Jaylaani
Nomads-
Content Count
1,376 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Jaylaani
-
Duke, First of all, Somaliland has nothing to do with my personal perspective. Lets make clear on that one. Due to the current conditions and dynamics of Somali politics, my assessment is more close to the reality on the ground than your illusion dream. I know you don’t believe this but I would love to see Somali proper with functioning, well to do and able government. I'm just NOT convinced that your uncle and his family dreams of rising from the dead again to rule Somalia is feasible. Just look at this forum. The only individuals that are supporting this so called government have direct link of clan affiliation with A/Y. I wonder why. Truth hurts but that is the fact. The sooner you realize that the better..
-
Duke LOL@BAYDHABO is the capital of Somalia.... I think that only exist in the mind of your kind. Waar wax iskula hadh...hadaad dhimanayso dhareerkaa layska duwaaye. The word on the street is, you adeero A/Y might NOT make it the end of the year. Waxaan la yaaban nahay halka militia Puntland soo mari doonto markay arin tani dhamaato ee la jabiyo ilayn dhexdoo dhan waa laga fadhiyaaye. waxaan arkaa adigo halkan ka cabaadaya maalin aan fogoyn oo leh ODAYGII XUMAA C/Y AYAA WAXAA NOOGU WACAN. "Ninkaan waxa soo socda garan waxa jooga ma garto" If his health holds up and survive long enough, he will be defeated militarily. A/Y "election" in Kenya was set up by USC, ICU and others to eliminate Puntaland and your uncle fell for it. They later allowed him to move his militia from Puntland deep in the south. He fell for that one as well. They knew this day was coming and they knew no one out side of their particular clans would be crown the presidency seat of SOMALIA.
-
Clan Courts attack Mosque in Barava..take its motor..
Jaylaani replied to General Duke's topic in Politics
Masaajidka iyo qabtriga maxaa isku keenay marka hore? -
Originally posted by LayZieGirl: quote:i think we can share and see if those problems can be solved? Please, englighten me on how one can change my no good of an Ex. He is as good of a thief as any, and refuses to stop his thieving ways. If there is any hope at all, I would like to know because God knows how much I miss those stolen goods he use to pamper me with.
-
Originally posted by Mr.Red Sea: ]I think you are making too many assumptions here pal,I support the ICU and their good work in Southern Somalia,I support them in general and their actions,I don't support individuals among them.Therefore,I can't still grasp your thought process. Who is the ICU? You can’t support an idea without embracing the people who posses it. You’re not making sense dude. NOT AT ALL! “BAKHTIGA MA CUNO LAAKIIN FUUDKIISAAN CABAA” Bal u fiisro waxaab meesha ku qortyay deentanma adigu isku jawaab.
-
Xooga DALKA SOOMAALIYEED oo diyaar u ah weerar kaga yimaada MAGAALAGA MADAXDA DALKA SOOMEELIYEED ee MUQDISHO. That doesn't add up.
-
Nairobi African heads Meeting: PM Geedi present...PICS
Jaylaani replied to General Duke's topic in Politics
Soomaalidu goormay Haro (Lake) waa wayn yeeladay. Waxay iigu qosol badnayd markay dawladii siyaad bare u soo dirtay Cabdirahman Buluq Buluq shirka wadamada Afrikee Af FRANSIISKA ku hadla. He's the only one who couldn't speak French in the conference...very embarrassing -
^^ I didn't get your point.
-
Mawaxxad doonaysaa ina lay so daba galoo la yidhaa waxaad lacag ku caawisaa argigixisada. LOL Cyber world ain't safe dawg no matter what language.
-
You're right The TFG never had a control of anything and pattern continues. These people will take Indha Cade over Cabdilahi Yey in a heart beat. Not because they believe his political strategy. They simply consider him one of theirs. YOU SHOULD UNDERSTAND. You do that every day here in SOL my friend in ISLAM.
-
Originally posted by Jacaylbaro: I disagree with this heshiis ,,,,,, let's debate but not fight ,,,,,, no bloody war in all somali continent at any cost ,, this is the common agreement ,,,,,,,,,,,,,, Fadhi ku dirir is always allowed but no killings ,,,,,, The suldaan was wrong and now he realized his mistake inside the jail ,,, he is free to fly to Mogadishu like others but we shouldn't allow him to start a clan based war in somaliland for his own interest ,,,,,,,,, GOOD JOB SOMALILAND GOVERNMENT ,,,,,, Well said...now lets move on to something else.
-
Originally posted by Northerner: If US leaves Iraq we will arm Sunni militias, Saudis say URL=http://www.guardian.co.uk/Iraq/Story/0,,1971581,00.html]source [/url] I thought they were doing that already.
-
Historically, Burco was known to produce great athletes specifically soccer. If these regional tournaments held in Somalia back in a day were officiated FAIRLY, Togdheer would have won multiple championships. There are songs written about their misfortune going against Kismaayo.
-
I remember when the Minnesota team was called North Stars. They moved to Dallas I think.
-
If you don't have XAMAr Cadeey you ain't get shyt and no one will take you seriously. Even Kismaayo is in thier control.
-
Duke, But the reality is these same people you’re talking about will support these guys regardless, just because of their tribal affiliation. Same way you’re supporting Cabdilahi Yey blindly.
-
^^Go Somalipride, GO...
-
^^imikan shaadh kaleey soo xidheen iyo cumaamad cas.
-
Originally posted by General Duke: [Posative news, we dont need Clan struggle to break out in Somaliland. Its peace should be respected. [/QB] Sounds good but I don't trust you. During Cigaal's administration, Cabdilahi Yusuf suggested Puntland and Somaliland to be united front against warlordism and terrorism in the Southern Somalia. Cigaal’s respond was very honest yet true in which cabdilahi Yusuf didn't expect it. He said "you "guys' are the reason we went to war in the first place" Classic.
-
Khilaafkii udhaxeeyay xukuumada iyo Suldaan Cismaan Cali Madar oo Maanta lagu soo afjaray magaalada Burco -------------------------------------------------------------------------------- (muuqalka dadweynahi maanta) hadhwanaag 2006-12-11 (Hadhwanaagnews) Burco(HWN) Magaalada Burco waxa shalay lagu soo gabagabeeyay khilaaf udhaxeeyay xukuumada Somaliland iyo suldaan Cismaan Suldaan Cali madar oo ka mid ahaa madax dhaqameedyada Beesha galbeedka Burco oo xukuumada Somaliland Xabsiga u taxaabtay, todobaadkii hore markii uu isaga iyo rag kale oo dhamantood ka soo wada jeeda Beesha galbeedka ay soo saareen Bayaan ay sheegeen in beesha galbeedka Burco ay go,aan satay in ay isku xukunto shareeda Diinta islaamka. Shirar in mudaaba u socday xubno ka kala socday sadex aqal ee dawlada oo isku jiray wasiir iyo xildhibaano dhamaantood ka soo wada jeeda Beesha galbeedka Burco ayaa manta waxay Meel fagaaraa ka cadeeyeen in ay soo afjareen Khilaafki mudada udhaxeeyay Beesha dhexdeeda iyado ay go,aamana halkaas ka soo saareen , Shirkii manta ka dhacay xarunta gobolka Burco oo ay goob jog ka ahaayeen dhamaan xubnihi shirarka ku lahaa magaalada ayaa ugu horayn halkaasi waxa ka akhriyay qodobadii heshiiska ee ay wada saxeexeen labadi gudidii loo saaray khilaafadka aya halkaasi waxa ka akhriyay Gudoomiyaha Beesha Galbeedka Burco Cawil yuusuf Dhiif . waxaanu ku bilaabay hadalkiisa “ Waanu shirnay waxaana noo qabsoomay shir waanan ku heshiinay shirkaas waxaanu soo saarnay afar qodob oo kala ah 1. In suldaanka shuruud la,aan lagu sii daayo 2. In shurucda iyo qawaaniinta u dhigan Somaliland ay tahay Beesha habar yoonis mid ku dhaqmaysa oo ixtiraamaysa 3. Shareecada Islaanku aynu ku dhalanay in Badana ku dhaqmaynmay inta inaga dhimana aynu ku dhaqmaynaa , Sida dasturku dhigaayo Madaxweynahu ku dhawaqay in shareecad Islaanka dhakhso loo fuliyo 4. In aan Beesha Habaryoonis Baaqyo aaanay udhamayn ama cidi u igman soo saari Karin Hadaba intaa ka dib waxa hadalki la wareegay xildhibaan Golaha guurtidaa oo la yidhahdo Cumar Nuur Waaye waxaanu hadalkisa ku bilaabay ‘ Sababtii aanu unimi hore ayaanu usheegnay shirna u qabanay arinta buuqa keentay waa arinti suldaanka lagu xidhay , marka hadii aanu nahay cida shareecada islaamka ku dhaqankeeda dad islaana ayaynu nahay dhamaystirkeeda wax badan ayaa laga hadlay waxa ka hadlay madaxweynaha dalka maalinti ciida in uu dhamaystiraayo shareecada , waxa soo raaca culimo Reer Hargeysa oo ka kooban lix iyo labaatan oo kuwa ugu waaweyn ah, waxanay taageero siyeen xukuumada jawaabtoodu waxay ahayd magac reer ma sheegin dalka ayay u hadleen in la dhamaystiro ku dhaqanka shareecada islaamka. Waxa isna hadalkii la wareegay Xildhibaan Xuseen Ismaacil Cawad oo ka tirsan golaha wakiilada Somalailand oo ahaa qurba jooga Somaliland degenana wadanka sucuudiga mudo sodon sanadood ah , Xuseen waxa uu yidhi sucuudigu waa wadanka ugu dhaw ku dhaqanka shareecada islaamka in la dabakho , waxayse daryeelaan baqdintu guriga ha ka soo bilaabanto halagu dhasho halagu dhaqmo halagu dhinto guri walba halaga soo bilaabo. Dhawaaqa kudhaqanka diinta ha noqdo dhawaaq caam ah dawladuna waxii loo igmaday waa in lagala xisaabtamaa , dhawaaqa Suldaanku ku dhawaaqay maahayn dhawaaq sii fog marka si loo eegana dhawaaq aaan waafaqsanayn Somaliland waana dhawaaq baas , danta guud waa in la eegaa calanbaynu la cararnay meel baasbaynu gaynay markaad eegto dhaqaalii somalilyadi hore 80% Berbera ayuu ka so bixi jiray qiimo weyn ayay somaliand inogu fadhidaa maaha in kalsoonida umada lagu ciyaaro . Wasiirka Hawlaha Guud iyo Gaadiidka Dhulka Siciid Sulub Axmed ayaa isaguna ka mid ahaa ragii sida muga leh uga hadlay halkaa waxaanu hadalkiisa ku bilaabay “ marka laga hadlaayo shareecada qaar diidan iyo qaar ogol ayanu nahay waxaa weeye sharecada layskuma hayo shareeecada cid diidani ma jirto dawlada golayaal iyo shiciba , waxa la yidhi arinta raagta ama adkaata waxaan ku jirin aya la soo galinayaa ama wax kujira ayaa laga saarayaa , markaad eegto Afrikanka waxad moodaa in cida kuraasida ku fadhidaa liidato cida dabada ka joogtaa ay ka fakir wacantahay arintani waxay u muuqataa in gacan dibadeed inagu jirto iyo in mid fakir ah rag maamulka dabada ka joogaa ay ka danbeeyan . Shareecada islaamku qolada koonfur joogtaa way u qumi la yihin in calankii Somalia ay Badelaan oo calan kalimatu tawxiid ku qorantahay samaystaan laakin inagawaa inaga dhab wax jira culimo badan oo dadka isku ururinaysa , diinteenu waa diinu muxubo , nasteexo waxa la yidhi “ xaga masaajidka u carara qaylaa yeedhee oo hadii xaga masaajidka qaylo ka soo yeedhay ka warama” hadii masaajidada culimadu khilaafka ka bilabmo umad jabaysa ayanu noqonaynaa khilaafka halkan yimi dawlad ahaan waanu ku qanacnay guurtidi labada geesood ahayd qoladii baaqa hore soo saartay iyo qoladii baaqa danbe soo saartay khilaafkodii sida ay u xaliyeen ayaanu xukuumada ahaan iyo dawlada ahaanba ku qanacnay waxa nalaga codsaday hore khilafka cidi ku jirtay Suldaanka iy inanki mooyee in aan cid danbe aan la xidhin , Hadaanu nahay sadexdii gole ee wada socday in cidna wax loo raacin waxii dhacay , waxaanu go,aansanay In Suldaanka la soo daayo dadweynaha Reer Burco daankasta ahaadeene khilaafadka qabiligaa midna yaan la galin Burcana waxaan uga digayaa cida ina qaybinaysa Reer Burcaw waa in aanay kooxina Burco wareerin taa hala ogaado. Wasiirka Duulista Hawada iyo Gaadiidka Cirka Cali Warancade aya isagu hadal kooban ka jeediya shiraasi waxaanu yidhi” Wakhtigii dhibaatad xumi dhacday Reer Somalia waxay ahaayeen kuwii dhangeda kulul inagal dhacaayay , dhinaca galbeed waxa inaga xiga qolo kale oo aan walalo nahay waxan ku aamo garanmaayo waa yeelkood iyaga laftoodu may xumayn . Xagana waxa inaga xigay dalka Ethiopia oo muslin iyo gaalo kuwada nool yihin hadii aynu dib taariikhda u eegno walaalaheena Somalia eel eh muslin baanu nahay ee muslinka qaata waakuwii debeda inoo daadiyay ee dumarka inaga fara xumeeyay , akhyaarta inaga laayay qolada gogosha inoo dhigtay waxay ahaayeen dalka Ethiopia markii aynu jabnay waa kuwii gogosha inoo dhigay Reer somalilanaw yaynaan ilaabin abaalkoodii, ta labaad waxa wanaagsan dariska qolo waliba waxay inoo gashay waa in la ogaadaa oo yaanay caadifadi ina qaadin . Reer Burco waxay naceb yihin xadhiga waxan maqlaa Suldaan Hebel waxa layidhi marka bilayku u yeedho ciidanbuu isku wareejiyay , sheekhbaa khudbad akhriyay ciidanbuu isku wareejiyay , anagu hadaanu nahay reer hargeysa ma lihin hadaba Reer Burcaw hadad xadhiga neceb tihin Waxad nacdaan waxa xadhiga keenaaya, Hadaan usoo noqdo xaga horumarinta idaacadii waa laynoo keenay gobolado dhan waa laga dhaqaysanayaa laakin bool yar ayaa naga dhiman Tv waa soo dhawyahay sidoo kale Briijkii Burco waxa lagu daray miisaaniyada sanadkan oo Waakan wasiirki maaliyadu waa la dhamaystirayaa miisaaniyadan sanadkan ayaa lagu darayaa. Gabagabadii waxa shiraas soo xidhay Suldaanka Maxamed Xirsi Qani oo kamid madax dhaqameedyada Beesha Galbeedka Burco suldaanka oo hadal gaaban ka jediay halkaasi ayaa hadalkisi waxa kamid ahaa “ waxa uu ku bilaabay ducadii rasuulka CWS ilaahay waxaan ka baryaynaa amni iyo iiman mar hadii la waayo amniga iimanka wax waliba waa imanayaan Reer togdheer waxan leeyahay hoos waxa looga soo dhacay waxan soo dhaafay cid gaara wax kaliya ma qaadan karto talada togdheer waa in ay midaysnataa imika waxii dhacay waanu raaligalaynaa Beelaha kale ee Reer Somaliland waxii ka danbeeya waxaynu isku mid ka nahay oo isku racaynaa shareecada islaamka waa xaq sharecadu maaha , laakin maaha in kooxi ay tidhahdo anaga Amirul muumin ah loma baahna in sharecadu ay tahay xaga sare o qudha waa in gadbada lagu iibiyaa dhuxushu lagu iiibiyaa bacadlaha lagu iibiya kuy dhaqanaa si dhaba ugu dhaqanaa ka dibna dalada sare iskugu nimadnaa . Anigu waa lay xidhay mana jecli in saladinta la xidho waxay ahayd ins suldaanka markii la qabanayay laysoo sheego , dawlada waxan leeyahay yaanay ku degdegin xahdiga salaadinta. Wariye cabdisalan ilkacase Hadhwanaag/Burco ILKACASE1@HOTMAIL.COM
-
Originally posted by Mr.Red Sea: if no is above the law,then I have Riyale for human rights abuse against humanity,so put his as% in jail then right.I can's see a criminal accusing others of crimes. How dare you support Turki and his crew and than talk about justice? There are people who are still salivating for the blood of these victims and all your naive eyes can see is Rayaale. No matter what he did than, he's the part of the solution now. I don't think he deserves to be a president but you can't define destiny. If you wanna persecute him, you should have done that when he was running for presidency not when he is sitting in office. It doesn't work like that especially when he didn’t commit any crimes in the CURRENT Somaliland. Yes, like many others in the past or the present Somaliland administration, he was part Siyad Barre regime. He might or might not kill some body. Only ALLAH knows that Among other things ,that issue will be dealt with when situation is right.
-
Popular Contributors