Jaylaani

Nomads
  • Content Count

    1,376
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Jaylaani

  1. Waar ilayn tanoo kale. Dadku nacayb iyo xaasid badanaa. Waxaasio dhami waxay ka dhacayaan sawiradii Boorame miyaa? Dadkan walaahi cuqdad iyo xaasidnimay wax la noqon laayihiin. ILAAHAY haydin soo hadeeyo walaalayaal!
  2. ^^That is right. There is another masjid Jaamac in Hargeisa now. This one is three floors with the capacity of up 6000 people, not far from the Oriental hotel in center city. .You have to see it to believe it couz... I Prayed there.....MASHA ALLAH.
  3. Duke, Horta Ciidamada dawladu marka la leeyahay waa ayo ciidamadana. Ma ciidan mushahar ku shaqeeyaa oo xooga dalka matalaya mise malasia daacad u ah Cabdilaahi yusuf. Ha u qaadan walaal qaladae walaahu=i waa iga daacad. I'm keep hearing Ciidamada dawlada from you and others in this medium but I need to understand the dynamics of such military group and who they’re consist of? Can you please explain it to me. Thanks
  4. Duke, Waar waxxa inaga daayoo Geele odoyada si fiican ma soo qayilsiiyay!
  5. Waar anigu carab ma ihiyi how about this one HABEENKII/HABEENADII KHAYRKA. Dadkani waa sunti ayax walaahi.... waryaa I misspelled a lot of SOMALI words above. Why didn't you say something about that?
  6. ^^^I put it back there my self....thank you Get off my nutz? You saying that not me! Walaal hadaba waa Ramadaane ILAAHAY laytal Khatarka inooga bari in uu dadkeena mid walba halkiisa ku gargaaro muraadkiisana u yeelo oo dambiga inaga daa...ilay Somaliland DHUUSo ku toogan maysaane...Waa maxay fadhi ku dirir asalaad noqotee.
  7. ^^^s time I didn't understand a word you wrote. I mean I see the writing but they don't make sense. I think my message was deleted because it was too strong to swallow by certain people including your self. BTW, Thanks for the compliment. You’re 100% correct, I'm very confident guy! I hail from this exciting place called SOMALILAND. I don’t represent certain tribe nor do I claim to be one. You just made arrogant assumption and labeled me with tribalism. Judging people ain’t cool. Somali baad sheekadii ku soo koobtay. That is cheap argument to put forth at best. I think you need to refocused with what matters to you leave Somaliland issues to it’s people..
  8. Originally posted by Northerner: Dabshid, i dont think SL need to waorry. Why? There is a new player on the scene whos ready to take on the TFG and Puntland. SL should just wait and see what happens. I couldn't say it better!
  9. Your title is misleading and harsh! For a minute I thought the whole city was gone!
  10. Che, please let these people go. They grow on name-callings, engage them at your own terms and them drop them when you feel like it. Thats the best way in dealing with them. Never let themderail any of your topics. Thank you. [/QB] Isn't that what we're doing to you here. Engage you when we want to and diss you and ignore you when we feel like it. BTW, Adigu saaxiib reer DAAMI baad tahay oo waynu is naqaanaaye… let me have this conversation with the real southerner people in here...Step aside please. Thanks
  11. Red, Nimankaas walaahi gacanbaan u taagay. Hadaa waa mid reer shalanbooda oo aan waligii meel LIGHT ka baxaya arag ayaa ku odhanayaa anigoo bakaaraha maraayaaa Dabka caasi hka raacay Jasiirana ka casheeyay. Waar heedhe saaxiib anigaaba Xamar kaa badsadayee goormaa Dabka Bakaaraha loo raray ma intii Siyad Bare ka dambaysay...Hada waligii muu arag laakiin magacyaduunbuu meelaha ka maqlay!
  12. Che, Why every southern dude I see calls him self reer xamar when he never spent a day in Banaadir? Most of you’re from the villages. It shows in your attitudes! Magaalao joog xumadu aad bay idiinku badan tahay saaxiib…maxaa aritaa ka jira?
  13. ^^what can I say couz..I have a gift! I deal with mentally challenged people everyday!
  14. Originally posted by Socod_badne: quote:Originally posted by Jaylaani: BELOW IS WHAT I SAID. That's not all Your problem is you're one of those Somalis who suckled long and hard the breasts of victimhood. Plaintive moans at any percieved or real slights are par for the course. Nigga please. Tell me where I played the victim card in my post, any of them. I’m standing on the top of the pyramid with my head held high. You guys are the ones crying about Somaliland this Somaliland that…. if you think we have nothing to offer than shouldn’t you just shut up and let us be? God you guys can’t have your cake and eat it too.
  15. They deleted my post for what? I think it should be edited not deleted. What happened to free speach. I think the Moderators here are bias BELOW IS WHAT I SAID. THE SNM legacy is the only thing standing today post SIYAD BARE regime. CASE CLOSED You are acting like abused little stepchild. North this, Somaliland that…waryaa move on and get over it. Focus on your own instead of discrediting some body else’s. SOMALILAND PEOPLE DON'T WANT SOMALIA...how about that for news flush. Okay there was one more line where I told this creature (ME) where to go...but that wasn't so bad.
  16. LOL@ death-treats Like I said wipe your mouth and take this lollipop with you...now go home. Waxa yari oohin badanaa adeer hadii aad tahay laan gaab ILAAHAY baa sidaa ku gartee cadhada haygula dhicin oo calaacal iska daa...
  17. hadhwanaag 2006-10-13 (Hadhwanaagnews) NINkan la Magac baxay Shiikh Xasan al Turki wuxuu ka mid ahaa Dadkii ka qeyb qaatay Xasuuqii ka dhacay Gobolada Waqooyika Gaar- ahaan Nawaaxika Magaalada Hargeysa . Ninkaas Anigu aqoon weyn baan uu leeyahay In kasto aan la kulamay sedex jeer ( Face to Face ) 1985 -1987 . Mudo badan ayaan raadinayey Ninkaas Xasan Turki meel uu Jaan iyo Cidhib Dhigay . Laakiin isma qariyo Dhagar Qabe Dhulka ayaa uu dhaqdhaqaaqa meel kasta uu Tago . Nasiib Daro (Last week) ayaan Maqalay in uu Nool-yahay uu Joogo Degmada Afmadow ee Gobolka Kismaayo uu ku biiray MMaxkamadaha islaamka ee beeluhu dhisteen Koonfur Somali .Xasan Turki haddii uu ka fakaday Baaruudii SNM Nasiib buu leeyahay //Xasan Wuxuu ku Jiraa Liiska Dadkii si badheedh ah uga qeyb qaatay Xasuuqii loo qeystay gaan ahaan Qabiilka Reer Shiikh ***** waana Gacan ku dhiigle XASAN TURKI . wuxuu ka mid ahaa Madaxdii ******TA ee Guryaha kala soo baxay dadkii deganaa Xaafada uu dhow Dugsiga Sare ee faarax Oomaan ee Magaalada HArgeysa 1988 Bishii July …Markii ay Ciidamada SNM Dagaalka kula Jirtay Taliskii Hororka ahaa ee Siyaad bare ..Dadkaas Xafadaas lagu Xusuuqay waxay ahayeen Shicib ,Tijaar , Culimo , Ardey ,iyo Dumar iyo Caruur aan ka Xasuusto Shiikh Ali Ciid iyo SEDEXLE , iyo Axmed JANAN ,Scaciid Ahmed ,Cabdi AXmed iyo Odayaal kale Ilaahay JNDHW dhamaantood > Maalintaas ciidankaas dadka xasuuqay waxay ka soo Gurmadeen Xarunta Dabar Goonta Qabiilada Reer SH ***** Bino Ahmed oo loga uruuriyey (Gurika Martida ) AMA (Rest House) iyo Xerada Hangashta ee Dhakhtaga ka horjeeday Beelaha ****** Bari iyo Faaqa Hodheelka Maaweel dabdadiisa oo Oromada la siiyey +Tigreey , iyo dhafoor Qiiq Hadhaakii Jabhada SSDF oo Xerada Duubcasta ee Malko Durduro loo qoondeeyey , iyo Xerada Barjueex ee Beelaha Sikhaal iyo Geri ka duulayeen iyo Saldhiga policeka ee ay Fadhiyeen Beelaha Muse Dheriyo ee Magaalada Hargeysa uu Xasan turki ka tirsanaa Ciidankii ka Soo Gurmaday Gurika Martida ee Xarun uu ahaa Beelaha ******** iyo AbsGuul Si aad uu Fahantaan Dagaal gelinta Xarumihii Hargeysa Sabababii Jebiyey Taliskii Siyaad ee Qabiilka laga dhigay NINKAN hadda Shiikh sheegtay Xasan Turki wuuxuu ahaan jiray abaanduulayaashii loo magcaabay Ciidamadii beelaha ee laga soo Uruuriyey Ciidamada iyo xeryaha qaxootiyada ee hawl geli jiray Arrimahaas Dabar Goonta GObolada Waqooyika // waxaan Cadeynayaa oo MAkhraati ka ahay maalintaas xaafada uu dhow Dugsika sare ee faarax Omaan ee lagu xasuuqay Dadkaas in uu ka mid ahaa Aabaan -duulahaasi XASAN TURKI .Maalintaas Anigu waxaan Joogay Gurikii Shiikhii Falalowka ahaa ee sh (Bilise ) oo aheyd Xafadii ugu horeeysay ay Xoreeyeen Geesiyadii SNM , Gurikaasi Shiikh BILISE waxaanu ka baadheyney Waraaqo iyo Sir Culus ee Beelaha Oromada ee la Hubeeyey . aniga iyo 4 Nin oo isu xilsaaray Arrintaas yaan Taariikhu ila taraarine // 2-3 PM Waxan Maqalaney Baroor iyo Sawaxan 500 ilaa -600 oo qof ee ka soo barakacay Xaafadaas uu Dhow DUGSIGA Sare ee FAARAX OOMAAN Waxay noo sheegeen in ay Odayaashii Xaafadaas Deganaa la Xasuuqay Dabadeed Waxay noo sheegeen Dadkii in uu ku Jiray Magacan Xasan Turki iyo 5 kale oo abaadulayaasha aan magacyadooda aanay halkan ku cadeyneyn.. Anigu waxan ku noolaa Magaalada Hargeysa 1979-1989 waxana ku dhashay Magaalada Ceerigaabo (Erigavo ) si aad uu fahantaan Makhraatigan //Maalintaas uu xasuuqay dadkaas Xasan Turki iyo Nimankii la socoday ee hogaaminayey Ciidankaas ee ka qeyb qaatay Xasuuqaas waxay dhamaayeen dadka ku dhintay 23 qof ee Guryaha la kala baxay .. Aanay ku Jirin Inta Madaafiicda Haleeshay oo lagu qiyaasay 370 qof xaafadaasi waa 2 km Sqaure Bal qiyaas Baacaxada Magaalada Hageysa inta ku Dhimatay iyo Gobolada … Xaafadaas uu dhow Dugsika Faarax Oomaan oo la dhigay Meedkoodii dadkii la xasuuqay Doga Biriijka Liiqliqato ee uu dhow Hudheelka Hargeysa club waan Xasuusta oo qabilbikeyka ayey ku qoran tahay Xaafad kasta ee Magaalada Hargeysa Dadkii lagu Xasuuqay 1985 -1989 iyo Taliyayaashii ka qeyb qaatayba waan Aqaan Meesha ay kala aargoosanayo 2//// QACAN KU DHIIGLE XASAN TURKI waxaan uu soo joogay OO makhraati ka ahay Waxaan shaqo uu doontay 1986 Xerada Ganad oo ahayd Taliska guud ee Qaxootiyada , waxa loo baahday Laba Nin oo Farsamo Yaqaan ah Xagga Korontada ( Shuuruudaha lagu Xiday shaqadaas waxa ka mid ahaa ilaa Dugsika Sare ,Khabriina uu leh Mashiinada Dabka Dhaliya , waa SOMALI , afka Ingriikana waxa ka yaqaan and etc . oo ay ka sheegeen Idaacada Hageysa ..Naflaxcaarikii ay shoqo uu nonay Waxa isna ii Raacay oo shaqadaas ila doontay Nin laga soo Masaafuriyey Dulka Carabta . Xeradaas GANAD oo ahyd FadhisimadII ay ka qaxeen Jabhada ONLf la magac baxday . Maalintaas ayaa iigu horeesay aan galo 1986 bishii FEB oo Askar aan Direes Sidan baa ilaalineysay Albaabka weyn ee laga galo Xerada Ganad . waxaan uu sheegney Ciidankii in aanu uu socono Gaalka Ingriiska ah ee shaqaalaha Doonaya . Nasiib wanaag waa na siidaayeen . Markii aaanu galnay Xafiiska Gaalkii Fadhiyeyn Af Ingriisi baanu kula hadalnay oo markaas cidi lama Joogin //Waraaqihii iyo Resumkii aanu sidanay Buunu Hordhignay . 10 min Later Warqad uu ku saxeexan buu noo Qoray (Hiring ) . Wuxuu Nagu Yidhi Gaalkii ula taga Xafiiska iga soo horjeeda RRC // RRC waa Xafiiska uga wakiilka ahaa Somalida UNSR iyo Hayadaha Samafalada Aduunka Africa uu gargaara Xafiisyaoodii oo dhan baa meesha jooga Xerada Ganad ay beelo iska lahaayeen gaar ah uu Gudoomiye ka ahaa Masalax ee beesha ******** .Markii aanu galnay baa waxa fadhiya Shan nin oo somaliya oo aad uu dhergay oo iska Dhigaya Khubaro wax ka yaqaan Qaxootiyada Markiiba waxan gartay Taliyaha Xasan Turki oo shaah falaash ku jira ka shibanaya ,Nin ka mid ahaa Nimankaas ayaa nagu yidhi - Ma Magaalada Hargeysa baad degan tihiin mise Xamar baad ka timaadeen ? Waa maya / waxay yidhaahdeen Shir baan leenahay wax yar Debeda Islaaga . Waxa xagkii xafiiska Gaalka Fadhiyey waqad noo la dhaaftay Gabadh OROMA AH oo Sidata Fil waraaqo ka buuxaan Wax yar ka bacdi baa hadana waxa lalooga yeedhay Xafiiskii Gaalka .Gaalkii oo indhaha hoos uu rogaya baa nagu yidhi .. Iam Sorry waa laydin diiday . anigu waan idin siiyey Shaqadii . laakiin haddad dood ka qabtaan soo dacwooda wuxuuna na siiyey Koobikii ay soo Qoreen Nimankii Xafiiska Fadhiyey Marka la soo koobo waqadaasi waxay qoreyd Sidan MArkii AANU BAADHNAY .MA ISTAAHILAAN SHAQADAN SABAABTOO AH WAA QABIILKA REER SHIIKH ***** .WAXAN KA BAQEYNAA IN AY AFDUUBAAN BAABUURTA QAXOOTIYADA ISLA MARKAANA ULA BAXSADAAN CIIDAMADA JABHADA SNM Aaniga iyo Saxiibkay Amagaagaas nagu dhacay ,waxaa noogu sii dareyd meel aanu ka baxo ma jirto abaabkii aanu ka soo galney waa la xidhay oo ciidan tuute sita ay hor fadhiistay . Naag meel shaah ku karineysa baanu uu tagnay waxanu weydiinay xagee laga baxaa ? intay nin meel maraya Xerada Garad gudaheeda uu yeedhay bay ku tidhi . nimankan xerada dhexdeedii bay ku lumen ee tus geedhka . Xeradaas Ganad waxa ku jiray 2000 oo Ciidan Beelad ah isla markaasna Qaxootiga ah ..maalmahaas waxa la afduubay gaadhi ay leeyihiin UNCR .ninkiina askar ayuu noogu yeedhay guri ku jiratay oo jeelka station police magaalada hargeysa ayaa nala geeyey Taxaabay nimankayakii shaqada doontay ISHAA ALLA SHEEGADAN mar Danbe ayaan idiin soo Tibinayaa . MAARKII UGU DHAANBEEYSAY WAJIKII XASAN Turti 1987 ayaa iigu Danbeesay WAJIKIISA Gacan ku dhiigle Xasan ee Sheeganaya SHIIKHA Xasan Turi Iska oo Fadhiya Hodheelka Hargeysa Club waxa la fadhiyey Maamulihii Hudheelka Hargeysa Club Shiikh Xuseen ee Beesha ******** .Waqtikaas Xasan turki Wuu Saqraansanaa wuxuuna Labisnaa Direeyska Tuutaha ee Ciidamada Shiikh Xuseen Quraar Dheer oo Qamriya ayaa hor tiil Waxaan uga digayaa Culimada Somaliland in aanay Gacan Siiniin Munaafiqiinta Jeelka Hargeysa iyo Gobolada ku xidhan Ee Diinta ku soo gabanaya Sida ninkan Cajelada laga been abuuray oo Istaahila Dil wuxuuna ka mid ahaa Xulafadaas diidan Nabada iyo Wanaaga Somaliland …wuxuna ka mid ahaa waa la qaranaya SOMALILAND HA NOOLAATYO KII KA SOO HORJEEDANA ISga ayaa Cirka roob ku Og La Socoda Sheegada intii aan Ogaa Gacan ku dhiig laha Xasan Turki oo magaca inoo soo bedelay Qore CAWAD DOOYO TORONTO CANADA ONT gucure@hotmail.com
  18. SNM legacy is the only thing standing today post SIYAD BARE regime. CASE CLOSED DAMBIGA FARAHA BADAN IYO CUQDAD YUURARTA HA LASKA DAAYOO WAA RAMADAAN OO WALA SOOMAN YAHAY.
  19. North, Red Sea and company, Most of the pictures I took in Burco, sheikh, Boorama and Hargeisa have people in it. I didn't take any pictures of the buildings or the land escapes in Somaliland. I’m going back there in December INSHA ALLAH.
  20. She must be very fat kid. How could 11 year old little girl can hide pregnancy for nine months? That is beyond me..
  21. Does any one of these guys get paid for what they do?
  22. Red Sea, The last thing I wanna to do is to judge you. I'm sorry if I made the wrong assumption. Please accept my apology.
  23. I see....thanks I don’t share your point view but I do respect your opinion.