Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,515
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    313

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. Xasan Socdaal toddobaadyadaan meelna uma dhoofin dhaqaale la'aan shiid ah iyo siyaasadda ku adag darteeda. Maanta Kigaali iska tuuray, probably asking for shaxaad. Rawaandha:
  2. Farmaajo sideedan (80) milyan doolar ka diiday Carabtaan caloosha weyn oo rabay xiriirka u jaro Qadar. Marka iyaga cabsi uma qabin. Arrinta soo celiskooda waa arrin fiirsasho dheer u baahneyd. Iskoolo ayee deeq siin jireen, iyagoo Shiicada hoos ka faa'finaayo lagu qabtay. Waxee kaloo xiriir qarsoodi la sameynaayeen Ahlusunna Wajameeca oo dowladiisa meesha ka saarto rabtay.
  3. They had audio evidence from inside qunsuliyada. They won't share waxaas, ma sirtooda inay iska qarxiyaan rabtaa. Turkiga boqolkiiba boqol waa dhaantaa Carabta marada weyn, siiba madaxda Urdun, Masar, Imaaraadka, Marooko iyo Sacuudiga. Waa munaafuqyaadha ugu xun. Turkiga was hesitant to join this case because Armeeniya beri kiis ju furto ka cabsi qabtay. Lakiin maxaa ka celinaayo Carabtaas. They don't care.
  4. Maskiinta waa isdhiibtay. Mar kale iyo dowladxumada Xasan Socdaal. Ceeb ma qabto.
  5. It is unwritten rule the presidential nominee of the party has to choose an almost opposite of the said nominee to be his/her running. The running mate has to attract new voters. That is why Obama chose old Joe Biden. It goes back in decades. Only the idiot Orangecon chose an almost cloned running mate, all for his yes-sir obedience. What an idiot. He was forced to choose Mike Pence in 2016 by the party establishment. Not this time since he had a hostile takeover of the party.
  6. Waa ku faraxsanahay that she didn't pick that ultra-Zionist in Pennsylvania, albeit very hard lobbying from their media-controlled personalities and politicians. That would have dampened her momentum. Progressive pressure, primary from Sen. Bernie Sanders, won.
  7. Maatadii la xasuuqay ayaaba la sii rabaa in dhaqaale laga sameeyo. Soomaali dhiigooda iib ah literally.
  8. Rabi ha u raxmado inta meesha lagu xasuuqay, inta dhaawaca ahna Rabi caafimaad ha siiyo. Meeshaas iyo aagaas baabuurta iyo bajaajleyds in laga wada mamnuuca waaye. Sanadkii 2019 ayaa tagay maqaayadaan Beach View Restaurant iyo mida kale ku dhagan Dolphin la dhaho.
  9. We had a Tigrey jaajuus on here and Xunjuf used to cheerlead him, too. That Tigrey jaajuus disappeared after Abiy Axmed went hard after his people four years ago. He used to praise Cabdi Ileey and secessionists and would be against anything that united Soomaalis.
  10. Qadar protected him for years. I don't know why he kept travelling to Turkiga and Iiraan. It was never safe. I was worried that his airline might be shot down. They did this to humiliate Iiraan. Iiraan waa aarsan doontaa koley, they have to.
  11. The shahiid was also a xaafid Qur'aan and an Islamic scholar.
  12. Rabigeena qaadir janadiisa fardowsa haka waraabiyo Ismaaciil Cabdisalaan Haniya oo difaaca dadkiisa, dalkiisa iyo diintiisa u taagnaa. I remember beginning of this year how he came to tacsida hoyga C/rashiid Cali Suufi ee Dooxa. Tacsida wiilkiisa u yimid.
  13. Once they enter, it is hard to remove them. They are cancerous. See how they are still going after Jabuuti, going to courts in Hong Kong, London and the latest was Washington, all saying Jabuuti needs to pay billions back. Also why 60 percent ownership? It is too high. Any figure above 51 percent share is high.
  14. Maskiinkoo iska shaqeysanaayo soo qabteen ku leeyihiin waa jaajuus. Only in marqaan mind is this possible. Meanwhile, real basaasiin from Xabashada are all embedded in the whole of Waqooyi Galbeed, dad juuq u dhihi karana ma leh.
  15. Here comes the Imaaraadi sabotage, as they did in Yemen, Jabuuti, Suudaan, Berbera iyo Boosaaso. Little initial investment oo ii dheh ah followed by years of decline. I thought kuwaan Garacad dhistay would be too wise for Imaaraadka's usual tricks. They fell for it.
  16. Same old, same old. These obedient snakes never change against their master. Her statement almost seems like it was written by crime minister himself.
  17. ...waa tan oo kale. Caddaaladaan camal la rabin inay Shabeellaha Hoose ka shaqeyso. Waayihii waa isbadalay, isbadalka iyo caddaalada ha socoto.
  18. Ar Farmaajo Ii Geeya 2.0 His biggest supporters today are kuwii aad ugu shalaayey Xasan Socdaal - the squatters goboladda dhexe ka yimid xoog loogu saarooyo dhulalkii dowladda xoog ku qabsadeen ee Xamar.
  19. I am a bit surprised inay sawirka madaxweyne C/rashiid dhunkasho yar u quurtay. Tan ayaa Fillada fadhiso and goes out with Xasan to everywhere, marka maxaa ka sugee dowladaan sii dhaceyso.
  20. Watch the video linked, not about her appointment which was more than two years ago and we knew. That itself is for another topic.
  21. See how hardcore qabyaalad u dishay Xasan Socdaal's so-called 'chief protocol' Hinda Culusoow, a niece of Xasan. Here is the video.