Jacaylbaro

Nomads
  • Content Count

    44,142
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Jacaylbaro

  1. Shir Lagu Lafaguray Arimaha Gobolka Sool hadhwanaag 2007-10-16 (Hadhwanaagnews) Hargeysa(HWN)- Shirkii Golaha Wasiirada Jamhuuriyada Somaliland ee ay maanta ku yeesheen Qasriga Madaxtooyada oo uu Shir-gudoominayey Madaxweynaha Somaliland Md. Daahir Rayaale Kaahin ayaa guud ahaanba lagu lafa-guray Wejiga Cusub ee ka hilaacay Magaalo Madaxda Gobolka Sool ee Laas-caanood,ee ay ka taliyaan gacan ku haynta Magaalada Maamulka Xukuummada Somaliland. Sida waxa shabaka Wararka ee Hadhwanaagnews.com u Xaqiijiyey warar ku dhow dhow Golaha Wasiirada. Sida ay tibaaxayaan Warar lagu kalsoon yahay oo u dhuun-daloola Shirkii Golaha Wasiirada ee maanta ku qabsoomay xarunta Madaxtooyada ayaa la sheegay inuu Madaxweyne Rayaale amar ku siiyey Inay Wasiirada iyo Xildhibaanada dhalasho ahaan ka soo jeeda Gobolka Sool [***********] ay tagaan Magaalada Laas-caanood, si ay uga qeybqaataan qabyo tirka Maamulka Somaliland ee la wareegay shalay gacan ku haynta Magaalada Laas-caanood ee Gobolka SOOl, Isla markaana Xaalada Kacsan ee Magaalada u dejin lahaayeen. Waxaanu warku intaa ku daray inuu Madaxweyuhu ku wargeliyey Golaha Wasiiarada inay ku Guuleysteen Dagaalkii ay la galeen Ciidamada Maamulka ******teeniya oo ay Maamulka Magaalada Laascaanood gacanta ku hayaan Ciidamada Somaliland iyo Maamulkii Gobolkoodi ay Xukuumadu u igmatay Madaxweyne Rayaale waxa kale oo la sheegay inuu Shirkaasi ka cadeeyey inay khasaare baladhaan, ay Ciidamada Somaliland u geysteen Maleeshiyo beeleedkii ******teeniya oo ay maxaabiis dhan ka qabteen 35 Maxbuus iyo Dhow iyo toban Baabuur oo ay ka qabsadeen, isla markaana ay u geysteen khasaare balaadhan oo dhimasho iyo Dhaawac-ba leh . Md. Rayaale waxa uu ugu bushaareeyey Golihiisa Wasiirada inay Ciidamada Somaliland ay ka shisheeyaan, Magaalada Laas-caanood qiyaas ahaan 37 Km, waxaanu intaa ku daray in loo baahan yahay in loo hawlgalo sidii loo adkeyn lahaa Guusha ay soo hooyeen Ciidamada Somaliland oo taakuleyn, Xoojin Ciidameed iyo Saadba loola gaadhi lahaa Ciidamada iyo dadka ku nool Gudaha Magaalada Laas-caanood oo loo wacyigelin lahaa. Waxa kale oo uu Warku intaa ku daray Sidii arrimihii Maamulka Wax looga qaban lahaa, isla markaana wuxuu Madaxweynuhu hawl-geliyey Guddi Dhaqaaleed iyo Siyaasadeed oo dhawaan la magacaabay sidii ay arrimaha Gobolka Sool ugu hawl-geli lahayd wax ka qabashadooda. “Guusha Waxa lagu ilaaliyaa Cabsi” ayuu ka sheegay Madaxweyne Rayaale Shirkii Golaha Wasiirada, taas oo uu Madaxweynuhu uga jeeday isaga oo la hadlayey Ciidamada Jiida hore gacanta ku haya Maamulka Magaalada Inaanay isku dhigan Cadowga, iyo weliba sidii Maamulka Xukuumada Somaliland loogu fidin lahaa aagaasi. Sidoo kale waxay la sheegay in Shirkaa Golaha Wasiirada lagu bililiqeystay aqalkii Xabsaade ee ku yaalay Garoowe. Dhinaca kale, Hormadii ugu horeysay Wefti uu hogaaminayo Wasiirka Isgaadhsiinta Somaliland Liibaan Ducaale Caseyr ayaa maanta u anbabaxay Magaalada Laas-caanood ee Gobolka Sool, kaas oo ka koobnaa Wasiiro iyo Xildhibaanada ka soo jeeda dhalasho ahaan Gobolka Sool [Dhul-bahante], oo uu Madaxweyne Rayaale maanta ka dalbaday inay tagaan Magaalada Laas-caanood si ay kaalin wax ku ool ah, uga qaataan Xoojinta Maamulka Somaliland ee gacanta ku haynta Magaalada iyo si ay u dejiyaan Xaalada meesha ka jirta, halka kuwa kalena la filayo inay beri si degdega u tagaan. Sida waxa shabakada Wararka ee Hadhwanaagnews.com u Xaqiijiyey Wareysi ay la yeelatay Caawa niskii danbe Gudoomiyaha arrimaha Bulshada ee Golaha Guurtida Cabdiqaadir Maxamed Xasan [indho- indho] oo ka mid ah Weftigaasi. Mar aanu weydiinay Gudoomiyaha u jeedada ugu weyn ee ay u tagayaan Weftigoodu Magaalada Laas-caanood, iyo waxay ku soo kordhin karaan Wakhtigan Xaaladan ka taagan Gudaha Laas-caanood waxa uu yidhi “ Waxa ugu weyn ee aanu u tagaynaa waxa weeyaan sidii aanu u jedin lahayn Xaalada meesha ka taagan iyo dhameystirka Maamulka Dawlada Somaliland ee gacanta ku haya magaalada” Gudoomiye Cabdiqaadir Maxamed Xasan waxa kale oo uu Wareysigiisa ku sheegay inaanay jirin Wakhti u cayiman oo ay joogidoonaan Magaalada, balse ay joogidoonaan inta ay hawshaasi sidii loogu talagalay ay ku dhameynayaan Waxaay Weftiga Magacyadoodu kala ahaayeen sidan: Wasiirka Boostada iyo Isgaadhsiinta Liibaan Ducaale Casayr Gudoomiye Wasiirka Deegaanka Fu’aad Aadan Cadde. Wasiirka Cadaalada Axmed Xasan Cali Casoowe. Wasiiru Dawlaha Waxbarashada Maxamuud Garaad Maxamed. Xildibaan Cali Cumar Axmed Xildhibaano Saleebaan Yuusuf Cali Koore. Xildhibaan Siciid Xaaji Af-weyne. Xildhibaan Dhakool Xildhibaan Cawil Cabdilaahi Caydiid. Mustafe Cabdi Maxamed [Mustafe-Janaale] Reporter Hadhwanaagnews.com/Hargeysa
  2. Taliyihii Daraawiishta Puntland oo Xilka Laga Qaaday Garoowe (Jam/W.Wararka)- Warar aan si rasmi ah loo shaacin oo aannu ka soo xiganay shabakadaha wararka qaarkood, ayaa sheegay in Madaxweynaha Maamul-goboleedka Garoowe uu xilkii ka xayuubiyey Taliyaha Ciidammada Daraawiishta Puntland Col. Cabdisamad Cali Shire. Sida wararku sheegeen xil-ka-qaadista taliyaha ayaa timi kadib markii qaar ka mid ah wasiirrada Puntland ee Laascaanood ku sugnaa dagaalka ka hor ay ku eedeeyeen Cabdisamad Cali Shire in uu si xun u maamulay dagaalkii ay Puntland la gashay maamulka Somaliland, kaas oo ciidamada Somaliland oo ay taageerayaan qaar ka mid ah beelaha degaanku kula wareegeen magaalada Laascaanood. Warkan oo aan weli si rasmi ah uga soo bixin Dawlad-goboleedka Puntland ayaa hadda si weyn laysula dhexmarayaa magaalada xarunta ah ee Garoowe oo uu ka socdo abaabul dagaal oo aad xoog badan. Geesta kale, waxa jira abaabul ciidamo-beeleedyo ay wadaan dhamaan beelaha gobollada Nugaal, Bari iyo Mudug, kaas oo yimi kadib markii isimada degaanadaasi ay walaac xooggan ka muujiyeen isku hallaynta xukuumadda uu gadhwadeenka ka yahay Cadde Muuse. Dhinaca kale, Cadde Muuse ayaa ku dhawaaqay dagaal culus oo uu ku qaadi doono ciidammada Somaliland ee la wareegay Laascaanood, isla markaana aanay sinaba suurtogal u noqon doonin in calanka Somaliland laga taago ciidaa magaalada Laascaanood. Jamhuuriya Online
  3. But SL could be seen as the better of the two monkeys End of story .......... Now let's work together to avoid more bloodshed in the region.
  4. Jamhuuriya Reporter in the road between Lasanod and Garowe Documents found with a Captured High-Ranked Officer Some Somaliland Military Personnel Somaliland Army
  5. Suxufiyiin ka Tirsan Jamhuuriya iyo HCTV oo Booqday Fadhiisimada Jiidda Hore iyo Gudaha Laascaanood Laascaanood (Jam)- Subaxnimadii hore shalay ayaa koox suxufiyiin ah oo ka socota saxaafadda Somaliland, gaar ahaan Jamhuuriya, TV-ga madaxabannaaan ee Hargeysa Cable TV, TV Qaranka iyo shabakadda Togdheernews, ayay u socdaaleen dhanka magaalada Laacaanood. Suxufiyiintan oo uu horkacayay Taliyaha Ciidanka jiidda hore Maxamed Cabdi Aadan (Dhancadde), La-taliyaha Madaxweynaha ee dhinaca Gaashandhigga Cabdisamad Xaaji Cabdillaahi iyo saraakil kale oo ka tirsan Ciidanka Qaranka, ayaa intii ay booqashada xaqiiqo-raadinta ku gudo jireen waxa ay ku soo wareejisay fadhiisimada iyo goobaha ay deggan yihiin guutooyinka ciidanka qaranka ee ku sugan jiiddahaasi, waxaanay sharraxaad iyo warbixino kaga dhegaysanayeen ka bixiyeen habkii duullaanka ay ku soo qaadeen ciidanka Puntland iyo fadhiisimadii laga soo weeraray. Abbaanduullaha Guutada Gurmadka Ismaaciil Xasan Mataan oo ah guutada dagaalka culus ku bilaabmay, ayaa isaga oo ka warbixinayey xaaladdii dagaalka waxa uu yidhi; “Hiirti waa bari ee maalintii Isniintii ayaa weerar nagu soo qaadeen ciidanka Puntland, kuwaas oo ahaa ciidan xooggan oo watay 27 tikniko ah iyo kuwa lugta oo tiro badan, balse ciidankayagu uu iska difaacay, kadibna jab iyo khasaare u geystay ciidankii soo duulay, isla markaana waxaannu ka qabsanay gaadiid iyo maxabiisba.” Waxa uu intaa ku daray in ciidanka soo weeraray ay ka yimaaddeen dhanka Puntald, kuwaas oo ahaa ciidanka badda. “Waxaan halkan idiinku soo bandhigay ducometigii iyo waraaqihii uu lahaa Taliyaha hoggaaminayay ciidanka weerarka ahaa oo lagu magacaabo Gaashanle/sare Warsame Cismaan Maxamuud oo aannu qabanay isaga iyo dukemantigiisiiba,” ayuu yidhi Abbaanduulaha Gurmadku. Waxa kale oo masuuliyiintasi soo mariyeen saxaafadda guutooyin kale oo taliyeyaashoodu suxufiyiinta uga warbixiyeen sidii daagalku u dhacay iyo kaalintii ay ka qaateen. Inta kadib waaxannu cagta saarnay waddada tagta Laascaanood, waxaanuna gaadhnay kanataroolka laga galo magaalada, halkaas oo ay deggen tahay Guutada 17aad ee Ciidanka Qaranka oo uu madax ka yahay Maxamed Iiman, waxaanay ku hawlanaayeen baadhista gaadiidka ka baxaya magaalada iyo kuwa galaya gudaha, kadibna waxaanu u sii dhaafnay gudaha Laascaanood, waxaanuna gaadhnay xarunta Maamulka Gobolka oo ku sugnaa Guddoomiyaha Sool Cali Sandule iyo Taliyaha Saldhigga Booliska Xuseen Taarwale, kuwaas oo ka warbixiyay xaaladda Laascaanood, iyagoo sheegay inay ku hawlan yihiin dajinta iyo adkaynta nabada, inkasta oo ay xilligaas Laascaanood kooxo dumar iyo carruur ah taayirro ku gubayeen jidadka magaalada, rabshadahaas oo socday muddo gaaban. Kadibna iyada oo masuuliyiinta ciidanka na horkacayaan, waxaannu u gudubnay dhinaca jidka magaalada Garoowe uga baxa si ay noo soo tusaan in ciidamada qaranku fadhiisimo ka samaysteen jidka isku xidha Garoowe iyo Laacaanood, daqiiqado kadibna waxaannu gaadhnay halkii ciidanku ku sugnaa oo 10km u jirta magaalada, iyaga oo noo sheegay masuuliyiintu in ay ciidanka u rareen halkay markii hore ku tageen weerarkii hore. Taliyaha Ciidanka jiidda hore Maxamed Cabdi Aadan (Dhancadde) oo isaguna suxufiyiinta u warramayey ayaa sheegay in dagaalkaasi ahaa mid aad u culus, lana soo qorsheeyay, isla markaana guutooyinka ciidanka qaranka ay xabbaddu mar ku wada bilaabantay, haseyeeshe ciidamada Qaranku oo iyagu ah kuwo waayo-aragnimo dagaal leh ayaa muddo gaaban ku jabiyay weerarkii ciidamada Puntland. “Waxaannu ka qabanay 12 baabuur, 35 maxaabiis ah iyo hub badan oo ah hubka fudud oo ay ka mid yihiin boobayaasha culus.” Waxa taliyuhu maamulka Puntland ugu baaqay inay ka waantoobaan oo ay joojiyaan weerarka iyo colaadda gardarrada ah iyo dhulka aanay lahayn ee ay ku dagaallamayaan. Waxaannu annagu mar kasta diyaar u nahay inaanu nabad iyo daris-wanaag ahaanno, balse haddii wadahadal iyo siyaasad lagu dhammayn waayo waxaan ku soo afjari doona dagaal.” Sidoo kale Taliyaha Ciidanka Qaranka Somaliland Nuux Ismaaciil Taani, ayaa isaguna tan iyo intii ay xiisadda dagaal aloosnayd ku sugnaa Gobolka Sool. Kooxdan suxufiyiinta ah oo socdaaalkodu ahaa ogaanshaha iyo xaqiijinta xaaladda dhabta ah ee Laacaanood, waxa kale oo ay magaalada kula kulmeen qaar ka mid ah dadweynaha oo ay weydiiyen aragtidooda iyo waxay qabaan, waxaanay qaar ka mid ah dadkaas oo dareenkooda cabbiriyey yidhaahdeen; “Waxaannu ka cabsi qabnay in dagaalka u dhexeeya labada ciidan inuu noqdo mid ay ku dagaallamaan magaalada dhexdeeda, balse taas waannu ka badbaadnay ciidamada Somaliland, waxaanuna ugu mahadnaqaynaa sida ay u ilaaliyeen Laascaanood iyo dadkeediiba oo ay debedda u joogaan.” Intii aanu ku jirnay safarka ee aannu ku sugnayn Laacaanood waxa naloo sheegay in cududdii ciidan ee Puntland ee ku sugnayd goobaha Laacaanood aanay hadda haba yaraate waxba ka joogin, kadib markii lagu jabiyay dagaal maalintii Isniintii dhexmaray labada ciidan. Sidoo kale waxa gudaha Laacaanood aad ku arkaysaa goobo badan oo uu sudhan yahay calanka Somaliland. Si kastaba ha ahaatee, waxa degankaas ka muuqday mid ciidammada Qaranka Somaliland ay gaadheen guul dhinaca millatariga ah, haseyeeshee waxa meesha ka maqnayd si weyn looga dareemayay kaalintii siyasadeed ee barbar socon lahayd hawlgalkaas ciidanka. Ciidanka Qaranka ayaan iyagu ku jirin gudaha Laacaanood oo iyagu fadhiya dhammaan daafaha magaalada, marka laga reebo ciidanka deeganka oo uu horkacayo Abbaandullaha Ciidanka Qaranka Ibraahim Caydiid Dhabdhable oo iyagu ku sugan gudaha magaalada Laacaanood. Waxa kale oo isna duleedka Laacaanood kula kulmeen kooxda suxufiyiinta ah Axmed Cabdi Xaabsade oo isagu hormuud ka ahaa kacdoonkii dhawaan ka dhacay Gobolka Sool ee lagaga soo horjeeday joogitaanka ciidanka Puntland. Waraysi ay suxufiyiintu la yeesheen Xaabsade waxa uu ku caddeeyay inuu yahay nin Somaliland ah, haseyeeshee uu doonayo in la yeesho sharci iyo nidaam dadka ka wada dhexeeya oo aannu qofna ka sarrayn. Waxa kale oo Xaabsade waraysigaas ku sheegay in uu diyaar u yahay inuu isku soo sharraxo tartanka Madaxweynenimada Somaliland. "Waxaan doonayaa inaan noqdo Madaxweynaha Somaliland.” Isaga oo Xaabsade ka jawaabayey su’aal ahayd in Xaabsade siyaasaddiisu tahay mid aan fadhiyin oo kolba gees u booddo, waxa uu yidhi; “Ma ah sidaas ee waxaan ahay nin wuxuu diido aan qarsan.” Waxa uu hadalkiisa ku soo gebogebeeyay, "Waxaan ahaa nin markasta doonaya horumarka iyo wanaagga Somaliland, markii horena waxaan kaga cadhooday khilaaf na soo kala dhexgalay aniga [Xaabsade] iyo Marxuum Cigaal." Intii aannu maraynay jiidda Gobolka Sool waxay ahayd dhul barwaaqo ah oo ay daaqayaan xoolo badan oo isugu jira geel iyo adhi, kuwaas oo naloo sheegay inay ku soo hayaameen reer-guuraa fara badan oo ka kala yimi gobollada Togdheer iyo Sanaag, inkasta oo tuulooyinka ku yaal jidka laamiga ay ahaayeen kuwo si weyn looga dareemayey dhiilada colaadeed ee ka jiray degaankaas. Galinkii danbe ee shalay ayaanu dib uga soo laabanay magaalada Burco oo aannu markii hore ka kicitinay.
  6. Qabiil naming is not allowed in SOL sxb ,,,,, I'm glad inaad weli joogto ,,, i thought in maxaabiiska Burco la keenay aad ku jirto
  7. It will Insha Allah ,,,,,, Fatah, quote: Unless you can get a referendum you cant prove anything. Nobody can prove who the majority is with That is a relief ... i can see you've changed quote: I believe there is a silent majority who want Puntland nor Somaliland. whateva happened to REER LA WANT BUGLAND drum ?? quote: meaning they will be arrested or shot. Somali democracy in action. is that the only thing you can think of ?? ... dealing with them have many other meanings in Somaliland. Remember, we are not in Mogadishu sxb
  8. waad waalan tihiin Ok ,, waan iska hadlayaa ,,,,,,,,, loooool it's damn hot here today ,, but i'm glad it is not Ramadan
  9. I think they've just proven what they want. Do you think troops from Hargeisa captured the city or local militia did it ?? There are still some siding with cade muuse but they'll be dealt with .... they will understand soon IA. LA will not be like Mogadishu .....
  10. MOGADISHU, Oct 17 (Reuters) - Somali government troops stormed U.N. offices in Mogadishu on Wednesday and arrested a World Food Programme (WFP) aid worker, officials said. "U.N.-WFP can confirm that Mr. Idris Osman was detained in Mogadishu," WFP spokesman Peter Smerdon said in Nairobi. "WFP is urgently taking his detention up with the authorities," he told Reuters. Osman, a Somali, is head of WFP operations in Mogadishu. The U.N. food agency has previously complained that months of fighting between Islamist gunmen and joint Somali-Ethiopian forces have severely impaired aid deliveries. In April, the interim government promised the United Nations it would clear obstacles to providing badly-needed aid to thousands of Somalis uprooted by the conflict.
  11. MOGADISHU, Oct 17 (Reuters) - Somali government troops stormed U.N. offices in Mogadishu on Wednesday and arrested a World Food Programme (WFP) aid worker, officials said. "U.N.-WFP can confirm that Mr. Idris Osman was detained in Mogadishu," WFP spokesman Peter Smerdon said in Nairobi. "WFP is urgently taking his detention up with the authorities," he told Reuters. Osman, a Somali, is head of WFP operations in Mogadishu. The U.N. food agency has previously complained that months of fighting between Islamist gunmen and joint Somali-Ethiopian forces have severely impaired aid deliveries. In April, the interim government promised the United Nations it would clear obstacles to providing badly-needed aid to thousands of Somalis uprooted by the conflict.
  12. MOGADISHU, Oct 17 (Reuters) - Somali government troops stormed U.N. offices in Mogadishu on Wednesday and arrested a World Food Programme (WFP) aid worker, officials said. "U.N.-WFP can confirm that Mr. Idris Osman was detained in Mogadishu," WFP spokesman Peter Smerdon said in Nairobi. "WFP is urgently taking his detention up with the authorities," he told Reuters. Osman, a Somali, is head of WFP operations in Mogadishu. The U.N. food agency has previously complained that months of fighting between Islamist gunmen and joint Somali-Ethiopian forces have severely impaired aid deliveries. In April, the interim government promised the United Nations it would clear obstacles to providing badly-needed aid to thousands of Somalis uprooted by the conflict.
  13. LA is part of Somaliland ..... Cade muse has the right to keep Garowe, Qardho, Bosaso and Galkacyo. Again those are part of Somalia. I want to eliminate all those qabiil oriented regions and have Somalia and Somaliland only.
  14. It's been 5 good years to avoid any human casualties ,, and you were all waa la idinka adkaaday, waa la idin jebiyay ,, and stuff like that. I'm glad we avoided all the expected damages so far. I hope cade muse will not be the one causing destruction to LA now.
  15. Didn't he warn against attacks on Iraq before ??? ,, i think this is the same scenatio
  16. then you can pay a visit to the nude beach
  17. I asked you the same question and u want to divert the answer and talk about representatives ?? Here it is again: WHY are the kids from Sool, Garowe and Boosaaso dying in Muqdisho and Baidoa ?? As for me, it is not a qabiil oriented issue, and Somaliland is not one clan only if you want to listen. Why do you think Hargeisa and Borama is the same qabiil ?? ,,, You've just talked in your topic that part of LA residents are siding with Somaliland ,,, why if i might ask ?? how do you explain that according to your qabiil oriented believes ??
  18. I don't want to make a long argument but it is sad how you burn up when things come close to your house and look better when it is at someone else's house ....... If i look the same clanish window you are using, then why the boys from Sool, Garowe and Bosaso and dying in Mogadishu and Baidoa ?? AGain, I always thought Cade Muse is the same clan that resides in Sool (as they always used to say) ,, what is changed now ?? why is he withdrawing himself from Sool and LA ??? Finally, LA is not burning ,, if you want to burn it then you can never do that. I'm glad those militia were chased away without a single civilian and property damage. Thanks to the Somaliland army skills.
  19. He was interviewed by the local media and when they asked him what he is doing in Djibouti he said he just want to spend sometime here and he doesn't wanna go back to the US ,,,
  20. I've pictures of Hargeisa before the 1988 with the blue flag ,, i can post on a website and say this is Hargeisa today sow maaha ? those pictures are taken long long time ago ,,,, it is part of the bugland lie ,,, how come the security minister say they are still in LA while cade muse is saying waa la qabsaday ?? isn't that a lie ??? ,,,, Anyhow, there is still a lot to be done as this is just the beginning of the journey. I'm glad LA is enjoying the beauty of the democracy they've never seen. They are experessing their feelings, believes and dislikes. All is welcomed in the Somaliland context.