Qac Qaac

Nomads
  • Content Count

    2,536
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Qac Qaac

  1. aree tanna maxee aheed, yaab iga dheh.
  2. couple of exampls 39 we say it 2 ways, one is sodon iyo sagaal, the other is sagaal iyo sodon. xamaamka=misqusha=suuliga=kaniifka. ***** =dabaal=baac=dulli= qurun=qurmuun=ur
  3. ee eh let's clap, standing ovation, mild high solute, that was well done, good acting bravo, two tumb up, iyo labo gacmood aan idiin taagay, lug xataa waa idunkugu daray. laakiin sheeko filim hindiga naga yareeya, shaahaba isku daadin gaaray.
  4. what kind i say, women eh?
  5. But my ancestors are somali,,,so what does that make me??? It makes u Jabuti citizen, or better yet Jabutaawi wanna be. pick one.
  6. lol adoo shaash xiran, maxaa qajac aa ka dhigtaa dadka miyaa adi waraa. Boolbaro ninkaan fiiri nooh, shaash saar, bidix laa fiyeed iyo waxaas uu meesha keenay.
  7. waraa waalo haddaa rabtid, laakiin why name all ur kids qac qaac. Abuu qac qac kulahaa!!
  8. Racism is something stayed with us from jahiliya times.
  9. Qac Qaac

    BOREDOM

    me! i am actually banned from answering the phone war waxa nin ma aha miyaa. i am banned maxuu ka wadaa. Ngonge, macalinka sii waalo. waaba ila fiyoodahay ani. Rokko, waraa nin yoho soccer aad ku waalatay, is daawee.
  10. talking to the opposite sex all, any kind of talk is haram brother, even in schools when u need some assignment, or u can't say assalamu calaykum to a girl, can u talk to the one who u have the same project. brother salafi online say is haram for a woman to talk to a man with soft voice that would lead them to sex. but not any kind ot talk is haram. hana waalin macalinka, maybe i misunderstood u. correct me if i did.
  11. Iyaah BBB iga dheh. anoo jiinis isku joog wato, jidka dhiniciisa taagan, aa Jiija jaaw dhahday waaka jeestay waa ku jeestay maku jeesteenoo.
  12. feebaro macalinka shiir gabareed suu u uraa?!
  13. Waraa Qac baro geesi ma liico waaye, ee yuu kuu diligiin ee is ilaali, macalinka, boolbarahana iska yaree nooh, maxaa nuurad miyaa umalaysay bahalka reer baadiyo yoho. feeebarana buujimatul ladii, aan ku ciyaaraa, yaakale haray marka meesha kaabe.
  14. Sikhs muslim wanna be's. turban wearing are calling us Niggas,pls correct me if i am wrong, but somalida way in ay afka ku dhuftaan sikh oo kale ay canaya.
  15. Juxa qac qaacaan haduu ahaa kii hore waan ku fiiqi lahaa mar hole, sidii bataatada uu boolbaro sheegayo. walaakiini waan caqliyeestay, aragti dheer leh na waan yeeshay, karooto badan na waan cunay. feebarona feebaradiisa aa jiro igu ridday, kan kalana boolbarahiisa aa sanboor igu riday, shoobarona showgiisa aa lalabo igu dhilay. marka juxa, waxaan maqlay CK.. positionkeeda aad qaadatay, marka waan in aan arkaa resumekaaga. i can't give that position to immature ppl like some ppl... anyways ma ahaa ii fadhiya koob shaah aan soo qaatee.
  16. Salafi online, only one girl is, and she is from Montreal, go figure. bisinka dadkaan maxee yihiin, hal kalmad maba dhihi kartid, Sweet girl, come back to the town. chill out. don't discriminate.
  17. u Baro ppl are stealing every topic hijack like 911. waraa kala ganbista nooh, firstlady i remember u, coz i thought u were Barbara Bush the senior one not Laura Bush... anyways our president here is Boolbaro so do u wanna bacome his wife so u become our first lady ur name would be attached baro
  18. I am late for this topic, but i would add my one wisdom thing. all u nomads listen up... there were somali graduates back in the days, and they were assigned to come up with some sort of explanation of what somali ppl are. so after some time. they came back with 6 Qs all in somali i am afraid, those ppl who speak english only, get ur parents to explain it to u all. they said all somalis graduated from university called QABYO... they learn there 6 lessons. 1. Qabiil 2. Qab (kibir iyo isla weeni) 3. Qaylo 4. Qaad 5. Quudhsi (yasid) 6. Qayilid. Soomaaliyeey ka fikira arinkaas kadibna naga badala sida, iyo jaahil nimada.
  19. Feebaro and boolbaro tanag u. topic men's section every section here is a man's section, the girls are given one so they don't get agitated that's all. so men how much is enough for u guys. u have the sports section, politics, jokes, everywhere damn. DA.. is definately included to men's section.
  20. hello all, to all my friends in here, and especially to all my haters in here. this is a notification to tell u all that Qac Qaac is back and will be participating from now on. he is back to take his thrown, and to join or to become the bigest supporter for Baro family aka Baranbaro family, or those of u who are the edlers in here would say ilmo baro. special thanks to Feebaro, Boolbaro, and shoobaro. p.s. Boolbaro my friend i am back, could to see u too. but where is caramel Kisses man. since that girl's farewell, things were not the same for Qac qaac.
  21. I would like to chat with. Omar bin Khattab rc Khalid bin walid salah u diin al ayuubi sayfu diin imam tashmiil and so on. in here all ilmo baro iyo Juxa admin and ofcourse DA (when i am bored) OG girl who i don't wanna chat with, is some other time, when cutelilgirl posts it.
  22. War garaac iyada iyo familigeedaba all together.
  23. Is somaliaonline, Not Djabuti online.