Jacaylbaro
Nomads-
Content Count
44,142 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Jacaylbaro
-
Abaanduulaha ciidanka Qaranka iyo Ciidan uu watto oo xoojiyey ciidan beeleed deganaa Laascaanood Iyo Cade Muse oo lagu daawaynaayo cisbatal ku yaala dalka Imaaraadka Laascaanood(Qaran)- Abaanduulaha Ciidanka Qaranka,Ibraahim Caydiid Dhab-dhable,oo watay Guuto ka tirsan ciidamada qaranka e ee kusugan jiida hore ee Gobolka Sool,ayaa soo xoojiyay Ciidan beeleed degan duleedka Koonfureed ee Magaalada Laascaanood,kuwaasi oo ka soo horjeeda Puntland. Abaanduulaha Ciidanka qaranka oo watay Guuto ka tirsan Ciidamada Somaliland,oo sida wararka ka imanaya magaalada Laas-caanood,ay xaqiijiyeen in ay wateen ilaa Toban Gaadiidka tiknikada ah,waxa lagu war helay subaxnimadii hore ee saaka,mana jirin wax dagaal ah oo ay kala horyimaadeen maleeshiyada Putland ee ku sugan ,gudaha magaaladaas. Sidoo kale,Ciidan beeleedka ay ciidamada qaranku xoojiyeen,oo uu wato Sarkaal magaciisa lagu sheegay Axmed Maxamed Dalbac,ayaa ciidamada ka yimid dhinaca Somaliland,u arkayay xoog cusub,oo u soo kordhay,waxana imika ku sugan fadhiisinka Ciidamadaasi degan yihiin, Xildhibaano ka tirsan Golaha wakiilada Somaliland,oo iyagu in muddo ah ku sugnaa halkaas iyo Abaanduulaha Ciidanka Qaranka Ibraahim Caydiid Dhab-dhable. Sida ay caawa sheegeen dad ku sugan magaalada Laascaanood,maamulka Puntland,ayaa ku hawlan olale ay ku doonayaan in ay dadka ku horkeenaan ciidamada Somaliland ee aagaasi ku sugan,isla markaana u yeedhay qaar ka mid ah siyaasiyiinta Gobolkaasi ee ay xulafada yihiin iyo xubno hore looga eryay Pumtland, oo uu ka midyahay Xaabsade, hase ahaatee arintaasi uma eeka mid macno weyn samaynaysa sababta oo ah ciidamda galay Laascanood waa dad u dhsahay Laascanood isla markaasna ka soo hor jeeda maamulka Puntland. Dhanka kalana waxa magaalada Laascanood laga dareemayaa barakac ay baro kacayaan dadka shicibka ah ee iyagu la socda xaaladaha colaadeed iyo saan saanka ay leeyihiin, odayada iyo waxgaradka reer Laascanood ayaa isku dayaaya in ay xaalada dajiyaan hase ahaatee meesha waxa dul hoganaysa awood ciidan oo xoogan, taasi oo ay hada hormood ka yihiin dadka reer Sool ee diidan ama ka soo hor jeeda maamul goboleedka Puntland, doonayan in ay faraha kala baxaan arimaha gobolkooda oo ay dib u dhiciisa ku eedeeyaan maamulka Puntlland. Gobolka Sool ayaa aad uga danbeeya gobolada Somaliland oo dhan iyo dabcan gobolada ******teeniya, taasi oo hada dadweynaha reer Sool ay ku soo hambabareen dhibkeedana ay dusha ugaga tuurayaan maamulka Cade Muse. Cade Muse ayaa xiligan ku sugan dalka Imaaraadka Carabta xagaasi oo lagu daawaynaayo, Cade ayaa lagu soo waramayaa in uu Cisbatal xagaasi ku yaala loo qaaday oo lagu daawaynaayo, lama sheegin sababta uu u galay cisbatalkaasi hase ahaatee warar ayaa sheegaaya in lagaga soo booday xaga wadnaha, waloo ayna jirin warar rasmi ah oo xaqiijinaaya wadne xanuunkiisaasi in uu u galay cisbatalkaasi oo uu dhawr maal mood uu ku jiri doono, iyada oo xaaladiisa caafimaad aad looga dayrinaayo, lama oga inta maal mood ee uu ku jiri doono xagaasi iyo goorta uu ku soo laaban doono Garoowe, warar aanu ka helnay Garoowe ayaa sheegaayay in uu isla maantaba uu ku soo laaban doono Garoowe oo uu caafimaadkiisu wanaagsanyhay hase ahaatee warkaasi ma rumoobin.
-
Alla niyow xaasidsanidaa horta wuxu waa caruure kuus yar oon macno lahayn baa dhinac u ridi lahaa oo xataa hadii baaskeelad loo iibiyo way ku istareexi lahaayeen ,,,, waa inkaar miidhane miyaa faraha la iskula galaa yaryarka
-
Another blow on Yusuf Garad's BBC: Cawke leaves BBC Somali section for VOA
Jacaylbaro replied to Emperor's topic in General
I know Yusuf is smart but this is a really big slap on his face ....... he'll bring some ppl i know from where i already know -
Diblomaasiyiinta beesha Caalamka ayaa todobaadyadii la soo dhaafay,waxay kulama is daba jooga iyo wada hadalo xasaasiya ka lahaayeen qadiyada gooni isu taaga Jamhuuriyadda Somaliland kadib markii ay ka niyad jabeen rajada DFKMG ee Soomaaliya oo madaxdeeda sare uu soo kala dhex galay khilaaf baaxad weyn oo ay adag tahay sida lagu xaliyo. Ila wareedyo ka tirsan Safaaradah reer Galbeedka ayaa Waagacusub u sheegay inay jiraan Saraakiil loo saaray qadiyada Somaliland,ayna kala hadlayaan Jamaacada Carabta gaar ahaan dowlada Masar oo aaminsan in Somaliland oo la aqoonsado ay horseed u noqon karto awooda Melleteri ee Itoobiya oo ay isku hayaan kanaalka biyaha ee ay wadaagaan labada dal. “ Dowlada Masar ayaad moodaa inay cadaadis saareyso aqoonsi la siiyo Somaliland laakiin hada rajada Somaliland ee qadiyadooda ma xumo,waxayna saaran tahay miiska beesha Caalamka”sidaas waxaa Waagacusub ugu waramay diblomaasi reer galbeeda oo codsaday inaan magaciisa la xusin. Diblomaasiga reer Galbeedka wuxuu sheegay in gudi la saaray daraaseynta Somaliland ay warbixinadoodii soo dhameeystireen,kuna qeexeen in Somaliland horumar ka gaartay heykaladii looga baahnaa dowlad dhexe,sida amaanka,Waxbarashada,Caafimaadka ,biyaha iyo korontada iyo ilaalinta dimiqoraadiyada oo horseed u noqotay codadka doorashooyinka dadweynaha iyo tartanka axsaabta siyaasadeed ee sedexda Xisbi. “ Gudida waxay warbixintooda ku sheegeen in Somaliland xoriyatal qoowlka ay kaga hor martay dalal badan oo Afrika ku yaal,xitaa amaanka ay kaga horeyso,sababtuna waxay tahay shacabka oo ilaashanaya nidaamkooda ugubkaa ee 16-ka sano aqoonsi doonka ah”ayuu ku celceliyay diblomaasiga. Si kastaba ha ahaatee,waxaa loo hadal hayaa suurtagalnimada aqoonsi deg dega oo beesha Caalamka dowlad madaxbanaan u aqoonsato Jamhuuriyada Somaliland oo la rumaysan yahay inay ku nool yihiin shacab dhan afar milyan oo qof. waagacusub.com
-
You and graphics design ........ loool Well this looks really nice ...
-
Tell me something new ....
-
Bismillahi maxamedow hadaan Biida ka higaadsho Hadii aan Bil lama fiiriyee Beenta ka fogaado ............... Ok halkaa ka sii wada bal
-
ISLAM AND ALCOHOLISM "...The devil wants only to cast among you enmity and hatred by means of strong drink and games of chance and to turn you from remembering Allah and from prayer. Will you then desist?" (5:90-91) These verses are the ones that declared total prohibition of alcohol to the Muslims. After this verse was revealed, the Muslim citizens of Madinah immediately began to spill their stocks of wine into the sand and streets; so that the wine ran through the streets of Madinah. Individuals, who up till that moment were enjoying guiltlessly a glass of wine, quickly emptied their cups on the ground and spit out the alcohol from their mouths. They rushed to make ablutions in order to purify themselves. Muslim Values Make Alcohol Unnecessary Islam instilled family values and gave security to the people. Thus, with Islam, there is no longer a "need" to drink in order to relieve unhappiness and stress by slipping into a fantasy world. One American convert to Islam, who used to drink before in her pre-Muslim days, comments, "I think that being Muslim has made me face up to a lot of things, which is painful, but by working them out I feel much less need to run away from my problems, and alcohol is basically the best way to run away from problems." The fear of God helps Muslims keep away from not only alcohol, but all other evils prohibited by the Qur'an, such as adultery, abuse of wives and children, and gambling. Peer pressure (brotherhood) also helps Muslims abstain from these sins. Attempts to abolish alcohol in America (during the Prohibition period) and drugs (the "War on Drugs") were not successful, because the factors that cause people in America to drink and use drugs have not been eliminated. A practicing Muslim will not touch alcohol out of fear of God. Many drinkers will cease this activity during Ramadan. Sometimes, excessive drinkers find themselves so changed by the experience of Hajj (pilgrimage) that they never drink again. In a true Islamic State, a person is not likely to ever reach the point of physical dependence on alcohol. Friends, family and neighbors will not just look away while a person destroys himself and his family. Muslims are supposed to be very involved in correcting wrongs that they see. Islam is a very community-oriented faith. There is no place for an individual to do what he wants to do, if it hurts others. And by hurting yourself through drinking, you inadvertently hurt others. Too much guilt about drinking alcohol can make a person feel so bad that he or she drinks just to smother the guilt. To balance feelings of guilt, Muslims need to remember the mercy and forgiveness of Allah. "And those who, having done something to be ashamed of, or wronged their own souls, earnestly bring Allah to mind, and ask for forgiveness for their sins, --- and who can forgive sins except Allah? --- and are never obstinate in persisting knowingly in (the wrong) they have done." (3:135) Modern methods of curing alcoholics have not been very successful; many will regress to drinking again. Among the new methods of "treating" alcoholics is injecting the drinker with a drug like apomorphine, which makes the victim feel sick and vomit as soon as the drink is taken. This is done repeatedly over several weeks so that the drinker learns to associate drinking with nausea and vomiting. Temporary paralysis via scoline injection and electric shocks are other techniques Western doctors use to try to get heavy drinkers to quit. Reference: Islam and Alcoholism by Alyssa, M.B.Badri and others. The word "alcohol" is derived from the Arabic word al-kohl, which means fermented grains, fruits, or sugars that form an intoxicating beverage when fermented. Khamr is the word used in the Qur'an to imply a fermented beverage that intoxicates a person when drunk. Although alcohol is forbidden in Islam, it is widely available in most Muslim states, even where it is legally outlawed like Somaliland and Somalia. In fact, Muslims are not immune to alcoholism or its trade at all. In ex-Somalia the dictatorial government even produced Alcoholic drinks in industrial scale and by state factories. Having said this, Somalis drink less alcohol than most Muslim states. But lately an unacceptable feature is germinating with ferocity both at home and abroad. It is a phenomenon in which a number of families include alcohol to their household shopping list and with the knowledge of their children. Though this is specific to Diaspora community, entertaining openly in family living rooms with alcohol is an increasing feature at home and abroad. Strangely enough guests are entertained either alcohol or soft drink without embarrassment. "It is a simple choice of taste, I don't care if some one drinks alcohol, I don't drink and I don't cross my boundary", a man stated in response to why he didn't advise his friend on repercussion of alcohol in this world and after. If that attitude is not challenged and the duty of spreading virtue and stopping vice is uphold with force and unwavering intention, we shall fall on the hole that buried the norms and principles of other religions. On the biological, medical and social problems I leave to the following article: Islam and Alcoholism as posted from www.islamweb.net. The article is copied on its authenticity and entirety without change in form and shape. Edited and posted by Ahmed Arwo MORE INFO
-
Ciidamo Maraykan oo ka degay Balidoogle iyo Hawlgal Hub Aruurin oo ka bilaaban doona gobo kala duwan Iyadoo maalintii labaad uusan Baarlamaanka FKMG uu san kulmin islamarkaana Gudoomiyayaasha Gudiyada hoose iyo Gudoonka Baarlamaanka mudo laba maalmaad kulan gaar ah uga socdey Magaalada baydhabo, ayaa kulan ay maaanta isugu yimaadeen laga soo saarey talooyin aan wali la shaacin, balse lagu wado in 27/09/2007 oo kulanka Baarlamaanka dhicidoona lagu soo bandhigidoono, Talooyinkaan ayaa waxaad moodaa kuwo si aad ah loo adkeeyey in aysan ogaan dadka wararka u dhuun daloola. Dhinaca kale waxaa maalintii Afraad Magaalada Baydhabo ka socda Siminaar ay ka faa’iideysanayaan Qaybaha Talisyada Booliiska Gobolada iyo Degmooyinka Baay, Bakool, Geddo iyo Jubbada dhexe oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Arimaha Gudaha iyo Taliska ciidamada Booliiska Soomaaliyeed, islamarkaana ay maalgelisay Hay’adda UNDP, sida aan ka soo xiganay qaar ka mid ah Saraakiisha ka qaybgalaysay, inkastoo aysan ii sheegin ujeeddada siminaarka iyo tirade ka faa’iideysanaysa. Sidoo kale warar hoose oo aan helney waxay sheegayaan in loo yeerey xisaabiha guud ee DFKMG iyo Hanti dhowrka guud, si ay u baaraan kiiska dhaqaalo ee loo haysto Gudoomiyaha Maxkamadda sare iyo Garsooraha la xiran oo maalmihii ugu dambeeyey ka dhashay Qaraxyo isasaaran oo aan wali guntooda la helin. Warar isasoo taraya waxay sheegayaan in dalka ay ku soo fool leeyihiin Ciidamo Maraykan ah oo qaybihii ugu horeeyey oo googol xaar ah la sheegey in ay ku soo degeen Garoonka Balidoogle ee Gobolka Sh/hoose, waxaa kaloo la hadal hayaa in Kaaliyaha Xog-hayaha Arimaha Dibadda Maraykanka dhinca Afrika ay safar ku timaado Soomaaliya gaar ahaan Magaalada Baydhabo, inkastoo si rasmi ah aan loo shaacin imaashiyaheeda iyo ujeedada safarkeeda Warar hoose oo aan helney waxay sheegaynaan in Ciidamadda Ethobia ee ku sugan Soomaaliya iyo kuwa dowlada FKMG oo maalmaha soo socda ay hawlgal balaaran oo hub aruurin ah ka bilaabidoonaan goobaha ay ku sugan yihiin, kadib marka ay hawshooda soo gebagebeeyaana la sheegay in ciidamada Ethobia dalka ay dib uga guran doonaan, islamarkaana kaalintooda ay buuxin doonaan Ciidamada Maraykanka iyo kuwo kale oo aan wali la carabaabin, warku wuxuu intaa ku darayaa in Isbahaysiga lagu soo dhisay Asmara ay dalka dib ugu soo laaban doonaan marka ay ciidamada Ethobia ka baxaan dalka. Maxamed Macallin Csimaan{All-man} Baydhabo. source
-
Muqdisho(HWN)Carruurtii loo geliyey dharka Ubaxa kacaanka ee maamulka Embagathi ee shirkii dib u heshiisiinta inya ka heesaan loo geeyay ayaa waxay maanta bannaanbax cabasho ah ka hor dhigeen xaruntii lagu qabtay shirkii dib u heshiisiinta beelaha Soomaalida. Carruurtaas oo da’da ugu weyni uu 12 sano jir ah ayaa iyagoo ku lebisan dharkii ubaxa Kacaanka waxay ka cabanayaan xaqoodii oo guddigii qabanqaabada shirka uu duudsiiyey. Caruurtaan ayaa waxay ku dhawaaqayeen in la siiyo xaqooda, isla markaana guddiga uu ka Alle ka baqo kana xishoodo inay iyagoo carruur ah ay xaqooda dhacaan. “Waxaanu ka shaqeynaynay sidii aan u maaweelin lahayn ergooyinka shirka muddo 3-bilood ah, waxaana wax lala yaabo ah in markii uu shirku dhammaaday nagala dhuunto oo nala duudsiiyo xaqeenna oo uu guddiga shirku noo sheegay inaan helayno marka uu shirku dhammaado” ayuu yiri mid ka mid ah carruurtaas oo magaciisa ku sheegay Ibraahim Cali Ibraahim oo 12-sano jir ah. Carruurtaas ayaa sheegay inay aad uga welwelsan yihiin sida loola dhaqmay, iyagoo sheegay inay ka codsanayaan guddigii qabanqaabinayay shirkaas inay il naxariis leh ku eegaan ubadka ubaxa Kacaanka. Ma aha markii ugu horreysay oo ka qeyb galayaasha shirkii dib u heshiinta noocyadooda kala duwan cabashooyin ah in xaqooda la duudsiiyey ay dhigaan, iyadoo Guddiguna mar walba sheego in xaqooda la siinayo, balse ay u muuqato wax uun afka ku kooban.
-
loooool ,, looks like that
-
loooooooooool
-
Someone is bored here i guess .....
-
Wararkii ugu danbeeyey ee aanu caawa ka helayno magaalada laascaanood ee gobolka Sool ayaa sheegaya in caaw fiidkii ay soo galeen ciidamo beeleedyo dheeri ah kuwaas oo ku biiray kuwii hore u joogay koonfurta magaalada laascaanood , ciidamadaas oo ay wataan saraakiil iyo xildhibaaano Somaliland ah balse ka soo jeedaa gobolka Sool.. Ciidamada beeleedka taageersan Maamulka Somaliland ayaa gacanta ku haya durdurka laascaanood iyo wadada isku xidha degmada kalabaydh iyo laascaanood taas ah meesha biyahaa wiyeerka iyo xareeduba ka soo galaan magaalada, waxaana ay wararka caawa na soo gaadhayaa sheegayaan in maleeshiyo beeleedku ay cashuur qaadis ka bilaabeen wadada howdka uga baxda laascaanood taas oo ay soo maraan gawaadhida baradhada ka keento Ethiopia iyo gawaadhida caanaha keenta, kastamkaas oo hore lacag aad u badani ka soo gali jirtay maamulka gobolka ee dhinaca dowlad goboleedka Puntland.. Col: Ibraahin Caydiid dhabdhable oo isagu ah sarkaalka hogaaminaya ciidamada beeleedka taageersan mamulkaa Somaliland ee hada gacanta ku haya koonfurta laascaanood ayaa waxaa gurigiisa magaalada laascaanood kula shiray maanta odayaal ay isku jifo hoose yihiin kuwaas oo uu hogaaminayey Caaqil, Jaamac Biixi iyagoona waydiiyey waxa uu damacsan yahay , waxaana uu u sheegay in uu soo gaadhay magaaladiisa uuna hada la joogo reerkiisa wax dhiba ahna uusan wadin Dhinaca kale waxaa isna hada kula shiraya odaayasha magaalada xildhibaan dhakool shirkaas oo ka socd guriga uu ku leeyhay laascaanood , wararka ayaa intaasi ku daraya inay jiraan qoritan ciidaan oo caawa ka socda guriga xildhibaan dhakool, ciidamadas oo la sheegay in lagu kordhinayo kuwa hada ku sugan magaalad.. Guud ahaan magaalada laascanood ayaa kacsan iyadoo marba marka ka danbaysa la dareemaya korodhka ciidamo beeleedka ee kusoo badanaya magaalada , kuwaas oo qaar ka mid ah ay caawa roondo k sameeyeen toga geeda qarsay halkaas oo ay kusoo qabteen dhalinyaro la sheegay inay dumarka ku dhibaan halkaasi xiliga habeenkii ah .. Majiraan wax wara oo kasoo baxay maamulk gobolka ee dhinaca dowlad goboleedka puntland iyo dowlada dhexe toona oo ku saasan xaalada cakiran ee ka taagan laascaanood. Xigasho: Afnugaal
-
Another blow on Yusuf Garad's BBC: Cawke leaves BBC Somali section for VOA
Jacaylbaro replied to Emperor's topic in General
LISTEN TO HIM SPEAKING ABOUT THE ISSUE I think this is going to be the end of the BBC Somali section ...... -
another Women Vs Men thread iga dheh ,,,,,,,,,,,
-
So that is how u scum huh ?? ,,,,,,,,,, it's been reduced to $ 5 only ..... sorry but it can still pay a cup of tea
-
hahahahahaa ,,,,, this is giving me a lot of ideas now Hmmmmmmmmmmmmmmm lemme see what i can do .... i know it is Ramadan
-
looooooooool,,,,,, walee Inkaar qabayaashu weliba maalmahan way soo bateen xataa iska dhaaf wax kele ee Kiss baaba la isku dilayaa ...
-
Tuujiska ,,, i know you have been lately feeling that lonely niyow ... just wanted to warn you that is it rudy, stop pushing the ladies ,, or else .. hehe
-
my week starts from today ...... only half of me is here today
-
I've seen this suuqal soomaal in Jeddah ,, spent only one day to do some shopping and all the saudis there speak Somali ........ Sheeko dheer baa meeshaas iga soo martay maalintaas.
-
Cajiiib ,,,,,,,,,,,,,,,, still now answer rudy, i even sent those 50 bucks but someone put it in his pocket and wen't away with it ,,,, u lil cheater !
-
Sometimes imagination keeps you save