Jacaylbaro

Nomads
  • Content Count

    44,142
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Jacaylbaro

  1. The TFG is formed by Zenawi ,,, and the Somali Reliberation is formed by Afwerqi ,, what is the difference ???
  2. Wariyaha Qarannews oo gaadhay Laascanood iyo Suxufiyiin kale Laascanood(QARAN)-Caawa fiidkii ayaan gaadhnay magaalda Laascanood xagaasi oo markii aanu galanay magaalada ay amnigayga la wareegeen ciidamda qaranka ee Somaliland oo markii ay noo aqoonsadeen in aanu ka socono saxafda Somaliland na geeyay meelo la noogu sii talo galay oo noqon doonta halka aanu ka daganahay magaalada oo ah Hotel-ka mid ah Hotelada magaalada. Waxa ilaa maanta magaalada ku sii qul qulaayay suxufiyiin kala duwan oo ka kala socday warbaahinta Somaliland kuwooda madax banaan iyo kuwa xukumadaba, waxa sidoo kale aanu caawa ogaanay in ay iyana magaalada ku soo fool leeyihiin wariyayaal kale oo qaarkood ay yihiin ajaanabi, oo ka socda saxaada caalmka, magaalada ayaa xasiloon xataa ma maqlaysid xabado iska dhacaaya oo lagu khal khal galinaayo amniga dhamaan ciidamdii magaalada maanta xooga ku qabsaday ayaa ka baxay isla markaasna waxa magaalda ilaalinaaya ciidamo gaar ah oo sugaaya amniga shicibka iyo madaxda Somaliland ee ku sugan gudaha magaalada Laascanood, ayaamaha soo socda waxa ay dhamaan saxaafda Somaliland idiin soo gudbin doonaan wararka gobolka Sool iyo xaga ay marayaan xaalada guud, anoo ka mid ah wariyayaasha booqday caawa laascanood kana socda shabakda QARANNEWS, waxa aan idiin soo gudbin doonaa wararka iyo xaalda guud anoo bari booqan doona jiida hore ee ay ku sugan yihiin ciidamda qaranka oo iyagu meel aad uga durugsan oo dhanka bari ah hada degan. La soco sawiarada iyo warbixinadaba bari iyo waxii ka danbeeya hadii Ilahay ogolaado Axmed Xuseen Saalax Qarannews Laascanood Somaliland
  3. No one is celebrating sxb ,,, dagaalka cid jecel ma jirto. Waxa keliya ee lagu faraxsan yahay waa inaan dad shicib ahi wax ku noqon. I'm personally sad that things went to this status ,,, but sometimes you don't have a choice.
  4. By Ramesh Mathew A VISITING member of parliament from Somaliland has appealed to Arab countries, in particular GCC states, to consider sending fact-finding missions to his African “country” to understand “ground realities” there. The parliamentarian, Nasir Nagi Ali, also requested GCC states to explore the possibility of opening diplomatic offices in Somaliland. This, he said, would help it gain membership of the African Union and ultimately the United Nations. Nagi Ali also sought GCC assistance for rebuilding infrastructure in Somaliland. He recalled that a number of EU members had made contributions for rebuilding roads and Berbera port. “However, due to the lack of recognition as a separate country, the economy could not grow the way we had expected at the proclamation of independence,” he said. Nagi Ali was speaking to Gulf Times on Thursday. He is a member of Ucid, one of the three parties represented in parliament. Somaliland, once colonised by the British, possessed virtually every characteristic considered essential for recognition as a country, he said. The parliamentarian said Somaliland regained its freedom after a national reconciliation conference in Burao in 1991 that was attended by all Somaliland clans, intellectuals, politicians, and prominent diaspora figures. After the proclamation of “independence” in 1991 from mainland Somalia, Somaliland had approved its constitution in 2000 and conducted municipal elections in 2002. “Ours is a country where there is a proper system of administration and the law of the land is supreme. We have a government, ministers, president, flag, supreme court, own currency, written constitution, bicameral legislature, defence forces, police, and an election commission.” Nagi Ali said a large number of Somalis living in Qatar are from Somaliland. He planned to meet some ministers and members of the Shura Council to convince them of Somaliland’s real status, he said. Source Doha Time
  5. Why go to Garowe ?? ,,,, that will be an aggression unless it is necessary. Just to the border ,, not more.
  6. No one is celebrating sxb ,,, LA moved from a clan city to a national status. A great and historic decision from Garaad Jaamac and the people of LA. Everybody will be a true Somalilandner very soon IA ..... UDUB, UCID and KULMIYE will have their offices and supporters in the city perhabs next week if not before. Development programs will be implemented and people will enjoy the governance.
  7. what happened to that picture Dabshid ,,, i can't see it ? looooooooool@king ................ murderer laziegirl, i knew we've been always friends ... but KK amaan ha kaa hesho
  8. waar reer burco ii daaya ,,,, gabadh baan ka jeclaaday 17yrs ka hor. Still meel ay jirto ma aqaano waanu is waynay
  9. Laascaanood is not under attack anymore ...... ppl are free now.
  10. Wasiirka Gaashaandhigga Somaliland oo ka warbixiyey khasaaraha dagaalkii maanta ka dhacay agagaarka Laascaanood Hargeysa (Somaliland.org) – Wasiirka Difaaca Somaliland, mudane Cabdillaahi Cali Ibraahim ayaa sheegay in dagaalkii saaka Laascaanood iyo hareeraheeda ka dhacay ciidamada Somaliland ay khasaare ballaadhan u geysteen ciidamada Puntland, ka sokow qabsashada magaalada Laascaanood. Wasiirka Gaashaandhigga oo galabta u warramay Radio Horyaal, waxa uu sheegay in ciidanka Somaliland inta la hubo ay dagaalkaa maanta ka qabteen ciidanka Puntland Puntland 56 maxaabiis ah iyo 13 gaadhi oo Tikniko ah. Waxana uu intaas ku daray in uu jiro khasaare dhimasho iyo dhaawac leh loo geystey ciidanka Puntland, kaas oo uu sheegay in aanay tiro sugan ka hayn, balse, ay ogyihiin in dhaawac badan ay qaateen oo ay ula carareen dhinaca Garoowe. Wasiirka, mudane Cabdillaahi Cali Ibraahim waxa uu sheegay in khasaaraha dagaalkaas ka soo gaadhey Somaliland uu yahay mid kooban, waxana uu carrabka ku dhuftay inay ku dhaawacmeen 9 askari, wax dhimasho ahina aanay jirin. Ma jiraan warar madax bannaan oo ku saabsan khasaaraha ciidanka Somaliland ka soo gaadhey dagaalkaas. Warar laga helay ilo ku dhowdhow saraakiisha ciidanka Somaliland ee jiidda horena waxay sheegayaan in ciidanka Somaliland ay ka dhinteen Afar Askari. Wasiirku waxa uu sheegay in ciidanka Somaliland ay magaalada ka deggan yihiin labada dhinac. Ilaa 28 ka mid ah Maxaabiista ciidamada Somaliland ayaa galabta iyo caawa fiidkii la soo gaadhsiiyey magaalada Burco, halkaas oo hore loogu hayey 17 maxbuus oo horraantii bishan lagu soo qabtay dagaal ka dhacday duleedka Laascaanood.
  11. looooool@thamanan qaliilaa Dont worry sxb ,,,,,
  12. Come on sxbyall, lets give SL big props bravo SL, clap clap..... at least in somali clanish context this is a victory enjoy it tsk tsk tsk ......Call them stubborn, a cult or what have you, but they are a ppl united on one goal: independence. And that ladies and gentlemen deserves respect, hate it or love it. Well put ..... let's hope for the best.
  13. It's over saaxiibayaal ,, no need to repeat the same tune we hear everyday .... there will be no more war ,,,, reer LA are now busy creating their own administration. There will be a police and secure the region, there will be traffic lights in the city, hospitals will be rehabilitated, and soon there will be schools and universities, something they've been missing many years. I'm glad no civilians were hurted ,,,,, let's not call more bloodshed in the region.
  14. No the tfg is not dying that soon .... things are changing. First, there is no need of puntland's existance and it will be fully part of Somalia. Second, a new face will be created by throwing Geedi and bringing a new individual that can attract a lot of Asmara group supporters. Third, Ethiopia will pull out not very soon though, more african troops and Arabs are coming to fill the gap. Finally, there will be only SOMALILAND and SOMALIA .....
  15. Gudoomiyaha G. Sool ee Somaliland Iyo Taliyaha Booliska Oo Dadka reer Laas-caanood kala hadlay Kheyriyada iyo Maamulkii Puntland Oo Garoowe Gaadhay hadhwanaag 2007-10-15 (Hadhwanaagnews) Laas-caanood(HWN) Gudoomiyaha Gobolka Sool ee Soamaliland Md. Cali Sandule ayaa maanta dadweynaha kala hadlay fagaaraha kheyriyada ee Magaalada laas-caanood. Kadib markii ay saaka ay ciidamada Somaliland dagaal ay kaga adkaadeen ay kula wareegeen Gacan ku ahaynta Magaalada. Md. Cali Sandule ayaa waxa uu ugu baaqay dadweynaha ku dhaqan Gobolka Sool in ay ilaaliyaan nabadgelyada, isla markaasna ay dhawraan amniga Magaalada . Sidoo kale waxa isna halkaasi kala hadlay Taliyaha Booliska ee Gobolka Sool Xuseen Taarwaaale waxa uu sheegay isaga oo la hadlayey dadweynihii halkaasi iskugu yimi in aanay dib danbe aanay u dhici doonin kooto laydinku haysto oo ay dadku ku noolaan doonaan horumar iyo bashbash barwaaqo . Xaalada guud ee Magaalada Laascaanood ayaa Galabta degen iyada oo ay Magaalada dhaafeen Ciidamada Somaliland qiyaasti ilaa 15 kilo meter dhinaca Bari Dhinaca kale, sida ay sheegayaan Wararkii ugu danbeyey ee naga soo gaadhaya Magaalada Laas-caanood inay Maamulkii ******teeniya ay u firxadkii gaadheen Magaalada Garoowe
  16. Gudoomiyaha Xisbiga UCID Oo Dhambaal Taageero Ah U Diray Shacbiga Laascaanood Iyo Ciidamada Qaranka Hargeysa (Qaran)- Gudoomiyaha Xisbiga mucaaridka ah,ee UCID Eng- Faysal Cali Waraabe,ayaa galabta warsaxaafadeed uu soo saaray,ku sheegay inuu taageersan yahay,talaabada Ciidamada Qaranku ay ku gacan siiyeen dadweynaha ku dhaqan Magaalada Laascaanood ee gobolka sool,oo uu xusay inay ka gil-gigisheen dulmigii ciidamada Puntland ku hayeen. Xisbiga Cadaalada iyo Daryeelka (UCID) wuxuu taageero buuxda siinayaa shacbiga reer laascaanood ee ka gigishay dulmigii ay ku hayeen ciidamada ka amar qaata maamulka Cabdilaahi Yusuf iyo Mileeshyada Majarteenaya isla markaas waxaan hambalyo u diraynaa geesiyada ciidanka Qaranka Somaliland ee gacanta ka siiyay Reer laascaanood si ay iskaga xureeyaan cadadiskii iyo dulmigii ay ku hayeen mileeshyada majarteenya. Gudoomiyaha UCID,war-murtiyeedkaasi,waxa kale oo uu ku bogaadiyay guushii ciidamada Qaranku,ay ka soo hooyeen dagaalkii manta,waxana uu daboolka ka qaaday in ay xisbi ahaan hiil iyo hooba ay la garab joogaan,shacbiga Gobolka Sool,ee iska difaacaya Maleeshiyada ka amar-qaata Madaxweynaha Impegati Cabdilaahi Yuusuf Axmed,waxana Qoraalkaasi u qornaa sidan:- Xisbiga UCID iyo shacbi-weynaha Somaliland waxay oo dhaweenayaan xoreynta laascaanood iyo ku soo dabaalista amniga magaalada oo wax weyn ka taraysa horumarinta iyo midnimada Somaliland. Xisbi ahaan waxaan xukuumada ugu baaqaynaa in fidinta maamulka lagaadhsiiyo xuduuda; gargaar degdeg ahana la gaadhsiiyo dadweynaha, kala dambeyntiina iyo sharcigana lagu soo dabaalo iyadoo la adeegsanayo dadka deegaanka. Dad-weynaha Reer Somaliland gudu iyo dibadba waxaan ka codsanaynaa in gargaar hiil iyo hooba ah loo fidiyo shacbiga reer laascaanood iyo ciidamada Qaranka Somaliland. Xukuumada iyo xisbiyda Qaranku inay sameeyaan abaabul, wacyigelin iyo abuuris guddi Qaran oo taakuleeneed
  17. Ciidamada qaranka Somaliland oo la dajiyay meel u dhaxaysa Laascanood iyo Garoowe Kuna sii jeeda xadka Badha Somaliland iyo Somaliya Oog(QARANNEWS)-Waxa saaka ay ciidamada Puntland ee ku sugnaa gobolka Sool ay saaka subaxdii hore ku soo qaadeen laba weerar oo aad u cuslaa ciidamda qaranka ee fadhiisinkoodu uu ahaa meel aan ka fogayn duleedka magaalada Laascanood waxa sidoo kale ay weerar kadiso ah ku qaadeen guriga uu deganaa Axmed Cabdi Xaabsade,ee magaalda Laascanood, halkaasi oo uu kaga bad baaday in ay dilaan ama ay gacana ku dhigaan. Intaasi ka dib ciidamda qaranka Somaliland oo ay is difaacid ku sameeyay ciidamadaasi ku soo duulay isla markaasina jabiyay, ciidamada qaranku waxa ay gacanta ku dhigeen baabuur Tikniko ah oo kor u dhafaaya 15 baabuur iyo ciidamo badan oo maxaabiis ah oo lagu qiyaasya 80 maxxbuus, oo ay ku jiraan saraakiishii ciidamada Puntland sidoo kale waxa gacanta lagu dhigay hub aad u faro badan siiba Rasaasta iyo qoryaha laga furtay waa bilaa xad, waxa u badan qoryaha BKM-ka, sidoo kale maydadka ay ciidamda Somaliland ay ururiyeen ee ah kuwa Puntland waxa ay ilaa hada sheegeen in ay tiriyeen 60 askari oo mayd ah oo ah kuwa Puntland ah. Ciidmada Somaliland ayaa 19 Km, dhanka bari ka dhaafay magaalada Laascanood ee caasimda gobolka Sool ciidamadaasi oo halkaasi looga sameeyay saldhigyo cusub oo hor leh xaga ciidamdii ka soo jeeday gobolka Soolna ay magaalada Laascanood si buuxda gacanta iyaga ugu gashay mana jiro askari kale oo u dhashay gobolada kale ee Somaliland oo hada ku dhex sugan ama galay magaalada Laascanood marka laga reebo ciidamda Somaliland ee u dhashay Laascanood kuwaasi oo hada si buuxda magaalda gacanta ugu haya isla markaasina uu xiligani uu calanka Somaliland uu dul babanaayo magaalada Laascanood gudaheeda iyo hareeraheedaba. Dhamaan wadooyinka soo gala magaalda Laascanood waxa si buuxda u ilalinaaya ciidamda Somaliland ee u dhashay isla deegaankaasi, dhanka kalana dagaaladii ka dhacay magaalada Laascanood gudaheeda saaka ayaan la soo sheegin khasaaraha dhabta ah ee halkaasi ka dhashay lamana garan karo xiligani inta uu khasarahu uu leegyahay iyada oo ay iskaga yaaceen xagaasi ciidamadii raacsanaa maamul goboleedka Puntland. Cali Sandule, gudoomiyaha gobolka Sool, SOMALILAND Dhanka kalena gudoomiyaha gobolka Sool ayaa noo xaqiijiyay in ay iyaga magaalada Laascanood ay gacanta ugu jirto isla markaasna ay sugantahay magaalda Laascanood dhankastaba gudoomiyaha oo isagu ku sugan magaalada Laascanood ayaa ku nuux nuuxsaday in ay sugi doonaan amaanka magaalda isla markaasna ay waxwaliba ay u socon doonaan sidii caadiga ahayd oo ay xukumada Somaliland hada ku sii socoto sidii ay u soo xidhi lahayd sugida xuduuda ay la wadaagto Somaliya, gudoomiyuhu waxa uu sheegay in ayana Somaliya ku duulaynin hase ahaatee ay xasilinyaan Somalilnad degmooyin ka mid ah taasna ay xaq u leeyihiin, mana jirto ayuu yidhi gudoomiyuhu wax cabsi ah iyo colaad kale oo hada laga war war qabaa waxa lagu dhaqaaqayaa sidii gobolka loo gaadhsiin lahaa gobolada kale ee dalka oo uu aad uga hooseeyo dhankastaba taas oo dib u dhiciisa ay ka masuul ahaayeen ciidamda iyo maamulka Puntland
  18. Somaliland Defence Forces advance beyond Laas Canood Laas Canood(Qaran)-The Somaliland Defence Forces have taken position on the eastern side of Sool region. This situation arose today as Somaliland Defence Forces repelled an ill-conceived and poorly executed attack by the milita from Puntland. The aim of the Puntland militia was to ostensibly captured or kill Axmed Cabdi Xaabsade, a former member of the Puntland administration and a Laas Canood native. This attempted assassination has failed. However, the Somaliland Defence Forces were able to thwart this advance by the Puntland militia, which led to the attackers fleeing the area, and leaving behind a substantial amount of arms and prisoners. Reports coming from Laas Canood have confirmed that the Somaliland Defence Forces are in control of all of Laas Canood, as well as all the main access points into the town. These reports further verify that the Somaliland Defence Forces are currently position on the road between Laas Canood and Garoowe. In a further development from this morning events in Laas Canood, three officers and eighty prisoners from the Puntland militia captured in the fighting in Laas Canood are presently being processed at the town of Oog, whilst several unconfirmed reports suggest that most of these prisoners have been moved west to the city of Burco and beyond. Among the hardware captured from the Puntland militia are at least fifteen armoured vehicles, known locally as Teknikos, an ABM barrage and countless other small arms and ammunition's. There has been no official confirmation of casualties from either side. Qarannews's reports are currently in Laas Canood along with news groups from both Somaliland and abroad, and Qarannews will be update the situation in Laas Canood as it develops.
  19. Breakaway Somali republic advances into Somalia BOSASSO, Somalia, Oct 15 (Reuters) - Troops from the breakaway Somali republic of Somaliland on Monday seized a village inside a rival region loyal to the interim Somali president, killing at least 10 people, witnesses said. Somaliland, which broke off from Somalia when civil war erupted in 1991 and has governed itself since, ran troops from the neighbouring Puntland region out of the village of Las Anod and had threatened to move further east into Puntland. "Ten dead people are lying in the streets of Las Anod," radio operator Mohamed Abdullahi told Reuters from the village which had until Monday been under Puntland's control since 2002. Puntland, a semi-autonomous province, is allied to the fractious transitional federal government that is struggling to impose central rule over the Horn of Africa nation. "Somaliland troops have captured the entire village and 100 Puntland troops. Somaliland has warned that if Puntland troops try to come back, they would not mind going deep into Puntland territory," a security official who tracks Somalia said. The latest battle between the rival regions further complicates the fortunes of President Abdullahi Yusuf, who was president of his native Puntland before his election to national office in late 2004. Somaliland's leaders detest Yusuf, a former warlord who invaded their capital Hargeisa in the late 1990s, and have refused to join his government -- now mired in a persistent insurgency and political split that has paralysed it. Puntland and Somaliland for years have fought over their border, which was made when Britain took Somaliland as its colony and Italy the rest of what is now modern-day Somalia. There were conflicting reports on whether Somaliland troops had advanced further into Puntland toward its capital Garowe, about 90 km (56 miles) to the east. Somaliland's Defence Minister Abdillahi Ali told reporters that Somaliland troops had control of the checkpoint on the road to Garowe. A diplomat that tracks Somalia from Nairobi told Reuters Somaliland had advanced 25 km east of Las Anod. Puntland officials had no comment except to say Puntland President Adde Muse was flying back to Garowe from Djibouti. Puntland's military strength has waned since Yusuf took many of its militias for security since returning to Somalia in 2005. Somaliland argues it should be given its own sovereignty since it has held democratic elections and done what most of the rest of Somalia has not since 1991 -- provide stability and relative security. (Additional reporting by Bryson Hull in Nairobi and Husein Ali Noor in Hargeisa)
  20. weligeedba way taalay ,,, that is why we left long time ago
  21. loooooooooooooool KK ,,,,,, i can't stay away from that place ,, come on ,, you know me Dabshid ,,,, wanna bring someone ?? ,,, yeah it can fit, don't worry
  22. bank account is all what matters these days i guess death and life yaa dan ka lehba
  23. 3 dii kele ayaaba loo taag la' yahay waabase mid hor leh looooooool@north ,,,,,,,,,,, you can vote 10 times online too .... u just need to hire a hacker
  24. I agree with Duke here ,,,,, Let's give the clan names a break and humans do mistakes ,, if MMA did a mistake (which is the case here) then it is good for him to appoligize and edit his post. And we shouldn't take that opportunity of someone committed a mistake to ruin his intire life coz one single mistake he has done. I don't think MMA will insist such mistakes ,,, we are humans qof walibana wuu dambaabaa waana laga soo noqdaa simply. Laakiin waxaan arkaa inay bahashu aad inooola fogaatay ee bal ragow ha la is qabto waxoogaa