Jacaylbaro
Nomads-
Content Count
44,142 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Jacaylbaro
-
hadhwanaag 2007-09-09 (Hadhwanaagnews) Hargeysa(HWN):-Todobadii xubnood ee Komiishanka Doorashooyinka Qaranka ayaa saaka lagu dhaariyey Qasriga Madaxtooyada Somaliland, kadib markii ay Golaha Wakiilladu an-sixiyeen xubnahaasi. Dhartaas waxa goob-joog ka ahaa Madaxweynaha Madaxweynaha Somaliland Md. Daahir Rayaale Kaahin. Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee Somaliland Md.Maxamuud Xirsi Ismaaciil [Oomane] ayaa todobada xubnood ee Guddida Doorashooyinka mid mid u dhaariyey. Kadib dhaartaas,Madaxweynaha Somaliland Md. Daahir Rayaale Kaahin oo halkaasi hadal ka jeediyey ayaa waxa uu kula dar-daarmay xubnaha gudida doorashooyinka inay si daacad-nimo leh u gutaan xilka culus ee ay ummadu u igmatay,Waxaanu Illay uga baryey inuu garan siiyo sida ay xilkooda u gudan lahaayeen. Md.Rayaale waxa uu kuy booriyey Xubnaha Guddida Doorashooyinku inay ku si foobaan oo ay noqdaan kuwo mideysan, Isku kalsoon oo talo-wadaag leh. Madaxweynaha Somaliland Md.Daahir Rayaale Kaahin waxa uu u balan-qaaday xubnaha Guddida Doorashooyinka inuu gacan ka siindoono wixii ay uga baahdaan Xukuummada Somlililand, “Komiishanka Doorashooyinku Waa garsoorayaal sida Maxkamada oo kale, waxaana looga baahan yahay inay markasta tallo-wadaag yeeshaan iyaga oo la tashanaya Axsaabta Siyaasada iyo Cid alla cidda ay Khuseyso Hawlaha Doorashooyinku” ayuu yidhi Madaxweyne Rayaale oo la hadlayey Xubnaha Gudida Doorashooyinka Cusub oo uu ku tilmaamay inay Garsoorayaal yihiin. Gudoomiyaha Ku-meel-gaadha ee Komiishanka Doorashooyinka Md. Maxamed Yuusuf Axmed oo halkaasi ka hadlaya ayaa waxa uu balan-qaaday inay si daacadnimo iyo hawl-karnimo leh ay u gudan doonaan xilka culus ee ay ummadu u igmaday. Todobada Xubnood ee Komiishanka Doorashoyinka ee la dhaariyey ayaa kala ah: 1. Maxamed Yuusuf Axmed 2. Maxamed Ismaaciil Maxamed [Kaba-weyne] 3. Jaamac Maxamuud Cumar Cige [ Jaamac Sweden] 4. Eng Axmed Maxamed Xaaji Daahir 5. Ismaaciil Muuse Nuur 6. Xasan Maxamed Cumar [Xasan looshade] 7. Xirsi Xaaji Cali Xasan
-
Hargeysa (Qaran)- Weftigii ka koobnaa afarta xubnood ee ka socday Baarlamaanka Wadanka Ingiriiska,ayaa maanta duhurkii ka dhoofay Somaliland,markii ay dhamaysteen Socdaal qaatay muddo laba cisho ah,oo ay ku joogeen Magaalada Hargeysa. Weftigaasi oo uu hoggaaminayay Allun Michael oo ka tirsan oo laga soo doorto carrdif,ee gobolka Wales,waxa xubno ka ahaa laba xildhibaan oo kale iyo danjiraha ingiriiska u fadhiya wadanka Ethoipia Bob Dewar,waxana mudadii ay joogeen ay kulamo la yeesheen Madaxweynaha Somaliland,Golyaasha Baarlamaanka [Guurtida Iyo Wakiilada],Xisbiyada,Komishinka Cusub ee Doorashooyinka Qaranka,ururada bulshada iyo muwaadiniinta Somaliland ee haysta dhalashada Ingiriiska,ee xiligan ku sugan dalka. Weftiga oo uu madaarka magaalada Hargeysa,ku sii sagootiyay Wasiirka Xidhiidhka Golayaasha Md Cabdi Xasan Buuni,ayaa intii aanay dalka ka dhoofin Saxaafada uga waramay waxyaabihii ay Somaliland ku arkeen mudadii ay ku sugnaayeen. Allun Michael oo ka hadlay shir jaraa’id oo ay ku qabteen Madaarka ayaa sheegay in Somaliland ay u qalanto inay aqoonsi ka hesho Caalamka,waxana uu sheegay in Kooxdiisu ay Somaliland ka taageerayso,sidii ay Baarlamaanka UK ugu qancin lahaayeen Qadiyada Aqoonsiga. . ‘’Hadalo qiimo badan oo aanu la dhacnay ayaanu kala kulanay dhinacyadii aanu la kulanay , waxa ka muuqatay in waxyaabaha qaar lagu kala duwan yahay , balse dulucda guud ee hadaladaasi waxa ay ahaayeen kuwo u wanaagsan Somaliland ‘’.ayuu yidhi Allun Michael oo ka hadlayay kulamadii ay madaxda dalka ay la yeesheen. Allun Michael oo sharax ka bixinayay waxyaabaha ay Somaliland ku arkeen waxa uu yidhi “Markaanu noqono waxa aanu haynaa wax badan oo aanu u gudbino dunida , kuwaas oo ka turjumaya fariimaha aanu idinka aragnay [somaliland] iyo wax qabadkiina , waxaan arkay Magaalada Hargeysa oo ah meel ay nololi ka bilaabantay , lana mid ah caasimadaha aan ku arkay dalalka Afrika’’. Sidoo kale Mark Hendrick oo ka mid ahaa xubnahii wefdiga ayaa yidhi ‘’Halkan waxaanu ku aragnay waanu la dhacnay , hadalada dadka aanu kulanayna waxa ay ahaayeen kuwo aad u wanaagsan , waxa aan arkay guddidii doorashooyinka oo la dhamays tiray markii aanu halkan nimid , isla markaana doonaya inay ka midho dhaliyaan arrimaha doorashooyinka’’. “Waa socdaalkaygii labaad , saaxiibadaydan aan hore u imana waxay Hargeysa ku sheegeen waxyaabo badan oo wanaagsan , hase ahaatee waxa jira waxyaabo badan oo caqabado ah , sida Iskuulada , Caafimaadka , Dhaqaalaha iyo Arrimaha kale ee horumarinta Bulshada , waxaanu ku tallo jirnaa in aanu dawladayada caawimo idiinku waydiino arrimahaas”.ayay tidhi Karry McCarthy oo ka hadashay shirkaasi Jaraa’id. Safiirka Britian u fadhiya Addis ababa Bob Dewar ayaa sheegay in socdaalkiisani uu qayb ka yahay Booqashooyin isdaba joog ah oo uu ku yimaado Magaalada Hargeysa,waxana uu ka hadlay taageerada dhinaca horumarinta dimuqraadiyada ee Britain ay u fidiso Somaliland iyo kaalmada dhaqaale ee ay u soo mariso Haa’yadaha Samofalka. Clieve Belli oo ah Xildhibaan ka mid ah Wefdigaas Belli waxa uu sheegay in hadda wixii ka dambeeya tusi doono sirtaa qarsoon ee Somaliland. Safiirka Britian u fadhiya Addis ababa Bob Dewar ayaa sheegay in socdaalkiisani uu qayb ka yahay Booqashooyin isdaba joog ah oo uu ku yimaado Magaalada Hargeysa,waxana uu ka hadlay taageerada dhinaca horumarinta dimuqraadiyada ee Britain ay u fidiso Somaliland iyo kaalmada dhaqaale ee ay u soo mariso Haa’yadaha Samofalka.
-
Hargeisa – Somaliland Foreign Minister Abdillahi Duale today 7 September 2007 extended, on behalf of the Somaliland government and people, its appreciation to ENEX Somaliland Inc, an African and International business investment consortium. In a message of appreciation to ENEX, Foreign Minister Duale said, "I avail myself of the opportunity to convey to our friends and investors, our warmest greetings and appreciation, on your project to donate medical equipment and supplies to Somaliland's hospitals." "I trust that our relationship will extend to incorporate solutions to the development challenges facing Somaliland and the Horn of Africa," continued Minister Duale. Minister Duale concluded "It is my wish therefore that the good relations that exists between our government and our investors will be further strengthened with mutually able leadership." Issued by Ministry of Foreign Affairs Hargeisa, Somaliland
-
As the ship of state that is Somaliland sails smoothly over turbulent waters, there are still several challenges ahead for our country. Somalilanders must see to it that nothing hinders the upcoming local and presidential elections. The government of Somaliland must enable all of its citizens to express their elective preferences. It is also imperative the people of Somaliland use their votes in a mature and responsible manner. The international community has a moral obligation to assist Somaliland in conducting these up-coming elections. This assistance must constitute both monetary and logistic support. The onus is on the international community to make sure that Somaliland continues on its path towards democratic maturity, which will in the fullness of time lead to international recognition. It goes without saying that Somaliland must remain on its course unhindered or distracted by the countless meetings taking place across the globe with regard to Somalia. Somalilanders must be self-confident in their ability to determine their own destiny. We, Somalilanders, have many challenges to overcome, in terms of economic and social development, employment, poverty and other environmental issues. We can only overcome these challenges if we remain united and focused. Somalilanders must exercise self-examination and self-accountability, we can't afford to rest on our laurels. Let us not forget that politics are just for today and tomorrow, but a nation, a state can last forever. Somalilanders have been trying for more than seventeen years to convince the international community of their intentions, and finally, it seems the world has acknowledged the reality of Somaliland. Somalilanders understand that world opinion had been focused on other pressing issues in the region,but we are proud of our achievements, our struggles, victories and set-backs, and to the world we say, "What has taken you so long?" Sincerely, Ahmed Kheyre London, UK
-
G/Wakiilada Somaliland Oo Ansixiyay Xeerka Doorashooyinka G/Deeganka,Mudanayaal Ka Dareeray Fadhiga Iyo Dareenkii Dadka laga Tirada badan yahay Hargeysa(Qaran)- Golaha Wakiilada Somaliland ayaa maanta ansixiyay wax ka bedel iyo kaabis ay ku sameeyeen xeerka Doorashooyinka Golayaasha deegaanka Iyo Madaxtooyada. Fadhigii Golaha Wakiilada JSL ee Maanta,oo uu hogaaminayay gudoomiyaha aqalkaas Md Cabdiraxmaan Maxamed C/Laahi {C/Raxmaan Cirro],waxa Golahu cod aqlabiyad ah ku ansixiyay wax ka bedelka iyo kaabista xeerkaasi lagu sameeyay,iyadoo,markii hore cod gacan taag ah lagu meel mariyay Qodobka 22-aad ee Xeerkaas,oo ay ku kala aragti duwanaayeen xildhibaanada Golahu,qodobkaas oo la xidhiidhay in toos loo soo doorto murashixiinta Doorashada Dawladaha hoose iyo in kuraas gaar ah loo qoondeeyo Haweenka iyo Beelaha laga tirada badan yahay. Waxa fadhigaasi ka dareeray 20 mudane oo u badnaa xisbiga UDUB isla markaana ay weheliyeen xubno ka soo jeeday KULMIYE iyo UCID,hase yeeshee ,fadhigaas ayaa sii socday,waxana la bilaabay codbixintii. 30 Mudane ayaa ogolaaday meel marinta Xeerkan Doorashooyinka Golayaasha Deegaanka Iyo Madaxtooyada,waxa diiday shan mudane waxa aan codayn 22 Mudane oo u badnaa xildhibaanadii Fadhiga ka dareeray,gudoomiyuhuna muu coday. Xildhibaanada fadhiga ka baxay,oo aan wax ka waydiiyay waxa ay shirka uga dareereen ayaa shirgudoonka ku eedeeyay inay golaha horkeenayaan Xeerar ay ku jiraan qodobo khilaafsan Dastuurka,iyagoo ula jeeday Qodobka 22-aad ee xeerkan oo ku saabsan in Haweenka iyo dadka laga tirada badan yahay,loo xidho kuraas gaar ah oo aan lagula tartamin Doorashooyinka Golayaasha Deegaanka. Xeerkan oo ka kooban 66 Qodob,waxa loo gudbinayaa Aqalka Odayaasha Somaliland. Dhinaca kale,waxa fadhigii maanta ee Golaha Wakiilada goob joog ka ahaa dad ka socday beelaha laga tirada badan yahay iyo Haweenka. Suldaan Naasir Suldaan Cabdi Ismaaciil,oo ka tirsan beelaha laga tirada badan yahay,ayaa taageeray xeerkan,oo uu xusay in uu u hiiliyay Dimuqraadiyada Somaliland. “Waan ku faraxsan nahay ansixinta xeerkan,waxa aan leeyahay xeerkani waxa uu u hiiliyay sidii ay doorashooyinka ugu soo bixi lahaayeen dadka la hayb-soocaa,waxana aan filayaa ilaahayna ka rajaynayaa inuu wax ka taro Aqoonsiga JSL”ayuu Yidhi Suldaan Naasir Suldaan Cabdi Ismaaciil. Sidoo kale ururada xuquuqul insaanka maxaliga ah,ee u dooda dadka la hayb sooco ayaa iyaguna soo dhaweeyay Xeerkan “Waxa aan soo dhawaynayaa xeerkan oo ah mid bulshada laga tirada badan yahay u suurto gelinaysa inay ka muuqdaan Maamulka Magaalooyinka Dalka,kuraasta loo qoondeeyay beelahan iyo Haweenkaba waanu soo dhawaynaynaa”ayuu yidhi Rashiid Cabdi Xuseen,oo ka tirsan Dalada Ururada Xuquuqul Insaanka Somaliland ee SHuro-Net. Rashiid, waxa uu si kulul uga cadhooday Xildhibaanadii ka dareeray fadhigaas,oo uu ku dooday inay ka soo horjeedeen xeerka doorashada “Maanta waanu kala baranay golaha wakiilada ,inta doonaysa in dadka laga tirada badan yahay ay ka qayb-galaan hogaaminta iyo inta diidanba”ayuu raaciyay Rashiid Cabdi Xuseen. Cumar Maxamed Faarax Qarannews/Hargeysa
-
reer ceerigaabo can run only on the mountains
-
kama joogi karayee ,,,, markaan ku noqdo baan kuu soo sheegi
-
mayee waan ku noqonayaa dhowaan ,,, qaar la dhaafo may ahayne
-
waar lafahaygaan u baqday
-
loooooooool ,, just google it and see what comes out hahahahaha
-
I doubt he has a daughter ..... would be good too
-
maxay i fiirin intaanay i soo eegin baaban cararee
-
used those keywords to google it and it turned into nasty ........
-
looooooooooooooooool ...... i'm not that lucky i'm still better
-
looooooool ,,,, maad garan
-
Just lil show off ,,,, wax badan maaha
-
I used to like the long distance relationship ,,, nothing can beat the feeling of missing someone who is far from you.
-
Waxaan sameeyaa furayaasha iyo mafaatiixda guryaha, baabuurta iyo dadkaba lagu furfuro, waxaan sameeyaa ice cream la cuno oo ciyaala iskuulka laga iibiyo waxaan sameeyaa qoryaha iyo rasaasta la isla dhaco marka nabadda lagu jiro waxaan sameeyaa laamiyada iyo wadooyinka waxaan sameeyaa talaagadaha iyo agabka kele ee guryaha la dhigto waxaan sameeyaa dharka dadka qaaqaawan loo xidho, kuwa dadka dharka gashan lagaga dhigo iyo kuwa riyaha iyo idaha lagu masaalo ee lagu asturo. waxaan sameeyaa qoraallo iyo maqaalo ka hadlaya waxaan sameeyo haye ,, ma fahantay ?
-
Now look how you are confusing ppl .....
-
sidii loo heli lahaa mowqif kooxaha shirkaasi yeelanaya ay ku mideynayaan fikirkooda ku aadan mucaaradnimada DFKMG ah iyo siyaasada Itoobiya ee ku aadan Soomaaliya. That is the purpose of the conference .... not too much sow maaha ?
-
yaad la hadlaysaana ??
-
Somaliland Ministers in UAE --- Somaliland Passport Accepted
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Shiish wanaag failed beri hore niyow ,,,,,, Don't worry, Daami is fine . -
Hmmmmmmmm,, i can see
-
you mean bad bosses ,,,,,,,,,, some are really good, the work is relaxing and the payment is pretty good