Jacaylbaro

Nomads
  • Content Count

    44,142
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Jacaylbaro

  1. looooooooool@Juxa ,,, as the title goes, it is LONG TIME AGO
  2. I've just learned "Somalina" was banned from SOL .... seems i'm missing so many things on this forum ,,, lol
  3. isku dirku hooshoos buu ku wacan yahay! kanoo kale maca caruurtaa iska fahmaya .... she needs some lessons
  4. Ka hor sanadkii 60kii ayaa Hargeysa uu Abtigiis Geel keenay, markii laga iibsadey ayaa mid habaar qaba oo CID ahi afka usoo dhuubay oo yidhi CaaraDhuub jaban baan haaaye makaa iibiyaa- ninkii waala shirqoolay shilimaadkiina laga qaad, isagoo faro madhan ayuu guryo tegey. Maalin danbe ayuu arkay mid hargeysa kusoo socda oo safar wata...dardaaran dheer wuxuu yidhi ... "Hade hadaad aragto halka Dheer ee id0*orka ah ee guduudan ee qoodhka ah, ee Hal haduu ahaan lahaa hal caana badan noqon lahaa haduu ku yidhaahdo caaradhuub ma waad rabtaa Adiga iyo aabahaaba ku fakatay dheh"
  5. Maxaa ku dhex dhigay ,,,,, orodoo dadka raac niyow
  6. Dadkaygu haduu tashaday maxaa loo daba socdaa Waa hees qiiyo iyo qaayo ku leh Somaliland ..... Kuwa caruurtooda qalanaya Allah ha soo hadeeyo
  7. looooool@wyre .. I have a lot to do ,,, have a tough interview tomorrow ,,, so I'm thinking of excuses
  8. Ilo wareedyo lagu kalsoon karo ayaa inoo dusiyay War sheegaya in Cali Khaliif Galaydh oo ah Ninkii Abuuray Kooxda Khaatumo uu doonayo inuu Isu Sharaxo Gudoomiyaha Baarlamaanka Somaliya Isaga oo uga Goleh baa lagu Sheegay Macluumaadka aanu helay inuu Jaah Wareeriyo Saamiga Beelaha uu ku Abtirsado ee Gobolada PL ay Leeyihiin Dowlada Federaalka Somaliya. Stuff & Nonsense ....
  9. Waa markaad Boholaha Xargaga ka sheekayn jirtay ,,, Waar i'm not talking about intensions and what each one is doing ,,,,, COVERING THE FACE that is ...... regardless of who you are.
  10. So after all this ,,, do you think AS were right about this ,, "covering their face"???? .... if the tfg is doign the same right now
  11. Ethiopian Airlines announced it is resuming flights to Hargeisa, capital of the self-declared republic of Somaliland by next Sunday June 10, 2012. Ethiopian will operate daily flights to Hargeisa using its Q400 aircraft, with three morning and four afternoon flights. FULL STORY/
  12. "I am selling my ears" (Dhagahaan iibinayaa), Abdillahi says, laughing. The sharp light glimmers through the small opening in the tinted window, the wind is audible. It is early morning in Hargeisa, the self-proclaimed Republic of Somaliland, occupying the north-western territory of what the international community defines as Somalia. Somalia and Somaliland could not be further apart in conflict resolution experience and relative stability. Abdillahi is still looking at me, his smile widens, his eyes sparkle. Chuckling, he leans towards me to emphasize his point. He had been telling me about the peace conference between the Somaliland clans in Borama in 1993, and had interrupted himself with the expression about selling his ears. "That is what we say today about daily allowances from donors," he explains. "Our society is built on contribution, people here gets legitimacy through contribution. Everyone donated to the Borama peace conference. I gave 2,000 blankets. The clans competed over who could contribute the most militias and weapons to the new Somaliland army. We did it by ourselves. There was nobody to sell our ears to." FULL STORY
  13. raula;838720 wrote: Ngonge-hadaad saas uu seexatid...ado nin weyn ah..I am thinking xaajiyada sariirta iyo qolkaba iney kuu baneyse saa gantalada habeenkii aad rido..iney shimbiraha london iyo luuq uu dhaxeeyan ey bidaan ;);)
  14. Good on them ..... Let Yemen be two now ,, just like Sudan
  15. Waxa la yidhi nin ayaa gabadh la sheekaystay markaasay ku tidhi waar aniga ninkaan guursanayaa waa inuu calaamadahan lahaadaa: nin dheer, cas,timo jilicsan,baabuur leh, lacag leh,guri leh,naxariisbadan, qurux badan, dabeecad fiican ,, blah blah blah Ninkii intuu iska dhaqaaqay ayuu yidhi "inaadeer kaa markaad aragto iisoo sheeg anaaba guursanayeee" . . .