-
Content Count
17,516 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
313
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
Impromptu canshuurta iibka
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Ogoow dadka ma diidana canshuur dhiibka. Dadka Xamar degan already were paying 5% VAT tax since 2018. Dowladii hore soo saartay and no one was against it because Soomaalids trusted dowladaas. Laakiin Xasan iyo dowladiisa tuugnimo lagu bsrtay, qof aaminaaye ma leh to make the VAT 10%. -
Impromptu canshuurta iibka
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Markuu isbaariste ku helo madax noqdo sida Xasan Socdaal. -
Impromptu canshuurta iibka
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Xildhibaanno damiir leh. -
See dowlad dhan canshuur badeecooyin boqolkiina shan ah la dul saaro laga soo saari kartaa iyada oo aanan la soo marin, ansaxinin baarlamaanka? Wasiirka maaliyadda ayaa iska gaaray go'aankaan bilooyin ka hor, waxa lagu qabanaayo canshuurta lama sheegin. Xataa qof maskiin haddaa sadaqo siineysid waala lagu canshuuraa. Cuntooyinka xataa canshuurtaan waaku jirtaa, no exceptions sida dunida kale ka jirto. Xasan Socdaal dowlad runtii iib iyo gadid bas moodaa, baarlamaankii Aaden Madoobe koow la yahayna waa iska jiifaa. Wixii Nayroobi ka dhacay Xasan ku dhacdo ka cabsanaa.
-
A new dawn for Maakhir after SSC, Awdal emergence.
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Arafaat's topic in Politics
This is 'federalism' aad la or ordeysay. It is for me not for thee waaye sheekadaada. Mise federalism clan federalism aad adiga u talineysid ayaa rabtaa kaliya? Let Reer Sool and Sanaag do whatever they want with themselves. Haddaa adiga rabin Xamar aayahaaga lagaaga taliyo, iyagana u ogoloow haddee rabin Garoowe aayahooda loogu taliyo. -
Egypt will set up bases in four regions
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Che -Guevara's topic in Politics
Waa wareey, Xunjuf making sense. Saan yaa kuu diiday u hadashid. -
Egypt will set up bases in four regions
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Che -Guevara's topic in Politics
Xasan Socdaal waa inuu soo dhaweystaa kuwa maamul goboleedka madax u ah ay shaki siyaasadeed kala qabaan. Waa inuu u sheegaa duruufta dan qaran inay ka sareyso tan goboleed iyo shaqsi. Laftagareen iyo Axmed Madoobe oo ciidamada Xabashada horjoogaan waa inuu saas u sheegaa. Xasan waa aqaan, waxaan howshiisa ma'aha. Mida labaadna ciidamo shisheeye hadduu ka maarmin imaadaan, Eritareeya haka dalbado. Rwanda iyo Tansaaniya kuwa ka imaaday waxba ma soo kordhinaayaan, mashruucii lee sii weynaanaayo. -
Useless aan laga fiirsan ila saxiix heshiis ku sheeg from labadii sano u dambeysay. Qaarkood waaba burbureen.
-
A new dawn for Maakhir after SSC, Awdal emergence.
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Arafaat's topic in Politics
Isla Soomaalidaas ayaa dhahdo, "Laba qaawan waa u toostay." -
This is isreeb reeb election between Democrat candidates in this degmo in Minneapolis. Whoever wins this primary will almost automatically win the seat in the federal election on November and will represent this degmo in Congress. It is a heavily Democrat area. Probably boqol kun Soomaalis live in Minneapolis. Soomaalida kaliya uma codeynaayaan. There are a lot of progressive voters who will vote for her. There are also Oromo degan meesha.
-
A new dawn for Maakhir after SSC, Awdal emergence.
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Arafaat's topic in Politics
Labada dhinac waa ka gubanooyaan isku darsanka Sool iyo Sanaag. Xunjuf iyo Qurac, labada waaka soo horjeedaan. Tooda maamul u rabaan, dadka kale aayahooda ka tashtaan ma rabaan. -
Frequent flyer madaxweyne
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Safarada Xasan Socdaal ee dalxiiska ah: Imaaraadka - 10/06/2022 Turkiga - 03/07/2022 Eritareeya - 10/07/2022 Kiinya - 15/07/2022 Jabuuti - 16/07/2022 Masar - 24/07/2022 Ugaandha - 08/08/2022 Tansaaniya - 15/08/2022 Kiinya (2nd time) - 12/09/2022 Mareykanka - 15/09/2022 Ingiriiska - 18/09/2022 (rushed back from Mareykanka for the islaantii aaskeeda) Mareykanka (2nd time) - 20/09/2022 (back to Mareykanka for Qaramada Midoobay sessions) Itoobiya - 28/09/2022 Ugaandha (2nd time) - 08/10/2022 Jabuuti (2nd time) - 22/10/2022 Suudaan - 01/11/2022 Aljeeriya - 02/11/2022 Masar (2nd time) - 06/11/2022 Eritareeya (2nd time) - 10/11/2022 Jabuuti (3rd time) - 08/12/2022 Sacuudiga - 09/12/2022 Mareykanka (3rd time) - 12/12/2022 Talyaaniga - 08/02/2023 Imaaraadka (2nd time) - 22/02/2023 Qadar - 04/03/2023 Eritareeya (3rd time) - 13/03/2023 Jabuuti (4th time) - 15/03/2023 Ugaandha (3rd time) - 18/03/2023 Itoobiya (2nd time) - 14/04/2023 Ugaandha (4th time) - 27/04/2023 Qadar (3rd time) - 17/05/2023 Sacuudiga (2nd time) - 18/05/2023 Imaaraadka (3rd known time) - 21/05/2023 Turkiga (2nd time) - 02/06/2023 Jabuuti (5th time) - 11/06/2023 Mareykanka (4th time) - 20/06/2023 Talyaaniga (2nd time) - 23/07/2023 Jabuuti (6th time) - 22/09/2023 Eritareeya (4th time) - 08/10/2023 Biljam - 24/10/2023 Imaaraadka (4th known time) - 30/10/2023 Sacuudiga (3rd time) - 09/11/2023 Burundi (1st time) - 15/11/2023 Ingiriiska (2nd time) - 19/11/2023 Tansaaniya (2nd time) - 23/11/2023 Imaaraadka (5th time) - 30/11/2023 Jabuuti (7th time) - 08/12/2023 Mareykanka (5th time) - 10/12/2023 Ugaandha (5th time) - 15/12/2023 Kuweyd (1st time) - 19/12/2023 Jabuuti (8th official time) - 28/12/2023 Eritareeya (5th time) - 08/01/2024 Ugaandha (6th time) - 17/01/2024 Masar (3rd time) - 19/01/2024 Qadar (4th time) - 22/01/2024 Talyaaniga (3rd time) - 28/01/2024 Imaaraadka (6th time) - 31/01/2024 Itoobiya (3rd time) - 16/02/2024 Kiinya - (3rd time) - 28/02/2024 Turkiga (3rd time) - 01/03/2024 Eritareeya (6th time) - 17/03/2024 Sacuudiga (4th time) - 02/04/2024 Kiinya (4th time) - 11/04/2024 Tansaaniya (3rd time) - 24/04/2024 Kiinya (5th time) - 29/04/2024 Kiinya (6th time) - 18/05/2024 Kiinya (7th time) - 28-05-2024 Norway (1st time) - 10/06/2024 Iswiserlaan (1st time) - 14/06/2024 Turkiga (4th time) - 16/06/2024 Jabuuti (9th time) - 19/06/2024 Eritareeya (7th time) - 08/07/2024 Rawaandha (1st time) - 12/08/2024 Masar (4th time) - 13/08/2024 ________________ Updated list. -
Frequent flyer madaxweyne
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Qaahira iyo mar kale. -
Garacad port is a great lesson for Somalis every where
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to galbeedi's topic in Politics
Maanta Imaaraadka oo taariikhdiisa labaatankii sano ka dharagsanahay ayaa noo amaaneysaa. Federalism aad ku waalatay, Imaaraadka too has 'federalism' ee bal u tag mid ka mid ah imaaraadkeeda ju midoobaan - sida Shaariqa - and deal with it directly by buying their ports and airports. Let's see if Abuudabeey watches idly and allows that. -
Garacad port is a great lesson for Somalis every where
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to galbeedi's topic in Politics
Waa ayaandarro weyn inaa Turkiga iyo Imaaraadka isla barbardhigtid, adigoo waliba iska indhatiraayo wuxuu Imaaraadka ka geystay dalalka Islaamka, siiba Suudaan, Liibiya, Yeman iyo Falastiin. Iiraan, Turkiga, Tuniya, Qadar damcay burburiyo iyagana. Imaaraad Waqooyi iyo Koonfur ma kala jeclee kuwa danahooda Soomaaliya lagu burburinaayo ayee awoodda siinayaan. Koonfurtaba waa joogaan waa kaas Axmed Madoobe caawiyo. Xasana waa wateen hadda kala boodeen. Dantaada yar inaa dantii Soomaaliya isku heynteeda ka hormarisid waa ayaandarro. Shame. -
Soomaali iib ah, ifkana ka iib ah
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
-
A new dawn for Maakhir after SSC, Awdal emergence.
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Arafaat's topic in Politics
Garaadka Reer Sool baryahaan Sanaag joogaa, odeyaasha xagaas ka soo dhaadhacsiiyo rabaa inay hal maamul mideysan dhistaan. Waa wax loo baahanyahay. -
Frequent flyer madaxweyne
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
The Rwanda leader who 'received' 99.20 percent of the votes. Last (s)election in 2017, Kagame received 99 percent of the votes. Even North Korean leader shies away numbers like this. Amazingly, the hypocrite Western leaders are quiet and don't question him since he is a follower. They even give huge contracts, like the U.K. asylum seekers being sent back to Rwanda. Yet they dare to go after Madura of Venezuela because he helps his people. Imagine if Madura was declared to receive 99 percent of the votes.
-
Popular Contributors