Jacaylbaro
Nomads-
Content Count
44,142 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Jacaylbaro
-
Somaliland vs. Puntland Zenawi’s invincible hand!
Jacaylbaro replied to xiinfaniin's topic in Politics
Kalimatu xaq Yuraadu bihaa baadil ,,,,,, waa xaq inta wacdiga ahi laakiin waxaad ku rabto ayaa baadil ah. dhalinta hargeisa sidii ay shiish wanaag uga adkaadeenba go'aankooda iyagaa gaadhay cid odaygii ina barre ka dambaysa oo khasbi kartaana ma jirto. Reer Soolna way soo jeesteen oo imikay runta arkeen markii ay beentii garowe ka daaleen. Weli qaar baa qori dab leh la dhex wareegaya laakiin intasina way iska dhamaan. -
Somaliland vs. Puntland Zenawi’s invincible hand!
Jacaylbaro replied to xiinfaniin's topic in Politics
waa Ramadan ,,, -
,, waad u leedahay ee kaalay ,,, fuley waaxid
-
Ha ka meeraysan suáasha sxb ,,,, direct question baan ku waydiiyay adiguna xuduud iyo bad kele baad gashay. Miyaad ka jawaabi imika, miyaan kuugu celiyaa su'aasha mise waan kaa daayaaba waydiinteeda ??
-
Somaliland vs. Puntland Zenawi’s invincible hand!
Jacaylbaro replied to xiinfaniin's topic in Politics
u better have the patience sxb ...... -
Waar hadda u kaadi ,,,, lagama yaabo inaad mar dhow sidaa u hadashee ...... bal in uun afeef dhigo. Ma waxaad i leedahay qaar ka mid ah reer LA baan xaq u lahayn inay deegaankooda yimaadaan oo ay ka taliyaan ?? Car bal HAA dheh ha lagu wada maqlee ....
-
Somaliland vs. Puntland Zenawi’s invincible hand!
Jacaylbaro replied to xiinfaniin's topic in Politics
Just relax lad ..... If i tell u something u won't believe it, so just chill and see. -
Somaliland vs. Puntland Zenawi’s invincible hand!
Jacaylbaro replied to xiinfaniin's topic in Politics
Just relax lad ..... If i tell u something u won't believe it, so just chill and see. -
Nacaska, can u please post the link/source to the article ? ... seems a lot of may be clan names are missing here. Soo Maal, don't worry sxb, the NSPU is busted
-
Waxa iga muuqata xaasidnimo ?? ,,, soodiga leh waa ramadaan niyow maxaa ku helay. Mise wacdigu aniguun buu i qabtaa ? Anyhow, anigu horena waan u sheegay imikana waan ku celinayaa WAR IS NOT GOOD FOR ANYONE ,,, sidaan hore kuugu sheegayna Ilaahay u soo bari dadkaasi inaanay iyagu dhexdooda iska dagaalin. Sheekadu imika reer sool dhexdooday maraysaa iyagaana LA isku hor fadhiya. Hadii ay taasi dhacdana waxay reebaysaa aanooyin aan weligood dhamaan oo horseeda burburka gobolka oo dhan iyo dadka ku noolba taasna Ilaahay ha ka badbaadiyo. Sida adigu aad u arkayso inay Somaliland ku soo duushay bay qaar kele oo isla gobolka ahina u arkaan inay bugland ku soo duushay. Markaa Ilaahay khayr uun ha ka dhigo.
-
Meanwhile, the NSPU maintains a small office, in Ottawa. This office serves dual-purpose: it is used as a Qat-house (Mafrish). Then once the Mafrish members consume a huge quantity of Qat (and they all get high, of course), brainstorming begins: barrages of venomous attacks are often unleashed against unwary people of Somaliland. ........... why i'm not surprised
-
Somaliland vs. Puntland Zenawi’s invincible hand!
Jacaylbaro replied to xiinfaniin's topic in Politics
Don't be over excited mate ...... things are changing smoothly and carefully. Just chill and watch. I've seen similar scenario before that is why this is not going to surprise me. -
Ilaahay u bari inaanay iyagu dhexdooda is dilin ,,, inta cid kele lagu jeedo rajo ayay leedahay laakiin imika wejigeedu ma fiicna.
-
Source ??? ....... and don't tell me widhwidh plz
-
Ngonge have a point here ....... same people in a same village shouldn't shoot each other and you all know what i mean.
-
I think we should bring the bro family back ,,, what do u say ?
-
hehehe ,,,, soonigaa ugu hormaray maaha dee It is a reminder for you all to buy the Eid clothes and the ladies to go for a beuty salon early enough to brush herself up
-
heeey so you're alive ,,,,,,,,,,, Ahhhhhhh , that is a relief So it seems everybody is alive so far ......
-
I always knews you don't have the balls to go there on the ground Now sit back, chill and watch the movie as it is going to end soon
-
loooooooooool@KK ,,,,,,,,,, ha i guursato marka hore haday rabto but at the end aniguun baa qaba and she'll be singing my song
-
who needs to go to LA while he can shoot missiles from SOL ?
-
Bugland is out of date and out of land ..... we don't even need to mention the name here ,,, cade muse will soon join the muqdishu gangs.
-
And here the tfg jumps in ,, just to cover the major defeat of the garowe militia. but will they help ? No, they're just supporting the Somaliland's case ,,, here is what they said: hadhwanaag 2007-10-07 (Hadhwanaagnews) Muqdisho(HWN) Dowladda Embagathi ayaa shaaca ka qaadday inay maamul ka madax bannaan maamullada Somaliland iyo Puntland u sameynayso gobollada Sool iyo Sanaag. Wasiirka arrimaha Jaaliyadaha iyo dib u heshiisiinta dowladda Embagathi Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa sheegay in Somaliland iyo Puntland ay faragelin ku hayaan arrimaha Gobolladaas, oo sida uu yiri aysan wax shaqo ah ku laheyn labada dhinacba. Maareeye oo isagu heyb ahaan ka soo jeeda degaanka gobolka Sool ayaa waxa uu intaasi raaciyay in ay ka go'an tahay dowladda Embagathi meel marinta qorshaha Federaalka ee Xukuumadda Embagathi lagu soo unkay isla markaana gobolladaasi loo dhisayo maamulo sida uu sheegay aan shaqo ku yeelan doonin Somaliland iyo Puntland. Maxamed Cabdi Xayiri Maareeye waxa uu ugu baaqay siyaasiyiinta iyo odayaal dhaqameedyada ka soo jeeda gobolladaasi inay la soo xiriiraan dowladda Embagathi si ay uga wada arrinsadaan qaabkii maamul madax bannaan loogu dhisi lahaa gobolladaas. Now ,,, i'm waiting what Cade Muuse will say He lost the Maakhir state, and now loosing another region for good ...... i bet if he can keep garowe and bosaso together