Jacaylbaro

Nomads
  • Content Count

    44,142
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Jacaylbaro

  1. xiinfaniin;810438 wrote: :D NGONGE got carried away with a sheer emotion. For in SL, signs of war are not simple monuments and sculptures. Wars are constant reality in the most prized areas such as Buuhoodle, and Laascanood . The bullets are indeed real. In Somaliland, the wounds of war are quite raw... Intani halkan ha ii sii taallo ,,, maalin kalaan la sugayaa
  2. NG, There was no court hearing ,,,, Just the court extends this until it starts the hearing next time within 40 days ,,, Africa waaryaa
  3. Norf, Adiga maalin dhowdaadu waa sannad dhow ,, NG, don't worry I still have plenty of holidayz left this year ,, this is from last year
  4. It is not for good ,,, it is only some 40 good days
  5. Somaali Itoobiya maxaa loogu diidayaa haday iyaguba calankii Itoobiya ruxayaan oo ay sitaan ???
  6. Subax/Duhur Wanaagsan .... My sleep disappeared as soon as I started my leave ......
  7. Wuxu cadowsanaa Ilaahay ku cadaab dheh ,,,,
  8. A university graduate policeman ,,,, that is what i'm talking about
  9. everything in and about Somaliland is bad, pathetic and bulsh!t .......
  10. :D ,,,,, iska daaya waa intaasoo Ilaahay soo hanuuniyaaye
  11. تعيش أرض الصومال -مناطق شمال غرب الصومال- حالة من الاستقرار السياسي والأمني، رغم ما يقابلها في الجهة الجنوبية من خريطة الصومال من انفلات أمني حرمها نعمة الاستقرار طيلة العقدين الأخيرين. واستقلت مناطق شمال الصومال عن المستعمر البريطاني في 26 يونيو/حزيران 1960، لتعلن بعد أربعة أيام مناطق جنوب الصومال استقلالها أيضاً عن المستعمر الإيطالي، واندمجا في يوليو/تموز من العام نفسه ليصبحا جمهورية الصومال الديمقراطية برئاسة آدم عبد الله حسن. وبمثل ما كانت مناطق شمالي الصومال سبّاقة في نيل الاستقلال، سارعت بعد انهيار جمهورية الصومال المركزية عام 1991 إلى بناء كيان سياسي يلبي طموحاتها ويساهم في استقرارها السياسي والأمني. وعلى الرغم من تحدي عدم اعتراف المجتمع الدولي بأرض الصومال، إلا أن هذه الأخيرة نجحت في بسط أمنها وإعادة مؤسسات الحكم إلى مجراها الطبيعي مما جعلها ملاذاً آمناً يلجأ إليه الصوماليون هرباً من هول الحرب والدمار الذي تشهده المناطق الجنوبية. SOURCE
  12. Hargeysa (HWN) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa tacsi u diray eheladii iyo Shacabka Somalia geeridii ku timid madaxweynihii hore ee Somalia Marxuum Cabdilaahi Yuusuf Axmed. Dhambaal tacsi ah oo uu madaxweynaha Somaliland ka soo saaray xafiiskiisa isla markaana nuqul ka mid ahi uu soo gaadhay xarunta hadhwanaagnews ayaa waxa uu u dhignaa sidan. Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) isaga oo ka tiiran-yeysan, waxa uu tacsi u dirayaa Ehelkii, Qaraabadii, Asxaabtii, iyo guud ahaan shacbiga soomaaliya ee uu ka baxay Madaxweynihii hore ee Somaliya MARXUUM CABDILAAHI YUUSUF AXMED. MARXUUMKA oo ku geeriyooday imaaraadka Carabta gaar ahaan Abu-Dubai 23/03/2012. Madaxwaynuhu waxa uu ILLAAHAY uga baryayaa Marxuumka inuu naxariistii Janno ka waraabiyo, Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo guud ahaan shacbiga soomaaliya ee uu ka baxayna Samir iyo Imaan ka siiyo.
  13. Just in: Sh. Sharif Nominees a committee to organize and carry out the burial of Abdillahi Yusuf in his hometown, Galkayo.