Jacaylbaro
Nomads-
Content Count
44,142 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Jacaylbaro
-
Abu Dhabi-(HWN) Waxaa Xalay dalka Imaaraadka Carbta ku geeriyooday Taliyihii Ciidamada Poliska ee Somaliland Cornel Mohamed Saqadhi Dubad oo baryahan lagu daweynayay Hospital kuyaala UAE. Marxuum Mahamed Saqadhi Dubad Ayaa Xilal kala duwan kasoo qabtay Dowlada Somaliland iyo Dawladihii hore ee dalkii la isku odhan jiray Somaliya. Hadii aanu nahay Bahda shabakada Calamigab ah ee Hadhwanaagnews Tacsi ayaanu u diraynaa dhamaan Ehliyadii uu ka geeriyooday Marxuumkaasi waxaanu leenahay ilaahay samir iyo iimaan ha idin kasiiyo.
-
A "quidnunc" is a person who is eager to know the latest news and gossip.
-
Somalialnd to Cede disputed territories to Puntland
Jacaylbaro replied to Burn Notice's topic in Politics
-
Oo miyaad maqnayd horta ??
-
The average woman shaves 412 square inches of skin on her body. The average man shaves 48 inches.
-
Can I get a free ticket ?? ,,,,, I can pay the 120 though
-
ONLF distance themselfs from Liyuu Police and condemns attack on Gashaamo
Jacaylbaro replied to Saalax's topic in Politics
Waar waa same thugs dee ,,,, Liyu of today is the ONLF of yesterday ,,, give it one more year when Iley is sacked and it will be vice-versa ..... adba waad og tahay in kuwaad taqaanay oo dirays loo xidhay ay yihiine naga daa -
The spring months of March, April, and May have consistently shown to have the highest suicide rate.
-
ONLF distance themselfs from Liyuu Police and condemns attack on Gashaamo
Jacaylbaro replied to Saalax's topic in Politics
ONLF & Liyu .... Waa dameer iyo labadiisii daan uun Wait until this is over, the ONLF attack the same people. -
Avenging Buuhoodle: Hitting Silaanyo Below the Belt
Jacaylbaro replied to Abtigiis's topic in Politics
Siilamyo's son is married to Fuad Aden Cade's daughter. Bal beentiisa eega ,,, -
Horta meeshii ciyaal miidhan baabay noqotoo i'm not that fun maalmahan ,,,,
-
I agree that section should be closed for a month ,,,, let's see what happens
-
Stress can alter blood sugar levels, which can cause mood swings, fatigue, hyperglycemia, heart attack and diabetes.
-
Tribal wisdoms of the Dakota Indians, passed on from generation to generation, says that 'when you discover that you are riding a dead horse, the best strategy is to dismount'. However, in the UN and NGO community a range of far more advanced strategies are often employed, such as: Ø Changing riders; Ø Appointing a committee to study the horse; Ø Arranging to visit other countries to see how others ride dead horses; Ø Lowering the standards so that dead horses can be included; Ø Reclassifying the dead horse as 'living impaired'; Ø Hiring outside contractors to ride the dead horse; Ø Harnessing several dead horses together to increase the speed; Ø Providing additional funding and/or training to increase the dead horse's performance; Ø Doing a productivity study to see if lighter riders would improve the dead horse's performance; Ø Declaring that as the dead horse does not have to be fed, it is less costly, carries lower overhead, and therefore contributes substantially more to the mission of the organization than do some other horses; Ø Rewriting the expected performance requirements for all horses; Ø Preparing a workshop with paid attendants on the subject of experience gained in riding dead horses in post war setting; Ø Preparing a second workshop on environmental hazards caused by horses..., and the advantage on using dead horses since they do not shit and therefore are of no hazard to the environment.
-
,, mar dhawayd baan arkayay ,,,
-
Salaam ,,, maanta cadhaan bakhtiisnaa .... still jiq baan ahay ,,, had to leave office at 11am ,,,, had to shout at some people's faces ,,,, had to ,, had to ,, ehem ehem ,,,, waar bal kaalaya ,,,, still madaxaan ku taaganahay
-
Ninbaa marfish gabadhi leedahay ku mirqaamayay,,, markuu gaadhay mirqaankii ayay kaadi qabatay.. naa xaliimooy caagada biyo yar iigu shub gabadhiina intay ugu shubtay ayay u ag dhigtay tiriigii meesha iftiiminayey agtiiisa ninkiina wuu soo kacay oo tiriigiii ayuu dhagta qabsaday dadkii meesha fadhiyey way arkeen way iska daawadeen.. Ninkii oo tiriiigii sita ayaa marfishka dabadiisa ka wareegay wuxu day dayayaa meel yaroo madow oo u ku kaaadiyo lakiin meshu maraaba way iftiintaa ilayn tiriig buu sitaayee.. wuu waayay meel uu ku kaadiyo wuu iska soo noqday isagoo leh.. waar ninyow dawladii hooosaa meel kasta laydh ku xidhay
-
People who sleep less tend to eat more during the following day.
-
The World's Next State = SOMALILAND
-
.....
-
Good Morning ,,,,, very lazy day so far. Slept only 3 hours last night and i'm dhacdhacing like Sakhraan on my desk
-
Popular Contributors