Jacaylbaro

Nomads
  • Content Count

    44,142
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Jacaylbaro

  1. A lot of these guys can never go along. I hope it won't be the beginning of the end.
  2. Hargeysa(Qaran)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Daahir Rayaale Kaahin ayaa sheegay in bannaan-baxyadii maanta ka dhacay Magalooyinka Hargeysa iyo Burco ay ka dambeeyeen Xisbiga Mucaaradka ah ee KULMIYE, oo uu ku eedeeyey in madaxdoodu ay ka soo horjeedeen ansixinta Dastuurka ay xisbiga ku yihiin. Madaxweyne Rayaale oo shir Jaraa’id Caawa ku qabtay Madaxtooyada waxa uu jawaabo kulul kaga bixiyey eedaymo ka soo yeedhay abwaanada Maxamed Xaashi Dhamac (Gaarriye) iyo Maxamed Ibraahim Warsame (Hadraawi), waxa kale oo uu sheegay in uu qodobadii guddidii dhex-dhexaadintu soo saareen sidii uu qaatay u fulin doono. Hadalkii Madaxweyne Rayaale Shirkaasi Jaraa’id ka jeediyey waxa uu ku bilaabay sedan:- ‘’Ganacsatada Somaliland waxaan leeyahay maceeshada u kacday ramadaan baan la joogaa macaashka inta ugu yar qaata oo dadka u naxariista ilaahay sidaasuu idinkana idinku barakayn doonaa ganacsigiina, maalmo shilimaad dheeraad ah dadka aad saartaan wax badan oo aad ka helaysaan ma jirto. Warar bay had iyo jeer faafiyaan ragga Mucaaridka ahi oo qof kasta oo gef sharci galay oo la xidhaba waxa laga dhigaa in uu aniga ii xidhan yahay , horta waxaan halkan ku sheegayaa qof aniga ii xidhan shakhsiyan Madaxweyne ahaan haba yaraatee ma jiro , dadka jeelasha ku jiraa gef sharciga ay ka galeen bay u xidhan yihiin. Dawladnimo waxay ka bilaabantaa oo ay ku dhamaataa sharci iyo kala dambayn , sharci iyo kala dambayn haddii la waayana w ax dawlad ah oo jirayaa ma jiro , jaarkeena aan eegno waxay gaadhi la’ yihiin inay sameeyaan sharci iyo kala dambayn iyo nidaam ay isku maamulaan la’ yihiin , waxaan leeyahay dadkaa barabagaandada fidiya iyo had iyo jeer yidhaahda Madaxweynay cid u xidhan u xidhan yihiin waxaan u arkaa dad ummadan baraya in aanay jirin sharci iyo kala dambayn oo meel madow lagalo markaa haddii sharci iyo kala dambayn la waayo. Ragga fidiya inta badan in aan sharci jirin ama ku hal qabsada nidaamyo hore oo dalkan ka baaba’ay markaan Soomaaliya isku ahaan jiray , waxaan anigu qabaa 1991 SNM baa dalkan Maamulaysay oo laba sano loo d hiibay waa kuwii Madaxdii markaa joogtayna la dagaalamayay oo u diiday in ay nidaam iyo kala dambayn sameeyaan. Marxuumkii iga horeeyayna waa kuwii la dagaalamayay ee mar kastaba eedaynayay ee uu wax ka qaban kari la’aa run ahaantii waa ayaan darro. anigu Madaxweyne ummadu dooratay ayaan ahay sharciga iyo kala dambaynta ummadan u aydo ayaa waajibkayga ah waanan u haynayaa.Guddidii Odayaasha ahayd ee dhex dhexaadinta , waxa aan leeyahay go’aankay sheegeen waa intii sheikh Ismaaciil Dheeg sheegay buu ahaa wixii aan ku heshiinay ee ay ku dhamaatay gunaanadeedii. Waxaan aad uga xumahay nin abwaana oo kalidii dhawr jeer marna BBC-da ka hadlay marna Voice-ka , waxaan leeyahay isagay u kali tahay guddidii kale lama qabaan waana Nasiib darro , halkan markaanu joogay waxaan anigu u sheegay dadkaasi aniga iima xidhna ee sharcigay u xidhan yihiin , Cafisbay u baahan yihiin haday soo qortaana waan tix gelinayaa guddidaa dhex dhexaadinta taladii aan halkaa ka jeediyay , taasi ayay ahayd imikana taasaan diyaar u ahay in aan cafiskaa u fidiyo. Guddidu ergo inay noqdaan anigaa ogolaaday haday cidi wax ka tanaasulayso oo ay wax liqdayna anaa liqay ayaan anigu aaminsanahay. Waad ogaydeen in aan golaha wakiilada isugu yeedhay laba qodobna waan hor dhigay oo markaa inay ka doodaan ay ahayd Miisaaniyadii oo aan idb ugu celiyay iyo u codaynta labadii xubnood ee Komishanka doorashooyinka, hawl Procedure-keedii haysatay ahayd, odayaduna way ii yimaadeen oo waxay yidhaahdeen waxaan jecelahay meel ka dhow in aan wax ka qabano ana waan ogolaaday , haddii aan ogolaadayna Madaxweyne markuu wax ogolaado odhan maayo wax baan saluugay. Wixii ay soo jeediyeen sideedaan u qaatay , laakin wixii farsamo ah xaq baan u leeyahay in aan sameeyo. in la wada tashado way fiican tahay , laakiin haday taladu noqoto aan wada talino ayaan darro ayay noqonaysaa markaa qaran ma noqonayno , waayo waxa laysku doortaa oo dawladnimada loo sameeyaa in la kala dambeeyo , in la wada taliyo maaha oo layska bar bar taliyo , haddii layska bar bar talinayo doorasho lama sameeyeen , Madaxweyne lmaa sameeyeen , Masuuliyiin lama sameeyeen , kala dambayn waa waxay ummadi meel ku gaadho. Waxa uu sheegay in dadka ajaanibka ah ee Somaliland yimaadaa ay Somaliland ka qoraan amaan , balse wuxuu sheegay in ay ayaan daro tahay haddii la noqdo Mujtmaca iyagu isla dagaalamaya, waxaanu xusay in dhaliisha lays dhaliilayaa ay noqoto mid Macquula. Waxaan aad ugu xumahay qamaamuurtii KULMIYE iyo xaasaskoodii oo Maanta (Shalay) mudaharaad halkan ka sameeyay , waa ayaan daraan odhan karaa, waxa kale oo aan odhan karaa ururkii Qaran ee la garan la’aa KULMIYE ayaa ka dambeeyay , wax beenin karaa ma jiro siday u hadlayeen oo ay u doodayeen , looyar uma aha xisbiayda kale ayay ula siman yihiin. Hogaanka xisbiga KULMIYE waxa haya raggii diidanaa aftidii dastuurkan maanta ay xisbiga ku yihiin loo qaadayay , markaa anigu waxaan qabaa in ay weli dastuurkii diidan yihiin , ilay waxaan sharci ahayn ayay taageerayaane. Waxa ayaan daro ahayd Mudaraadkaa la sameeyay oo aan ruqsad loo qaadanin , iyadoo sharcigeenu ina farayo in labadii xubnood ee shirgudoonka KULMIYE ee golaha Wakiilada ay ka qayb qaateen oo goob joog ka ahaayeen , waxa kale oo ayaan daro ah Masuuliyiin ka tirsan xisbiyada oo golaha Wakiilada ah in ay yidhaahdaan maxaa shuruucdii loo fulinayaan oo ninkii soo saaray dafiro waa Nasiib darro , Mujtamaceena waxa la barayaa ayaan leeyahay inuu noqdo Mujtamac aan kala dambayn lahayn sharciga aan ixtiraamin. Somaliland dadkeedu haday ugu bataan waa saddex Milyan , Saddex Milyan anigu waxaan aaminsanahay in laysku hayo , oo ay jirto oo ay walaalo noqoto oo ay Qaran noqot oo ay hore u socoto , in la kala guro oo ay kala tagto anigu ma aaminsani oo waan ka soo hor jeedaa , waxaan aaminsanahay Asxaabtaa in aan ahaano oo maalinba ninkii dadku gartaan in ay doortaan oo uu xukumo’’ ayuu yidhi Madaxweynuhu. Waxaanu intaa ku daray ‘’Maalinbaa iman doonta hadaan sii nolaado ilaahay yidhaahdo aad arki doontaan oo aad ii markhaati furid oontaan bal in ay siday ragg Maanta yeeleen aan yeelo iyo inaan ka duwanaado, waxaan anigu aaminsanahay cida ku guulaysata Mustaqbalka hogaanka dalka in aan la shaqeeyo oo aanan xag xagan oo haaraamin. Haddii inta uuna aduunku ina aqoonsan khilaafkeenu uu bato way raagi doontaa markastaba aqoonsiga beesha caalamka aynu ka helo , shacbi weynihii (Maanta) shalay ragaa masuuliyiinka ah ee Maanta Masuuliyadoodii garan waayay ee banaanka u soo baxay ee raba inay buuqa dadka galiyaan iska ag marayay ee diidayna hambalyaan u soo jeedinayaa , waxaan leeyahay ninkii wanaag idiin horseeda raaca ninkii xumaan idiin wadana ha raacina.
  3. Happy birthday to the old kool_kat ........ Feel old ,,, feel more old ,,, feel dying old. cimri dheer, cibaado suuban iyo ,, eeeen ,,, ehem wanaagsan ,, Insha Allah caruur sida digaaga u dhal oo dhinac walba ha kaa yaaceen
  4. Then leave the other's appearance niyow ....
  5. I watched a documentary aired on al-jazeera about the buildings and the weaknesses of the buildings interms of the architecture and engineering aspects. If you watch that documentary then you know the weakness that led those buildings to collapse so badly.
  6. ويحك يا رجل, ما هذا الهراء LOOOOOOOOOOOOOOOOOL
  7. Thye had supported the Mujahadiin of Afghanistan in their war of Russia. Madrassas in Pakistan and Afghanistan where they taught the Arabic alphabit in a militant way like jeem is for jihad, were funded by American dollars knowing full well what was happening. don't believe everything they claim ..... it is normal that when they fail they soon pretend to be behind this and that and put it in a way that people will think they are so genious. In afghanistan they only supported those are now with them like Karzai and his crew. They never supported the Arab-Mujahidis in Afghan like Osama and Sh. Azzam. In the contrary they have been trying to stop them from the beginning which they terribally failed.
  8. Dear Mr Dahir Riyaale Kahin, President of Republic of Somaliland - First of all, I like to express how proud we are to have you as president, something that many countries feel jealous about. Where in Africa, will you see a president who makes election every two years or so? Where in Africa, will you see a president who sacks his parliament and make people choose a new one that has many opposition members? Even in the mediation talk’s lead by Hadraawi and Sheekh dirir, you stood up confidently and showed us what it means to be a wise president. Today after the mediation talks, All Somalilanders can hear in radios and newspapers, the difference between comments coming from you and from some arrogant opposition leaders who seem to be not interested in opening a new white page for Somaliland’s politics. Dear President, now it is the time we can go back to our international problem which is lack of recognition. As you are aware, the AU, EU and USA are delaying our case until the problems in Somalia are solved. Hearing the news everyday, the situation is only getting worse and worse. Thus, we can say the AU and the UN are unable to make peace and reconciliation in Somalia for 16 years. I am not a expert in international relationships, but as a common sense I ask you, if Somaliland solves the problem that the UN and big countries couldn’t do, would not that make our case for independence stronger? If you we arguing that Somaliland is an independent state, why not then act like other independent states in Africa like Eritrea and do something about Somalia? The fact is other nations do not understand the real problems in Somalia. As Somalilanders, we know it and from our history, experience in governance, living coherently between many clans in Somaliland and from our love for peace, we can help Somalia today and it is our golden chance to prove to the world how valuable Somaliland can be in changing the world. Today we should step up from being peaceful to making peace outside our borders. And I am confident with these great peace heroes we have in our country like Abwaan Hadraawi and Sheekh Dirir, we can make peace in Somalia. We are not a nation that sits down and waits, so let’s invite all political leaders in the safest place in Somaliland to end this war and show the world what Somaliland and its president is all about: peace, maturity and leadership. Regards Source
  9. looooooool ,, i'm sheekha jacaylka during the Ramadan and jacaylbaro the rest of the year. now i know what kool_kat means ... i've seen that joke ,, hehe
  10. Mudane Siilaanyo Muj. Abdirahman Aw Ali Muj. Muse Biixi
  11. Jacaylbaro

    AMAL

    Waar niyow intaasuun baan ka hayaa imika ... baan raadin doonaa inta ka dhiman IA
  12. I agree with them to some extent. Africa and the third world (as it is called) should work hard to develop their contries and work for their own people instead of beggin those whites to death.
  13. It is the killing, slaughter and burning of the somalis they've practice in the recent few months ......
  14. Hargeysi ma toostay Hogaanka ma diiday waxay hibanayso hagaag ma u sheegtay what a memories ........... that was 1982 ...... it seems it is coming round again.
  15. Garowe Online Calanka.com AllPuntland Hmmmmmmmmm ,,,,,
  16. “Awood Sheegasho iyo Ninkii iga horyimaada dhulkaan jiid-jiidayaa, Madaxweyne [Rayaale] waxaa ku leeyahay Siyaad Barre ayaa eeday taa, waxaad sharaf ku leedahay oo aad Madaxweyne ku tahay oo aad odaygayagii ku tahay markaad noo dhaga wadanaato, ee aad na dhageysato” HERE
  17. Madaxweynaha Somaliland oo maanta xafiiskiisa ku qabilay waftigii ka socday Baanka Aduunka Hargisa(QARAN)-Waxa shalay dalka yimid wafti balaadhan oo ka socda Baanka aduunka kuwaasi oo hawlo shaqo ah u yimid Somaliland,waftigani ayaa saaka kulan fool ka foola ah waxa ay la yeesheen madaxweynaha Somaliland mudane Daahir Rayaale Kaahin,kulankan oo ay madaxweynaha ku weheliyeen xubno sar sare oo ka mid ah xukumadiisa oo uu ka midyahay wasiirka qorsaynyta qaranka iyo xubno kaleba. Dhanka kalena warsaxaafdeed ka soo baxay xarunta madaxtooyadadqa Somaliland oo uu ku saxeexnaa afhayeenka madaxtooyada ayaa waxa uu u dhidhnaa sidan. Madaxwaynaha JSL Mudane Daahir Riyaale Kaahin waxa uu maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socda Baanka aduunka (word bank) oo socdaal toban maal mooda ku kala bixin doona JSL wafdigaas oo ujeedada socdaal koodu yahay in ay ka caawiyaan Somaliland habka loo maamulo dakhliga dalka ka soo gala cashuuraha iyo xirfadaha casriga ah ee lagu maamulo lacagaha cashuuraha ee ka soo baxa kastamada iyo laamaha ganacsiga ee dalka. Wafdigaasi inta ay jogaan Somaliland wax ay tababaro kala duwan siin donaan Hay’adaha dowliga ah ee maamula lacagaha. Madaxwaynaha JSL hadal kooban oo soo dhawayna u ujeediyay wafdiga waxaa uu ugu mahad naqay imaatinka ay yimadeen dalka Somaliland, isaga oo uga waramay Somaliland wixii ay qabsatay kaligeed iyadoo isku tashatay wax kaalmo ahna aan ka helin aduunka intiisa kale. Madaxwaynuhu waxa uu urajeeyay waftiga ka socda bangiga caalamiga ah ee dunida inay Somaliland si wayn uga faa’iidaysan doonto xirfadaha iyo aqonta ay u lee yihiin habka loo maamulo lacagaha dakhliga ah ee dalka soo gala. Waftigaasi inta ay jogaan dalka waxa ay si toos ah ula shaqayn donaan Hay’adaha dowliga ah ee maamulka lacagaha.
  18. RAWALPINDI: The Customs Collectorate, Rawalpindi, has recovered huge quantity of heroin and hashish, concealed in the Holy Quran and religious books being parcelled to United Kingdom (UK) through International Mail office, Customs sources told The News. Collector Customs Muhammad Ashraf Khan and Additional Collector Dr Arsalaan, received information that a drug mafia active in Pakistan, was sending huge consignments through mail for a long time, the sources said adding, the authorities constituted a raiding party comprising deputy collector, Naveed Iqbal, superintendent Wasim Ahmad and inspectors Afaan Younas, Muhammad Ismail and Imtiaz Bhatti to conduct raids at International Mail offices in Rawalpindi and Islamabad. The team during checking of parcels booked for England, found four parcels suspicious, the sources said and added the Holy Quran and religious books (Tafheem-ul-Quran) as well as garments were packed in the parcels. During the search, the raiding party recovered 5.5 kilograms of hashish and 710 grams of heroin concealed in the cavities of the Holy Quran and Tafheem-ul-Quran, the sources said. Inaalillaahi wa Inaa Ilayhi Raajicuun ......
  19. dee hadaa weerar ha lagu qaado oo ha la eryado ,,, we don't want to see the South Africa's scenario in the UK
  20. Whateva ,, they deseve a real punishment as long as they have Somali parents.
  21. Container Shipment to Edna Adan Ismail Medical Library funded by the Better World Books Fund The health of the people of Somaliland is among the worst in Africa. This statement is supported by the fact that even before the civil war and the separation of the two Somali states, Somalia had one of the highest maternal and child mortality rates in the world. While recent valid data is not available, the mortality rates after the destruction that has taken place in country is frightening to consider. One out of 8 babies dies before the age of 12 months Every year nearly 4,000 Somali women die in childbirth One out of 5 children dies before the age of five Life expectancy is only 48 years In the Somaliland region of Somalia, an extraordinary woman named Edna Adan Ismail runs her own obstetric hospital and trains midwives, underscoring how women’s lives can be saved even in the most difficult environments. The hospital site, once used as a mass killing field during the civil war for independence (1988-1990) under Siad Barre's reign, is now a haven for bringing new life into the world. Xavier Helgesen, co-founder of BWB, learned about this hospital in a New York Times article, and contacted the hospital after the announcement of the Better World Books Fund for Books For Africa, and a container of books was received in late July. The Better World Books Fund is designed to pay for the shipping costs of containers of books, donated through Books For Africa. The Fund is important, because the shipping costs for this one container alone were over $5,000. The donated books will be used for the hospital’s medical library for the Edna Adan Teaching Hospital. While the library could not currently contain a whole container of books, any extra books with will be distributed to Universities in Somalia and governmental nursing facilities. HERE
  22. they should be all deported ...... or put in guantenamo bay.