Abtigiis

Nomad
  • Content Count

    7,903
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Abtigiis

  1. Gheele waa nin weyn oo oday ah. Waxaan ugu dhacaana waa uun kalgacal aan u qabo. Laakin bal ninkii Aw Muuse ahaa yaa haya? Aw Muuse reminds me of those men who wake early in the morning and sit in front of the Jiijiga high court, waiting if there is anyone who would need Makhraati beenale. Ilaa hadda waxaa laga sugayaa inuu caddeeyo non-existent words kii uu sheegayey. If he can't do that, all his other points are invalid too. Iyo laba biddaanado leh oo culumo baabkood ah oo baytulaahiga mar tagi booliskana gaadhi Iyo laba makhraati beenale oo baydadka ka heesa Iyo Aw muusahaa buufiska ah ee birmadka u jooga
  2. The counter-strategy of revealing my strategy might not yet have occurred to you as well. I am only asking you to keep to the terms of the contest, which is to keep it a somali poetry. Haddi kale continue with your current situation which I think I can cope with, provided that Ngonge sends me the shopping list of Arabic words I requested from him in time. And I still want Aw-Muuse to prove I have used a non-existent word? His other cliams are to be judged against this one!
  3. You don't understand my strategy, my friend. Believe me sometimes it is better to focus on a group than an individual. Nuune'na waa bir xijaab, his inclusion in my salvos serves a purpose. I am still challenging AW-muuse to come up with a word that doesn't exist in my poem which he cirtique'ed. If he cannot produced, then will this not prove that the guy have cut and pasted from a book he was reading from all those big words?
  4. Ngonge, to add to your concerns, Xinn is dishonest here. For instance, when he says Yaaqi is a place known, fine. But what does it mean when he says Yaaqii hiddiyo..What hiddo? This is falsifying history at the highest level,if it is anything. If Yuxus is somali, then I am not part of the 4.5 arrangement. Isku soomali ma niihin. Since when are local slangs supposed to be sold as accpetable words in literary contests? If that is allowed, those from the FAT STONE will know what I mean by this lines: Yaamaha kolkii aan cunneen Yiilka sii ridannay Nala raaci Bibiyo yam oo Yurubta aad moodo Ku yagleelay Yuul iyo wixii madasha noo yaalay Yaama = hilib (from sawaxil) Yiilka = local qat type bibi = lady Yam = macaan Yuul = waxaan la sheegayn Just because he escaped the scruity of few nepotistic puntland cheer-happy fellows doesn't mean the man has done anything of note. Forget Aw Muuse, who is an astray bullet, but what can Gheele add here? By which strech of imagination can we refer our contest here to Gheele (who struggles to shukaansi gabadh in Somali let alone inuu ku gabyo)as a refree?? And the bloodless Nuune is not famed for saying a spade a spade.
  5. What this incident proves is what we already knew. you are better in Arabi than me. In terms of the words you employed, 50% are arabi or more. Now, who doesn't know that Arabi is full of Y's!! Lucikly Amharic is so too. If Somali's are receptive to the Carabi than Amharic, tough luck for me. But, this contest was supposed to be a somali one not something else. Af soomali aan ku tartanee Carabi'ga aad ku dhex qasayso jooji. But again why should you worry. With cheerleaders like Gheele and fake analysts like Aw Muuse you can pass as a good poet by reciting the holly quraan! As far as my gabay in Am and somali are concerned it makes perfect sense. Bal wakaase carabi adoon ku darin laba line oo somali ah Ya'da ku sheeg! Seriously, why did the fake Aw Muuse failed to substantiate his claims that I used non-existent words?? Xinn, all what you said is not convincing. People who listen to your lines are not supposed to be compelled to make assumptions about what you meant to say, or to arrive at the correct etymology by way of permutations and constructions. Your words should be recognised at face value. Particularly when you are a novice. The more I think about Aw Musse, the more I am inclined to believe that all those lines he used to critic my poem were actually a template ready for use at anytime (which he acquired recently somehow) and that I only happened to be the first victim to be used against. I don't think the man understands what he pasted there. Now it is my duty to run this bad baldhead out of this thread!
  6. Cufan! Naman yaataa! Cufan! The Oromos are gallant fighters albeit usually for teh wrong causes. The bulk of the Ethiopian army that fought Eritea were Oromos. The same holds for those who fought in Somalia. Now, for the first time Adda Bilisuma Oromo (OLF) is on the ground and they will be closing down on Addis soon. The Oga.den Liberation Front has gone further inside to the eastern parts of the country with the raids of last week (where the military garrisson at Banbas) - near Babile was taken. Ginbot 7 and Amhara Unionists are mounting the pressure from the North. I fear for the Tuggish Woyanne's. Unlike previous regimes,they can't fight this war based in Addis. They may have to go to Makelle and fight back from there. It is only a matter of time before disguntled Oromo members of the National Army join the OLF enmasse. I smell Liberation and Victory. Hawaado Hawaado Wadanka kii lahaabaa Walee la wareegi!
  7. Aw Muuse, Fa'tu bisuurati min mithlihii wadcuu shuhadaa'ikum inkuntum taclamuun! Bal la kaalay waxaad hayso aan meter iyo ryhm ka ay kaaga dhagtay aragnee! To be honest, I am already feeling I have exposed how poor Puntland is when it comes topoetry contests. For if what they have composed as Jaaliyaddda Puntland ee Minnessotta can be effectively challenged by the one and the only Abitigiis, it shows what would happen if one of my owns were to join the contest. Anyway, gabayga Xinn bal kyu noqo Aw Muusoow. Kay'ga sheegtay dhibtiisee. Bal Qur'aanka iyo Carabiga Xinn dib u eeg! Having said that, for those of you who were cheated by the wrong declarions of Xinn's victory (as usual) and the chap who patted his back purely because he is obligated to do so by way of blood and roots, I part by showing you what Xinn has compose as a poem and Aw Muuse's grand deception in failing to scuritinise Xinn's lines: Yaaqii -----Arabi Yarjacay-----Arabi Yuxus--------ma garanayo, mana maqal horey Yaabisa........Af-or omo or D&M (d.i.g.il & the funny one), waaa mid uun Yaasiin.........Radi yalaahu cadhiim Laqimin-----------Ar abi Yathrib-----------Ra diyallaahu cadhiim Yabiintiye--------Ma rs baa lagaga hadlaa Yacoocdaa........... what is this? Yureeyeene---------Y ur is the source word, but does it fit the line in which it is Yaqfir -------------------- Radiyalaahu cadiim Yawman---------Ok, but the following word is layle (so yaw is standing here as day.) Yulqeeyaaye.....what is this? Yambo ...It is noy Yaambo (as in farm), so what is it? ya'da maanso waataan kaharay yawmkii waa hore waataan yaagleelo udiray yurubta waagiiye'e yaaqii hiddiyo waataan ku riday yucubtii dheerayde'e waxa igu yarjacay maansadaan yuxuski gaaxnuuge yaqiin uusan hayn buu intaa yabaq ku sheegaaye'e asoo yaabisa buu intaa muran la yeeraaye'e yaasinka asagoon laqimin buu yonis naawiliye yathrib baan aqaan buu lahaa shalay yabiintiiye wax na yaabshey waa markuu laanka yaacsadaye'e yar-yarku ku roonnaa inuu wada yacoocdaaye'e hadduu yawda naga dayn lahaa maba yureeyeene'e yaqfir baan ilaahay ka rabay yawman iyo layle yanfac baan lahaa walidkiyyo *****ta waaweyne yasid maaha oon maanan rabin inaan yulqeeyaaye'e yoolkaygu waa inaan dhigaa garasho yeelweyne yambo weeye laankuye haddaa ya'da loo rogaye'e ha yimaado gaaxnuug hadduu gabay yagloolaayo By the way, Xinn knows Arabic and I know Axmaari. I will use Axmaari to bolster the dwindling Y words in Somali as much as Xinn did it in Arabic. Let us see if I repeat words now then!! Ya taabaatu Xinn wixii ku dhacaa, Yaana loo tudhine Yataale markuu yidhi, ee uu ragii yasid kadayn waayey Yehenaw inaan nidhaa, ninkii nalagu yaabaaya Ya'da carabi ee Xinnfaniin luuqa uga yeedhay Yehee Aw muuse waa inuu arkuu, iyana Yoon ka bixiyaaye Haddii kale Tuug Yamaarugley, oo ku yimid yabooh tol weeyaane! Yamaaruglay is a village around Galadi and Bookh in Somaligalbeed.
  8. Aw Muuse, the fake poetry critic pick the word that doesn't exist. That you don't know a word doesn't mean, it doesn't exist. Gheele, Cabdi Tahliil is a somali singer, no shame inaan isaga miciinsado. You didn't notice quraanka kariimka ah ee Xinn dabada inoo qabtay! Do you? By the way, after what happened to me last week, this was good for start. I will post about the strange things that happened to me this week tomorrow, if time allows. It includes my wife crushing my Afghani friend's car, nearly arrested for crimes against animals (anigoo adhi qalayey yidhaahdeen, you should use injection). I told them Alshabab don't inject human beings markay gawracayaan in my country, let alone xoolo. And the strnage film session... more on that tomorrow. Xinn, Poor iyo wax kadaranba adigaa ah!
  9. War Cajaladaasi waa sensitive, I couldn't give her. But instead, I said I could only find this oldie. Anigu odaybaan ahay. Dacar's "Ha iloobin Gobanimo". How vague, yet clear, can one be?!! islaatu waa inay i fahanto! I am saying all those hair of hers should not sit idle! Tanaan soo helay yaan ku odhan. Garaaraha Timahee, Eebe uu ku siiyaa Ii diiday Gama'e Ila garo wanaagoo Ha iloobin Goobanimo Hadaa Ma Cabdi Qaysi's "Naagtii walaalkaa shalay qabay, ninkeed noqo...." Ayaan u saara???
  10. Waa yimid gaaxnuug oo haduu, yawda kaa galine Yacyacood intaad soo tufftood, Yulqan kusii Yuubtay Yaxyax koley kagama fadhiyin, yoomkan maanta ahe Ayaad waliba sii Yuustay, ood guulna sii Yu'atay Lama yaabin yoonkaa bixiyo, iyo Yatrib iyo Yaasinne Yuurursaday anoo yaaban kolkaan, Yaabiskaa arkaye Yalaalugo waxaad moodo oo, Yaxyaxna muuqeed leh Yaa maanka iga yabaq leh, iyo waliba Yu'asho ii dheere Waxaad Yicib curdun ah yeelyeesho, oon Yurtuun hayyaba Yeelkadaa hadaad yibicsatay ood, Yaaxaas afkii taalo Yalamsigii kula tagaa wuxuu ku badi, Yoc iyo ciil badane Yeel intaan kugu xidhxidhay, Xiinoow Yufle ma ka tuuray? La isma gaadhin, ciyaari waa galin danbe!
  11. To be fair to her,ninkeedu ku wax ku galgasha uma eka. Lool at dabshid. Capital letters'kaan fahmaa shoow!
  12. Ha la iga war sugo niman yahoow. Walaahi I don't have a minute to concentrate the last few days. Waa hectic shaqadu. Midda kale meel Holland la yidhaa oo shoow dadka aduunka ugu edebta daran ka yimaadaan baan faraha la galay. Ninkii Gay'ga ahaa naag u hiilisuu helay, markaa way socotaa xabbaddu. Laakiin yaan la ii baqin, meel fiican baan marinayaa. At least, I can't lose at both fronts. Weekend'ga ka hor wax yaan la iga sugin. Hordhac laakin waxaa ii ah Xinn dabin buu iigu jiraa. Ya'du waa hawlahaygii!!
  13. Waryaa Ngonge, If i tell you wuxuu Nuune ii tilmamayey waad sii qosli. War ninku tilmaan xummaa.
  14. Originally posted by Gaax-Nuug: Originally posted by xiinfaniin: Abtigiis lawada arag inuu liito waayahan'e Markii laad ku dhacay buu nayiri leebka daadiya'e Lagdantii walaalkii ku jabay dheef kamuu luline'e Laagtii Kabsuumiyyo ma baran lahankii waagiiye'e Lurta uwadaa waa wixii lumiyey jeeskiiyye'e Ubo fii ubo, khamsa fii daalac! Waa ninka masaxaad weyn laga waayo. Ubo fii ubo, khamsa fii daalac! Waa ninka masaxaad weyn laga waayo. Wakaa aan macal taydii masaxaye ka faa'iida!
  15. Nuune, Adigaaba ka riwaayad waalan Ngongaba'e. Meel cidlaad ii tilmaamaysaa.
  16. Ngonge waan ka tala baxay. Haddan wax kale kariwaayoo Delete intaan ku dufto yaan legend hoosta ka raacin muujinaya textgii la deletegareeyey.
  17. Waraa Ngonge ka bax meesha ciyaalsuuq baad tahaye. Nuune, ii soo masax what I quoted there oo iisoo *** PM fadlan.
  18. Buuxo, Horta sug masaxaad baad hada ku maqanahaye. I shouldn't have trusted Ngone. Xinn buu ka baqaa.
  19. Originally posted by xiinfaniin: Abtigiis lawada arag inuu liito waayahan'e Markii laad ku dhacay buu nayiri leebka daadiya'e Lagdantii walaalkii ku jabay dheef kamuu luline'e Laagtii Kabsuumiyyo ma baran lahankii waagiiye'e Lurta uwadaa waa wixii lumiyey jeeskiiyye'e Ubo fii ubo, khamsa fii daalac! Waa ninka masaxaad weyn laga waayo Ubo fii ubo, khamsa fii daalac! Waa ninka masaxaad weyn laga waayo.
  20. Isma dhiibin buuxo. Laakin kolkaad meeshika baxday waxaan noqday uun koox away game ciyaaraysa. Home support baan waayey.
  21. Buuxooy adigaa dhibtaa dhigay. Anigoo meel fiican marinaya silsiladaadi oo Jimcihii sheegay oo wixii dhacay habeenki alifay baa sheekadii Laam loo badalay. That took me off guard a bit. Waxaan soo watay Buuxo bildhaamaysa miyaa bidixda ii dhiibaty Barti lagu balamy miyaan baacsadoon boodhka ka afuufay Tan xinn masaxayo waxba haka dhagaysan. Aniguba imikaan Ngonge waydiin how to put a line between others words.
  22. Ngonge's choice is maasha-allah. Waxaad meesha keentay Marx wax ma aha. She is incompareable to the one above her. NG, Taasi waa tuu ninkii isgaa ahaa sheekha ku challenge gareyey markuu sheekhu yidhi Zinnada iska daa waa danbiye. Wuxuu yidhi, Lugta diririg layn iyo tan kale sii dul marinteeda, Daw laaxinteeda iyo misane dib u yar laabkeeda, Isku duruga iyo kala duruga iyo uumiyada is daaray Xalus diiran, naaso is dul baxay iyo diihashada laabta Meeshaa nawaahiga ka dhacay iyo duhursiga laylka, Yaa yidhi danibaa kujira darajo mooyaane?? ??
  23. Waan kuu sheegay in ilaa shalay aan qasan ahay, ee intaasi waa hordhaca waxa soo socda. Bal aan kansho helo. Still waxaad qalqaladay adiga unbay kugu egtahay. Waan yaraha qasnahay laakin taasi cudur daar ma noqonaysee, waa intaan neef adhi ah qalan week-end'ga. Hilib adhiga ayaan ku dararaa.
  24. Sophist welcome.Haddu gabbaygu macna yeelan kol haddi abkood gabyi jiray meesha soo galaan. Hadda nin feegaar afarray isugu keenaan is haynaa. To Xinnfanin, Loolan looma joogiyo lur iyo, laacdankii Mudug’e La iskuma hayo leadernimo, ee laynku waa gabaye Labadii muranka liishaanta waa hubaal, inay masoobaane Ma haboona Libaax inuu laad u fidhso, lukki daranyeysan Waxaan ahay laqan fariid oo ku xidhan, laamihii murtida’e Isku looli bay aabahay wada ladaan, macalin Dhoodaane Laag dheer ugama gubdo haduu lis, Singub uga baahdo Aniganna lugooyey igu tahay haddan, liidkan isu qaado Wakhti luulmaya iyo akhri samaan, yaa Lagdanka ibadaye Lama sheegin labadeenu leelkaan gallo, oo tixaha loogu garnaqaayo Sophist iska lalmiyay ama cidd kale, laxan la maagaaba Waa inaan la raadsado murtida, luuq dad garanaaya Olivia Charamba concert, taas waad ila heshay. Waa xabbad igu dhacday, waanse ka kici!
  25. If you haven't heard this one Cawaale rer-gabay ma tihid. This is the famous one of Qaasim. My line has always been anagiyo saleebaandii waa nasidataaye. It is insulting, but that doesn't diminish its beauty from arts aspect. But I recommed you to his other big hit: Waxaan aheyn macaan iyo qadhaadh meel kuwad yaale. I didn' know about the Dhoodan reply. Let me read tonight.