Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,437
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    310

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. Ask your adeer wasiir Dubbe, who was possibly bribed to bring this to Raadiyo Muqdisho. He was mocked and lambasted, too.
  2. Did you even watch the video? These are mixed Soomaali-Talyaani folks, who at least had one Talyaani parent and were raised in Talyaaniga. Reer Koonfur ma'aha and have nothing to do with Soomaaliya either. One of the eldest brothers had a import-export business with Reer Talyaani, used to fly there frequently in 1970s and 1980s and spoke Talyaani. He was very close to many friends who lived there, yet you wilk never, ever find him praising them. Even post-civil war when he went there in 1990s, wuu iskaga soo noqday and preferred to live in civil-war raging Xamar, London iyo Nayroobi. So you will never find qof Reer Koonfureed ah reminiscing about gumeystihii xumaa ee Talyaaniga.
  3. If Sunak wins, our latest chief secessionist propagandist wuxuu la soo shirtagi doonaa historical gumeysi ka dhexeeye Hindiya iyo Waqooyi Galbeed under 'dear Ingiriis master' and what they had in common were that they were both very obedient people. Alloow sahal amuuraha since many secessionists are completely, shamelessly emasculated.
  4. Labadii xaqdarro ku heshiisa xaaraan ee ku diriraan. Why is ra'iisul wasaare Xamse watching this idly? Why not magacaabid a useless guddi soo dhex galo/baaro arrimahaan as Rooblaawe Baahane ceaselessly used to do? War Xamse naf isgali, even ganacsatadaan daroogada ka ganacsado are hopeless about you, instead going to guddoomiye Aaden Madoobe. ___________________ Ganacsato shaacisay magacyada xubno siyaasiyiin ah ‘oo loo xiray’ qaadka Kenya Guddiga Daladda Miiraa ee ganacsatada qaadka Kenya oo maanta warbaahinta kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay Qaadka ka imaanaya Kenya u xirtay shakhsiyaad gaar ah, kuwaas oo magacyadooda ay carrabka ku dhufteen. Gudoomiyaha guddiga ganacsatada ku bahowday ‘Daladda Qaadka Miiraa’ Qooje Maxamed ayaa yiri, “Waxaan ka cabanaynaa dad loo xiray qaadka Soomaaliya oo na hor boodaaya, kuwaas oo sheeganaya in ay dowladda naga xigaan, madaxweynaha aan jecelnahay waan u cabaneynaa, naga qabo dadkaas hororka ah.” Guddoomiyaha ayaa sheegay in ragga ay ka cabanayaan ay doonayaan lacag dul saar ah, “Waxay na leeyihiin hadii lacag dul saar ah aanaan qaadan ma shaqeysaneysaan, ragaas waxaa ugu horeeya nin Cadnaan la yiraahdo, Liibaan Shuluq iyo qaar kaloo badan, waxaan dowladeena ka rabnaa inay dadkaas naga qabato,” ayuu yiri guddoomiye Qooje. Gudoomiye ku xigeenka Dallada, Xasan Cabdi Maxamed oo isna warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in siyaasiyiin iyo xildhibaano dowladda ka tirsan ay ku milmeen arrimaha qaadka, “iyagoo ka shaqeynaya in kiiladii ay $5 saartaan, wax la qaada karana maaha,” ayuu yiri. Gudoomiye ku xigeenka Dalladaan ay ku mideysan yihiin ganacsatada qaadka ka keensata Kenya ayaa intaas ku sii daray, “Waxaan u cabaneynaa Madaxweynaha, waxaana ka cabaneynaa nin la yiraahdo Cadnaan oo na leh Madaxweynaha ayaa jeebkeyga ku jira hadaa qaadkaan ka ganacsaneysaan waa qasab inaad amarkeyga qaadataan.” Sidoo kale Xasan Cabdi Maxamed wuxuu sheegay in ragga masuuliyiinta ah ee Qaadka Soomaaliya uga imaanaya Kenya lacagta ku soo rogay ay ka mid yihiin sii-hayaha xilka wasiirka amniga Cabdullahi Maxamed Nuur. Ganacsatadaan ayaa madaxweynaha ka codsatay inuu deg deg u soo faro geliyo arrintaan oo cabashadooda uu wax ka qabto, sidoo kale waxay sheegeen in ra’iisul wasaaraha ay u gudbiyeen cabashadooda, isla markaana ay ka rijeynayaan jawaab wanaagsan. “Balantii naloo qabtay waxay aheed inta xukuumadda laga soo dhisaayo, balse intaan xukuumad lasoo dhisin waxaa soo baxay boob, sidoo kale guddoomiyaha baarlamaanka waan gaarsiinay, waxaan rajeyneynaa in cabashadeena wax laga qabto,” ayuu yiri Gudoomiye ku xigeenka Dallada Miiraa Xasan Cabdi Maxamed. Xigasho: one of MBB's foremost advocates.
  5. Rooblaawe Baahane iyo tuugii 30/30 wali waxee dhacaan raadiyaan. Daroogadii jaadka inay faa'ido ka sameyaan raadinaayaan:
  6. I am not surprised if this news below is true. Also Tansaaniya, unlike Kiikuuyoland, are very harsh against corruption. Been been ma yaqaanaan when it comes to masuqmaasuqid.
  7. Goormaa lasoo magacaabayaa xukuumadda cusub ee Soomaaliya? Golaha cusub ee wasiiradda Soomaaliya ayaa lagu wadaa in lagu dhawaaqo maalinta Sabtida ah ee todobaadka dambe sida uu ogaaday HOL. Madaxweynaha iyo raysal wasaarihiisa Xamse Cabdi Barre, ayaa ugu dambayn isku raacay liis gole wasiirro ah oo ay ku jiraan saaxiibo badan oo ka socda dhinaca madaxweynaha. Waxay qaadatay muddo ku dhow bil soo magacaabidda xukuumadiisa, taasoo siyaasiyiin badan oo ku jiray ololaha madaxweynaha ay doonayaan inay kasoo muuqdaan. Lama oga tirada rasmiga ah ee golaha wasiiradda. Waxaase jira warar ku saabsan in tiro yar oo kamid ah xukuumadii Rooble inay kasoo muuqan karaan xukuumada cusub. Madaxweyne Xasan Sheikh oo haatan xafiiska jooga muddo 50 cishe ah, waxaa waqtigiisa ugu badan uu ku bixiyay safaradda dibadda ee uu ku marayo dalalka saaxiibka la ah Soomaaliya. Xigasho
  8. Wasiirada la isku heysto are Sanbalooshe, Axmed Fiqi and C/qaadir Jaamac, the current wasiirka gaashaandhigga. If Xamsa names any of them, dowladiisa will end before it even starts.
  9. I am very sure Farmaajo's biggest regret - more than Rooblaawe's appointing - would be firing Kheyre, a competent leader who made his Nabad and Nolol dowlad to have such a widespread popularity. Heck, the slogan itself was his own as well. We will see what he says on his forthcoming book.
  10. Meel aanan lagaa casuumin markaa si deg deg iskaga tagtid, sidaanoo kalaa dhacdo, to sit among non-head of states: They later felt awkward and invited him to the leaders' panel.
  11. What is going on? One month and a week later after his nomination, no wasiirro named yet. Isqabqabsi ciyoowba.
  12. Baahane is still around, an escorter at garoonka. Mar uu Aaden Madoobe daba socdo iyo mar Xasan Sh. Ceebeey tacaal. Maanta:
  13. This Tansaaniya trip, which was definitely unplanned and was more like 'hoodi hoodi, mala joogaa guriga' abrupt visit. Next 'hoodi hoodi' trip is Masar in a few days.
  14. Malaayinta doolar aad daldaloysid xalay maaku riyootay? Boqol milyan doolar ka badan u xayiranyihiin kulahaa.
  15. Tansaaniya here we come. Nin dhoof ku cusub camal iskaga dhoof dhoof, Xasanoow. Xilligaadana ku dhameyso saas:
  16. Xataa dhalintii Reer Tiktok ma dhaafaan secessionists cuqdad dishay. Kee ama tee arkaan iska xirsnaayo. Siyaad Barre ee maalin walba magaciisa hadal hayaan saan dad uma dulmin jirin. Yaabkooda.
  17. Ila dhow dhow waxee sheegayaan inuu Tansaaniya u socdo maalmaha soo socda: If this happens, then odey Museveni isku diri doonaa since he has the most useless mercenaries in the country. Or perhaps, like Itoobiya, Xasan Sh. inuu qaabilo amuu diiday.
  18. Kacaanka was thousand times better than the best version of Soomaaliya we had seen since 1990. Kiikuuyo and Xabashi literally feared Soomaaliya with far fewer population in its heyday. That is why they needed to have defence pact against Soomaaliya. Muqdisho was one of the safest, cleanest cities in Africa. Murder in Muqdisho was unheard of until late 1980s, when agents anti-state jabhadaha Xamar soo galay. I, as a six year-old boy, used to leave from our villa located in Hodan discrict and go to Howlwadaag Hoosedhexe, located several kilometres away in Howlwadaag district. All walking by myself, luuq ka kuuq ayaa mari jiray. I never, ever felt unsafe. My older brothers and sisters used this same route to this school and others nearby like Xasan Qarindi and Howlwadaag Sare. These little boys qabyaalad dishay oo qurba ku koray think after reading little paragraphs written by anti-Soomaalis that they know Soomaaliya before 1990.
  19. And the idiocy from Waqooyiga continues. They are now 'banning' BBC Soomaali from Hargeysa because oradyahan Maxamed Faarax called Waqooyi Galbeed to be part of Soomaaliya in a documentary that aired on BBC. The documentary was aired by BBC, not even BBC Soomaali. Laakiin dadka iska marqaansan in la maaweeliyo la rabaa:
  20. Lies and damning lies exposed and admitted by those propagating these lies.
  21. After the lying liars and their lies, here is the official spokesman of Xasan Sh. admitting openly those were lies.