ka mid ahaa Xildhibaanada Xisbiga UDUB kaga jira Golaha,lagana soo doortay Gobolka Sanaag,oo ugeeriyooday xanuun xalay wadnaha kaga soo booday. Alle ha u naxariistee Aaska Marxuum maxamed cumar [Jabaabul] oo lagu aasayo Xabaalha Qaranka ee Magaalda Hargeysa,waxa ka qeyb-gelaya Madaxweynaha JSL Daahir Rayaale Kaahin,Shirgudoonka iyoxubnaha Golaha Wakiilada Somaliland iyo Wasiiro ka tirsan Xukuumada Somaliland. Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi [Cirro]ayaa isagoo ku hadlaya magaca shirgudoonka iyo Magaca Golaha Wakiiladfa Somaliland waxa uu tacsi u diraYAA Qoyskii,Gobolka Sanaag iyo shacbiga oo u uga tacsiyadeynayo geerida ku timid Xildhibaan Maxamed cumar Jabaabul.waxana uu ilaahay uga baryay marxuumka inuu samir iyo iimaan ka siiyo eheladii iyo shacbiga Reer S/Land-na sair iyo iimaan ka siiyo.
-
To All the new members: YOU KAMKAM ,,,,,,,,,,,,,,, drink a lot of coffee and no tea plz
-
Coz you are crazy well, it is 1:10pm here .... i'm at least at work.
-
looooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooool She was really dumb, dumb and dumber ..... he was saying that and she was believing
-
I need only one hour to know the person ,,,, just one hour without interruption. It is not about how much time ,,, but it is about how you understand people.
-
loooooooooooool@zenobia This must be written by ma dhaleys quus ah You can only see the beauty of the children when they smile at you, hug you, kiss you and play with you.
-
Raining Raining Raining .........
-
Hmmmmm ,,, i personally know that person ,,,, they just changed the name Ilaahay ha u gargaaro Mujaahidiinta .......
-
You explained ..... But still i don't see why laba gaal loo kala xigsanayo oo weliba isku mad-hab ah (orthodox) oo weliba habrowadaag ah. I mean everyone has an interest in Somalia and without that interest qofna ku soo eegi maayo. Eritrea xuduud lama laha somalia hadii ay taasi jir lahaydna maanta sheeekadu si kele ayay ahaan lahayd. Hadii maanta ay labada gaal heshiiyaan ,,, i'm sure in qoladaas Asmara banaanka loo soo tuurayo. waxaan la yaabanahay: is it must to have someone si aad wadanka u maamusho ?? ,,, maxay dadka soomaalidu dalkooda wax ugu qabsan la' yihiin iyadoo aanay xabashi ama eriterian aanay dabada ku wadan ,,,,,,,,,,,
-
Ha burburinin wacadkoo Haka baqan dhankaygoo Ha baylihin kalgacalkii
-
Kuwii hore maku soo gaartay horta? Daraamandar? Canjeex [whose films always had the least songs and thus a perennial favourite of ciyaalka]? Cali Dheere? Faaris/Jajandara? Yuulka Disgoo? Salaamasee? Amjid Khaan? Shakti? Mutun? Koofinda? Dhanka gabdhana yaa laga xasuustaa taloow, let's see. Hiba Malmaliina? Sahra Deefi? anigu kuwaas uun baan aqaanaa ,,,, waxan yaryar ee dambe waxba la igama waydiiyo. Hemamalina was my fav .... habarta waanba iska caashaqi gaadhay Khaa'in dhukur yaa garanaya ??
-
loooooool ,, good question
-
How come i missed this thread ,,, that was during my weekend ... damn ,,, Ok ,, nice topic Ghanima, Ghanima, - Jacylbarro: a 16yr old in the UK pretending to be in the Hargisa ( I could not believe someone who lives in African can afford to be online 24/7 and post replies so frequently and so fast (sometimes before you even refresh your page) ,,,,,,,,,,,,, looooooooooooooooooool Thanks for making my day ,,, i was kinda depressed today but this really made my day I was laughing like 430yrs crazy old man Dahia al Kahina, Jaceylbaro: Friendly, half the time day dreams about something illicit and just loves to laugh...Looooooooooooool and who hates to laugh ?? you ?? me, JB - someone get him a keybard that has more letters then the letters L and O ....looooooooooooooool what is a keybard ??? :confused: ,,, I'll come back with my list bal .....
-
Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar: quote:Somalia is occupied ,, what is with the flag markaa ?? ,,,,, they can do anything as long as they are the masters. Of course that includes Waqooyi Galbeed, Soomaaliya, as a proxy too. Hubka Soomaalida lagu leynaayo maanta Berbera, Soomaaliya, ayuu kasoo degaa bilaa canshuur la'aan. I hope you are laughing now too. Say, "LoooooooL" about the isma dhaanto iyo dhasheed. I'm talking about Somalia where the ethopian flag is raised and their forces are based Not Somaliland that is free and formed its government long time ago. Inuu hub berbera ka soo dego ma caddayn kartid markaa waxa kuu fiican inaanad dadka tuhun ku xukumin hadaanad wax caddayn ah haynin. Mise waxaad odhan hebel baa yidhi iyo halkanaa maqaal lagu qoray ?? YEah ,, i'm still laughing ,,,,,,,, loooooooool
-
Aniga ,,, Numero Uno gacantaa ii taagan. I don't think in qof soomaali ah oo qabyaalad ka dhaaranayo ,, inta nadiifka ka ahina waa 0.0001%
-
Imikaba ha la ogaado ,,,, to call this guy Nacaska is not against SOL rules ,, coz he chose the name whateva it says
-
MMA, what is the difference between Melez and Afworge ???
-
looooooool@laascaanood .... waar bal u kaadi How many flags did we see for the last 6 months ?? ,,,,,, we should stop the propoganda and provide if we have valid news. Somalia is occupied ,, what is with the flag markaa ?? ,,,,, they can do anything as long as they are the masters.
-
Dhahar: Hawlgalka Ciidamada Ladagaalanka Xaalufinta ee Degmada Dhahar
Jacaylbaro replied to Koora-Tuunshe's topic in Politics
Good Job yaa reer dhahar .......... hope you'll continue. -
loooooooool ,,,, we still have sometime before we fully excited. UDUB must have plans for all this ,,, they usually play their cards in the last minute. But this time seems Kulmiye is winning a lot of people.
-
It is not about Zenawi ,, this is what America is doning and zenawi is just as you said an Afican opportunists who can't see the future and only taking projects funded by the US ,,,,, You only know when you go to Ethiopia ,,,,
-
Beertii xoriyadaay Baro caafimaad iyo eey Baxsaneey Hargeysaay Kaa gudoomay baaqii
-
SDWO (Hargeisa 25/08/07) Caasimada Magaalada Hargeysa waxa ku sii badanaya tuugta dadka habeenkii guriyaha ugu dhacda oo ay dadku aad uga qaylinayaan. Tuugtan ayaa iyagoo u socda tiro ka kooban 4 – 6 nin ay guryaha u dhacaan iyago sita hub isku jir mindiyo, faashash iyo baangado ay kula dagaalmayaan hadii dadk guriga hurdaa ku toosaan, Tuugnan ayaa isugu jirta laba nooc tuug yaryar oo guryaha caadiga ah u dhacda oo qaata wixii ay helaan sida dharka daarada ku wadhan iyo kabaha daarada lagaga tago iyo Tuug waaweey oo iyagu inta badan sahansata guryaha waaweeyn ee dadka ladani ku noolyahiin oo inta badan ka xada tv yada, satalaytyada, iyo waxyaabaha kale ee elektoriiniga ah. Wararka qaarna waxay sheegayaan inay jiraan tuug hubaysan oo guryo inteey jabsadeen dadkii intay qoryo ku qabteen baadheen kana qaatay wixii ay hasteen. Waxaad maalinwalba maqlaysaa guryo tuug u soo dhacay, iyadoo aad xataa imika maqlaysid iyadoo tuugtu u dhacays xafiisayda ururada bulshada kana qaadanaya computerada iyo wixii qalab ee kale ah ee yaala. Ururada bulshada ee loo dhacay waxa ka mid ah ururka Dalada isku xidhka dhaliyarada ee Sonyo oo aan booqday maalintaas oo dhacay iyadoo xataa laga qaatay wixii faylal ahaa ee xafiiska yaaley. Booliska Somaliland ayaa mudadiiba mar sameeyay arimo nabadgelayada caasimada lagu sugayo oo lagu raadinayo nimankan tuugta qawlaysatada ah ee magaalada ka dilaacday. Habeen hore ayaa hawlgal ay fuliyeen ciidmada boolisku waxay ku soo qaqabeen ilaa 33 qof oo iskugu jira tuug iyo sixroolayaa oo laga soo kala qabtay xaafadaha kala duwan ee caasimda Hargeysa, waxa kale oo hawgalkaas lagu soo qabtay 12 caagadood oo khamri ku jiro. iyadoo arintaas uu ka hadlayo taliyaha booliska Somaliland wuxuu sheegay in si degdeg ah dadkaas la soo qaqabtay loo horgeyndoono maxkamada. Waxa magaalada Hargeys iyo hareeraheeda ku sii badanayay falal denbiyeedyo aan hore dalka ugu dhici jirin sida sixroolayaasha, sidoo kale waxa lagu qabtay magaalada Hargeysa nin lagu sheegay inuu qabo xanuunka dhiiga dadka jecel, kaasi oo isku dayey inuu ilmo yar oo 3 jir ah oo hooyadii ku ag ciyaarayey uu la baxsado. Ninkan oo lagu qiyaasay dadiisu inay u dhaxayso 45 - 50 jir waxa uu ku xidhanyahay saldhiga dhexe ee boolsika Hargeysa. Ninkan oo warandheer sitay ayaa markuu ilmaha la cararay waxa ilmaha lugaha qabsatay hooyadii dhashay oo qaylisay halkaasii oo dhaliyaro maraysay iyo niman kale oo gaadhi watay ay kaga rideen, ka dibna boolisku soo gaadhay oo ninkii halkaas lagu qabtay, ninkan ayaa diiday inu magaciisa sheego ama uu la hadlo booliska isagoo maryahiisana ay dhiig badni ka muuqdeen. Sidoo kale waxa dararweyna lagu qabtay nin kale oo la sheegayo in uu tuulada Ilimaha weyn uu ku qashay ilmo yar oo isna la qabtay isagoo dharkiisu wada dhiigyahay. Laba wiig ka hor ayay hayd markii laba caaruura oo la gawracay laga helay duuleedka tuulada abaarso iyadoon ilaa hada cid loo qabtay aanay jirin arinkaas, dadkuna aad isku weeydiinayo cida ka danbaysay dilka caruurta iyo ujeedada laga lahaa. Guled Cabdi Sheekhaash Hargeisa SDWO News Desk