-
Content Count
17,517 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
313
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
Mahadcelin iyo lacag baryid loo aaday Imaaraadka. Xasan Sh. still has bot met daljiraha Turkiga oo dalka kaliya waxwabad la arki karo Soomaaliya u sameysay. Madaxweynaha Soomaaliya oo Maanta u ambabaxay safarkiisii ugu horeeyay ee dalka dibadiisa ah Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa Maanta u ambabaxay dalka isutaga Imaaraadka Carabta. Madaxweyne Xasan iyo wafdigiisa ayaa martiqaad rasmi ah ka helay dhiggiisa dalka Isutaga Imaaraadka Carabta Sheekh Maxamed Binu Saayid. Socdaalka Madaxweynaha Soomaaliya ayaa la sheegay inuu qaadan doono labo maalmood, kaasoo ku qotoma xoojinta xiriirka diblomaasiyadeed ee labada dal, fududeeynta isku socodka, ganacsiga iyo sare u qaadista iskaashiga labada waddan oo mudooyinkii dambe yara xumaa. Safarka madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa noqonaya safarkiisii ugu horeeyay ee uu ugu ambabaxo dalka dibadiisa tan markii loo doortay xilka madaxweynaha Soomaaliya 15-kii bishii May ee sanadkaan 2022. Si kastaba ha ahaatee waxaa xusid mudan in shalay uu safar dibada ah u baxay gudoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Madoobe, waxaana sida dastuurka dalka qoran kusime madaxweyne sii ahaan doono inta ay dalka dib ugu soo laabanayaan madaxda dalka, gudoomiye ku xigeenka 1-aad ee Golaha Shacabka Sacdiyo Yasiin Xaaji Samatar.
-
Soomaali iib ah, ifkana ka iib ah
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Kenya oo heshiis ku saabsan Qaadka Miirowga la saxiixanaysa Soomaaliya, 5-ta Luulyo Dowladda Kenya ayaa ku dhow inay dib u bilowdo dhoofinta Qaadka Miirowga ee loo iib gayn jiray Soomaaliya, iyadoo heshiis arrintaas ku saabsan la saxiixayo horraanta bisha Luulyo. Wasiirka beeraha Kenya Peter Munya ayaa shaaca ka qaaday in wadahadalada u dhexeeya labada dal ay marayaan meel wanaagsan, lana filayo in heshiis la gaaro laba toddobaad gudahood ah. Peter Munya wuxuu sheegay in shanta Luulyo heshiiska lagu saxiixi doonaa magaalada Nairobi. Kenya ayaa sheegtay in mamnuucidda Qaadka ay keentay in la waayo maalinta kasta in ka badan 50 tan oo qaad ah oo markaas lagu qiimeeyay in ka badan 20 milyan oo shilinka dalkaasi ah. “Waraabiya oo diyaariya beerihiinna, suuq ayaa la helay," ayuu yidhi Munya, oo u xaqiijiyay beeralayda Qaadka in dhibaatadu dhamaanayso. Dowladda cusub ee Soomaaliya weli kama hadlin in la fasaxayo Qaadka Kenya ka imaan jiray oo xayiraad la saaray bishii march ee sannadkii 2020. -
Former NISA Director Fahad Yasin interview
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Che -Guevara's topic in Politics
Watch this, too: -
Former NISA Director Fahad Yasin interview
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Che -Guevara's topic in Politics
Maakhiri, are you familiar with Jamaal in the last five years? The guy went berserk after Qalbidhagax fiasco because of qabiil. He defends Axmed Dhuxul because of ilma adeernimo. This documentary was purely made to make Soomaaliya look - in his eyes, Farmaajo's dowlad - bad. Channel 4 just delayed releasing it after the selections. He was tying to coincide it just days before selections of madaxweynaha amd make it failures of dowladda Soomaaliya. And he claims kuwaas afka duuban control 30 percent of Soomaaliya? What the... He was always sympathetic to them, since I remember his other propaganda about them video years ago. Anyway, a young UK-based sister is leading efforts to hold him responsible for this unjournalist propaganda and lies. Her name is Ilhaan Garaad. -
Farmaajo will live in Xamar
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Bililiqodoons still calaacalaayo. What is Xasan doing against Kiikuuyo bombing against Soomaali gobol and entertaining secessionists? Nothing. Farmaajo guri waa loo dhiisaayaa, ama dhuus ama isku xaar. -
Ururka Hilaac - waa mustaqbalka Somaliland.
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Tallaabo's topic in Politics
But those sitting - and supposedly leading it - at the front are remnants of these said dinosaurs, though. Kan bidix ka fadhiyo Axmed Ismaaciil Samatar seems very familiar, magaciisa ma garanaayi though. -
Yes, mise 'hit' waxaa u taqaanaa dagaal kaliya? Remember cabaadka Kiikuuyada ka baxaaye after the current ban of jaadka? Of non-negotiationing of baddeena? Also Kiikuuyada has been kicked, their proxy attempt of trying to retake Buuloxaawo on last year. Kiikuuyoland is broke, very broke and deep in debt in fact and only secessionists think they are semi-super powers. Sad.
-
Dadka dalka ku haray, to be honest, wax la dhaho naxariis waaka yaraatay. You will be shocked the cruelty they do that is normal to them. I remember back in 2003 while visiting Xamar. I and my brother were at Saxafi Hotel's restaurant. We were eating and this emaciated cat came, meowing to us like wax ii soo tuura. We did. However, a minute later this kabalyeeri was passing and kicked it with his feet and told us waxba ha siinina. Waaba naxay. Iska daa ku iri. Ilaa hadda ma iloowaayi. I had seen naxariis daradaas several other occasions during my visits in 2013 and 2019. Another time was I was taking sawirro of the interiors of The Village restaurant in 2013. Kuwa gadaal fadhiyo, sawir xataa ka muuqan, waa kuwaan dagaal, 'sawirro ha naga qaadin.' Yaa kaa qaadaayo ku iri ee caadi iska dhig. Gabar xildhibaanad ahayd ayaa ila socotay, dadkaan ha nagu soo jeedin ee dhahday, yacni wey cabsaneysay filaa.
-
Former NISA Director Fahad Yasin interview
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Che -Guevara's topic in Politics
-
They share lineage into A -> A1 -> A1b -> A1b.2. I know this because my reer abti are celebrating as though inay janada wada galeen, especially reerka from the side of maternal ayeeyo, whose sub-sub-sub-subclan is very close to Axmed Madoobe's. Xasan Sh. iyo Guudlaawe in Hirhabeelle are not like this nor C/llaahi Yuusuf iyo Cadde Muuse in 2004.
-
La jiifiyaa bannaan, la joojiyaa bannaan
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
-
La jiifiyaa bannaan, la joojiyaa bannaan
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
It is day 31 of no ra'iisul wasaare la magacaabay, waliba iyadoo dowladiisa cusubtahay. Kii xil sii gaarsiin ku haayena u dhaqmaayo inuu ra'iisul wasaare dhab yahay. -
Shalay: Xasan Sheekh Maxamuud,”Farmaajo waa sidii nin naag ay kala tageen ilmo u dhalayso weli” Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo warbaahinta la hadlay ayaa ka hadlay xaaladda guud ee dalka, isagoo si gaara isu dul taagay khaladaadka dhinaca sharciga ah ee dhacayay mudooyinkii la soo dhaafay. Xasan Sheekh Maxamuud oo xubin ka ah siyaasiyiinta u loolamaya doorashada madaxtinimada ee 2021 ayaa eedaymo kulul u jeediyey madaxweyne Farmaajo iyo xubnaha ku gadaaman. Qaabka hadda ay Villa Somalia shaqada u waddo ayuu ku tilmaamay inay tahay kali talisnimo, isagoo tusaale u soo qaatay ra’iisul wasaare la’aanta dalka ka jirta mudo 53 maalin ah, iyadoo aan xitaa muuqan ifafaalo muujinaya iney socoto soo magacaabisteeda. “Madaxweynuhu waxa uu sameynayo dastuurka sax kuma ahan, waxba kama duwana Madaxweynaha waxa uu sameynayo nin gabar ay kala tageen weli ilmo u dhaleyso, xaaskii ay kala tageen oo furay asoo weli xaas ay u tahay oo kale waaye, Xukuumadda maanta jirtana waa saas, sharci maaha waa sharci darro,” ayuu yidhi Xasan Sheekh.
-
Xasan Sh.' weakness waala tijaabinaayaa and being shown how ineffective and weak he is already. If this happened dowladii Farmaajo, by this time a rebuke letter would have being issued by wasaaradda arrimaha dibadda and the Kiikuuyo safiir being called in Xamar for explanation. Tarsan inay meesha kaligiisa ku cidleeyaan is such a shame. Anyway, another kas iyo maag from Kiikuuyo today: Diyaaradaha dagaalka dalka Kenya oo Duqeymo culus ka geystay deegaano ka tirsan gobolka Gedo Wararka ka imaanaya gobolka Gedo ayaa sheegaya in diyaaradaha dagaalka Kenya ay saacadahii lasoo dhaafay duqeymo culus ka geysteen deegaano ka tirsan gobolka Gedo. Deegaanada duqeymaha xoogan ay ka geysteen diyaaradaha dagaalka dalka Kenya ayaa kala ah likooleey, Buusaar, Garsaal iyo Ceelcadde, halkaas oo ay badi ku nool yihiin dad Xoolo dhaqato ah, waxaana duqeymahaasi ay geysteen khasaare kala duwan. Dad gobjoogayaal ah oo warbaahinta gudaha la hadlay ayaa waxay sheegeen in duqeynta ay waxyeelo aanan la xaqiijin karin ay kasoo gaartay dad shacab ah, islamarkaana duqeymaha ay ku dhinteen Xoolo farabadan. Majirto wax war ah oo kasoo baxay maamulka gobolka Gedo ee dowladda Federaalka Soomaaliya oo ku aadan duqeymaha culus ay ka fuliyeen diyaaradaha dagaalka dalka Kenya deegaano badan oo ka tirsan Gedo. Diyaaradaha dagaalka dalka Kenya ayaa dhowr jeer oo hore waxay sidaan oo kale duqeymo khasaare xoogan geystay uga fuliyeen deegaano iyo degmooyin ka tirsan gobolka Gedo, hayeeshee dowladda Kenya ayaa beenisa inta badan duqeymaha khasaaraha badan geysta oo ay ka fuliyaan gobolka Gedo. Xigasho
-
And it already started for his second term, barely a month after his selection: Faahfaahino kasoo baxaya Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo hoygiisa lagu weeraray Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar bambaano oo Xalay lagu qaaday hoyga uu ka dagan yahay magaalada Muqdisho Xildhibaan Jabriil Cabdirashiid Xaaji oo ka tirsan Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya. Xildhibaan Jabriil ayaa ka badbaaday weerarka Bambaano ee Xalay lagu qaaday hoygiisa oo ku yaala xaafada Taleex ee degmada Hodan ee gobolka Banaadir. Xildhibaanka la weeraray ayaa ka mid ahaa Xildhibaanadii laga soo doortay magaalada Ceelwaaq ee gobolka Gedo, waxaana saraakiil ka tirsan laamaha amaanka ay sheegeen in weerarkaasi uu geystay khasaare kooban oo gaaray ilaalada Xildhibaanka hoygiisa lagu weeraray. Ciidamo ka tirsan booliiska degmada Hodan ayaa gaaray daqiiqado kadib marka uu dhacay weerarka Bambaano ee lagu qaaday guriga Xildhibaan Jabriil, kuwaas oo howlgalo baaritaano ah ka sameeyay agagaarka hoyga Xildhibaanka, hayeeshee maysan ku guuleysan iney gacanta kusoo dhigaan ragii weerarka Bambaano fuliyay. Xigasho
-
Former NISA Director Fahad Yasin interview
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Che -Guevara's topic in Politics
The Kiikuuyo and Sahan jaajuus beentiis lagu qabtay: -
Former NISA Director Fahad Yasin interview
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Che -Guevara's topic in Politics
Pinned for the next several weeks. -
Former NISA Director Fahad Yasin interview
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Che -Guevara's topic in Politics
Guddi wax qaso ayee rabaan filaa.
-
Popular Contributors