Qorax
Nomads-
Content Count
284 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Qorax
-
^Yeah specially Somaliland, they will take over Barbara. Hayaay ka soo baxaay hayaay
-
Habar walba xaarkeeda ay xaayoow dhahdaa . U deciphe tht!
-
Malika;730477 wrote: ^indeed, they look masculine,very manly with strong features unlike waxaanuu aragnaa beriyahan.. - illen there is a possibility of them looking like a mandiga, if only hadhii fadhii diriirka laga kiciyo..lol Astagfirullah.. Hadii fadhiga iyo jaadka laga kiciyo.....hadhoow hit bay noqoni oo waxaa laga yaabaa xaliimoos inay in hablaha kale ee aduunka jooga inay kala wareegaan lol Taa maxaa ka oran
-
Woow they look healthy and handsome taloow yay yihiin?
-
Full Moon in the clear skies of AFRICA, captured using my iPhone. its brilliant !
-
^lol sadex leeyaa , bal nimcada ha isku yareenin . Japanis people r weird.......with all tht technology no one suptitue Man.
-
caydarus;730099 wrote: ladies and gentlemen aroos laguma rago lagamana rago tumahara agaya shadi mubarako. hambalyo hambalyo oba yarisow. ghabadhi sharif dalxis miyad mehersatay? So Somalina waa gabdhihii qatarta ahaa oo arooskooda ka boodi jiray lol Ma anaan garan
-
Woow very powerful images . Its amazing how they managed to live for all those years and not met any other human being.
-
He is a heavy weight ! These are the kind of people Somalia needs most.
-
^^^^Spot the new PM from the list above
-
^Good appointment! He is a good guy.
-
Hambalyo bro ilaahay ha idiin fududeeyo guurku ogu soo orad ma ahee!
-
War ma ninka waagacusub qoraa lol wax la dayriyo wuu istaahilaa kaas, siduu u hadlo ayuu wax u qoraa partocolka wax looqoro xataa ma yaqaan!
-
looool. The women is guilty in my books. Why is she dreaming may waxeeda iska qarsato.....hadaad ogtahay inaad qarowdid iska daa khiyaanada lol.
-
who is this Calasow? What does he do?
-
These are the guyz who brought a great deal of change in the Somali politics for the last 6 months. I wish them good luck !
-
^Nogongo the guy managed to unite Somalis around Somalia that itself is achievement..... so how did he do it ? All the people above me have mentioned how he managed to achieve that success, but u r still not convinced . So lets say the guy used Black Magic how about that?
-
Former president of Somaliland daahir rayaale kahin returns back home +PICS
Qorax replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
lol@Somaliand wtf is that? how come now spotted it . Beautiful colour choice though(Green background and red/white writings ) -
^ very good move . Now u can have dot-Somaliland lol I welcome this news .
-
^ Waryaa kaagan yar dhib badanidaa!
-
Kacdoonka shacabka is still in full gear , shacabka have matured enough to know who can unite them and who's actions are honest and is ready to bring Somalia back from the disaster of the last two decades .! The Shacab have spoken :
-
Gudoomiye ku xigeenka barlamaanka dalka Kenya: “Shacabka Soomaaliyeed waa inay ka hortagaan in dib loo soo celiyo Boobkii iyo masuq maasuqii lagu hayay hantida Shabka Soomaaliyeed..” Faarax Macalin Gudoomiye ku xigeenka barlamaanka dalka Kenya ayaa sheegay Dowlada Kenya ay taageerayso dibadbaxyada looga soo horjeeda heshiiskii ka dhacay magaalada Kampala, wuxuuna sheegay in shacbka Soomaaliyeed looga baahan yahay inay sii wadaan dibad baxyada. “Waxaa dhaanta in shacabka Soomaaliyeed iyagoo xaqooda u dagaalamaya inay sarjooga ku dhintaan intii shacabku dulinimo ku jiri lahaayeen” ayuu yiri Faarax Macalin oo sheegay in shacabka soomaaliyeed ay yihiin kuwoo aanan ogolayn in dal kale dalkooda looga taliyo. Gudoomiye ku xigeenka barlamaanka dalka Kenya Faarax Macalin oo wareysi gaar ah siiyay Idaacadda Kulmiye ayaa sheegay in shacabka Soomaaliyeed looga baahan yahay inay la xisaabtamaan dowladda, islamarkaana ogaadaan meesha ay ku baxayso hantida. “Dowladaaan waxaan maqlay inay hor istaagtay boobkii lagu hayay hantidii Dekadda, islamarkaana joojisay Mushaar la’aantii shaqaalaha oo ay u heshay Mushaaraad, sidoo kale Ciidamadii ay mushaar siisay, waxaa la doonayaa hada in dib loo soo celiyo boobkii lagu hayay Hantidii Ummadda, shacabku taasi waa in ay ka hortagaan” ayuu yiri Faarax Macalin oo sheegay in dowladaan cusub ay yihii dad wadiniyiin ah oo aan rabin inay boobaan Hantida Umadda. Waxa uu sidoo kale heegay Faarax Macalin Gudoomiye ku xigeenka Baarlamaanka Dalka Kenya in dibad baxyada ka socda Soomaaliya ay la imaan karaan is badel dag dag ah hadii shacabka ay sii laba jibaaraan banaanbaxyadaasi ay wadaan. “Caqabada Soomaaliya haysato waa dalalka deriska ah, Soomaaliya loogama talin karo dalalka Uganda, Itoobiya iyo Kenya, waxayna rabaan dalalkaasi in Soomaaliya sida ay rabaan ka yeeshaan, waxaana loo baahan yahay in shacabka Soomaaliyeed ay ka dhiidhiyaan arintaasi” ayuu mar kale yiri Gudoomiye ku xigeenka barlamaanka dalka Kenya Faarax Macalin. Dhinaca kale Gudoomiye ku xigeen ka Baarlamaaka Kenya wuxuu ugu baaqay baarlamaanka Soomaaliya in dib u soo ceshtaan kalsoonida Shacabka Soomaaliyeed ay ku lahaayeen , taasi oo uu sheegay inay tahay mid aad u laciif ah. Maxamuud Axmed Xasan ( Xuurshe)
-
Lol@Jacayl sxb waa runtaa amayba fiicanthay in aan junior-kaaga uu san arkin waxaad qasi jirtay lol Out of the topic : Anyone know where i can listen to this song: Qoraxdoo aroortii qaybisay falaaraha ama qaansa roobo....?
-
Popular Contributors