Abtigiis

Nomad
  • Content Count

    7,903
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Abtigiis

  1. hada been baad moodaysaa! waaba la isku dili gaadhay oo gabadh buu naga ceebeeyay ayey yidhaahdeen reerkii inantu. Dad baa ku yidhi saddex ayey kuu dhashay'e dhawaaqa aad hadda sheegi muxuu yahay? Wuxuu yidhi way ka sii dartay oo awal hore afkaan gacanta ka saari jiray, hadana way iska kay dhufataa!
  2. walaahi Maaddeeyoow anigu waan kugu wareeray. Nin macquul ah oo maskax badanna waad u muuqataa, wax qiil aan laheyna qiil ayaad u raadisaa. Bal hadda Alshabab ayaa qiil leh ma qof maskax caafimaad qaba ayaa ku hadli kara. Adeeroow, intaad ducaysatid, ood qalad ku adkaysiga iska daysid, nimaankaa shayaadiinta ah difaacooda iska daa. Mise in la fikirkaaga labadalo ceeb ayaad u hayasataa iyo diciifnimo. Anigu Alshabab waan tageersana dhowr sano ka hor oo waan difaaci jiray. Kolkaan arkay meel ay u socdaan inayna jirina waan ka hadhay.
  3. Originally posted by *BOB: ^^^ A&T Anigu waxaan rabaa geel ma beesho aan WAAYO ARAG AHEYN oo aan hangaada isla barano. Laakiin mid dhowr jus iga horeysa tabar uma hayo oo markaan eray qaldaba igu tidhaahda Xaaji sidaa ma aha ee sidan bay hebel iyo hebel odhan jireen. Bob, adigu rer-magaal ayaad tahay oo waad isfahmaysaan. Mid xunoo rer-baadiye ah ayaa furay gabadha oo yidhi habeenkii ayey dhawaaqdaa oo afkaan garba-saarteeda kaga qabtaa. ceeb kale muuna sheegin!
  4. Maaddeey, wax isku mid ah ayaad kala sheeg-sheegtaa adna! Chef oops xaaji, de farsamo kale la imo indha-adeyga iska daayo. Filinkani gubay isagu.
  5. Originally posted by Jacaylbaro: Weligiinba isu jawaaba ,,,, bal xarfada intaa la'eg day adigu!
  6. War Chief aan ku tilmaamee, Jacayl habraha ma aha. Gabaygan hoose ayuu ka xanaaqaa: Tabtaa ina CIgaalow waddaan tacab qasaaruun dheh Tartan meelna aan gaadhiniyo turuqyo daaluun dheh Tamashlaha aan meel looga dhalan tookh u socodkeeda Toddobaad waxaan gaadhiniyo tuhumo beenaad dheh Dhamaan Ciisa Musaha tadhahay ee taajka wada qaatay Taariikh Isaaaq ugu horloo maanta timi uun dheh Toddobadan aad soo dooraten taran hadaad moodey Tukayaal hormuud laga dhigiyo toxoble daayeer dheh Afartaa tacliintaan bartiyo tix iyo geeraar dheh Tiiqtiiqsi hadal loo yidhoo tudhis la'aaneed dheh Tol-yaraha hubkii dili jiriyo toorri iyo seef dheh Toban guuradaan nabadgelyada taabka ku adkeeyey Aan talada kaa qayb gashey baad tahar i goyseene Habar Yoonistii lagu tuntiyo Ciidagale toos dheh Mar hadday tolniimadii horiyo talawadaag diidey Nin walbaa wuxuu taransadiyo tab iyo xeeshii dheh
  7. Dhinaca Somalinimada, Ina Iley ayaa dhaama Da'ud. Ina-Iley xil iyo lacag unbuu doonayaa oo uu dadka u rafaadinayaa laakiin wuu og yahay ciddu yahay. Laakin Ina-Iley markaaba waa la eryi doonaa oo ku raagi maayo. Hadda waxaan la soconaa inuu durba bilaabay anigu 'oga.den' ayaan ahay oo dadka kale ee ONLF la adligeed inay reerkan bililiqaysataan raba madaxa ayaan ka garaaci. Maalin walba qaar ayaan arkaa amaanaya oo qabiilka ah oo leh dadka ayuu inaga celiyaa. Dadka Xarshin iyo Galaadi ka yimaada oo uu dharbaaxo markay Passport u soo doontaan iyo af-minshaarin uu jaadka u qaado ayuu is leeyahay sumcad qabiilka kaga samayso. Tigre'guna way la og yihiin oo agendaha ah in Somalidu ishaysato ayuu fulinayaa!! Hadda Da'uud ayaa xakama ku hayey (oo dhinaca qabyaalada aan sidaa ku aheyn) laakin mar haduu meesha tago qabaa'ilada kale ayuu dhibi doonaa. Dabadeedna Cabdifataax Sh.Cabdullahi (head of the party) iyo rag aan garan ayaa u qayili within months. In fact, all his entourage waa ciyaalkii Dhagaxbuur. Ninkani waa ninka hooyadii suuqa badhtankeeda madaxa kaga istaagi jiray isagoo 'dhillo' yahay ku leh. Waxaas ayaa ummad madax looga dhigayaa!
  8. Originally posted by *BOB: quote:Originally posted by Abtigiis & Tusbax: quote: Originally posted by *BOB: PS. D!ridhaba ama Jigjiga ayaan gabar u doonan ee ma i raaceysaa? Peace, Love & Unity. Maya kuma raaci karo, laakin cid ku ka xaysa waan kuu abaabuli karaa markaad Addis Ababa gaadhid. Hadaad gabar halkaa ka rabtid, meel ka dhow anaa kuugu haya mid aanad indhaha ka jeedinayn laakin 3 ciyaal ah wadata. Habeen dhowyd inbay meel agtayda ah igala soo hadashay ooy tidhi halkaas ayaan joogaa. Caruurta ka bacoobin waa inan yare! hadee qof A&T soo wacda oo uu isaguna lambarkeeda hayo sideen ku aamini bal ii sheeg? waa dhurwaa hilbo ku raro waxaagu. war waa gabadh alaab ah oo farsamo yaqaan ah. Waxay soo martayna khibrad unbaa uga siyaaday! War waan kula taliyee, somalidu waxay tidhaa qof aad taqaana hal ceeb ayaad uga tagtaa, ku aadan aqoona 12 ceebood ayaad ugu gashaa. War yayna ku dhaafin.
  9. What adigu samaysay waxba igama saara. Laakin in Alshabab ay arimahaa qaarkood ka manuucday meelaha ay ka taliso miyaad diidan tahay?
  10. I know that picture. Waa Cowke.
  11. hadaa I dedicate this to JB. Isagaa ku dhaama. Ati afaan oromo inbeeku!
  12. Originally posted by *BOB: PS. D!ridhaba ama Jigjiga ayaan gabar u doonan ee ma i raaceysaa? Peace, Love & Unity. Maya kuma raaci karo, laakin cid ku ka xaysa waan kuu abaabuli karaa markaad Addis Ababa gaadhid. Hadaad gabar halkaa ka rabtid, meel ka dhow anaa kuugu haya mid aanad indhaha ka jeedinayn laakin 3 ciyaal ah wadata. Habeen dhowyd inbay meel agtayda ah igala soo hadashay ooy tidhi halkaas ayaan joogaa. Caruurta ka bacoobin waa inan yare!
  13. Ferguson, adaa rer-baabili'ah oo qootu-oromo fahmaye, here is one of all time greats by Legendary Ali Birra, adapted by Tadele Roba! Heestani Diri-dabe iyo da'yaraantii bay na soo xusuusiaa for some of us. I can almost feel the exercise books and the school unifrom! http://www.youtube.com/watch?v=zQ2pcmEWwCU Trumubule, shegaa turumbule Wayaa takee, huwaambule Ajabaa!
  14. Xaaji, And they will find your roots No matter how heavy your camouflage is,
  15. Afarta geesba dalkii, iyo gayigii wadankeena Wixii guuldaro hoog, iyo ganbi la isugu geeystay Ee cid kasta gobolkeeda, geesteed uunka kalaysay Isagaan gaasas difaaca, oo bari aar gudanayaa Iyo gaadh ilaasha lahayne, samatar guudka u saara Somaalaay ma garbaa?
  16. I never thought xaaji is so resourceful!
  17. Hallow Cheif ma imaqlaysaa? ...wareeg! wareeg! 44 tanka u wareeg! Xinnfanin la xidhiidh.
  18. Originally posted by Chief_Aaqil: Malcolm X,And I hope you will take the advise of these two brothers, Abtigiis Tusbaxa sita iyo Adeer Ngonge. Cause they do seem sincere. Adiga xog badan ayaa kaa maqane, anigaa ku tilmaami. Fariintan copy garee oo PM ugu *** Xinnfanin. Malcom X'ga aad sheegi in ninkaasi samaystay ayaa loo badinayaa. Markaa isaga unbaa wax ka badli kara ee scrpit'gan ha isku xiiqina.
  19. War JB- saaxiib ayaan nahay ninyahoow. Dadna siilaanyo ayaan u jeclahay. Laakiin dee kolkuu soo dhajiyey Thread's leh ONLF signed peace agreement with Ethiopia (asagoo og in laba shaqsi sheekadood tahay) ayuu dhiigu igu kacaa!
  20. Xoriyaadu aad haysato eed iska indhatirayso waa inaad Jeans xidhan kartid, gadhka maalinkaad rabtidana bixin kartid maalinkuu ku dhibana xiiri kartid, Kubad aad daawan kartid, etc etc. You take these minor rights forgranted. They are not in Alshabab's Somalia. Midda kale bal waxaad ku hadlaysid eeg bila calayk. Sidaad utaalo ayaa lagugu dagaalaa with smile ayaad tidhi! Ma cidbaa ku xidha? Ma cidbaa ku garaacda? Ma cidbaa ku ciqaabta? Haday ku qoslaan, soo dhulkoodi ma'aha? Iyagu iyadoo Bikini xidhan oo is-dhunkanaya haday Somaliya yimaadaan miyaa laga yeeli lahaa? Markaa, adeer inta ay dhulkooda kaaga ogol yihiin uun ku qanac ileen lama lihide! Dawladda aad sheegina, haa oo kolkol waan is idhaahdaa Cabdullahi Yusuf was right, and certainly if I had the foresight to know what Alshabab planned for Somalia, I would have supported the old man. I don't hold much hate for him nowadays as I used to do those days. Shariifkuna wuu ku saxan yahay inuu flexible noqdo si ummadda somaliyeed ee kala daadsan uu meel ay salka dhigaan ugu helo. I am not only happy with the pace with which he is changing. I want him to start dancing in the floors with hobolada u heesaya and to be more moderate. Wadaad oo dhan waa la'iga shiddaa aniga. P.S. Mr. Somalia, waa dangerous vagrant, laakiin fahmo-daro kuma ogeyn!
  21. Originally posted by Jacaylbaro: Xaajigu = Cowke ........... Kolka wax laguu sheegaad wax garataa! Alleylaha anigaa indha'la'aa ee it was all there to see!
  22. Anigu Maaddeey waan ku wareeray! I am almost tempted to believe inuu wixii la sheegayey ee ahaa waa Script run yahay. Sababtoo ah ra'yigiisu mid kolba waaqaca jira ku xisaabtama oo isbadala ma'aha. Anigu waxaan aaminsan ahay in Maaaddeey Xinnfanin samaystay si uu isula murmo?
  23. lool! Bob, war the new Brazil is taking shape and look at the names who will [probably make up the 2014 team. Julio Cesar (34) Maicon (33) - Mario Fernandes (23) - Thiago Silva (29) - Marcelo (27) Hernanes (29) - Ramires (27) Kaká (32) - Ganso (24) Neymar (22) - Pato (24) Substitutes: Victor (31)- Daniel Alves (31)- Miranda (29)- Sandro (25)- Coutinho (22)- Robinho (30)- Nilmar (29) Jacayl- xaji'guna ma farsamo kale oo inagu dhexjirtaybaa? i thought he was genuine Somalilander?
  24. Dadka Soomalida ah ee dhimanaya waan ka xunnahay and it is not even worth stating that. Way iska cadahay inaan ka danqanayno dhibaatada shacabka Soomaaliyeed. Laakin Amisom ma aha dhibaatadu hadda ee waa kooxda diidan in wax dawlad ah inay ka dhalato Somalia. Xalka Somalia waa in la helo Dawlad, dawlad kasta oo dhismi lahaydna waxaa hor taagan koox argagixiso caalami ah oo aan dan Somaliyeed wadin. Gobolada Jubboyinka Amisom ma joogto, maalin walbana dadbaa kurka laga jaraa oo la yidhaa diin ayey ka baxeen. On a personal level, xorriyadda adigu aad London u doonatay maxaad ugu quudhi la'dahay masaakinta dalkii ku hadhay ee wadaad rer-miyi ah maalin walba karbaashayo? Bottomline is Alshabab's version of Islam is not what Somali's want and Somalia will not prosper with such primitive interpretation by primitive and ignorant wadaad's.
  25. oo Gormaad Gonzalo Higuain guursatay?