Abtigiis

Nomad
  • Content Count

    7,903
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Abtigiis

  1. Hungur. Ninkaa isaga ah waan wada shaqeynaa oo miiska igu xiguu fadhiistaa. Waliba this week jacayl waalan baa haya (although he says he is married to a student boy in Sweden) oo xafiiskii wuu fadhiyi la'yahay. He is cheating on his partner. Waa meel riwaayad ah meeshaan fadhiyaa oo wax toolkii ah hadday maqlaan way ila dagaalayaan. Naag muran badan oo kenyan ah iyo ninkaasaan isku xafiis fadhinaa. Anyway sheekaan arintaa ka qori doonaa. Ma caayi karo oo anigaa ba ah the focal person for Sexual Exploitation and Abuse, iyo guddiga ka hortaga Harassment in the workplace. Bal meeshan anigu arintaa madax ka ahay ka waran?kkkkkkkkkkkk. Anyway, Xinnow caawa waan soo mirqaamayaa oo waxoogaa qaad ah waan ku tuuri. You will be surprised waxa murti iga soo baxda kolkaan Olivia Charamba (waa heesaa) showgeeda hadhow ka soo laabto.
  2. War gabadha hala daayo. Ibtisam'na sidii doqon ilaahy baratay umbay hadda We are Islamic dadka la daba gashaa!
  3. big g Vs big G ha ku raadin. Let me see any topic oo looga hadlayey ragga soomalida. Alternatively, ii makhratti fur if you saw what i saw and let us end the search.
  4. War hedde adba dhowr jeeb baad qaxwe doonataye ii sug! Midda kale eed tidhi Cumar Jees baa reero barqanaya is dhiiba yidhi, horta ficilkaasi wuu ka suuroo baa reerahanaga. Laakin adigu si kale ayaad u macnaysaye waa geesinimo.
  5. Ngonge, it appears Buutaaco not only posts nonesense, but also forgets about doing so. Hadda waxay maalin dhow qortay bay igu dafirtay. Ngonge,sidee waxay qortay aan u daba galaa. Not her recent posts. Halkaa kuma jiro. Something before a month or two.
  6. Waxa bari kugu dhaca ka war sug! Maanta mid Gay ah oo Hollandese ah oo aan wada shaqeyno ayaan madaxa isku la jiraa. He wants to monopolise information.
  7. It is nothing strange. Yemeni's are lighter than us and think they are superior. The same way we think we are superior to the Bantu's. Laakin Bella haduu ninku diiday inuu shini badal isku sameeyo by marrying soomaliyad madoow, waa iska xaal aduun. Yemeni men faraha ka qaad. Tu kaa qurux badan oo inaadeertii ah ayuu helay. If you are smart, throw a PM xaganaga inagaa calaa forjoo hadda meher kuugu xidhiye!
  8. Fu-Fu, war anigu dee sheekoyin baan ka sheekeeyaa. Sheekooyinku meelo aan loo baahnayn way gali karaan, laakin bil cadaan kaalaya aan is farsamaynee ma aha waxaygu. Yaan la is ceebaysan. This Siren was the same one oo the other day laheyd she prefers G-weyne more than Gadh-weyne. Naagtan aniga yaan magacayga la'ag dhigin, hadii kale Universal TV baad ka maqli doontaa nin baa Zimbabwe isku daldalay!!
  9. Heestaa aniguba ma maqal laakin islaanbaa igu wareerisay. Ninkeeda ma u sheegaa oo ma idhaa LIVE uga dhic waxan ay sheegayso, hana daysee!
  10. A married woman, married to a friend and a colleague, always asks me to bring Cajaldo Soomali ah (CDs) whenever I travel places she thinks there are many Somali’s. Her choice is worrying me these days. Before she used to say, “buy me Lafoole, Kaskey” and a host of new singers anigu aana aqoonba. But the last three trips waxay ii dirsatay Fartuun Birimo and her song “Jidhkayka ku galgalo, galgalo, galgalo”. Once I forgot and once I was shy to ask for galgalo from a man who looked wadaad in a music shop. Now I have travlled she is not taking any chance. E-mail, Text messages iyo fariin baa I dishay. It is either I bring Galgalo or waan kala dhimanayaa. Who can download it from the web and send it to me?
  11. Ibtisam- On behalf of the usual 4/5 guys, Can I tell you this is tasteless even to them. We can discuss things that are likely to happen in our communities (however dirty they may appear to be), but not the wild imaginations of some possessed people. I mean, ibti, oday yidhi islaanta aag badal waydiista (I want to change direction of assault) waa laga hadli karaa laakin the Siren waxeedu waa ILA-Liqaa (af-carabi)!
  12. Sayid, gabatgaas nin baa tiriyey isagoo soomali ah! wuuna u dhintay, lore has it that way. THIS THREAD IS CLOSED. TECHINCAL KNOCK OUT IN FAVOUR OF ABTIGIIS. meesha haddaa ma intuu Ngonge gabyi baan ku sugnaa! CLOSED! CLOSED! CLOSED!
  13. Nin yaban, adiga hadda xabsi ka soo baxdaye is ilaali. Waxba ha isku taaban!
  14. Xinnow, adeer is dhiib Minnesotta shah iyo Cappuccino ka dhamaysee! Qarda jeexa Nuunoo kaalaan, qosol ka qaadaaye Qulubaa rogiisaa wallee, Xinn ka qara wayne Ninkii Qorshaha soo qaadayee, qiiqa kicinaayey Qaxwe raadin mooye wakaa, qawba laga waayey Sidii qaalin uguboo ninkii, qalayeey loo geeyey Kolkaan qolqolka soo fuulabaa, qadhqadh ka yeedhaaye Mindidii lagu qalaayey lukkidu, qoob ku wadataaye Allow Xinnfaniin yaa qabtoo, qaab wax ugu sheega Allow yaa intaan qabar ku dhicin, qollad ku soo ooda Qaamuunyuu la liic liicayaa iyo, qalbi xanuun weeyne Qaafkaan yagleelaa mindhaa, quus ku sii ridaye Qandhaa haysaa yaa soo wariya oo, qiil bal uga raadsha
  15. Originally posted by Malika: Kashafa meel foog buu wax uu arkeyaa,... Lool. Tan waxay i xasuusinaysaa majlis waa aanu fadhinay oo laba nin oo odayaal ah (siday noogu sheekeenayeen), ee ay meesha u haysteen, qofkii la doodana ay u lahaayeen "adeeroow wiil yar baad tahay aamus, waaya arag ma tihide", midkood uu suuliga(musqusha) aad is yidhi. Kolkaasu Falaastii shaaha ee noo taalay naga jiidhay oo daadiyey. Mid meesha fadhiyey ayaa yidhi " ee adeer maad katalaabsatid, hortaaday taalaye". Kolkaasu ku yar oo qayileyey oo aad u hadal badan yidhi " muuna arkayne iska daa dhib ma lahee. Waa INDHEER-GARAD'E" On the issue, Kashafa is right. It has always been the case that some somali tribes have had a soft spot for invaders. Taasi waa xaqiiq jirta.
  16. Nin liitaa abid lagu yaqaan, laba jar layntaaye Allow luun ma kuu yeelayoo, laydh ma ku cabsiiyey Jiimkii ma kaa leexshayo, laam ma kugu tuuray Luquntaa intaan laac u qabtay, laad ma kaala daalay Lugoyaad tahoo Xinnoow, koley lurka waad wadiye Lamarkaad fuushay anigaa aqaan, oon Laxejeclooneyne, Bal la kaalay luuq wixii kugu hadhee,muhatay laabtaadu Afartaa ma liishaamayoo, liif ma qabadsiiyey Leexleexad baan lagu aqoon, laqanka aan ahaye Lugta iyo tagoogtii xumayd, leeb ma kaga taagay Laan dheer anoo saaraan, oo Laydh ka bixinyaa Lambaad baad la soo roortayood, igu luraysaaye Luxlux kaagama hadho, Laximkii labis kuu noqda'e Waa lugooyadii lagu yiqiin, laanta aad tahay Las Canood nin uu Layn u galo, yey jawaab laziim ku aheyde
  17. Ermias Legesse is an Amhara. He was the loudest propagndist when Ethiopia was occupying Somalia. BTW, the Oromos have six powerful Minitry's in the government. The problem is none of the Ministers are seen as Oromo by the Oromos. Xinn, Oromo's have good and obedient girls. Especially the Qutu (Harar oromos). I once met one called Bushra,.........
  18. Hunguri, Jirjiroole Gaamuray iyo inaan, Jovanne ahayba Jimcahay kala cadaan markaan, Jakarta sii dhaafo Jidiin kolkaan lasoo quuto een, Jimicsi sii raacsho Buuxaa jawaabtaa laga rabaa inay jibaaxdaaye Allahii Jabbaare jirey haduu, jeebasha ii buuxshay Asuu adigaa ka joojiyoo, kaluun jalamsi kuu uumay Oo jamiilooyin iyo ay jamaad, dhan kaaga jeesteenba Ma cirkaad jajabin oo cadhaad, jowharna u caayi?
  19. It is important you highlight it at the cover letter as well, me think. Why give people the job of going to turn pages to know if you qualify or not. But again, there are no rules here.
  20. You have listed (excessively) your competencies,but what about the qualifications, Marx??
  21. Anigu markaan gadhka iska xiiro ee aaan koofiyad weyn gashato nin walba anaa ka yar.Beentaa weeye Hunguri! By the way, aniga bidaartaydu waa ta Berlusconi oo kale, ma dhaqaaqdo.
  22. loooooooool@hunguri. You are disqualified haddad hees meesha keento. Gabay aa wax lagu shukaansanayaa. Buuxo mid kalaan caawa u soo alifi. Kii arooska. That should be a hit and force her inay ticket soo goosato. Buuxo waa boqorad. Laakiin waa la isku haystaa.
  23. War Dadka la xidhxidhay ama yarkii la dilay ee Jamal Bana inuu na ku jirin wiilkii yaraa ee UNKNOWN1 ahaa yaa huba? Since yesterday, I was thinking if Jamal Al bana is actually Unkown1.
  24. generale, haday Hargiesa caasimad inoo noqoto maxaa dhici?