Xaruuri
Nomads-
Content Count
51 -
Joined
-
Last visited
-
A very thoughtful and analytical piece from Mukhtar Omer. Here is the link: http://d383x9er2dcb4o.cloudfront.net/wp-content/uploads/2013/05/Somalia-Crisis-of-Command.pdf
-
An excellent piece on the new Thin Tank "Heritage Foundation" that was launched yesterday in Mogadishu. Read the complete article at: http://wardheernews.com/Articles_13/Jan/Obsiye_Warfa/16_a_mind_for_the_nation.html Xaruuri
-
Qabaa’ilka Soomaalidu ma isbahaysi baa, mise waa dhalasho? Runtii waa su’aal ay adag tahay in jawaab waafi ah laga bixiyo. Waxa taas daliil u ah, siina adkaynaya innaga oo aan illaa maanta hayn qoraallo ama dokumantiyo taariikhi ah oo arrintaas wax ka yidhi. Waxa keliya ee aynu cuskannaa inta badan waa qoraallo kooban oo dad ajnebi ahi ay qoreen, xilliyo mudada laga joogaa ay aad u yar tahay, marka la barbar dhigo inta ay qowmiyadda Soomaaliyeed soo jirtay. Waxa intaas dheer, kuwaas oo aan dhul badan oo Soomaaliyeed marin, sidaa awgeedna xogta ay ururiyeen ay ku salaysan tahay dad iyo degaanno kooban. Read the rest of the article here: http://wardheernews.com/Articles_2010/April/Hirad/26_Qabaa'ilka_Soomaalidu_ma_dhalashaa.html Xaruuri
-
Sorry for the mix up. the link of the song is:
-
Here is a song dedicated to the that infamous massacre and an interview with the singer of the song: Interview with Kenyan-Somali Musician Abdihakeem Affey aka Jabarti on Wagalla Massacre Song http://wardheernews.com/Wareysiyo/Jabarti/Interview_Abdihakeem_Affey.html Xaruuri
-
Waa qormo aad u qiimo badan, tilmaan fiicanna ka bixinaysa sheekada in badan halkan ka dhacda: Halkan kaga bogta: Aad baan ula wada soconnay damaashaadkii iyo raynrayntii ka dhacday dalka Jili (Chile) ka dib markii sida qurux badan loogu guulaystay in laga badbaadiyo macdan qodayaashii (Miners) dalkaas ee godkii ay macdanta ka qodayeen uu ku dumey. Ilaahay amarkii bilowgii iyo dhammaadkiiba aad baan u xiiseynayey oo ula socdey. Dadkaas meesha ku jirey waan u damqanayey. Waxaan isku taxalujiyey inuusan marnaba I dhaafin warkoodu. Tallaabo tallaabo ayaan ula socdey. Run ahaantii in badan baan la ooyey eheladii 33 kaa nin ee aan telefishanada kala soconnay masiibada la soo gudboonaatay. Farxad, qosol iyo oohin baan isku daray markii lagu guulaystay qofkii u horreeyay in laga soo saaro bohoshaas 1,000 ku dhawaadka mitir ama baac hoos dhulka ugu qodnayd. http://www.wardheernews.com/Articles_2010/October/Marwo_Xaaji/16_Waa_qoloma.html
-
Haatu: What has this got to do with Xabashi? You should read and hopefully you will learn a thing or two from it. Xaruuri
-
Yep. It is a great essay. So true that politics still remains our national passtime Xaruuri
-
An interesting article on Somali Origin: Qabaa’ilka Soomaalidu ma isbahaysi baa, mise waa dhalasho? "Waxase adag in la aamino ama waxa aynu odhan karnaa macquul ma aha dhawr wadaad baa qaran dhan sahal ku qabsaday muddo qaaban. Ama dhawrka Shiikh ee ay Soomaalidu sheegato iyo carruurtiisii baa ka adkaaday oo qaarna dadkii dalkan ka buuxay laayey, intii kalena bara kiciyey oo dhulkii ka qaaday. Midda kale waxa isweydiin mudan meeye dadkii diinta ay u laqimayeen ee dhexdooda diinta ka faafinayeen? Iyagii keliya iyo carruurtoodii baa dalkii oo dhan u hadhay, waa arrin aad cajiib u ah oo caqligu aanu qaadan karin!" Halkan ka akhriso maqaalka oo dhan: http://wardheernews.com/Articles_2010/April/Hirad/26_Qabaa'ilka_Soomaalidu_ma_dhalashaa.html
-
Very interesting take, but a dangerous course. It is enticing to put on the spot the southerners and demand from those still clinging to the warlord culture to put their act together. But the question that remains is how do the extremist elements that are the most organized in the south fit in with the suggested proposals? Xaruuri
-
...."We may not find the full truth for some time to come but one thing is certain – security lapses from the TFG and false accusation of a dead man will not get us any closer to the truth. It is not possible that the alleged bomber went out and came back disguised as a woman unless the congregation were all blind and dumb. It is also equally incomprehensible that no one saw the bomber in action as it is very unlikely to miss a person who is blowing himself in clear view of others. The information given thus far only points to one cause – a planted bomb detonated by remote control.".. An interesting take and analysis onwho was resposible for the recent suicide bombing in Mogadishu. Read the full article here: http://wardheernews.com/Articles_09/Dec/25_bomber%20is%20alive_buh.pdf
-
Emiir Axmed cabdi godane Subeyr says ciid mubarak
Xaruuri replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
He is the same munaafiq he is describing in this trash talk. Isn't he the one who is commitng the most atrocious crimes against humanity that anyone can imagine. Nacalatallah on this new age khawaarij. Xaruuri -
Well said Saaxil. Indeed it is about time we do some reading and take a time out from the Fadhi ku Dirir. Xaruuri
-
Muqdisho, October 06, 2009 (WDN) - War goor dhow naga soo gaaray magaalada Kampala ee xarunta dalka Yugandha ayaa sheegaya in lagu qafaashay caawa magaaladasi wasiiru dowlaha gaashaandhiga ee dowladda kmg ah ee Soomaaliya Sh. Yuusuf Maxamed Siyaad "Indha Cadde." http://wardheernews.com/News_09/October/06_Indha_Cadde.html
-
Amin is loosing credilbilty with this type of cartoons and the ones he was making lately about Somaliland politicians. Xaruuri