Jacaylbaro
Nomads-
Content Count
44,142 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Jacaylbaro
-
who da hell is counting those posts horta ?
-
Former President Mohamed Siad Barre, The Most Wrongfully Vilified Person
Jacaylbaro replied to Gabbal's topic in Politics
Originally posted by Jimcaale: ^ Wadaaygeey Horn bal aayara waaciyo. Amaantii Aabe Siyaad madfac baa na hilmaamsiiyey balse aan intaan ka xusuusto mariyo. Gun wadoow Siyaad Aabihii Gardarada Garacayagoo Hanti wadaagu waa Habkaa barwaaqa naga Hor joogsadoo Aawaye ciyaalka kacaanka? Sii daadihiya hee. I'm sure your awoowayaal and adeerayaal sang the song in a different way sxb Admit it niyow ... -
Italian bombing raids against British Somalia (Aug 1940)
-
Former President Mohamed Siad Barre, The Most Wrongfully Vilified Person
Jacaylbaro replied to Gabbal's topic in Politics
Juje Nasiibku ha igu kaa simo dheh ,, lol -
Walee waa cajiib ,,,,,,,,,
-
looooooooooooool Ninkii soddohdii legedday miyaanad maqal ?
-
Naagtii nin disha ka waran ??
-
This kind of stuff aniga madaxaaba igu xanuuna ,,, that is why i hate phylosophy
-
Me is complaining about tit-tat in the politics section
-
Goor hadhimo ah ayaanu ka baxnay magaalada Hargeysa, waxaanan u jihaysanay jidka loo maro Xabsiga weyn ee Mandheera oo ay hadda ku jiraan siyaasiyiinta ururka QARAN eek ala ah Dr. Maxamed Cabdi Gaboose, Eng. Maxamed Xaashi Cilmi iyo Md. Jamaal Caydiid Ibrahim. Waxaanu ahayn dhawr nin, waxaanan wadanay baabuur gaar ah, ujeedada safarkayaguna wuxuu ahaa inaanu saddexdaas siyaasi ugu tagno salaan iyo booqasho kooban. Jidka Mandheera loo sii maraa waa jidka taga Berbera, waana jid laamay ah oo waduhu aanu baabuurka ku kaxaynayn wax ka yar 100km saacadiiba. Sidaas daraadeed wadihii baabuurku wuxuu gaadhiga ku waday xawaare sare. Sababtoo ah waxaanu ka baqo qabnay inaanu soo noqodkayaga la kulano dooxyada oo rogmanaya. Wakhti ku siman saacad iyo rubuc, ka dib ayaanu gaadhnay xabsiga weyn ee Mandheera, oo safarkaygani uu ahaa kii u horeeyay ee aan xabsigaas ku tago, marka laga reebo magaciisa oo aan in badan maqlay. Xabsigu wuxuu u jeedaa dhinaca Bari, waxaana si kooban ugu teedsan buuro , dhinaca barina waxa ka mara doox weyn. Markii aanu gaadhnay Xabsigii ayaa waxaanu raadsanay taliyaha xabsiga oo ah ninka loo gaynayo warqadda ogolaanshaha ah ee Hargeysa laga soo qaato marka la booqanayo maxaabiistan. Taliyihii ayaanu u tagnay, isuna sheegnay inaanu u socono odayaashaas xidhan, waxaanan hore uga dhiibnay waraaqdii la noogu soo ogolaaday inaanu booqano. Wuxuu furay galkii warqadda, oo uu dabadeedna saxeexay. Inyar ka dib waxaanu galnay gudaha Xabsiga Mandheera. Gudaha Xabsigu wuxuu u kala qaybsanyahay dhawr qaybood oo kala duwan. Muuqaalkiisu kuma eryayo oo naftaadu kama didayso, waxaanad dareemaysaa inaanu ahayn xabsi dadka ku xidhan lagu waxyeeleeyo ama dhibaatooyin kale loogu gaysto. Waxa lana fadhiisiyay meel barande ah, waxaana saddexdii siyaasi loo diray askari u soo sheega inay u joogto marti ku soo booqatay xabsiga iyaga hoyga u noqday muddooyinkan dambe. Dr. Gaboose iyo Jamaal Caydiid, waxa iigu dambaysay maalin ka hor maalintii la xidhay, oo ahayd saacadihii u dambeeyay ee 27 Julay, 2007, Maxamed Xaashina, waxa iigu dambaysay saddex maalmood ka hor intii aan la xidhin. Sidaas daraadeed waxaan niyadda iska weydiinayay isbedelada ku dhacay mudadii ay xabsiga ku jireen iyo weliba waxyaabaha kale ee muuqaalkooda jidh ahaaneed guud ahaan ku soo kordhay. Markii aanu fadhinay qadar ku siman shan minit, ayaa waxa meel suryin ah oo ku beegnayd dhinaca koonfureed ee goobtii aanu fadhinay ka soo baxay saddexdii siyaasi ee aanu soo booqanay. Waa Dr. Gaboose, oo xidhan Shaadh gacmo gaab ah oo cad iyo Macawis Abu sarande ah, waxaanu sitay muraayadda uu caanka ku yahay ee indhaha. Maxamed Xaashi isaguna wuxuu xidhnaa shaadh buluug ah iyo macawis cas, waxaanu laadlaadsanayay tusbax yar oo aan xidhmadiisa ku qiyaasay 33 god iyo weliba muraaydiisii indhaha. Jamaal Caydiid, isaguna wuxuu sitay shaadh gacme dheere ah oo kalar leh iyo macawis, mana sidan sida saaxiibadii muraayada indhaha. Markii ay xoogaa noo soo jirsadeen ayay saddexdiiba halacsadeen inaan ku jiro dadka maalintaas booqashada ugu yimid. Markii ay na soo gaadheen waxa ay dadkii soo booqday isku qaabileen salaam u qalanta qofba heerka uu xidhiidhkoodu gaadhsiisnaa. Dr. Gaboose waa shakhsi dadka yaqaanaa ay ku tilmaansadaan inuu yahay nin u dhashay hal adayg, cod kar iyo weliba degenaan. Saaxiibadii waxa ay ku tilmaansadeen inaanu ahayn nin kaftan badan, balse waa qof miisaaman oo inta aad la hadlayso kuu dhegaysanaya si muxtarami ah. Inkasta oo aanu kaftan badnayn, haddana waxa ka muuqata inuu yahay nin weji furan oo inta badan dhoola cadeeya. Eng. Maxamed Xaashi, isaguna waa shakhsi aan hadal badnayn oo afgaaban, balse marka uu helo cid ay sheekada isla garanayaan waa nin kaftan iyo haasawe badan. Weliba waxa uu caan ku yahay waxa uu helaa hadalada kaftanka iyo haasaawaha leh ee haddana gaa-gaaban. Inta badana marka uu hadal kaftan ah soo wato marka hore wuu aaamusaa, dabadeedna gadaal ayuu ka hadlaa. Jamaal Caydiid, isagu waa nin kaftan badan oo inta aad la joogto aanad marnaba dareemayn wax caajis ah. Waa nin dhallinyaro ah oo ka mid ahaa dadkii tirada badnaa ee ay Mujaahidiintii SNM sannadkaii 19832a jebiyeen xabsiga Mandheera oo ay xilligaasna ku xidhay dawladii Maxamed Siyaad Barre ee kali taliska ahayd. Waxaan hal mar weydiiyay bal iska warama oo caafimaadkiinu waa sidee. Jamaal ayaa u baxay oo isaga oo kaftamaya yidhi , "Aniga iyo Gaboosena waanu casaanay, Maxamed Xaashina wuu naaxay, oo waadigaas arkaya.' Markii uu intaas yidhi ayuu Maxamed Xaashina isaga oo kaftankaas saaxiibkii ka jawaabaya yidhi, "Waar waxba may casaan ee waa kuwaas weli madoow.' Aniga oo kaftanka dhinac ka galay balse aan ugu tallo gelin inaan ka jawaabo kaftanka saaxiibtinimadu ku dheehantahay ee la is dhaafsanayo ayaa si kama' ah u idhi, ‘Waa run oo adiga iyo Gaboose Jamaaloow waad casaateen, Maxamedna waa yara naaxay.' Dr. Gaboose, ayaa kaftanka dhinac ka soo galay, isaga oo hadalkaygii soo xiganayana waxa uu yidhi, ‘Eng Maxamed Xaashiyoow, wuxuu ninkani yidhi idinkuna waad casaateen, Maxamedna wuu naaxay.' Kaftaankaas ka dib, waxaan weydiiyay sida uu yahay xaalkooda caafimaad, waxaanay si wada jir ah iigu sheegeen inuu caafimaadkoodu wanaagsanyahay. Waxa ay ii sheegeen in noloshoodu tahay mid wanaagsan, iyaga oo ka mahad sheegtay askarta ilaalisa iyo weliba maamulka guud ee Xabsiga Mandheera, ‘Waxaanu degenahay isku qol, nalkuna wuxuu habeenkii naga tagaa tobanka habeenimo. Markaas xaalku waa iska caadi, caafimaadkayaguna wuu fiicanyahay. Waxaad salaam naga gaadhsiisaa dhammaan umadda Somaliland ee jecel xaqa, ee neceb baadilka." Sidaas waxa yidhi Dr. Maxamed Cabdi Gaboose. Ugu dambayn waxa ay saddexda siyaasi ee xabsiga ku jiraa u muuqdeen oo inkasta oo aanan si toos ah u weydiin haddana laga akhrisanayay inay si weyn u aaminsanyihiin in ururkooda iyo ururada kale ee doonaaba xaq u leeyihiin inay ka qayb gallaan doorashada dawladaha hoose. Source: Wargeyska Geeska Afrika
-
Waa la isku fahmay sow maaha ,,, awalba waa la isku guurayay uun ee wax run ahi ma jirin.
-
loool , i'm not a lawyer but have friends that can take the role.
-
No one is to blame ..... It happened and the cause is shared.
-
Dubai: A man described his wife as a "devilish woman" before a court after he admitted to whipping her with the cord from the headdress "because she prevented him from disciplining his son". "My wife is a devilish woman. I didn't swear at her but I whipped her with my headdress cord after she prevented me from entering the house to discipline my son for having a fight at school," the 47-year-old husband told Dubai Court of Appeal yesterday. Imprisonment The Public Prosecution charged him with assaulting his wife and defaming her. Dubai Court of First Instance handed him a two-month suspended imprisonment. He appealed the initial ruling and was seeking to clear his name. "My wife started behaving devilishly since I married a second [time]. She has been dragging me to court every now and then," the husband told the judge. When the 47-year-old admitted to assaulting his wife, he took off his own headdress cord and showed the judge how he whipped her. "My son had a school problem. She blocked the doorway and prevented me from entering the house to punish him, so I gave her a mild whip," said the suspect. The husband also expressed his fears that his wife will do whatever it takes to convince the court to have him serve his imprisonment. The judge informed him that she couldn't do that. Yet the suspect replied: "She will do that because she has been dragging me to court since I had a second wife." The appeal's verdict will be heard soon. Gulf News
-
Ardayda ha la ii amaan geliyo ,,,,,
-
Aduunyada illahaay markuu abuuray subaxaana watacaala, ayaa wuxuu abuuray Nabi Aadan Calayhi salaam iyo hoyo Xaawa, illaahay isaga ayaa mahadoo dhami usugnaatay, adduunka wuxuu uu ukala abuuray Lab iyo Dhadiga hadaan mid lahayn, labka ama dhadiga noloshu dhadhan ma'ay lahateen waa farsamo illaahay waa nicmo waayn oo illaahay marwalba loogu mahadnaqo. Hadaba, markuu illaahay aduunkan ka dhigay lab iyo dhadig, wuxuu dhexdooda dhigay raxmad, iyo kalgaceel illaahay quraanka wuxuu inoogu shegaay almawada oo ah kalgacal. hadaba waa maxay faraqa udhexeeya jacaayl iyo kalgacal? aan ku horeeyo kalgacalka, kalgaclku wuxuu ka dhexeeya ubadka iyo walidkooda wuxuu ka dhaxeeya nin iyo xaaskiisa, wuxuu ka dhexeeya labada qof ee saxiibka ah, wuxuu ka dhexeeya, walaalaha wada dhashay, wuxuu ka dhaxeeya cid kasata ama laba qof oo isdaneynaya. Aan soo qaato heestii Hibo Nuura aay lahaayd "KALAGACAYLKU WAA QANI CASHAQA KA QARA WAYN QURUX IYO WANAAG BAAN QIIMAYNATA AADMIGANA WAA SHAY KU QAALI AH," markaa heestaasi waxaay inoo cadayanayasaa in kalgacaylku ka misan weyn-yahay jaceylka hees kale oo uu qaado fanaanka Xasan cumar Rooraaye, waa kii lahaa " NIN KII JIIDH NAXAAYA KALGACAAYL JID MARIIYE JWAABTII CILMIYO QAAYS MUXUU JAAHIL KA OG YAHAAY." Hadaba abwaaniintu way inoo sheegeen qiimaha kalgacalka way inoo shegeen macanaha jaceylka hadaba jaceylku yuu ku dhacaa jacaylku wuxuu ku dhacaa dadka boqolkii 1 (1%) waliba qofkaasi waa qof raxmad badan dadku jacel yihiin oo aad u qalbi jilicsan, qofkaasina qofka uu jeclaado maba helo. Tusaale ahaan: CILMI BODHARI wuu waayey Hodan oo ujeclaaday. QAYS IYO LAYLI way is waayeen, CANTAR IYO CEEBLA WAY IS WAYEEN, Waliba wakhtigaasi waxay ahayd wakhti casri jahiliya oo dadku yihiin dad aan aqoon ulaheyn jacaylka laakiin waxay lahaayen dhaqamo aad u adag oo cilmi boodhari dadku waxay u haysteen inuu waalan yhaay, qaysna wuu washaayba. Aduuunayada dadka jaceyl uu ku dhacaa waa tiro yaryihiin taasina waxay cadaynayasaa inuu jaceylku yahey wax iska psycology "Saykoloji ah, waa wax qof maskax badan uu qof ku shuban karo. Waa wax qofka qof kale jeclaanayaa uu aaminasanayahay inuu qofkaa uu jecladaay uu ka qiima badan yahey. taasina waxay cadaynaysaa inuu kalgacalku ka qiima badan yahey jaceylka. Maanta adduunaya casri baa la marayaa lamana arag "Casriga lagu jiro" qof intuu qof jeclaadey qofkale uu dhimanaya ama qofka uu jeclaaday daradii anfacada uga go'a, huradada uga asalaalayaa. Adduunayada maanta labka iyo dhidigu ways guursadaan lakiin waxay isku guurasdaan kalgaceyl ee jaceyl ma'aha, taasina waxay cadayanaysa in dadka ibna adaanka illaahay dhex dhigay kalgacal lakiin jacaaylku sidaan kor ku soo shegaay ma'aha wax nolosh ibna adaanka ku base garayasaan, ama faraxad keena. faraxada waxaa helaa qofka illaahay caabuda, ka baqa, cibadayasata sooma markaa faraxadu waxay ku jirtaa diinta islaamka, kuma jirto qof ibnadaan ah oo aad nolosha u siiso ama aad israacisoo, tusaale waxaa inoogu filan enviroment-ga (invirmentga) aanu ku noolnahey sida uu u nool yahay ma'aha inaynu filmka hindi-ga ah believe gareyno. Jaceylku ma'aha wax jiraa lakiin kalgacal ayaa jiraa nolosha ibna aadanka iyo jaceylkana waxa iskagama xidhana I believe; shakesper wuxuu ahaa nin british ah wuxuu nolaa qarnigii 18aad wuxuuna ahaa nin drama aad u yaqaan sameyana riwaayadaha qofka akhrista bugaagta english litteraturkan, wax yaala badan ayaad ku arkaysaa oo imagination laakiin sameynayaa, soo jidasho, waxaa jira buug kale oo uu qoray nin magaciisa la odhan jiray Hamlet, oo isna ahaa british, bugaas waxaa la yidhaahdaa fiction, waxaanu ku jiraa isla madaada literaturka markaad bugaasyadaa akhrido aad ayaad u layabayasaa sheekooyinka jaceylka ah ee rafaadka leh ee raaxada leh ee u ka shekayanayoo, hadana markaad buga title-kiisa aragto aayad oganaaysa inuu yahay fiction. Ragaasi waaxaay ahaayeen rag abwana ah dramooyinka sameeya qarnigii 18aad. Waxay sophtacted literature and drama iyaguu may rumayasnayn waxaan ay qorayaan lakiin dadka ayey ka ibinayeen. taasina waxay cadaynayaasaa in aduunyada ibna adaanka ku nooli umad waiba leedahay dhaqan u gaar ah umad kastaana intii is ogoli waxay isu hayaan kalgacal ee ma'aha jacaayl, waa sida aay aniga illa tahey fikirkayga. Mahad Nuh
-
Originally posted by Tanaad: Caanahaas geel soomaali maa laga soo maalay horta. speaking of camel milk, Jbaro where is that cup of camel milk you promise for me when i came here. send me one now on UPS Come on ,, waxba iguma daahaan aniga but how come you didn't notice that you drank the whole cup of caano geel in 10 seconds ??
-
Shirguddoonka Guurtida oo laba xubnood oo cusub u magacaabay Komishanka Doorashooyinka (Waridaad) - Shirguddoonka Golaha Guurtida ayaa magacaabay laba xubnood oo ka mid noqonaya Komishanka Doorashooyinka Qaran, kadib markii Golaha Wakiilladu mar kale diidey labadii xubnood ee komishanka ee hore golaha uga waayey codka kalsoonida. Sida uu xaqiijiyey Guddoomiyekuxigeenka 1aad ee Golaha Guurtida, ahna kusimaha Guddoomiyaha Guurtida, mudane Sh. Axmed Sh. Nuux Furre, Shirguddoonka Guurtidu waxa uu magacaabay, una gudbiyey Madaxweyne Riyaale; Ismaaciil Muuse Nuur iyo Xasan Maxamed Cumar (Looshade) oo ka soo kala jeeda labada Gobol ee Awdal iyo Bariga Sanaag oo ah labada deegaan ee ay ka soo kala jeedeen labadii xubnood ee kalsoonida ka waayey golaha Wakiillada. Magacaabista labadan xubnood waxay ka dambeysey, kadib markii Fadhi aan caadi ahayn oo Golaha Wakiilladu yeeshay Axaddii uu cod u qaaday ansixinta labadii xubnood ee Komishanka ee hore golaha kalsoonida uga waayey, kuwaas oo Golaha Guurtidu mar kale dib u soo magacaabay, isla markaana ay mar kale waayeen codkii ay ku ansixi lahaayeen. Madaxweyne Riyaale ayaa la sheegay in uu Isniintii u qoray Guurtida inay soo magacaabaan laba xubnood oo kale. C/risaaq M. Dubbad, Hargeysa.
-
Hargaysa(QARAN)-Madaxweynaha Somaliland Daahir Rayaale Kaahin ayaa Maanta warsaxafadeed uu soo saaray Cabdi Haybe Maxamed u Magacaabay inuu noqdo Wasiir Cusub ee buuxin doona Jagada Wasaarada Caafimaadka iyo Shaqada Warsaxafadeed kooban oo uu ku saxeexan yahay Afhayeenka Madaxweynuhu oo nuqul kamid ah nasoo gaadhayna waxa uu u dhigna sidan:- Madexweynaha JSL Mudane Dahir Riyaala Kaahin xeer uu maanta soo saaray isagoo tixgalinaaya qodobka 90aad ee dustoorka JSL isla markaana aqoonsan ahamiyada degdega ah ee ay leedahay buuxinta jagada banaan ee wasaarada caafimaadka iyo shaqada JSL, waxa uu u magacaabay mudane Cabdi Haybe Maxamed in uu noqdo Wasiirka Cafimaadka & Shaqada JSL lana wareego xilka wasaarada maanta oo digriitadu ay ku taariikhaysan tahay. Wasiirkan Cusub ee Wasaaradda Caafimaadka iyo Shaqada Cabdi Haybe Maxamed ayaa kamid aha Aasasayashi xisbiga Kulmiye ee Mucariidka sidoo kale waxa uu sanadkii 2005 kii kamid ah Murashaxiinti u tartamay kamid noqshada baarlamaanka Somaliland isago kamid ah Murashixiinta xisbiga Kulmiye ee Gobolka Maroodijeex ee Hargeysa lakiin kuma uu guulaysan inuu noqdo Xildhibaan,
-
Just when it seemed as if the crisis in Somaliland would get deeper and deeper, Somalilanders managed to find a way out. It came in the form of a nine-member committee who took the initiative and offered their services to mediate the nasty conflict that had paralyzed political life in the country. Once their offer to mediate was accepted by the main protagonists in the conflict, the committee set out to work without much fanfare, and soon enough they were able to persuade the various sides to accept an agreement composed of three binding clauses and six recommendations. This was no mean achievement, especially given the advanced stage of hostility and mutual recrimination that was prevalent among the competing actors in this drama. But like all agreements the real test is in the implementation, and so far the signs are encouraging. Parliament has already taken a step toward meeting its part of the agreement by scheduling a session for August 26, 2007 in which it will vote again on the two previously rejected nominees to the electoral commission. The president not only accepted the agreement but he also invited the members of the mediating committee for a luncheon the next day as a token of appreciation for their good work. Whether the president is complying or not with the clause regarding the budget will not be immediately clear, and will only be publicly known the next time parliament discusses the issue and facts and figures are examined. The matter of Qaran leaders has two aspects: (a) their release from jail; (b) their political status. Their release from jail is much easier to fulfill since the accord the president reached with the mediation committee amounts to a pardon. But the long-term question of their political status (and that of their party) still remains to be settled. The committee did not directly address the question of the political status of Qaran leaders or Qaran Party, and rightly so, since that was beyond their writ; however, they did point the way toward a solution. First by restoring to Qaran leaders their political rights, and, second, by saying that the issue which they have raised should be given due consideration once their freedom is restored. In other words, Somaliland's stakeholders should begin a dialogue about political parties and related constitutional matters. Given the fact that most of the clauses in the agreement required concessions from the president, some might say that the president lost and his opponents won. But that would be an erroneous reading because it would have been fatal for the president's political future for the logjam to continue and the date of elections to get nearer and nearer. What the mediation committee did, in effect, is that it gave the president and all the concerned parties a formula for climbing down from their positions without losing face. A question that is often asked is why did the Gurti fail in mediating this conflict and the mediation committee succeed? Answer: the Gurti were a part of this conflict but the mediation committee was not. No disrespect to the Gurti, but this time they dropped the ball. However, Somaliland is lucky, and when that happens, its other sons, daughters, and institutions pick up the ball, run with it and score. This time it was the turn of Hadrawi, Dirir, Gaarriye, Gees (Academy for Peace and Development) , Suleiman Guleed ( Amoud University), Ismail Hurre, Adan Abokor, Muhammad Adan and Said Mahmud, and they scored big. Three cheers for them Somaliland Times
-
Ethiopia troops will not deploy in Somaliland: Ambassador
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in Politics
It is more easier Xabashi army being deployed in Waqooyi than in Koonfurta of our occupied nation of Soomaaliya Why and how ? -
Ethiopia troops will not deploy in Somaliland: Ambassador
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Don't worry sxb ,,,,,,,,,, this is not Baydhabo