Qac Qaac

Nomads
  • Content Count

    2,536
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Qac Qaac

  1. shax shaxleey, the emptiness of the islamic section reflects the emptiness of our mosques, they about to become like the churchs... sad indeed sis u r right.
  2. Daredevil, caramel indho sircaad ay igu ridday. oo sixir iyo timo la duudubay iyo biyo cagaar ah ay isiisay. quraan kulahaa. DD, style kayga aad ke heshay baan umaleen. ee maxaa ka qabtaa in aa xaafadda kugu soo darno, oo Nuune aan kugu darno, siduu single motherska amaan usiiyo.loool. DD, af soomaaligaaga waan ke helay, laakiin wali sawirkaaga aa idhibay, tan xunta oo canbuurka ka biibayo.
  3. Daredevil iyo Pearl, maxaa waaye double teamkaan. i am qac. adigana miss qac aad tahay. coz who talks to qac person, unless u r qac too. laakiin jaceelka meesha ka siiwada gabdho.
  4. adi shax shax aa tahay, yaaba wax kaa sheegi kara. laakiin adi iyo garab waa isku fiicantihiin aan umaleen. ee kawaran sheekadaas.
  5. abdilateef thanks for the topic. but man u r in trouble here comes full attack on you. Good Luck... be strong. homeland security would come after you for sure...
  6. To me...Flirting is actually fun..and I do it more .. but that doesn't mean.. I want the guy sexually and I certainly don't think of him as such.. so it is ok... he can joke, laugh and even tease me, as long as he keeps his hands to himself... that is all I require... so personaly.. I believe life would be boring without flirtation! waa ku ciyaaree igaarka, then u gonna leave him half way. aree gabar yahay guriigaaga fadhiiso, i don't think of him sexually and i am gonna flirt with him... this doesn't make sense to me. besides the 2 opposite sexes shouldn't be flirting at all. coz no man likes his sister to flirt with another guy. so u don't do it on another sister of other brother. Try Me... what u said doesn't make anysense to me. u could look but u can't touch. caag miyaa qofka. feelings malaha.
  7. waan ku fiiqaa sidii kaarooto oo kale. adminka aan ka baqaa in uu iga kaa cesho.
  8. waraa miskiin, ani iyo Garab tuujiye, isku qof ma nihin. alta vista iyo bank na madagani. ee garab iyo suxul camal hanaga dhigin, oo daris ma nihin. laakiin waraa suuq bakaare waan ka adeegan jiray. marka aan iskuulka ka imaadana jidka dabka waan soo marijiray. mooliidkana sheikh cali suufi waan adi jiray. shaleemo kaaso balbalaaro ayaana ag daganaa. iyo bacaad ladhihi jiray bashiir lugay. waraa laakiin adi miskaxdaada foorto waaye hayye. duqa canada waad ku baa ba'day ee orod oo iska aad xamar nooh. Nuune xabadi keento miyaa looool. nuune ciyaal jabal uu ahaa baan umaleen.
  9. waraa Tuujiye xaasid yoho. u want ilma hayga in lagu dhalo diyaarad dushooda. iyadoo usocoto Vietnam rally ka dhacaya for the women... ma waal nahay. laakiin waxaan umaleen in aa adiga ka danbeesid qofta macalinka. ee tusbaxaaga soo qaado. Barwaaqo, quit what. maxaan suubiyay. iga reeb iyada b4 labo looto ku dhufan.
  10. Chris Webber's time out call, in the finals of the NCAA... Nick Anderson missing those freethows at the end of the 4th game of Huston vs. Orlando finals in 1995.
  11. caramel haa walagaa yaaba, sababta, Nuune iyo Garabtuujiye, reer afgooye ayee ahaayeen. oo yaxaas yo, baa ushaqeen jiray. alle nuune maxuu naag ku guursaday been iyo faalso iyo passport uu soo xaday. waraa maraxiinta kale yee luuqa naga soo galin.
  12. waraa Nuune loooooooool. confess kulahaa, ma kaniisad aan joognaa.
  13. caramel may adi, adi waxaa lagugu dhufan lahaa suuf, iyo wax jilicsan. kuwa idhiba aan dakhraa.
  14. ilaahoow haka dhigin taas halfkayga kale.
  15. shax shaxleey, waxa aad socotid ba, ma anaa isoo dhigatay. adaaba shukaansi sheegaayo, ani dhagax aan ku dhuftaa gabdhaha marka aan shukaan sanayo. Garab Tuujiye, gabadha haddaa ka heshay, maxaa ani ii dhahee team ka kale aan u ciyaaraa, adigana switch hitter aa tahay right. qashiin yaho.
  16. waraa fartaada waa ween indhaha ayee naga tuurtey,
  17. Qac Qaac

    A broke man

    ar waxba hanaga bixin. emasculate kulahaa warshadda hilibka miyaa ushaqeesaa.
  18. waraa worning aa la isiiyay so there fore no names can't me mentioned. laakiin every topic dusha ay ka fuulayaan. nacalla ta iska caadi waaye right.
  19. shax shax, maxay tahay marka abaydiis. Huh. calankaaga waan ka helay.
  20. waraa Nuune adi qof caadi ma tihid runtii Dhakhtar ma u tagtay wali. waraa kuwo halkaan ah, wax walba way iska bililiqeesan kawaran. arag xumaa dadku
  21. CK, sawirkaaga waan ka helay. abooto ishe ilbuunee. [ April 06, 2004, 04:55 PM: Message edited by: Barwaaqo ]
  22. ciisaa budiinaa muu saa budiinaa Waraa labada Nabiba waa isku diin. labadaba waxay ka socdaan ilaahey. maxaa adi saan. Caramel, alla aayataas maxa ka akhrisay dugsiga markii uu dhamaanayo. Kaalay horta su'aal Nuune iyo Ck iyo Tuujiye? Gaari gacmeedkii xamar, iyo caasiyaadii, iyo xaaji khamsiintii aawaye nooh. waan uxiisay. Tuujiye gaari gacmeed uu gabdhaha ku shukaansan jiray, afarta darjiino uu latagi jiray, marka uu dhameeyo selling qarahiisa ama xab xab qoloda dhinaca northka nooga timaatay.
  23. waraa Nuune wax baan ku dari lahaa, laakiin calan kayga fiiri. laakiin hal xabo waatan. 1. abaayo kaalay aabahaa ma tuug buu ahaan jiray gabadha.. waraa marax yoho, aabahay ha ceen, nacallaa soo jeedkaaga ku yaal wiilka.. may abaayo si xun ha u qaadan, ee indhahaaga lu'lu' ayee yihiin, marka waxaan umaleeyay in uu aabo soo xaday. 2. qofta waan ogahay in aad isku dhacayso, iyo niman badan oo ay ka mid yihiin Tuujiye iyo Nuune ee saf kuu soo galeen mar hore. ee marka waxaad ii sheegtaa which line works. 3. did it hurt. what hurt. when u fall from heaven. waraa Nuune arag what u made me say. waraa meelahan oo kale waxaa loogu talo galay shukaansi baradka... iyo kuwa faraha iska gasha indhaha.
  24. hayye waxaan ujeedaa sheekadii Politics side in ay inta imaatay. waraa ani af may maay aaan ku hadlaa, wax iga sheeg nooh. Raula, u wanna take it outside. waan ku buujimeen runtii. Caramel, waan ka helay sida quruxda badan aad u difaacday xamar cade iyo sophist.