Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,437
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    310

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. But those sitting - and supposedly leading it - at the front are remnants of these said dinosaurs, though. Kan bidix ka fadhiyo Axmed Ismaaciil Samatar seems very familiar, magaciisa ma garanaayi though.
  2. Yes, mise 'hit' waxaa u taqaanaa dagaal kaliya? Remember cabaadka Kiikuuyada ka baxaaye after the current ban of jaadka? Of non-negotiationing of baddeena? Also Kiikuuyada has been kicked, their proxy attempt of trying to retake Buuloxaawo on last year. Kiikuuyoland is broke, very broke and deep in debt in fact and only secessionists think they are semi-super powers. Sad.
  3. Dadka dalka ku haray, to be honest, wax la dhaho naxariis waaka yaraatay. You will be shocked the cruelty they do that is normal to them. I remember back in 2003 while visiting Xamar. I and my brother were at Saxafi Hotel's restaurant. We were eating and this emaciated cat came, meowing to us like wax ii soo tuura. We did. However, a minute later this kabalyeeri was passing and kicked it with his feet and told us waxba ha siinina. Waaba naxay. Iska daa ku iri. Ilaa hadda ma iloowaayi. I had seen naxariis daradaas several other occasions during my visits in 2013 and 2019. Another time was I was taking sawirro of the interiors of The Village restaurant in 2013. Kuwa gadaal fadhiyo, sawir xataa ka muuqan, waa kuwaan dagaal, 'sawirro ha naga qaadin.' Yaa kaa qaadaayo ku iri ee caadi iska dhig. Gabar xildhibaanad ahayd ayaa ila socotay, dadkaan ha nagu soo jeedin ee dhahday, yacni wey cabsaneysay filaa.
  4. Qaar ka mid ah Reer Islii 'celebrating' for magacaabista ra'iisul wasaaraha. Hadduu baarlamaanka diido taloow maxee sameyn doonaan?
  5. Runtiisa waaye. Inta uu magacaabay Xasan. Sh. waala wada ogaa days before magacaabista. Filladii tuba furan ayee iska noqotay. He really needs to control the leaks and isdabayaaca Fillada ka socoto. Qof ogaa ma kahayn Kheyre magacaabistiisa in 2017 nor Rooblaawe.
  6. They share lineage into A -> A1 -> A1b -> A1b.2. I know this because my reer abti are celebrating as though inay janada wada galeen, especially reerka from the side of maternal ayeeyo, whose sub-sub-sub-subclan is very close to Axmed Madoobe's. Xasan Sh. iyo Guudlaawe in Hirhabeelle are not like this nor C/llaahi Yuusuf iyo Cadde Muuse in 2004.
  7. It is day 31 of no ra'iisul wasaare la magacaabay, waliba iyadoo dowladiisa cusubtahay. Kii xil sii gaarsiin ku haayena u dhaqmaayo inuu ra'iisul wasaare dhab yahay.
  8. Shalay: Xasan Sheekh Maxamuud,”Farmaajo waa sidii nin naag ay kala tageen ilmo u dhalayso weli” Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo warbaahinta la hadlay ayaa ka hadlay xaaladda guud ee dalka, isagoo si gaara isu dul taagay khaladaadka dhinaca sharciga ah ee dhacayay mudooyinkii la soo dhaafay. Xasan Sheekh Maxamuud oo xubin ka ah siyaasiyiinta u loolamaya doorashada madaxtinimada ee 2021 ayaa eedaymo kulul u jeediyey madaxweyne Farmaajo iyo xubnaha ku gadaaman. Qaabka hadda ay Villa Somalia shaqada u waddo ayuu ku tilmaamay inay tahay kali talisnimo, isagoo tusaale u soo qaatay ra’iisul wasaare la’aanta dalka ka jirta mudo 53 maalin ah, iyadoo aan xitaa muuqan ifafaalo muujinaya iney socoto soo magacaabisteeda. “Madaxweynuhu waxa uu sameynayo dastuurka sax kuma ahan, waxba kama duwana Madaxweynaha waxa uu sameynayo nin gabar ay kala tageen weli ilmo u dhaleyso, xaaskii ay kala tageen oo furay asoo weli xaas ay u tahay oo kale waaye, Xukuumadda maanta jirtana waa saas, sharci maaha waa sharci darro,” ayuu yidhi Xasan Sheekh.
  9. Xasan Sh.' weakness waala tijaabinaayaa and being shown how ineffective and weak he is already. If this happened dowladii Farmaajo, by this time a rebuke letter would have being issued by wasaaradda arrimaha dibadda and the Kiikuuyo safiir being called in Xamar for explanation. Tarsan inay meesha kaligiisa ku cidleeyaan is such a shame. Anyway, another kas iyo maag from Kiikuuyo today: Diyaaradaha dagaalka dalka Kenya oo Duqeymo culus ka geystay deegaano ka tirsan gobolka Gedo Wararka ka imaanaya gobolka Gedo ayaa sheegaya in diyaaradaha dagaalka Kenya ay saacadahii lasoo dhaafay duqeymo culus ka geysteen deegaano ka tirsan gobolka Gedo. Deegaanada duqeymaha xoogan ay ka geysteen diyaaradaha dagaalka dalka Kenya ayaa kala ah likooleey, Buusaar, Garsaal iyo Ceelcadde, halkaas oo ay badi ku nool yihiin dad Xoolo dhaqato ah, waxaana duqeymahaasi ay geysteen khasaare kala duwan. Dad gobjoogayaal ah oo warbaahinta gudaha la hadlay ayaa waxay sheegeen in duqeynta ay waxyeelo aanan la xaqiijin karin ay kasoo gaartay dad shacab ah, islamarkaana duqeymaha ay ku dhinteen Xoolo farabadan. Majirto wax war ah oo kasoo baxay maamulka gobolka Gedo ee dowladda Federaalka Soomaaliya oo ku aadan duqeymaha culus ay ka fuliyeen diyaaradaha dagaalka dalka Kenya deegaano badan oo ka tirsan Gedo. Diyaaradaha dagaalka dalka Kenya ayaa dhowr jeer oo hore waxay sidaan oo kale duqeymo khasaare xoogan geystay uga fuliyeen deegaano iyo degmooyin ka tirsan gobolka Gedo, hayeeshee dowladda Kenya ayaa beenisa inta badan duqeymaha khasaaraha badan geysta oo ay ka fuliyaan gobolka Gedo. Xigasho
  10. And it already started for his second term, barely a month after his selection: Faahfaahino kasoo baxaya Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo hoygiisa lagu weeraray Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar bambaano oo Xalay lagu qaaday hoyga uu ka dagan yahay magaalada Muqdisho Xildhibaan Jabriil Cabdirashiid Xaaji oo ka tirsan Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya. Xildhibaan Jabriil ayaa ka badbaaday weerarka Bambaano ee Xalay lagu qaaday hoygiisa oo ku yaala xaafada Taleex ee degmada Hodan ee gobolka Banaadir. Xildhibaanka la weeraray ayaa ka mid ahaa Xildhibaanadii laga soo doortay magaalada Ceelwaaq ee gobolka Gedo, waxaana saraakiil ka tirsan laamaha amaanka ay sheegeen in weerarkaasi uu geystay khasaare kooban oo gaaray ilaalada Xildhibaanka hoygiisa lagu weeraray. Ciidamo ka tirsan booliiska degmada Hodan ayaa gaaray daqiiqado kadib marka uu dhacay weerarka Bambaano ee lagu qaaday guriga Xildhibaan Jabriil, kuwaas oo howlgalo baaritaano ah ka sameeyay agagaarka hoyga Xildhibaanka, hayeeshee maysan ku guuleysan iney gacanta kusoo dhigaan ragii weerarka Bambaano fuliyay. Xigasho
  11. Xamsa has two qualifications for Xasan Sh. - waa Axmed Madoobe ilma adeerkiisa hoose and is a member of his urur, the Damjadiid-dominated UDP.
  12. If Xamsa becomes a ra'iisul wasaare, how can he and his cousin Axmed Madoobe hold these two positions at the same time when they are almost ilma adeero oo sub-sub-sub-sub clan wadaagaan. Reerka kore uu ka dhasheen ma ogolaan doonaan sheekadaan, which is unheard of in Soomaali politics?
  13. Magacaan ayaa labadii beri la soo dhaafay Xamar si weyn loo hadal haayaa to be the new wasiirka koowaad. He is a xildhibaan laga soo xushay Jubbada Hoose. He is also very close to Damjadiid kuwa la baxay. Xamsa Cabdi Barre
  14. Meesha lacagta taalo ayaa la joogaa nooh. Have you seen all the most followed Reer Waqooyi social media personalities are based in Koonfurta or used to before moving to Turkiga? C/risaaq Teera, Naciimo Abwaan Qorane, Bakeyle and Qamar Suugaani.
  15. There was a clip during xilwareejinta showing Xasan Sh. genuinely surprised when Farmaajo mentioned that the documents just handed has hundreds of millions dollars in the treasury. If Xasan Sh. wants to keep a decent man in the treasury to fight corruption, he must keep wasiir Beyle, who is an independent, qualified technocrat and has the confidence of the international community Xasan so desperately likes to kowtow. Beyle is also the longest serving minister in a single wasaarad ever in any government Soomaaliya has had - five years and counting. However, I don't think that will happen.
  16. Cabdiwahaab Sheekh Cabdisamad: Waa in raysal wasaare Rooble lagula xisaabtamo afduubkii la ii geystay Cabdiwahaab Sheekh Cabdisamad oo ah agaasimaha fulinta ee Machadka Daraasaadka Istiraatiijiyadda ee Geeska Afrika, ayaa ugu baaqay madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheikh inuu furo baaritaan ku saabsan afduubkiisii sannadkii hore loo geystay. Cabdiwahaab Sheekh Cabdisamad ayaa sheegay inuu walaac ku abuuray waraysi uu Fahad Yaasiin kaga hadlay af-duubkiisii, wareysigaas oo Fahad uu ku sheegay in raysal wasaare Rooble uu ka dambeeyay afduubkiisa, sida uu isagu sheegay. Fahad Yaasiin ayaa doraad sheegay in uu hayo macluumaad badan oo ku saabsan afduubkaas, isagoo sheegay inuu diyaar u yahay inuu dhibbanaha la wadaago afduubkiisa iyo qorshaha laga lahaa. Prof. Cabdiwahaab wuxuu sheegay inuu ka welwelsan yahay in uusan weli garanayn in naftiisu ay khatar ku jirto iyo in kale. Wuxuuna sheegay in raysal wasaare Rooble lagula xisaabtamo afduubka loo geystay. “Waxaan ka codsanayaa dawladda Iswiidhan in ay ka qayb qaadato raadinta caddaaladda, iyada oo la tixgelinayo in kiiskaan uu quseeyo mid kamid ah muwaadiniinteeda,” ayuu yiri Prof. Cabdiwahaab. Wuxuu Kenya ugu baaqay inay sugto ammaanka isaga iyo qoyskiisa. Xigasho __________________ A isbaariste Rooblaawe Baahane always a isbaariste.