Jacaylbaro

Nomads
  • Content Count

    44,142
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Jacaylbaro

  1. That is a technical issue ,,, but I'm glad they know now
  2. The Somaliland representative offices in Djibouti, Ethiopia, Kenya, United Kingdom and the United States Good to see you are finally admitting we have embassies in all those countries ,,,,
  3. Showqi;801051 wrote: JB, sidani si ma aha, Al-Shabaab baan sidaan karbaash ugu wadney dirqi iyo allaa naf Xamar kaga saarnay. Markasay hadan midkale isugu kaaya soo dubarideen! war ileyn... CIB, TFG iyo Sheekh Shariifna intee geynee? you cant have too many chefs in the kitchen! Niyow iskuul miyaanad dhigan jirin ?? ,,, You finish a homework and they give you another one immediately
  4. Hadaad Khaatumo-xumo isku soo doonato ,, Banaadir lagugu dayn maayo dee ...
  5. Maamulka Banaadir State oo doortay Madaxweyne cusub Muqdisho: (Sh. M. Network) Kulan maanta ay isugu yimaadeen Xubnaha golaha barlamanka ee Maamul goboleedka Banaadir State islamarkaana u shir gudoominayay gudoomiyaha barlamanka Maamulkaasi Xasan Axmed Muudeey ayaa waxaa si saxarad leh loogu doortay Madaxweynaha Maamul goboleedka Banaadir Sate iyo ku xigeenkiisa. Kulanka oo ku bilowday jawi degan waxaa xilka Madaxtinada Maamulkaasi isu soo taagay ilaa dhowr musharax, iyadoo cod gacan taag ah kadib uu ku guulaystay in uu noqdo Madaxweynaha Banaadir State Max’ed C/raxmaan Cali Siireen halka Madaxweyne ku xigeen uu ku guulaystay Max’ed Sheekh Xasan AXmed kuwaasi oo kusoo baxay doorasho xor ah. Gudoomiyaha gola dhexe ee Banaadir State Xasan Axmed Muudeey ayaa waxa uu ku dhawaaqay natiijadii kasoo baxday codka gacantaagga ah ee loo qaaday musharaxiinta isku soo taagay xilka Madaxtinimo ee Maamulka Banaadir State. Intaasi kadib ayaa waxaa goobta lagu dhaariyay Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka cusub ee Maamulka Banaadir. Madaxweynaha Maamul goboleedka Banaadir Sate oo goobta ka hadlay ayaa waxa uu sheegay inay hor yaalaan howlo waa wayn oo ay ka mid tahay ka shaqeynta midnimada shacbka ku dhaqan Magaalada Muqdisho, isagoo tilmaamay in hadii midnimo aysan jirin aysan waxba u qabsoomi karin sida uu hadalka u dhigay. Maamul goboleedka Banaadir State ayaa dhawaan waxa looga dhawaaqay gudaha Magaalada Muqdisho, iyadoo uu qeyb ka noqanayo Maamul goboleedyada ka jira dalka Soomaaliya, waxaase laga war dhowrayaa waxa uu kusoo kordhin doono siyaasadda Soomaaliya oo haatan maraysa xilli Kala guur ah.
  6. loooooooool@horseed .... they just love to put themselves next to SL ... It is 28 Million for Somaliland ..... As Explained Here
  7. 50+ years of trying with the gun without any other option ...... people have the right to think of they future.
  8. Faroole ma lacag uu siiyuu waayay baad leedahay markaa ??
  9. Carafaat;800353 wrote: JB, ciyaal carabta ma badoow ayaa mooday. wee ka horeeyaan Maxaad ku ogaatay ??
  10. Somalia is not even ready for Federalism with Somaliland ..... let alone unity
  11. Boorame ,,, is where the love is ,,, the calmness, the beauty and the good. Try a holiday in Borama and you will know what i'm talking about. I'm off to spend this weekend in the city and enjoy the fresh breath.
  12. Today I'm in a mood of getting IPAD-3 ..... feeling like begging the Saudi Princes ,,,
  13. I seriously need one now ,,,,, come on SOLers ,,,, lacagta isku soo dardara bal
  14. Good morning Ladies ..... Yes .. the Ladies only coz it is the 8th of March today