Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,437
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    310

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. Deni Xanaaqbadne spent all his monies for the corrupt xildhibaanno in Xamar. Did/does he think he own dhaqaalaha gobolka dhan and spends where he sees fit?
  2. Bacaad ayaa duugi doono magaaladii qadiimiga ahayd ee Hobyo. Very sad. Meel dowlad awood leh isku filan ka jirin, sida dalkeena, dhibkaan ayee leedahay. It reminded the famous iskaa wax u qabo of bacaadcelintii Shalambood in 1970s. Dowladaaa dhexe saved deegaanka Shalambood in Shabeellaha Hoose by planting trees in the advancing dunes. Reer Hobyo, geeda talaala, watch this video:
  3. Is this the longest awaited cabinet ever? Bil iyo dhowr beri ayee ku socotaa. Xamsa iyo Xasan waa kala boodeen already because wasiirro la isku qilaafay.
  4. Moooryaanimo in full display. The rot starts from the top:
  5. Safaradii Qoslaaye dalxiiska laga soo gudbay iyo kuwa soo socdo see iskugu xigi doonaan: Imaaraadka Turkiga Eritareeya Kiinya Jabuuti Itoobiya Ugaandha Sacuudiga Masar Qadar Suudaan Burundi
  6. Madaxweyne reerkiisa tolka ah safaradiisa u sii wada wato:
  7. Another MOU oo naloo qariye ah. Xasan Sh. wuxuu Kiikuuyada u saxiixay inay malaayga iyo kheyraadka kale badda kaga helo ee Soomaaliya keeni karaan. Waa loo qariyey oo vice versa loogu qoray. Alloow alle, meel badow maamulo. Xadbeenaadkiina waa xiranyahay. Xasan Sh. xujo ugu dhigi karay in la furo, but no.
  8. Cunug socodka la baraaya miyaa oo daadah la ciyaarsiinaayo?
  9. Wuu ka degay Nayroobi. What a waste of resources, time and money. A lame duck madaxweyne Kiikuuyo gabalkiisa ka sii dhacaayo ayuu dhoolacadeyn ula tagaayaa, daroogana dadkiisa ugu keenaayaa.
  10. Dilalkii bistoolada dadka lagu ugaarsanaaye Xamar aad ugu soo batay in last several weeks, exactly what Fahad Yaasiin mentioned in this interview that they eradicated this kind of crimes in Xamar because of capable undercover NISA intelligence agents. No more under Mahad Qalaaye. Xamar is now back the way it was before 2017: GANACSADE caan ahaa oo caawa lagu dilay Muqdisho Allaha u naxariiste waxaa goordhoweyd magaalada Muqdisho, gaar ahaan xaafada Juungal ee degmada Yaaqshiid lagu dilay Ganacsade caan ka ah magaalada oo lagu magacaabo Sheekh Salaad Ciise. Sida ay Caasimada Online u sheegeen dadka deegaanka waxa dilay nabadoonka oo kamid ahaa ganacsatada waaweyn ee dalka kooxo ku hubeysna bastoolado oo illaa hadda aan haybtooda la aqoonsan. Wararka ayaa intaas kusii daraya in ciidanka booliiska ay gaareen goobta uu dilku ka dhacay, ayaga oo halkaasi ka bilaabay howl-gallo lagu baadi-goobayo kooxda dilka fulisay. Majiro illaa hadda wax war ah oo kasoo baxay laamaha amaanka oo la xiriira dilkaan, mana jirto illaa hadda cid sheegatay masuuliyada dilka Ganacsadaha. Dilkaan ayaa kusoo aadaya xili uu sii xumaanayo amniga magaalada Muqdisho ee caasimada dalka, islamarkaana ay kusoo bateen dilka iyo dhaca loo geysanayo dadka shacabka ah. (Pro-Xasan Sh. website publically admitting the failures of his new dowlad.) Si kastaba, dilalka noocan oo kale ee loo yaqaano ku dhufo ee ka dhaqaaqda ayaa waxa magaalada Muqdisho ka fuliya xubnaha Al-Shabaab, kuwaasi oo ay ku beegsadaan masuuliyiinta kala duwan ee dowladda iyo dadka maangalka ah.
  11. This is a trolling fake page, Maakhiri. Ms. Firimbi malaha ogoow:
  12. Does this new president think he is earning air miles with his frequent flying in the last several weeks? Within a month, he flew to Imaaraadka (four days), to Turkiga (another four and half days), to Eritareeya (four days) and now to Kiikuuyo land, which will probably will take another five days. He does not need to go to Kiinya since a new president will be elected in next month. War yaala taliyo ninkaan. Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh oo maanta ku wajahan dalka Kenya Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi oo hoggaaminayo ayaa maanta oo khamiis ah socdaalkiisii ugu horreeyay tan iyo markii la doortay ku tagaya dalka Kenya, halkaas oo booqasho labo cisho ah ku joogi doono. Madaxweynaha Soomaaliya ayaa la kulmi doona madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta, iyadoo la filayo inay kawada hadlaan arrimo ku saabsan dib ufurida ganacsiga labada dal iyo xuduudaha. Dowladda Kenya ayaa horay u sheegtay in Madaxweyne Xasan Sheekh uu tegi doono Magaalada Nairobi, islamarkaana heshiis ku saabsan dib u fasixida khaadka (jaadka) uu la saxiixan doono Uhuru Kenyata. Safarkan uu Xasan Sheikh ku tagayo Magaalada Nairobi ayaa noqonaya kii afaraad oo dibadda ah tan iyo markii Madaxweynaha loo doortay bishii May ee sannadkan. Tegitaankiisa Madaxweynaha Soomaaliya ee Magaalada Nairobi ayaa bilow u noqoneysa dib u soo nooleynta xiriirkii Soomaaliya iyo Kenya oo labadii sano ee u dambeeyay mugdi ku jiray intii uu xilka hayay madaxweyne Farmaajo.
  13. Caasimada MBB barobagaandha meesha kala tag. Waxaanaa la soo shirtageysaa. From waala 'iibsaday' to dagaalo ayaa lagu laaye to kaarar ayaa u soo gadnay. What makes you believe this than their previous blatant lies aan raad lahayn? What makes you now to believe he is not lying between his teeth now than before? MBB ma xishoodaan beentooda cad.
  14. I think the primarily reason is that both dowladdii Farmaajo iyo Eritarerya did not want international comnunity to know since iyagana cunaqabateyn saarneyd and Soomaaliya cunaqabateyn military. Second reason was these soldiers were primarily trained to be courter-insurgency against kuwa afka duuban. Meelahee joogaan in loogu geeyo la rabay without being reported, secret major missions. Daneystiyaal under Sahan mercenaries wixii shaaca ka qaaday.
  15. And now 17 years later, the alleged mass killer Cabdi Qeybdiid claims to be a victim od his own. Waa adduunyo xaalkeeda.
  16. ... planning afgambi in other countries Former Trump adviser John Bolton admits to planning foreign coups Observers criticise John Bolton for ‘casually boasting’ about how he helped plan coups in other countries. John Bolton, a former United States ambassador to the United Nations and ex-White House national security adviser, has admitted in an interview he had helped plan coups in foreign countries. Bolton made the remarks to CNN on Tuesday after the day’s congressional hearing into the January 6, 2021 attack on the US Capitol. Former President Donald Trump has faced accusations of inciting the violence in a last-ditch bid to remain in power after losing the 2020 election. Speaking to CNN anchor Jake Tapper, however, Bolton suggested Trump was not competent enough to pull off a “carefully planned coup d’etat”, later adding: “As somebody who has helped plan coups d’etat – not here but, you know, [in] other places – it takes a lot of work. And that’s not what he [Trump] did.” tempts he was referring to. “I’m not going to get into the specifics,” Bolton said, before mentioning Venezuela. “It turned out not to be successful. Not that we had all that much to do with it but I saw what it took for an opposition to try and overturn an illegally elected president and they failed,” he said. In 2019, Bolton as NSA publicly supported Venezuelan opposition leader Juan Guaido’s call for the military to back his effort to remove socialist President Nicolas Maduro, arguing that Maduro’s re-election was illegitimate. Ultimately Maduro remained in power. “I feel like there’s other stuff you’re not telling me [beyond Venezuela],” the CNN anchor said, prompting a reply from Bolton: “I’m sure there is.” Many foreign policy experts have over the years criticised Washington’s history of interventions in other countries, from its role in the 1953 overthrow of then-Iranian Prime Minister Mohammad Mosaddegh and the Vietnam war, to its invasions of Iraq and Afghanistan this century. But it is highly unusual for US officials to openly acknowledge their roles in stoking unrest in foreign countries. Bolton’s comments prompted a lot of reactions online. “John Bolton, who’s served in highest positions in the US government, including UN ambassador, casually boasting about he’s helped plan coups in other countries,” Dickens Olewe, a BBC journalist from Kenya, wrote on Twitter. - Al Jasiira
  17. Kanaaladaan faragelin shisheeye qaawan ah oo sanadooyin lala dagaalamaaye, dowladii horena loola coloobay ciyoowba dib loo furay. Adisababa maanta: Kismaayo shalay iyo maanta:
  18. I can feel the bitterness of this jaajuus from the screen. He thinks being a Soomaali nationalist is bad. That is how he views those of us that care for our country's interests.
  19. He has an identical twin that lives in Hargeysa, I believe. Kaasna walaalo ma ahayn muu soo wadaa? He also had a younger brother that was deported. 'Child trafficking' he claims ilmo badan ayaa qaraabadooda ku keenay dalalka Galbeedka, who could also accused to these same so-called trafficking charges. Inuu la soo shirtago guriga alaabta ka dhaq iyo waxaas. Did one of the notorious British tabloids had the story and he was doing some pre-emptive?
  20. Reer Faroole iyo Gaas are blaming xildhibaanad Sacdiya: