Jacaylbaro

Nomads
  • Content Count

    44,142
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Jacaylbaro

  1. DUBAI, United Arab Emirates - Fire broke out early Monday in a warehouse containing hazardous chemicals at Dubai's Jebel Ali port, sending plumes of thick black smoke into the sky before firefighters brought it under control three hours later. A police officer at port said no one was injured in the fire, which broke out around 4 a.m. A port official said the fire, which was under investigation, did not affect shipping and handling at the busy port. Both officials spoke on condition of anonymity because they were not authorized to speak to the media. Ahmed Abdul Hussain, the director Dubai's Environment, Health and Safety Regulatory Authority said there was no noticeable environmental damage. "The air quality and toxicity levels are being monitored. There is no cause for alarm," Hussain said. The company Chemstore, which rents the warehouse at the entrance to the Jebel Ali port where the fire erupted, estimated the damage at $4 million. Its representatives said the chemicals were for commercial use, but would not disclose the types of chemicals stored in the warehouse. The Jebel Ali port is the world's largest manmade port and the region's largest commercial and industrial hub, encompassing an area of 52 square miles. The port was carved out of the desert in the 1970s and serves as a symbol of this Persian Gulf city-state's rapid economic development. Former Dubai ruler Sheikh Rashid bin Saeed al-Maktoum declared the emirate tax free on imports and exports in the 1980's, making the Jebel Ali port the largest duty free zone in the Middle East. Today 5,500 companies from 120 countries have their regional headquarters, manufacturing units and warehouses in the port and its free zone. The United Arab Emirates is one of the world's largest oil exporters and the Jebel Ali port houses the second largest oil refinery in the UAE. It is equipped to handle large container ships with gantry cranes and other state-of-the-art technology. It is also one of the region's largest ports offering facilities to the U.S. Navy. AP
  2. whohooooooooooooooooo ,, let's flyyyyyyyy Barigasanaag, is deji bal, koob shaah ah cab ,, siyaasaddana la qabso ha iska boodine
  3. SI FIICAN BAAN U SAXEEXAYAA WELIBA MORE THAN ONE TIME HADII LA RABO ......
  4. I don't mind ,,,, put them in an extra large size weliba
  5. hadhwanaag 2007-08-27 (Hadhwanaagnews) Hargeysa(HWN):-Wasaarada Duulista Hawada iyo Gadiidka Cirka Somaliland ayaa gelinkii danbe ee maanta daboolka ka qaaday inaanay Xukuummada Somaliland aqoonsanayn Basaboorka Dawlada Embeghati sameysatay in dalka lagu soo galo.Isla markaana waxay cambaareysay hadal ka soo yeedhay Dawlada Embaghati oo ay ku tilmaantay mid caal-waaya. Sida waxa lagu sheegay War-saxafadeed uu ku saxeexan yahay Agaasimaha Guud ee Wasaarada Duulista Hawada iyo Gadiidka Cirka Md.Cabdi Cali Obsiye oo nuqul ka mid ahi galabta soo gaadhay Xafiiska shabakada Hadhwanaagnews ee Magaalada Hargeysa. “Dhawaaqa ka soo yeedhay Dawlada Embaghati waa mid caal-waaya” ayuu ku yidhi Warsaxafadeedkiisa Agaasimihu Agaasimaha Guud ee Wasaarada Duulista Hawada iyo Gadiidka Cirka waxa uu Cadeeyey inaanay Xukuummada Somaliland aqoonsanayn Basaboorka Dawlada Embaghati.“Xukuummada Somaliland ma aqoonsana Basaboorka ay Dawlada Embaghati soo sameysatay, oo laguma soo geli karo dalka” ayuu ku yidhi War-saxafadeedkiisa. Agaasimaha Guud ee Wasaarada Duulista Hawada iyo Gadiidka Cirka Md. Cabdi Cali Obsiye waxa uu sheegay dayuuradaha isaga kala goosha Somaliland iyo Soomaaliya ay leeyihiin dad gaari oo xor u ah meesha ay tagayaan Dayuuradahoodu. “Waxa Muuqata u jeedada kaliya ee arrintani inay tahay Basaboorka dunidaba laga aqbali-waayey inay ku khasbaan dadka Soomaaliya si ay dhaqaale uga helaan” ayuu ku yidhi Agaasimuhu Warsaxafadeedkiisa. Md. Cabdi Cali Obsiye waxa uu hoosta ka Xariiqay inay hadalada ka soo baxaya Maamulka Embaghati rabaan inay ku sii kordhiyaan dhibaatada dadka reer Soomaaliya. “Arrintanina waa mid aanay ku guuleysan Karin, haddii ay leeyihiin awood ay wax ku joojiyaan waxay wax kaga qaban lahayeen dhibaatada ka taagan Muqdisho” ayuu lagu yidhi Warsaxafadeedka. Agaasimaha Guud ee Wasaarada Duulista Hawada iyo Gadiidka Cirka waxa uu ku sheegay War-saxafadeedkiisa uu soo saaray Galabta inay Garoomada Diyaaradaha Somaliland u furan yihiin dhamaan dadka ka soo yaacaya dhibaatada haysata, si ay caalamka ugu raad-sadaan degel-nabadgelyo. Duulimaadyada isaga kala goosha Muqdisho iyo Somaliland waxay maanta u socdeen sidii Caadiga ahayd.
  6. Wasaarada Duulista Hawada Oo Shaaca Ka Qaaday In Aan Somaliland Lagu Soo Geli Karin Baasarboorka Impagaati Hargeysa (Qaran)-Xukuumada Somaliland ayaa jawaab kulul ka bixisay war ka soo baxay Xafiiska Socdaalka ee Xukuumada Imgaati,oo ku saabsanaa in ay joojiyeen duulimaadyadii Diyaaradaha ee Iskaga goosha Somaliland Iyo Dalka Dagaaladu aafeeyeen ee Somaaliya,waxana ay daboolka ka qaaday in Garoomada Dalku ay u furan yihiin dadka dhibaataysan ee ka soo yaacaya Somaaliya, si ay caalamka ugu raadsadaan Nabadgelyo. Wasaarada Duulista Hawada Somaliland ayaa sheegtay inay u aragto mid caalwaa ah hadalkii ka soo yeedhay Dawlada imbegaati,isla markaana cadaysay in aanay aqoonsanayn Baasaboorka Somaaliya. Agaasimaha Guud ee Wasaarada Duulista Hawada Iyo Gaadiidka Cirka JSL Eng Cabdi Cali Obsiiye,ayaa warsaxaafadeed uu maanta soo saaray wax lala yaabo ku tilmaamay faro-gelinta Xukuumada Imbegaati ay ku sheegtay inay joojisay Duulimaadyadii Somaliland Iyo Somaaliya,waxana War Saxaafdeedkaasi uu u qornaa sidan. Hadalka ka soo yeedhay Agaasimaha Duulista Hawada [Aviation-ka] ee kooxda Imbegati waxaanu u aragnaa arrin caalwaa ah,isla markaana cadaysay in aanay Aqoonsanayn in JSL Waxaanu u sheegaynaa kooxda Imbegati in Somaliland aanay aqoonsanayn Passport-ka ay sheegeen in ay samaysteen dalka Somalilandna aan lagu soo geli Karin. Isla markaana dayuuradaha u kala goosha Somaliland iyo Soomaaliya ay leeyihoiin dad gaar ah oo xor u ah meeshaay dagayaan Diyaaradahoodu, waxaana muuqata ujeedada kaliya ee ay ka leeyihiin arrintaa in ay doonayaan Passport dunida laga aqbalin inay ku khasbaan dadka si ay dhaqaale uga helaan. Hadalada ka soo baxay kooxda Imbegati waxay ula jeedadoodu tahay in dadka reer Soomaaliya ee dhibaatada badani haysato inay dhibaato kale ku soo kordhiyaan , waana arrin aanay ku guulaysan Karin , haddii ay leeyihiin awood ay wax ku joojiyaan waxay xasilin lahaayeen oo wax ka qaban lahaayeen Muqdisho dhibaatada ka taagan. Sidaas darteed, waxay garoomada Somaliland u furan yihiin dhamaan dadka ka soo yaacaya dhibaatada haysata si caalamka uga raad sadaan dal Nabad gelyo’’. Cumar Maxamed Faarax Qarannews/Hargeysa
  7. No i'm noq qabiilist sxb ,, i'm one of those 0.001% just like you. But look at our ppl sxb. Walaahi qaaar sheekhyo waaweyn loo yaqaanay baa imtixaankaas ku dhacay niyow. Allah ha inoo sahlo.
  8. U think so ?? Actually we're very close now .... more than ever.
  9. Someone asked me if he is doing the Aathaan show inuu eedaamayo baaba la moodaa ....
  10. What i heard was that the guy is so crazy specially when he drinks ,,,,
  11. Jacaylbaro

    Buraanbur

    Yeah,, i think stealing those papers is the best option if you don't hesitate As far as i know ,,, Ghanima and Cambaro are the best buraanbur qaadayaals here in SOL ..... if they don't want to help u out then nobody else can do that.
  12. maantaaba iigu horaysa Bal tuuladan nafta laga jaray eeg adigu ,,,,
  13. Pure somalinimo headed by Xabashi and funded by the US .........
  14. Originally posted by zamatar: JB malaga yaabaa in arintani Riyaale ka cadheysiiso, isla markaana uu go'aamadii kale fulin waayo? Taas baa laga baqanayaa ,,, still lama hubo laakiin waxa laga baqanayaa inuu isaguna talaabooyin kele ku dhaqaaqo. Laakiin guddidii weli may seexan hawshana way wadaan. Emperor, Let's not talk about secessionists niyow ,,,,
  15. Anigu waxaan aamin sanahay inaan soomaaliba anigu ka hadhay ,,,, intii kele inta la gumaaday waataa masaakiintii yaraa ee soo hadhayna maraykan iyo xabashi loogu yeedhay si ay u sii gebagebeeyaan. We're trying our best to build a nation free from qabiil or anything else ..... that is SOMALILAND. Weli suáashaydii kamaad jawabin ,,, soodigii igu lahaa geesinimo muuji maxaa adiga kugu dhacay
  16. Mar hadaynu ducada isku waafaqsannahay then let's say together: Ilaahay ha hanuuniyo Kuwa saxaafadda ka sinaysta baad good ppl u taqaanaa sow maaha coz they raise your case ,,, cajiib walaahi waa Adduunyo gaddoontay. Xataa hadaad mid daliishanayso mid yara macquul ah oo wuxuu doono ha yidhaahdee si hufan u soo ban dhigi kara baa meesha la keenaa niyow ,,,
  17. soomaalinimo maxaan ku diidi anigu miyaanan soomaali ahayn ?? I just have another country but i'm still and will be somali forever ... Now, Xabashiga maxaa keenay Muqdisho ??
  18. Saxaafadeey xaal qaado .............. Emperor, anigu kuwayaga inta nafta leh uun baan ka akhristaa ,, kuwa sidaas oo kele ah waqtiba iskagama lumiyo. Juje, Midka la soo shir tegeyna Ilaahay ha soo hanuuniyo
  19. mayee xabashigaa ah soomaalidoon Aniguna soomaalidiid
  20. what reality ? .... it is a dream sxb ,, u just need to wake up