Jacaylbaro
Nomads-
Content Count
44,142 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Jacaylbaro
-
London: Somali week Festival with Hassan Ganey, Hadraawi and Gaarriye
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in General
anyone can post that poem ? ,, waabad nagu wareeriseene. Well, i like Gaariye ,,, once he is on the mic ppl never stop laughing to their bottoms. I attended few class session he had at Hargeisa University and you can't imagine how informative it was. -
All of my sisters were married at the age of 15 or 16 ... my father is still happy with that and i dont find it too bad. Well, the context is different.
-
and why is it the myth of all myths ???
-
Bush wuu isku dhex daatay ma is tidhaahdeen ,,,
-
why suxufiyiinta ?? ,,,,,, i wonder why the journalists are the tfg's target these days. Aren't those journlists free to go and report from anywhere ???
-
Mapping Somalia: North Somalia, First Pass
Jacaylbaro replied to Armchair Politician's topic in Politics
me neither ...... You are using your local IP address sxb ,, it'll work within your local network only not here. -
Madaxeyne Ku-Xigeenka Somaliland Oo Furay Warashada Laydhka Ee Magaalada Berbera Iyo Dhagax-dhiga Kartiin Cusub, Iyo gudoomiyaha xisbiga UCID oo ka hadlay halkaasi Berbera (Qaran)-Madaxweyne Ku-Xigeenka Somaliland Mudane Axmed Yuusuf Yaasiin ayaa caawa furay warshadii waynayd ee laydhka magaalada Berbera, taasi oo ay Xukuumadu hore ugu balanqaaday hirgalinteeda,taasi oo ay ku baxday lacag badani,isla markaana dhagaxdhigay Karantiin cusub oo xoolaha lagu caafimaadiyo,oo laga yagleelayo duleedka dekada magaaladaas. Madaxeyne-Ku Xigeenka waxa Xaflad loo sameeyay furitaanka warshadaas iyo dhagaxdhiga Maxjarka cusub oo qaadi doona 400 oo kun oo neef,kala qeyb galay Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe, Wasiirada Hawlaha Guud,Xanaanada Xoolaha,Ganacsiga,Wasiir kuxigeenka Qorshaynta, Wakiilka xukuumada Somaliland ee Jaaliyadaha dibada C/Fataax Siciid Axmed iyo Maamulka gobolka saaxil. Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Mudane Axmed Yuusuf Yaasiin oo Xafladaas ka hadlay ayaa sheegay in wixii hada ka dambeeya ay shacbiga ku dhaqan magaalada Berbera ee xeebta ahi,ay heli doonaan adeega laydh oo aad u jaban. Axmed Yusuf Yaasiin,waxa uu sheegay in Xukuumadu ay warashadaasi ku leedahay saami 51%,halka shirkadaha gaarka loo leeyahay ee shida laydhka berberana ay qaadan doonaan saami dhan 49% “Dawladu waxa ay aakhirka Warshadan ku yeelan doontaa 10% si ay u ilaaliso in qiimaha laydhku aanu qaaliyoobin”. Madaxweyne ku-xigeenku waxa uu intaas ku daray in bulshada Berberi,ay shan iyo tobanka maalmood ee ka hadhay Bisha barakaysan ee Ramadaan,ay laydhka ku helayaan lacag la’aan. Madaxweyne ku xigeenku mar uu ka hadlayay dhinaca karantiinka waxa uu sheegay in karantiinka cusub oo lagu wado inuu noqdo mid caalami ah,waxana uu shacbiga ka dalbaday inay joojiyaan wax uu ku tilmaamay gumaadka dhirta,si ay ugu noolaadaan xoolahu. Wasiirka Hawlaha Guud ee Somaliland Mudane Siciid sulub Maxamed,ayaa sheegay in ay warashadaas ay ku baxday 700 boqol oo kun,waxana uu sheegay in Madaxeyne ku xigeenku uu door weyn ka ciyaaray sidii loo furi lahaa warshadaas oo uu qiray in baahi weyn loo qabay Wasiirka Xanaanada Xoolaha Idiris Ibraahim Cabdi ayaa xafladaas ka sheegay in Maxjarkan cusubi uu qaadi doono 400 oo kun oo neef,isla markaana waxa uu maxjarkan ku tilmaamay Mashruucii ugu qiimo badanaa ee dalka laga fuliyay. Gudoomiyaha Xisbiga UCID En Faysal Cali Waraabe,oo xafladaas ka qeyb-galay ayaa sheegay inuu ogaaday in dhismaha Maxjarka xooluhu uu dhab yahay,waxana uu tilmaamay in ay jireen warar la xidhiidhay in hirgelinta karantiinkan loo wareejiyay Magaalada Boosaaso ee Puntland. Eng Faysal Cali Waraabe,waxa uu sheegay in uu marag ka yahay in la fuliyay Balanqaadkii dawladu ay dhawr sano ka hor ay ugu balanqaaday dadweynaha ku nool Magaalada Xeebta ah ee Berbera. Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ,oo la hadlayay Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland waxa uu yidhi “Waxa aan Leeyahay waa in la fuliyaa balanqaadyadii uu Madaxweyne Ku-xigeenku uu ugu soo balanqaaday dadweynaha ku dhaqan Degmada maydh ee Gobolka Sanaag”. Dhismaha Maxjarkan cusub oo la sheegay in uu u dhamaystirmi doono si deg-deg ah,waxa Maalgelinaya Ganacsade Sucuudiya oo la yidhaahdo Saleebaan Al-Jaabiri,kaas oo dhawr bilood ka hor Wasaarada Xanaanada Xoolaha la galay heshiis ku wajahan Dhoofka Xoolaha,halka Warshadana laga soo iibiyay lacag dib u kicinta laydhka berbera loogu talo-galay oo ku jirtay Miisaaniyad-sanadeedkii 2004-tii.
-
blame the news sxb ....
-
hadhwanaag 2007-09-25 (Hadhwanaagnews) Mogadisho-(HWN)-Baryahan dagaalo goos goos ah ayaa ka socday Magaalada Laascaanood dagaaladaasi oo u dhaxeyay Shiftada Puntland xooga ku qabsatay iyo Dhalinyaro reer Lascaanood ah oo u dhashay deeganaakasi kana caraysan qabsashada ama weerarka qaawan ee ay soo qaadeen Mamulka ******teniya. Maamulka *****teniya ayaa baryahan ku mashquulsanaa sidii uu ula heshiin lahaa Wasiirkii hore ee Arimaha gudaha iyo Amniga Puntland, Axmed Cabdi Xaabsade, ee haatan Laascaanod inta badan gacanta ku haya waxaana maamulka Puntland doonaya sida wararka nagu soo gaaraya in Xilkiisii loo celiyo balse warar sugan lama hayo in uu qaadanayo iyo inkale, waxaase jirta in dadka soomaalida ah ay badanaa ku xantaan reer Sool in aynan ahayn dad Mowqif adagleh amaba siyaasada soomaalida kaga jira wax lataban karo ayna yihiin dad sidii kabaha oo kale qofba marka uu doono gashto. Magaalada Laascaanood ayaa waxay noqotay magaalo dagaal oo wada dhufeys ah waxaana is hor fadhiya Shiftada ******teeniya iyo Malayshiyo beelood oo reer laascaanood ah waxaa Xalay saacadu markii ay ahayd 3:00AM Saqdii dhexe isa soo dhiibey 8 Nin oo ka tirsan Malayshiyada Puntland iyo Sadex Tikniko ah ay wateen taasi oo isla markiiba loosoo gudbiyay dhinaca Ciidamada Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland. Malayshiyada Puntland ee isa soo dhiibtay ayaa waxa Ciidanka Qaranka Somaliland ay ula dhaqmeen si fiican waxaana loosoo dhaadhiciyay Dhinaca Burco oo hatan amaankooda lasugayo, waxay kale oo ay sheegeen Nimankaasi in ay ku timid niyad jab kadib markii uu Mamulka Cade Muuse wax Mushahar ah siinin iyo in lasoo marin habaabiyay laguna yiri laascaanood ayaad ilalinaysaan sikastiba ha ahaatee Shiftada cade Muuse ayaa waxaa ku yimid kala faraaruq kadib markii ay reer Laascaanood ku Gadoodeen shiftadaasi dumarkii masaakiiniinta ahaa ee Cashuurta laga qadi jirayna ay diideen in ay siiyaan shiftada ******teeniya.
-
Still wondering ,,,,,, lemme recover bal
-
I would confess if i've something ,,, but i missed that khat thing.
-
Nothing much ,, it is just that Iranians always beat the US politically ,,,,, Nejad seem to be well skilled for such arguments. I wonder what Bush will say then ,,,,, probably the same old song ,, war on terror
-
Now by seeing you posting this topic right after i was discussing a relevant issue with a person i know worries me I'll make my comments after the shock ,,,
-
The history is true but the way he is using the history is wrong and totally unacceptable.
-
Somaliland arrests those who went to Asmara meeting outch
Jacaylbaro replied to General Duke's topic in Politics
Unless you want me to appoint you as an ambasador someewhere ,,, meeshaas Ilaahay inama geeyee inaga daa -
Ohhh ,, not again. There is still hope you can be cured ,,, don't be shy mate
-
I knew you have some real problems with number 6 ,,,,, i can still give some help before it is too late ,,
-
welcome to the isku dhexkaris land ,,,,
-
Let me help you before you do that to anyone. I have to set you straight before i officially allow you to carry out any help. Now tell me how many hours per day ??
-
Somaliland arrests those who went to Asmara meeting outch
Jacaylbaro replied to General Duke's topic in Politics
Ilaahay igama dhigo ee ha i habaarin niyow Ramadaanta waa la iska aqbalaaye -
Now you have to admit Preedy, is that guilt or frustration ??