Abtigiis

Nomad
  • Content Count

    7,903
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Abtigiis

  1. Originally posted by Qudhac: This warlord call for war few months ago as well. tolow magaca "sheikh" miyuu iibsaday lool It goes with the day. Nowadays, to declare a war, you need to have a Sheikh title. Didn't you hear, the Drama about "War Sheekh Qarxiyoow, Sheikh kaboode ayaa kugu soo socda oo ka badbaaday miinadii Sheikh Aase, ee u dig oo qarxi,war u dig! Anyway, Sheikh or no Sheikh, it seems Somaliland is in for a tough time.
  2. Ilka-dahable is the closest to know and here is what he said: waa kugu raacsanahay in 180 kun oo lagaxaday 100kun aysan dhisin karin laakiin lamaanaha ingriiska laga dhamaystiri doonaa garoonkuna waa dhamaandoonaa tageerayaal dhagaxbuur ka yimidna waa buux dhaafin doonaan
  3. Ilka-dahable is the closest to know and here is what he said: waa kugu raacsanahay in 180 kun oo lagaxaday 100kun aysan dhisin karin laakiin lamaanaha ingriiska laga dhamaystiri doonaa garoonkuna waa dhamaandoonaa tageerayaal dhagaxbuur ka yimidna waa buux dhaafin doonaan
  4. Ilka-dahable is the closest to know and here is what he said: waa kugu raacsanahay in 180 kun oo lagaxaday 100kun aysan dhisin karin laakiin lamaanaha ingriiska laga dhamaystiri doonaa garoonkuna waa dhamaandoonaa tageerayaal dhagaxbuur ka yimidna waa buux dhaafin doonaan
  5. waan fahmay. Waan u yara yaxyaxaa markaan arko Cadaan ku maadsanaya ilee Somalinimada waan wadaagnaaye. Ayoub ma caadi baa baryahan? Ninyahow he is not his usual self. Seef la bood buu noqday. Hope it passes.
  6. Faroole is right this time. Matt Bryden and his associates have been benefitting from publishing falsehoods for a long a long time. I think they must be confronted.
  7. Ngonge, are you saying Somaliland is not overdoing the wafdi-sare business?
  8. Abtigiis

    Lionel Mess

    Ngonge, in Tuujism, everything is possible. We believe in instantanous transformations. Messi can be Zidane, Terry can be Beckenbauer.
  9. Ma war baad u haysaa inaana shy aheyn kolkaana script aheyn?
  10. Matt Bryden in shaqsiyad fiican leh ma aha. Wax kasta waa ka suuroobaan. He writes rubbish based on what he gets from Qat saloons. Warkiisa Jigjigaan ku haynay waaguu yimid.
  11. Alshabab waa wax xun lamana masaynayo Puntland. hadalkana is bar bar dhig ugama jeedine physically meesha sawirka ka muuqata iyo dagaxaanta ag taal ayaa u og goobaha Alshabab ay tadka ku ciqaabaan. Muqaal ahaan unbaan jeeday. Tan kale, nimanku waa walaalahayo, runtiina wax kasta ooy sameeyaan waxaa lagu dhaafi wax calankii Soomaaliyeed dabada haysta oo meel kasta lula iyagaa u badan. Wajiib badanna way guteen oo udub dhexaadka Somaalinimo weeye. Taas inaan garan la'ahay ha moodin, iyo kaalinta ay kaga jiraaan Somali qaranimadeedu inay sii jirto. Cid kale yayna waxba u ogolaane, Somalinimo inay muuqato ooy jirto way ogol yihiin, and that is enough. Still, political elites are different than the mass. Waxaan farta ku godayaa waa elites'ka dadka oon baraarugi bililiqystay dawladnimadii ee wada safiir iyo diplomaasi noqday ee wali halkii 60 kii uun ka raaadinaya dhinaca qaybta. Ee aan ogoyn in dad awal aan qayb weyn ku lahayn Soomaalida, sida beesha Jareer-weyne in maanta ay ka mudan yihiinn tiro ahaan qayb dadkii horey u qaadan jiray. Laakiin 180,000 USD iyo Multi-functional yaa isu kay qaban wayday. Uni-functional ciyaalka dhaxanta dabaysha xagaaga darbi ka celiya kolkay kubada ciyaarayaan hadii loo dhiso ayaa abaal weyn ah.
  12. Alshabab waa wax xun lamana masaynayo Puntland. hadalkana is bar bar dhig ugama jeedine physically meesha sawirka ka muuqata iyo dagaxaanta ag taal ayaa u og goobaha Alshabab ay tadka ku ciqaabaan. Muqaal ahaan unbaan jeeday. Tan kale, nimanku waa walaalahayo, runtiina wax kasta ooy sameeyaan waxaa lagu dhaafi wax calankii Soomaaliyeed dabada haysta oo meel kasta lula iyagaa u badan. Wajiib badanna way guteen oo udub dhexaadka Somaalinimo weeye. Taas inaan garan la'ahay ha moodin, iyo kaalinta ay kaga jiraaan Somali qaranimadeedu inay sii jirto. Cid kale yayna waxba u ogolaane, Somalinimo inay muuqato ooy jirto way ogol yihiin, and that is enough. Still, political elites are different than the mass. Waxaan farta ku godayaa waa elites'ka dadka oon baraarugi bililiqystay dawladnimadii ee wada safiir iyo diplomaasi noqday ee wali halkii 60 kii uun ka raaadinaya dhinaca qaybta. Ee aan ogoyn in dad awal aan qayb weyn ku lahayn Soomaalida, sida beesha Jareer-weyne in maanta ay ka mudan yihiinn tiro ahaan qayb dadkii horey u qaadan jiray. Laakiin 180,000 USD iyo Multi-functional yaa isu kay qaban wayday. Uni-functional ciyaalka dhaxanta dabaysha xagaaga darbi ka celiya kolkay kubada ciyaarayaan hadii loo dhiso ayaa abaal weyn ah.
  13. Alshabab waa wax xun lamana masaynayo Puntland. hadalkana is bar bar dhig ugama jeedine physically meesha sawirka ka muuqata iyo dagaxaanta ag taal ayaa u og goobaha Alshabab ay tadka ku ciqaabaan. Muqaal ahaan unbaan jeeday. Tan kale, nimanku waa walaalahayo, runtiina wax kasta ooy sameeyaan waxaa lagu dhaafi wax calankii Soomaaliyeed dabada haysta oo meel kasta lula iyagaa u badan. Wajiib badanna way guteen oo udub dhexaadka Somaalinimo weeye. Taas inaan garan la'ahay ha moodin, iyo kaalinta ay kaga jiraaan Somali qaranimadeedu inay sii jirto. Cid kale yayna waxba u ogolaane, Somalinimo inay muuqato ooy jirto way ogol yihiin, and that is enough. Still, political elites are different than the mass. Waxaan farta ku godayaa waa elites'ka dadka oon baraarugi bililiqystay dawladnimadii ee wada safiir iyo diplomaasi noqday ee wali halkii 60 kii uun ka raaadinaya dhinaca qaybta. Ee aan ogoyn in dad awal aan qayb weyn ku lahayn Soomaalida, sida beesha Jareer-weyne in maanta ay ka mudan yihiinn tiro ahaan qayb dadkii horey u qaadan jiray. Laakiin 180,000 USD iyo Multi-functional yaa isu kay qaban wayday. Uni-functional ciyaalka dhaxanta dabaysha xagaaga darbi ka celiya kolkay kubada ciyaarayaan hadii loo dhiso ayaa abaal weyn ah.
  14. Originally posted by 'Dalmar': AT, Reer SSC waa tashadeen, no more waiting to Puntland Now we have:- - Supreme Leader, - Vice-President - Executive Council - Parliament (Khusuusi) - SSC army, not long ago defended Buuro Wadal Insha Allah soon we will free all SSC regions from invaders A welcome development. The last couple of days warmed my heart. From women cof Dig.il and Midh.ifle to SSC gathering in Coventry, it was all blue flag. Nice to see the basic ingredients for the revival of Somalinimo is still there. I have no doubt in the capability of the Daraawish people and I am sure they will free their land. Hopefully, the SL will know better and there will be no bloodshed. Nin walba tuuladiisa ha lagu amaan galiyo.
  15. Aw Muse soo kii ahaa nin weyn oo rer-magaal ah, arintani miyey hoos martay mise wax kalaa jira? I think it is a typo. Ama 18 millon ayuu u jeedaa ama 180,000 oo qof garoon qaadaya ayuu u jeedaa. Qiimaha kiishaka sibidhka ah marayo ma la socdaa horta?
  16. Aw Muse soo kii ahaa nin weyn oo rer-magaal ah, arintani miyey hoos martay mise wax kalaa jira? I think it is a typo. Ama 18 millon ayuu u jeedaa ama 180,000 oo qof garoon qaadaya ayuu u jeedaa. Qiimaha kiishaka sibidhka ah marayo ma la socdaa horta?
  17. Aw Muse soo kii ahaa nin weyn oo rer-magaal ah, arintani miyey hoos martay mise wax kalaa jira? I think it is a typo. Ama 18 millon ayuu u jeedaa ama 180,000 oo qof garoon qaadaya ayuu u jeedaa. Qiimaha kiishaka sibidhka ah marayo ma la socdaa horta?
  18. Originally posted by FIDHIN: i suggest they should have a better security first instead of wasting money with ciyaaro if its truee, Ciyaar is the key word adeer. Waliba niman xarfaan ah ayaa ciyaarta wada. Like Ilka-dahable said bal aynu sugno garoonka ka soo baxa halkaas. 200,000 three-bed room apartment Nairobi ah in a prime place yay yaa alaahu ku goysaa. Edit: Ilka-Dahabloow, horta well come back. Lamanihii Ingriiska ahaa xaalkooda wax war ah ma igu dhaantaa? tan kale, soodiiga adigu lahaa waxba la ma dhisayo maxaad ani igu haystaa. I have no beef with Puntland, laakin de sheekadani waa sheeko xiiso badan. Nimankaad sii dayseen waa kuwee? Ma kuwa xabsi-daa'in ka lagu xukumay Addis Ababa?
  19. Originally posted by FIDHIN: i suggest they should have a better security first instead of wasting money with ciyaaro if its truee, Ciyaar is the key word adeer. Waliba niman xarfaan ah ayaa ciyaarta wada. Like Ilka-dahable said bal aynu sugno garoonka ka soo baxa halkaas. 200,000 three-bed room apartment Nairobi ah in a prime place yay yaa alaahu ku goysaa. Edit: Ilka-Dahabloow, horta well come back. Lamanihii Ingriiska ahaa xaalkooda wax war ah ma igu dhaantaa? tan kale, soodiiga adigu lahaa waxba la ma dhisayo maxaad ani igu haystaa. I have no beef with Puntland, laakin de sheekadani waa sheeko xiiso badan. Nimankaad sii dayseen waa kuwee? Ma kuwa xabsi-daa'in ka lagu xukumay Addis Ababa?
  20. Originally posted by FIDHIN: i suggest they should have a better security first instead of wasting money with ciyaaro if its truee, Ciyaar is the key word adeer. Waliba niman xarfaan ah ayaa ciyaarta wada. Like Ilka-dahable said bal aynu sugno garoonka ka soo baxa halkaas. 200,000 three-bed room apartment Nairobi ah in a prime place yay yaa alaahu ku goysaa. Edit: Ilka-Dahabloow, horta well come back. Lamanihii Ingriiska ahaa xaalkooda wax war ah ma igu dhaantaa? tan kale, soodiiga adigu lahaa waxba la ma dhisayo maxaad ani igu haystaa. I have no beef with Puntland, laakin de sheekadani waa sheeko xiiso badan. Nimankaad sii dayseen waa kuwee? Ma kuwa xabsi-daa'in ka lagu xukumay Addis Ababa?
  21. waad qalbi fiican tahay Zack'oow. Kamavi wakaa inoo sharxay inuu multi-functional yahay. Multi-functional weeye meeshu ee la soco. 180,000 kan anba ishaan ku hayey. Meesha la xaadhxaadhay makula tahay meel Old Trafford ka soo socdo. Dhagax sibidh quman la mariyey xitaa meesha mayna keenin nimnaku. Aniga in Barkadoo waa wyen meesha ka soo baxayaan bay ila tahay. Koley farsamo aynaan ogeyn unbaa jirta!
  22. waad qalbi fiican tahay Zack'oow. Kamavi wakaa inoo sharxay inuu multi-functional yahay. Multi-functional weeye meeshu ee la soco. 180,000 kan anba ishaan ku hayey. Meesha la xaadhxaadhay makula tahay meel Old Trafford ka soo socdo. Dhagax sibidh quman la mariyey xitaa meesha mayna keenin nimnaku. Aniga in Barkadoo waa wyen meesha ka soo baxayaan bay ila tahay. Koley farsamo aynaan ogeyn unbaa jirta!
  23. waad qalbi fiican tahay Zack'oow. Kamavi wakaa inoo sharxay inuu multi-functional yahay. Multi-functional weeye meeshu ee la soco. 180,000 kan anba ishaan ku hayey. Meesha la xaadhxaadhay makula tahay meel Old Trafford ka soo socdo. Dhagax sibidh quman la mariyey xitaa meesha mayna keenin nimnaku. Aniga in Barkadoo waa wyen meesha ka soo baxayaan bay ila tahay. Koley farsamo aynaan ogeyn unbaa jirta!
  24. garoonbaa la dhisi unbaa lagugu yidhi inta godkii Alshabab dadka ku dhagaxayn jirtay iyo macal dhagxaantii laguu soo sawiraye, me war baad u haysaa garoonka la dhisi wax loogu tala galay? Armaa dadka la soo qabqabto ee la soo rendition gareeyayo lagu haynayaa?
  25. garoonbaa la dhisi unbaa lagugu yidhi inta godkii Alshabab dadka ku dhagaxayn jirtay iyo macal dhagxaantii laguu soo sawiraye, me war baad u haysaa garoonka la dhisi wax loogu tala galay? Armaa dadka la soo qabqabto ee la soo rendition gareeyayo lagu haynayaa?