Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,517
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    313

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. Like many MBB, he suffers from Farmaajo Derangement Syndrome (FDS). Plus Hanoolaato host, a Sahan-funded anti-strong Soomaaliya project based in Kiikuuyo land, is known to invent been abuur against Farmaajo and officials in his government in order to please his Sahan foreign masters.
  2. Back to the topic, Soomaali nationalists have raised two million dollars so afar within a few days. Amazing.
  3. Someone seriously has a Farmaajo Derangement Syndrome (FDS). Seek help.
  4. Dad ayaa madaxa qac dhihi doono marka gurigaan weyn la dhiso:
  5. Neefkaan isbaariistaha ah ayeeba xil qaran sare ku aaminaayaan. Dugsi sare ma dhameeyey horta? I really think inuu ku jiray mööryaantii Caydiid la so socotay Xamar soo galay Janaayo, 1991. We had one in our xaafad, too, who killed himself with bambo gacmeed while commiting isbaaro in the middle of 1991. He was very young man and that same bambo gacmeed horteena ayuu biinka kaga siibi jiray, so we kids would run away and he would laugh with his lame jokes. That same bomb sadly killed him and two other ciyaal xaafad boys he retruited during an evening isbaaro in our xaafad. One of the ciyaal xaafad, under his guidance, wanted to threat a victim and the biin was not out back on time. The ciyaal xaafad boy, who never knew about weapons, yelled it was getting hot and the isbaariiste was in the middle of fatashaad the poor victim. He tried to rush back when it went off. The victim was a wise man oo dhulka jiiftay to save himself. He was also the one exposed how they died. Whenever I see this bomb in the movies or documentaries, I remember that fateful isbaaro.
  6. Kiikuuyos are happy, too: Optimism grows for return of Kenya miraa to Somalia Miraa traders have expressed optimism that the regime change in Somalia on Sunday will revive trade relations with Kenya and salvage the dwindling fortunes of khat. Somalia closed access to its market for Kenya in 2020 following a political fallout. The ban led to a loss of more than 50 tonnes of Kenyan khat valued at more than Sh20 million a day. The return of former president Hassan Sheikh Mohamud, who was re-elected into office on Sunday night following an intense contest with the incumbent Mohamed Abdullahi Farmaajo, has raised optimism of a resumption of normalcy in relations with Somalia. “As an industry, we are happy that Mohamed Farmaajo has been voted out. The Kenya-Somalia relations worsened during his reign. We hope the channels of dialogue will re-open under President Mohamud,” Nyambene Miraa Traders Association (Nyamita) chairman Kimathi Munjuri said. Somalia currently allows Ethiopia to export its khat to the country, locking out Kenya in a deal in which Mogadishu sells its fish to Addis Ababa. Mr Munjuri accused the Kenyan government of mishandling the relations between the two neighbours. “The next government should employ a better strategy that will not cost us business. We should also separate diplomatic rows from trade,” he said. Further, the Nyamita chairman said traders were ready to negotiate with the Somalia government to secure business privately. He noted that the loss of the market had cost the country and miraa farmers billions of shillings leading to dire socio-economic consequences. Business Daily
  7. Reer Hiiraan actually like one-gobol maamul goboleed, reasoning Hiiraan has always been the only intact undivided gobol from 1960.They always wanted that oo madaxweyne, xarunta maamul goboleedka isku helaayaan. Xasan Sh. ayaa ku qasbay inay ku biiraan Shabeellaha Dhexe.
  8. This thread will, Rabi ha idmee, document all known and alleged corruptions of this new Xasan Sh. regime. It has already committed several transgressions. The following post was posted on Facebook by a concerned Soomaali: Kaliya labadii toddobaad ee laso dhaafay dhacdooyinkii la diiwaangaliyay: 1. Dhulkii Ciidanka Cirka oo uu Rooble qaatay ugu dambayntii 2. Lacagtii musharaxiinta madaxweynaha laga qaaday oo qaar kamid ah lala baxay 3. Midowga yurub oo loo ogolaaday qorshihii ay lacagta ku cuni jireen ee Burcad badeedka 4. Heshiiska Coastline oo sharciyad loo raadinayo 5. Markabkii dhuxusha oo la sii daayay 6. Hay'adii NISA oo magacii laga badalay & 6 sargaal oo NiSA ah oo xabsi loo taxaabay 7. Sargaalkii $9.6m ku qabtay garoobka adan cadde oo asaguna xabsi lagu abaalmariyay!! 8. Ciidankii NISA oo garoonka laga qaaday & baaritaankii garoonka ayka samayn jireen oo la joojiyay 9. Guriga Fahad yaasiin oo weerar saaka, lagana qaatay baabuur & agabyo kale 10. Maamulka Gobolka banaadir oo qaylo dhaan afka furtay kadib dhul boob si xowli ah u bilowday Hadaba hadii laba asbuuc kaliya intaas oo dhacdo ay dhaceen maxa la filan karaa afarta sano ee so socota?
  9. Dhulkii danta guud masaakiin iska dhisteen ciyoow boob lagu bilaabay:
  10. Afkiisa iyo camalkiisa waa inay isla dheelitirnaadaan:
  11. Shabeellaha Hoose dhan ma rabo markaan. Under the misguided advice from his neo-qabyaaladists, he wants to create a new Greater Banaadir region, an expanded Banaadir, created from carved deegaano from Shabeellaha regions. The map below shows what he and his neo-qabyaaladist delusionally think they can get. He wants to create a new Banaadir state for Xaayoow speakers from as far as Warsheekh in the east, as far as Balcad in the northeast, as far as Lambar Konton and Bariire to the southwest and as far as Afgooye to north. They think this is the 'historical' Banaadir that was created by gumeystihii Talyaaniga. What a delusion. He failed in 2014 wanting to separate Shabeellaha Hoose from KG and he will fail again miserably.
  12. This dude, Daahir Calasoow, Mahad Salaad, Darbaweyne and co. are neo-qabyaaladist extremist. Darbaweyne and co. at least barfasoornimo ma sheegtaan.
  13. This foreign-obedient geeljire is already trying to destroy the little achievement and progress this nascent NISA made. Wuxuu sirdoon iyo habkee u shaqeeyaan ka ogyahay iska yar, instead of ugaarsasho bilaabay. Xubno ka tirsan NISA oo xabsiga la dhigay iyo sifeyn xoogan oo ka socota hay’adda Tan iyo markii uu xilka la wareegay taliyaha cusub ee NISA Mahad Maxamed Salaad, waxaa taliska nabad sugida ka billowday isbadalo lagu sameynaayo shaqaalaha iyo xilalka, sida ay ogaatay Caasimada Online Tallaabadii ugu horreysay ayaa noqotay in xilalkii laga qaaday taliyeyaashii garoonka diyaaraddaha Muqdisho, gobolka Banaadir iyo maaliyadda. Dhamaan boosaskaasi ayaa waxaa loo magacaabay xubno cusub.Taliyaha NISA ee gobolka Banaadir waxaa loo magacaabay Muxuddiin Warbac Shadoor, Taliyaha garoonka Aadan Cadde Xamdi Xasan Maxamuud iyo hoggaanka maaliyadda NISA oo loo magacaabay Iimaan Elman. Dhinaca kale, hoggaanka cusub ee NISA ayaa billaabay inuu bartilmaameedsado xubno loo arko inay aad ugu dhowaayeen taliskii hore iyo kooxdii Nabad iyo Nolol, waxaana xabsiga la dhigay ilaa saddax sarkaal oo laamaha kala duwan ee NISA ka howlgala. Saraakiisha la bartilmaameedsaday ee shaqada laga eryay islamarkaana xabsiga la dhigay waxaa ka mid ah Jeylaane Maxamed oo NISA u joogay qeybta Scan-ka garoonka diyaaraddaha Muqdisho. Lama oga sababta rasmiga ah ee sarkaalkaasi loo xiray inay xiriir la leedahay eryida taliyihii garoonka oo laga tirsanayay eed la xiriirto fulinta amaradii lagu dhibaateyn jiray madaxdii mucaaradka xiliyada garoonka kasoo degayeen ama ka dhoofayeen. Ugu danbeyntii, waxaa la filayaa in taliska cusub ee NISA uu sii wadi doono shaqo ka eryida iyo magacaabida xilal cusub, waxayna shaqaalaha badankood ay farta wadnaha ku hayaan inay seefta qaadi doonto iyo in kale.
  14. Kuwa afka duuban kaliya jidadka uma xirno. Fat belly ganacsato own all these Kiikuuyo-registered airlines, shirkado jecel inay jidadkaan Koonfurta ku yaalo iska sii xirnaadaan. They indirectly lobby for these roads wax howl ah laga qaban. It is maafiyonimo now.
  15. Dad aanan garaneynin habdhaqanka warbaahinta qaran ayaa loo dhiibay laantii afka madaxweynaha ku hadleysay dhan. The new ABB ceeb badnaa.