Abtigiis

Nomad
  • Content Count

    7,903
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Abtigiis

  1. The PM left the podium with surprising grace. The rest cowered and run, but I thought he stood there for a while and left dignified. Was he too scared to even react differently? I can't tell, but I thought he was brave, unlike the Defense Minister (ciyaalka xaafada) who run behind the PM trying to use him as a shield.
  2. Dadka ban-proof ka ah juxa ka mid ah :D Juxa- adiguu ku maqlaabaa la yidhi ninkan reer bookh ee bal lahadal oo gabadha soo celi ku dheh.
  3. Ku sinaan dharaatii La sargooyeey internetkee La sameeyey Somaliaonline Dadku ma sinaynoo Mid siduu doono Cay u saydhoo Cidiina saa u eegin iyo Qaar haday safaadaan LST seefta saaraa Subax noolba joogee Ha saluugin qaybaha Faroolaa sameeyee Kalagaro sax iyo qalad In somaalidu waligeee Kala tahay south iyo north Waad soo noqonaysaa kow dheh Maaddeeyna la saaxiibi maysid laba dheh Samir yeelo waligaa Somaalinaay ha fududaan
  4. Wariseey dharaarahan, Naftaydii walaaqdayo Walwal iyo dhibaatiyo Walbahaar ku beertee Waxse aad ogaataa Ban laguma waree Waad soo labaanaysaa Wiilashii kumaagiyo Ninka meesha maamula Hadii aan ku wayno Wiigan gudahiisa Midkood baan wareemi Wagar aan lalaaci...
  5. Maaddey true somali weeye, because these are his greatest somalis: -Faadumo Khalif Magool - Xassan Aadan Samatar -Xassan Daahir Aweys -Axmed Cabdisalan -Cayroow -General Caydiid _Keynaan Dadkaa isku dhafka ah ee different fields ka hawlgala ayuu taageeraa, markaa caddeyn intaas ka badan true somali inuu yahay majirto.
  6. Maaddeey aweys, Culumadan afrax, calasow iyo dhuxuloow miidhan ah waa reerkiina ee away culumadanadii?
  7. The wise men are back. War Ciise ma soo noqotay? Maxaad meesha noogu cidlaysay go'e? Ma waxaa kula quman in handicap'ka Rudy ah iyo dilaalka Maaddeey ah inaad isku kaayo daawato oo aadan naga qaban? :D
  8. Ngonge reerahooda intaa in la eg ha u sheego bal oo dadka ha la isku soo dhaweeyo. Mise Ngonge waa born-again oo taariikhdiisu waxay ka bilaabatay tii SNM, ee Buurahaadeer ama Mintid Farayar baa ku dhaama.
  9. I have briefied my office, provided the evidences of the threat and await their adivse. In the meantime, I will get some armed security at the house. The good thing is I have been getting a general warning of 'is-ilaali' but a lucky leakage reached the ears of a very close friend. One of the plotters, who is a somali who just came from jigjiga, apparently talked to someone else. We shall see but this will change nothing, other than going out and seeing few charming girls. It is now a solid solitary confinement. Friends will have to come to the house, and only during the day time.
  10. This nomad has received a credible, present and serious threat to his life last night. The details of the plot by Ethiopian security agents working in cahoots with some Kenyan counterparts is chilling. It is at least something that made close family members sleep in my house ala human shield over me and my family. The despair such threats create on those who are close to me is more painful than my own safety. The Tigrayan tyrants underestimate the resolve and determination we have to expose their ugly genocide against our people. These primitive rulers think they can intimidate all of us into silence. We do not have twelve lives, we have only one insignificant one, and we are ready to donate it to the noble cause of fighting for freedom and justice. While the threat may change the circumstances around my life, it will only galvanize our desire to resist oppression, to fight it to the bitter end. After all, how many times have my life changed in the last decade because I chose to be a free man, and not a slave of Ethiopia! I chose to live a hard exile life rather than sit and say nothing when my people are getting murdered. I say bring it on! Normalizing to fear and the myth of enemy's invincibility is the clearest signs of human decay and we say no, in Galean lexicon!
  11. A very negative move. Nin inan layaal ah garta loo dirsado waa gar go'aan in aan laga gadhin la rabo. Silaanyo is playing party politics with this too.
  12. No, no, there is nothing seriously wrong between me and Somalina. What you mistake for a clash is just a manifestation of clash of two different love cultures!! A pastoalist camelboy trying to land a Daughter of a farmer. Malik's, there is nothing boredom about this matter dear. My first love was named Ifraax, somalina's real name is Ifraax and I believe there is an element of destiny about this affair. Way hagaagi doontaa. Ngonge, bob waa Newt Gingirch ka jacaylka, negative campaign buu wax ku raadiyaa.
  13. No, no, there is nothing seriously wrong between me and Somalina. What you mistake for a clash is just a manifestation of clash of two different love cultures!! A pastoalist camelboy trying to land a Daughter of a farmer. Malik's, there is nothing boredom about this matter dear. My first love was named Ifraax, somalina's real name is Ifraax and I believe there is an element of destiny about this affair. Way hagaagi doontaa.
  14. Juxa waa samatalis. Markaa warkeeda waan qaadanayaa. Markaa dee PM ka Somalina muxuu busy u sheegi waayey haday occupied tahay? Mise waa sidii gabadh waa aan magaalo yar ka qaaday oo quruxsanayd oo markaan waydiinay miyaa lagu qabaa nagu tidhi "haa". After we reached the destination baan shandadihii u dajinay oo ku nidhi haye ilaahay haku nabadgeliyo, markaasay tidhi "ku xuno maraykanka joogaan u mehersanahaye, isagaa yidhi meeshan imo. Markaa xaalkayagu ma fiicna oo qilaaf baa jira, sidaa darteed hadaanu isdiidno oo inaan noqdo ay noqoto ilaa goormaa laga yaaba in gaadhigiinu laabto?" :D
  15. Maaddeey;810923 wrote: ^^ Hehe, ha iga baqin sxb, ani saf ma geli karo, teeda kale waa buuxaa, lakin tii aan 'how YOU doing?' sida Joey-ga Friends dhaho waa kala daadanee cml The Problem with you is waxaad tahay ragga salaamu calykum markay gabdhaha ku yidhaahdaan, intayna *****aykum odhan, yidhaa "horta meelahan sheekh waxa meheriyaa ma ka ag dhowyahay lacala hadaan heshiino". Dee gabdhuhu guur way iska rabaan markaa that may explain kala daadashada. Laakin si kale oo ah bal xagaynu ku sheekaysanaa ilama aha inay aad kaaga gurayaan sababtoo ah quraafaad "gabadha muslimda ah" waxaa laga rabaa inay qofkii muslim ah ee qalbi islaamnimo kulahadla ogolaato ultimatum-type shukaansi weeye noocaagu; gabdhaha liberated ka ahna shukaansiga noocaas ah hargab bay ka qaadaan. Somalina - ku *** baad isleedahay laakin ninka isbaarada laga dhigtay waa adigee, iyada wax xun laguma odhan oo aan aheyn magaca Ngone ubixiyey
  16. Jigjiiga nin taajir ah oo jaadka ka shaqeeysta ayaa jira. Markaa dadkaa aad u wareeriya oo shaxaad saf u gala. Mid buu sameeystay ag fadhiya markuu qayilayo oo dadka u yimaada ee lacag iyo waxaas waydiista ku yidhaa "war waxba ma haynee, xili kale inooga dhig". Ka taajirka ah ayaa inkaarta iyo habaarka iskaga dhigaa la yidhaa. Maaddeey shaqadaas buu Somalina u qabtaa, markaa wuu ogaanayaa wixii warqado ah ee hoos loogu soo diro gabadha. Ms. Isbaaro ayuu isbaaro kale u sii yahay! :D
  17. Jacaylbaro, waa maxay dee ma laba jeer baad isla sheeko ku qoslyaysaa? That is against the SOL rules! Soo digan mar hore qoslay. Jacaylbaro: :D
  18. No, no, Somalina won't do that to me. not afterall we have discussed through Isbaaro elders aan maalmahan la xidhiidhayey. :D Maaddeey waa masdil, masdilkuna reerka wax badan buu u taraa oo jiirka iyo halaqa haweenku ka sasaan oo dhan baa loogu yeedhaa oo uu qool la dhacaa oo laayaa. But on sensual matters, wuu ka qatanaadaa. Miyaadan maqal gabaygii ahaa " masdil iyo waxaa isugu hadhay naag la murankiiye..."
  19. Walaahi? Chimera, ma xog baad haysaa mise waa rayi' uun? Brother, I rate you highly and this is a serious admonition. Mise Maaddeey is playing some dirty tricks here, fronting you to do the demolish job on me?
  20. :D :D looooooooooool this is priceless. very creative too. @we rif dhooli togather and head dolli riffer
  21. NG, Maaddeey micno ma leh. Waa kuway gabdhuhu ragga ka waraystaan ee yidhaa kaas iska dhaaf wuu fool xun yahay, kaas kalena adeerkii waa nin xun. :D He does not pose any threat here!
  22. Bob, Horta Zulu'yahow ma kala taqaan gabaati iyo meher? 12,000 is unheard of for a gabaati. Meherku wuu danbeeyaa markaa haday lacag badan sheegato 3 qol oo xun oo jigjiga kulahaa inaan xaraasho ayey noqonaysaa. Anyway, walaahi maanta qadadii this colleague of mine killed me: He wants to marry a second wife. I advised against it, but he keeps on saying she is from the coast (kenya) markaa farsamooyin qatar ah baa la iigu sheegay. Isagu waa yara wadaad professional ah. Apparently there is also another candidate oo somaliyed ah. Markaa when he was comparing the two and talking about why he opted for the sawaaxili one (actually arab), I felt like i was listening to hammer iyo tongue ,i mean auction. kkk. Wuxuu ku celceliyey "tan coast'ga ah meherku waa cheap 500 shilin ayaa sharci u ah mombasa. Midda kale, markaad rabto ayaad siinaysaa, habeenkana waa laguu soo wareejin. Tan soomaliyada ah waxay ku leedahay waa in 5000 dollar la keeno, waliba upfront oo mayeelayso in hadhow aan siiyo. It is like insurance bond." qosol bay naftii iga baxday walaahi. he was serious, he was not joking at all.
  23. NG - meel fiican bay maraysaa. Adigu gabaatigii baa la isku hayaa oo ay leedahay ilaa $12,000. Markaa adigu anigu ma diidani ee laakiin in aan installment ku bixiyo oo mushaharka bishiibi 400-500 laga jaro ayaan ku gorgortamayaa. :D
  24. NG, by he you mean who? Maaddeey or me? Anyway, your problem is you think I am a man who relies on one strategy alone. There is a lot of work done that is not necessarily in the SOL forum. Shalay oo dhan nin Isbaaro lineage leh baan ku maraa oo qado iyo casho igaga dhamaatay! but seriously, yesterday was truly shocking for me. This man, an MP from Kenya oo malaha article xun laga qoray, ayaa raadinayey nin magacayga leh. Now, I go to Serena hotel after work just to say hi to the visting Prof Ahmed I. Samatar and in the lobby I meet seedigay. He greets me and directly takes me to a table where Prof Gandhi (Azania) and few other men, including Ilyaas Barre Shiil, were sitting. Before I even sit down, ninkan wa hebel, wuxuu ka shaqeeya waxaas, waa nin reer hebel ah etc etc, ayuu siidaayey; and the moment my name dropped Ilyaas Barre was like what the Fk?! siduu ii eegay alone would have killed!!looooooooooool. I quickly lifted my hands up for a general greeting and rushed to another table, where predictably I started a chat with an enchanting Kenyan waitress. kkkk
  25. There is nothing wrong with Fadhi-ku-dirir, it is what has changed the world. A culture that extols qori-ku-diriir talks ill of fadhi-ku-dirir. Sad.