Jacaylbaro
Nomads-
Content Count
44,142 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Jacaylbaro
-
Burco (Somaliland.org) – Saraakiisha ciidamada Somaliland eek u sugan jiidda hore ee ciidamada Somaliland ee duleedka Laascaanood ayaa sheegay inay guulo waaweyn ka soo hooyeen dagaalkii maanta jiiddaas ku dhexmaray ciidanka Somaliland iyo kuwa maamulgoboleedka Puntland. Waxaana magaalada Burco caawa la soo gaadhsiiyey 17 maxaabiisa oo ka mid ahaa ciidamada Puntland oo lagu qabtay dagaalkii maanta. Maxaabiistaas oo ay ku jiraan saraakiil sare ayaa qaarkood dhaawac lagu qabtay, kuwaas oo laba kamida xiligan lagu dawaynayo cusbitaalka guud ee magaalada Burco. Waxaanay kal yihiin magacyada maxaabiistaasi sidan:- 1. G/sare: Siciid Faarax Xirsi ( siciid Doob) 2. Cali jaamac Xaashi 3. Axmed Maxamed Ciise 4. C/raxmaan Cali X.Faarax 5. Farxaan Barkhadle x.Axmed 6. Maxamed Abshir Cabdi 7. Jaamac Maxamed Calas 8. Axmed Muxumud Cali 9. C/xakiin Axmed Jaamac 10.Mukhtaar Maxamed Yuusuf 11. Maxamed Jaamac Cabdi 12. Cabdi Xirsi Faarax 13.Aadan Maxamed Yuusuf 14. Axmed Maxamed Yuusuf 15. ma cada magaciisa Laba dhaawaca oo lagu dawaynayo cisbitaalka ayaan iyaga magacoodu cadayn.
-
Magacyada Maxaabiistii Dagaalka ee laga qabtay Bugland
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Burco (Qaran). Waxaa Caawa fiidkii magaalada Burco la keenay 17 ka mid ah, 24 Maxbuus oo ciidamada Puntland maanta lagaga qabtay dagaalkii ka dhacay magaalada Laascaanood, ay ku jiraan laba dhaawac ah. Waxaa magacyadooda laga soo xigtay abaanduulaha ciidanka qaranka . Waa kuwan magacyada Maxaabiistu oo uu ka midyahay taliyihii ciidnaka Puntland ee aaga Abeesalay oo in mudo ahba horfadhiyay ciidamada qaranka ee Somaliland. 1 G/sare: Siciid Faarax Xirsi ( Siciid Doob) Taliyihii ciidanka Abeesalay ee Puntland. 2 Cali jaamac Xaashi 3 Axmed Maxamed Ciise 4 C/raxmaan Cali X.Faarax 5 Farxaan Barkhadle x.Axmed 6 Maxamed Abshir Cabdi 7 Jaamac Maxamed Calas 8 Axmed Muxumud Cali 9 C/xakiin Axmed Jaamac 10.Mukhtaar Maxamed Yuusuf 11. Maxamed Jaamac Cabdi 12. Cabdi Xirsi Faarax 13.Aadan maxamed Yuusuf 14. Axmed Maxamed Yuusuf 15. ma cada magaciisa Iyo Laba SARKAAL oo dhaawaca ah oo lagu dawaynayo cisbitaalka Burco oo aanay magacoodu cadayn, maxaabiistan kale ayaa ah qaar wada bad qaba, waxana loo sii gudbinayaa xabsiga madheera. Ciidamada qaranka ayaa caawa qaarkood ay ku suganyihiin gudaha magaalada iyaga oo ugu baaqaaya ciidamda dhex galay shicibka in ay soo dhiibaan hubka fudud ee ay la galeen magaalada dhexdeeda iyo baabuurta ciidan ee ay la soo baxsadeen. -
Las Anod(QRN)-The Somaliland Defence Forces have taken control of Laas Canood, the provincial capital of Sool region. The Commander of the Somaliland Defence Forces Colonel Ibrahim Aideed Ahmed verified the news whilst being interviewed on the BBC Somali Service. This news has also been reported several news outlets in the region. Speaking to the BBC Somali Service, Colonel. Ibrahim stated the remnants of the Puntland militia have abandoned their positions in and around Laas Canood. Several independent sources have confirmed the main body of the Puntland troops along with several civilian officials have returned to Garoowe, the seat of the Puntland administration. Col.Ibrahim has also confirmed that the only forces currently in control of Laas Canood are from the Somaliland Defence Forces. Col.Ibrahim described the situation as calm and emphasised that his troops, with the support of the people of Laas Canood, strife to keep the area safe and secure. Colonel Ibrahim also spoke, at length, on the situation in Abeeslay, a locale ten kilometres west of Laas Canood. It has been confirmed that the Puntland troops had suffered severe setback in the clashes with the Somaliland Defence Forces. Col.Ibrahim was able to confirm that several officers from the Puntland militia, including the commanding officers have been taken to Burco for treatment and for custodial processing.
-
Hore ayaan u sheegay WAR IS NOT GOOD FOR ANYONE ,,,, Now i've been talking to some ppl in Las-Anod, the city is calm, Somaliland is partially in control of the city but not fully ,,, those militia from Garowe fled yesterday back to their land ,, now it is the locals to decide their destiny ........ I hope everything will be calm by now ....
-
In a Land of Homemade Names, Tiffany Doesn’t Cut It
Jacaylbaro replied to Caano Geel's topic in General
Godknows ....... -
loooooooooooooooooooool
-
Afka iyo Suugaanta
-
loooooooooooooooooooool ,,,, now i know where rudy comes from
-
looooooooooool
-
Horta ninkani waxan uu tuujiyo ma la is waydiiyay ?
-
She shouldn't calaacal that much ,,, it won't bring him back anyways ..
-
Now i'm loving the Blacle ,,,,, don't know how to play with the gzoogle thing.
-
Actually nobody knows ............. It is sad indeed that people are leaving the city, military personnel are everywhere and war is on the corner. Both sides should avoid that but it doesn't seem to be the case or they'll listen .......
-
I would jail them for life ,,,, just feel the pain and die slowly. Killing them immediately is painless you know ,,,
-
loooooooooool ,,, not be afraid adiga inaad sii yara noolaato baanu kuugu ducaynaynaaye
-
Let's pray inay dadka qaar iska dhintaan ,,, just be fair coz we always hear dad dhashay and we are a big community markaa dad dhintayna waa in la helaa ,,,,,,,
-
Originally posted by lvly_Aragsan: JB, Heh, They would not have sold it if their husband's are not drug head. Aan sheeko yar kuu sheego about jaad aboowe. I went to Hergaysa one year ago and there was this lady close to my sister's house that own a salon, she does the cilaan and sells hair product, I went to her salon to get my hair done and also get some xine saar. We had a good conversation and while we were talking one of her children came, to my surprise his dad sent him to get money from mom so he can go buy some khat, she told her child that to tell the father she is not done with the customer. After few minutes later, the boy came back again, and said daddy wants the money right now, she told him to wait because she is not done and did not receive the money from the customer. I asked the lady how many children she has, and she said four. I was shocked to find out that she left 4 days old baby in the house, so she can feed her children and for his shidy khaat. :mad: Umul ayay aheyd. maalintaa wixii ka danbeeyey wixii jaad cunaa waa drug head in my book. hehehehe ,, that happens aan weliba kuugu sii daree ,, that woman owns a good business that she might afford to pay both his Khat and the rest of the family. But there are other women selling something like botatoes, tomatoes, etc. earning a very little money and still pay for their khat ................ Waa adduunyo gaddoon walee. which Saloon was that ?? ,,,,,,,, Nephthys, loooooooooooooooooooooooooool ,, belo kula indho fiiqnaatay bal dadka keleba imay arage maxaa i kaa tusay ?? ..... I should sue that camera man , i told him not to take a photo with my open mouth and he did it .... I knew inuu meesha igu qashifayo Cara, stop the qarxis dee ,,, dadka laguma qayliyee ,,,,,,,,,, looooool Kool_kat, afkeenu waa isu amaan
-
So basically no one died ....... dadku hadal badanaa horta
-
looooooooooooooooooooooooool Halkan nin baa naagtiisa ku furay daaqadaad taagnayd oo aad ninka dukaanka soo jeeda haya ka daawanaysay marmar arinku wuu xun yahay ,,,,, laakiin i expect anything and everything from a Saudi man ,,,,
-
“A fact finding mission from the Arab league will soon arrive the country and we hope it would turn a new leaf for Somaliland-Arab relations,” WOW ,,, A really new development iga dheh ...
-
Abaanduulaha Ciidamada Qaranka Ee JSL Oo Shaaca Ka Qaaday Inay Ciidamada Somaliland Joogaan Laascaanood Hargeysa(QRN)-Abaanduulaha Ciidamada Qaranka ee Jamhuurayada Somaliland Mudane Kornayl Ibraahim Caydiid Axmed oo uwaramayay idaacada ku hadashada afka Somaliga ee bbcsida ayaa sheegay inay magaalada Laascaanood uqaybsan tahay laba qaybood, kala tahayna dhinac taageersan Somaliland iyo dhinac taageersan Puntland. Waxaanu Col:ku shaaca ka qaaday inaanu jirin ciidan beeleedyo soo gallay magaalada Laascaanood laakiin ciidamada soo gallay magaalada Laascaanood ay yihiin ciidamada qaranka Ee Jamhuuriyada Somaliland. Waxa kale oo uu sheegay inaanay ciidamada qaranku lakulmi wax iska caabin ah magaaladana kusoo galleen si nabada. Waxa kale oo taliyuhu sheegay inay jiraan ciidamo labada dhinac ah oo wali isku horfadhiya meel toban kiilo mitir galbeed ka xigta magaalada Laascaanood oo lagu magacaabo Abeesalay. Ciidamada Puntland ee halkaas fadhiyaana maaha kuwo iska caabiyi kara ciidamada Somaliland, manna aha kuwo uqaybsami karaya inay ka dagaalamaan laba aag, taliyahahu waxa uu sheegay in ciidamada Somaliland ay habaysanyihiin oo ay u tabo baranyihiin ilaalinta xuquuqal iinsaanka iyo iyaga oo u tababaran sugida amaanka guud ee meelkasta oo ay qabsadaan taliyuhu waxa uu sheegay ciidamada qabsaday Laascanood ay yihiin qaar u dhashay gobolka Sool iyo gaar ahaan magaalada Laascanood, taliyahu waxa uu ku nuux nuuxsaday in ay xukumada Somaliland ka go'antahay sugida xuduudka Somaliland, waxa aanu sheegay in gobolkani Sool ka mid yahay gobolada Somaliland, waxa uu sheegay in markii ay soo galayeen magaalada Laascanood ay ciidamadii Puntland ee ku sugnaa magaalada Laascanood ay is yidhaahdeen difaaca hase ahaate ay u taag waayeen isla markaasna waxa uu sheegay in dagaalkaasi iyaga hal askari uu kaga dhintay, ma uu sheegin khasaaraha soo gaadhay ciidamada Puntland ee iyaga halka askari ka dilay, waxa kale oo taliyhu sheegay in ay odayaal neeleedyo dhan ahi uu la kulmay isla markaasina ay kulankoodaasi wax macno lahi ka soo bixin, waxa uu sheegay in ay soo dawaynayaan odayaal dhaqameedka dhex dhexaad ay u arkaan, waxa aanu sheegay taliyaha ciidanaka qaranka Somaliland in ay ciidamadiisu nabad iyo dhiig daataba diyaar u yihiin waxa aanu sheegay in ayna dib uga laaban doonin magaalda Laascanood oo uu sheegay in uu u dhashay tahayna gobolkiisii. Source Borama News
-
Bal maxaa meeshan iga maqnaysiiyay ,, walee maana koobiyo caadiya weeyaan ka waran ,, igaga darane dadkii hore i mean lafihii hore ayaaba halkan isku urursaday ,,,,,,,,,,,,,, Bal sheekada ii wada ,,,, ninkii tuujiye ahaa marqaan buu la liitaaye warkiisa inaga dhaafa oo ,,,,,,,,,,,
-
Kii noolaa baad legdi wayday markaasaad bakhti isku doonatay ,,,,, i always knew inaad fuley tahay and who is ina habar legde now ?? loooool
-
Shitttttttttttttt , that is why i'm different i guess ... the admin don't want to take my topic seriously or they enjoy watching me suffering Now K_K ,,, do something bal,,, a tel call or anything.
-
Now where is Tuujiye ? ..... i think this is a good opportunity for him to dhaldhal some humans