Jacaylbaro
Nomads-
Content Count
44,142 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Jacaylbaro
-
gudoomiye ku xigeenka guddiga doorashooyinka qaranka. hadhwanaag 2007-10-10 (Hadhwanaagnews) Hargeysa(HWN):- Guddi Farsamo oo ka kooban Todoba Xubnood oo ay si Wada jira u soo Xuleen Komiishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland, Sadexda Xisbi Qaran [KULMIYE, UCID, iyo UDUB] iyo Wasaarada arrimaha Gudaha, oo hawsha loo igmaday ay tahay Sugida Jinsiyada iyo Diwaan-gelinta Cod-bixiyayaasha ayaa maanta kulankoodi Ugu Horeeyey ku yeeshay Xarunta Guddida Doorashooyinka ee Magaalada Hargeysa. Todobadan Xubnood oo laba ka mid ahi ay soo magacaabeen Gudida doorashooyinku waxay kala ahaayeen Xirsi Xaaji Cali Xasan oo ah Gudoomiyaha Gudidan Farsamo ee Sugida Jinsiyadaha iyo Diwaan-gelinta Cod-bixiyayaasha, isla markaana ah Gudoomiye Ku-xigeenka Komiishanka Doorashooyinka, Maxamed Ismaaciil oo ka ah Xubin ka mid ah Guddida Doorashooyinka, labada Xubnood ee ay Wasaarada arrimaha Guduhu Waxay kala yihiin, Wasiir Ku-xigeenka Wasaarada Arriaha Gudaha Axmed Jaanbiir Kaahin iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradaasi Maxamed Jaamac Colow, halka Sadexda Xubnood ee ay soo magacaabeen Axsaabta Qaranku ay kala yihiin. Guddoomiyaha Siyaasada ee Xisbiga UDUB Cumar Jaamac Faarax, Axmed Maxamed Buubaa xubin ka socotay Xisbiga UCID iyo Xuseen Axmed Caydiid oo ka socday Xisbiga KULMIYE. Guddoomiyaha Gudida Farsamo ee Sugida jinsiyada iyo Diwaan-gelinta Cod-bixiyayaasha Xirsi Xaaji Cali Xasan. oo halkaasi ka hadlay ayaa waxa uu sheegay inay todobadooda Xubnood hawsha loo igmaday ay tahay hogaaminta hawsha diwaan-gelinta [Registration] iyo sugista jinsiyadaha Jamhuuriyada Somaliland. “Waxaanu maanta bilownay sidii loo bilaabi lahaa hawshii Diwaan-gelinta [Registration] oo ay isla qaateen Xisbiyada Qaranku”ayuu yidhi Guddoomiyaha Gudida Farsamo ee Sugida jinsiyada iyo Diwaan-gelinta Cod-bixiyayaasha Xirsi Xaaji Cali Xasan. Guddoomiyaha Gudida Farsamo ee Sugida Jinsiyada iyo Diwaan-gelinta Codbixiyayaasha Xisri Xaaji Xasan, isla markaana ah Gudoomiye Ku-xigeenka Gudida Doorashooyinka Qaranku waxa uu sheegay inay gudidu ka kooban tahay todoba xubnood oo ay laba Xubnood ka socdaan Komiishanka Doorashooyinka halka, laba Xubnoodna Wasaarada Arrimaha Gudaha iyo halka ay Sadex Xubood ka socdaan Sadex Xisbi Qaran. “Todobadan Xubnood oo hogaamin-doona diwaan-gelinta Codbixiyayaasha Qaranka ayey hawsheedi bilaabantay, wixii imika ka danbeeyana hawshii looga gudbidoono guda-galkeedi, tii shaqaalihii iyo Goboladii qalabkii loo baahnaa iyo wixii kale ee farsamo iyo tigniko loo baahnaa” ayuu yidhi Xirsi Xaaji Cali. Xirsi Xaaji Cali Xasan waxa uu Iclaamiyey in maalinta beri ah la qabandoono Munaasibad Qaran oo ay Sadexda Xisbi Qaran [KULMIYE, UCID iyo KULMIYE] ku Saxeexi-doonaan xiliga ay dhicidoonaan Doorashooyinka Madaxtooyada iyo ta Golayaasha Deegaanka iyo weliba wakhtiga la geba-gabeyndoono. Diwaan-gelinta iyo Sugida Jinsiyada, Wasiir Ku-xigeenka Wasaarada Arrimaha Gudaha Somalilanad Md. Axmed Jaanbiir Suldaan oo isna halkaasi ka hadlay ayaa waxa sheegay inay dhamaadeen arrimihii aadka looga war-warayey. “Waxaan Illahay ugu mahad-naqaynaa maanta inay Wax waliba arrimihii aadka looga war-warayey ay wada dhamaadeen, hawshiina guddidii farsamo ee qabanaysay ay halkan isugu yimaadeen, oo ay bilaabeen sidii Hawsha loo qabanayey.” Ayuu yidhi. “Waxkhti dalka iyo dadka laga lumiyaa meesha ma taalo” ayuu yidhi Wasiir ku-xigeenku. Guddoomiyaha Siyaasada ee Xisbiga UDUB Cumar Jaamac Faarax oo isna halkaasi ka hadlay ayaa waxa uu sheegay inay Axsaab ahaan loogu yeedhay inay bahasha Gunta ku jiraan, isla markaana ay la ogaadaan meesha ay isku soo dhawaynta iyo Hawshu mareyso. “Waxa imika nooyaala hawl-shaxeed ah maalinta ay diwaan-gelintu dhacayso iyo halka ay ku dhamaanayso, in-taana goob-joog ayaanu ka ahaanaynaa iyo wixii duruufo naga hor-yimaadaa si hagar la’aana ayaanu ula shaqeynaynaa Komiishanka Doorashooyinka iyo Wasaarada arrimaha Gudaha oo hawshaa sida wada jira u Wada” ayuu yidhi Cumar Faarax. Cumar Jaamac Faarax waxa uu tilmaamay inay rajeynayaan inuu Illaahay ku asturo hawashan loo igmaday, isla markaana ay wakhtigii loogu tala-galay ay ku dhamaato.. Waxa kale oo uu xusay haddii ay hawshu intaa ku dhamaanweydo inay Xubnahooda oo isku dhan inay goob-joog ka ahaan-doonan oo ay Xasaasiyadii iyo waxaasi sidaa noqon-maayaan ay halkaas kaga hadhi doonaan. “Anagu Waxaanu u joognaa inaan Sadexdayada Xisbi [KULMIYE, UCID iyo UDUB] qancino hawshu halka maalinba halka mareyso” ayuu yidhi Cumar isaga oo sharaxaad ka bixinayey Waxay sadexdooda Xubnood ee ka socday Xisbiyadu ay qabandoonaan. Mar la weydiiyey Su’aal ahayd, Waxay Axsaabta qaranku dhawaan ku heshiiyeen in Wakhti dheeraada lagu daro Doorashooyinka soo socda, Sababta dib loogu dhigayna labada Doorasho ee fooda inagu soo hayey ay tahay iyada oo aan Diwaan-gelintii la sameyn, mudadaasi aadku darteen ma laga gaadhsiin karaa inay dalka oo dhan ka dhacdo Diwaangelin? Waxa uu Ku Jawaabay Xirsi Xaaji Cali oo uu yidhi “ Wakhtiga diwaan-gelinta loogu tala-galay Haa, oo Waa laga gaadhsiin karaa, haddii laga gaadhsiin waayana waxa isaga imandoona Xisbiyada Qaranka iyo Komiishanka Doorashooyinka, Laakiin waa wakhtigii lagu sameeyey Daraasada ee inta badan laga fikiray ” “Kharashka loogu tala-galay hawshaa in lagu fuliyo waxa balanqaadyo ka jiraan deeq bixiyayaasha oo aanu kula kulanay haddii aanu nahay Komiishanka Adis ababa, waxaana Diyaar u ah oo door muhiima ka qaadanaysa Xukuummada Somaliland oo balanqaaday inay fuliso hawshan, iyada oo kaashanaysa Deeq-bixiyayaasha” ayuu ku jawaabay Xiris Xaaji Cali Xasan oo ka jawaabayey Su’al ahayd, Bal inay Guddidan Farsamo ee inay hayaan kharashkii iyo agabkii loogu tala-galay in hawshaa lagu fuliyo
-
haa kuwii hore wax ku dhcay mooji .... kulli way wada dalooshameen
-
hahahahahaha ............ casho waan kuu raaci karaa
-
you are getting everybody's nevers today except me Maybe you are too telling the truth or they are very hungry that they cannot take any comments looooool
-
maanta dadka maxaad uga wada xanaajinaysaa bal inaneey ??
-
As per the later survey done by me (well, i mean aniga) 90% want you to be back to this section.
-
no need for comments
-
Probably Friday ...........
-
Ghanima, i think you should find a cover veil for your face before Nomadique bring someone at your door. Just to say you'll never remove that
-
looooooooooooooooooooooooooooool@sheh ,, that was a nice read and funnyy
-
just switch off the lights and never go the face area whatsoever
-
wait wait ,,,, everything is on the way sxb.
-
Marriage is about love, not faces."
-
Saudi wants divorce after husband lifts her veil DUBAI (AlArabiya.net), 08 Oct. 2007-- A 50-year-old Saudi woman asked for divorce after her husband lifted her face veil while she was sleeping, local press reported. For 30 years, the wife said she never showed her face to her husband in conformity with the tradition of her native village near the south western Saudi city of Khamis Mushayt. "After all these years, he tries to commit such a big mistake," the wife told Saudi newspaper Al-Riyadh, after she left the house in total disbelief. She said the husband apologized and promised never to do it again. This is not the first case of husbands who have not seen their wives' faces in decades. In the past Al Arabiya has reported the case of Ali al-Qahtani, whose wife had been wearing the face veil for the entire ten years of their marrage. When he tried to take it off, she threatened to leave and only decided to stay after he swore never to try again. Hassan Al-Atibi threatened to marry another woman if his wife didn't show him her face. The woman nominated one of her friends who doesn't observe this tradition as a possible new wife for him, saying this would be better than her showing her face. And neither the husband or children of Om Rabea al-Gahdaray, 70, have ever seen her face. Al-Gahdaray says it is a family tradition, also followed by mother and sisters, which her husband accepted and never tried to change. When asked how she could have kids without her husband ever seeing her face, she replied: "Marriage is about love, not faces."
-
SDWO (Hargeisa 10/10/07) Wararka saaka laga helayo dhinaca gobolka Sool ayaa sheegaya in xalay fiidkii uu Axmed Cabdi Xaabsade oo ka soo baqoolay dhinacaa Garoowe uu soo gaadhay tuulada Oog. Sidoo kele raxan wasiiro ah ayaa iyaguna lagu soo waramayaa inay xalay saqdii dhexe ka ambabaxeen magaalada Hargeysa iyagoo u baqoolay dhinacay Oog oo la sheegayo inay kula kulmayaan Xaabsade. Wasiiradan ayaa la sheegayaa inay ka mid yihin wasiirka Cadaalada, Xidhiidhka golayaasha iyo Hawlaha guud. Ilaa hadda war rasmiya oo ku saabsan arinkaas oo ka soo baxay dhinaca xukuumadda Somaliland ma jiro mana cadda waxa ay wasiiradaasi kala hadli doonaan xaabsade oo hadda u muuqda inuu si rasmiya uga soo googoostay maamulka ******teeniya. Jaraa'idka magaalada Hargeysa ayaa maanta aad uga hadlayay arinkan inkasta oo aanay cidina sheegin cid ka mid ah masuuliyiinta Somaliland oo ay kala hadleen warkaas isaga ah Xaabsade ayaa hore uga talaabay Somaliland oo ku biiray Puntaland
-
I'm glad to see CL is back .......... welcome back sistah i thought you're dead but reporting that you're alive is valuable Now,, we need full story ,,,, XAGEED KU MAQNAYD ?
-
JT INTERVIEW: Voice of a Somali Christian from Somalia
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in General
Soo dhig gogosha ,,, ciddi garta qaadi lahaydna u yeedh ,, shaxdana bal soo deg -
JT INTERVIEW: Voice of a Somali Christian from Somalia
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in General
loooooooool@KK .... i can see it is really cute -
ha caytamin sxb .... it is just a news if you can't hadle it don't read it.
-
haa dee ,,, wax la wada arkayo maxaa baynu kaga daali ....
-
The origin and the chronology of GeediYey quarrel!
Jacaylbaro replied to xiinfaniin's topic in Politics
Uganda has sent diplomats to Somalia to help mediate a peace deal between the country's embattled transitional government and its opponents. As VOA correspondent Alisha Ryu reports from our East Africa Bureau in Nairobi, the diplomatic initiative is occurring amid Ugandan warnings that the country's 1,500 troops may withdraw from Somalia unless other nations contribute peacekeeping forces to help stabilize the country. An advisor to Ugandan President Yoweri Museveni, Aggrey Awori, tells VOA the president sent a three-person delegation to Somalia several days ago to spearhead efforts to reconcile the country's warring political factions. Awori says the delegation held extensive talks with the president of Somalia's Ethiopian-backed interim government, Abdullahi Yusuf. But the delegation has not met Islamists and other members of a recently-formed anti-government coalition, based in Asmara, Eritrea. "We are trying to broker peace between the transitional government and Islamists in Eritrea. So far, the response from both sides has been positive, although they are cautious and you can understand why they are being cautious," he said. VOA -
Latest from Laascaanood (just the headlines): Ahmed Abdi Xaabsade is in Oog village to meet several Somaliland ministers who left Hargeisa late last night there. He is expected to visit Hargeisa soon although some say he might go back to Buuhoodle and LA. Local Militia supported by bugland shot Garaad Jaamac Garaad Ali in Laascaanood. One of the Garaad's bodyguard died during the incident and another is wounded. Details and news links will follow soon IA ....
-
Taas ma war baa ka taaganba imika ?? Ninkaasi meesha xero uu iska leeyahay buu ka dhigtay but i know where MMA is coming from
-
Waar heedhaha ,,,, call me baanaale (you shouldn't insult me coz you lost the argument though) or call me what you want the truth has knocked the door. This is what i predicted and it is coming true ... Now tell me: why the bugland supported militia attached Garaad Jaamac Garaad Cali in his house ?? and u said all the garaads united shalay