Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,437
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    310

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. Landed in Kiikuuyoland again: Markii jaadka laga saxiixdo laga rabay wasiir ayaa loo diray, wasiirka jaadka ha iska ahaadee. Markaan dan lagama lahee Soomaalidiisa soo dhaweysatay.
  2. I have no doubt Xasan Sh. would have invited himself to the funeral laakiin it coincides caleemasaarka Ruto in Nayroobi. Marka he can't attend it.
  3. Maakhir, haddii Xamar laga badalo, Xiis maa u rareynaa taloow?
  4. Toddobaadka soo socdo, it is back to Nayroobi safar, then to Mareykanka. Bishaan dhexdeeda ilaa dhamaadkeeda safar bilaash lagu dhameysan doonaa.
  5. Before it was how clueless you were about KG, now this. This newly nominated duqa magaalada was the most corrupt soo maro ever in his previous term. He sold out many public lands, including barxadii weyneyd ee Ceelgaab - now a private 'leased' park (Beerta Nabadda). All major cities dunidaan ku yaalo have public parks in their cities, including our very own neighbours. Not Xamar. Laakiin moooryaan muxuu barxad iyo waxaas ka yaqaanaa. He also officially 'legalized' isgoysyadii jardiinooyinka lahaa Xamar lahayd oo xoog lagu heystay. He made them official. Now Xamar has zero jardiinooyin, everything is privately owned. I can just foresee him selling the little that is left, including barxadii Tarbuunka that is still surprisingly in public hands. Xasan Sh.'s family gets kickbacks, too, oo waa isla ogyihiin as it was in the previous term. Taabid and Yariisoow tried to bring some of these back, dagaal xun lala galay. Yariisoow Rabi ha u raxmadee was the local man with least masuqmaasuq soo mara gobolka Banaadir. By the way, maxaa ka calaacalsiinaayo his ilma adeero jufada kale ah kursigaan rabo? Wey ogyihiin get rich scam yahay kursiga if used si xun ah.
  6. Dadkaan waxba ma deeqo, for they truly think presidency, magaala madaxda and its mayor all should belong solely to their Reer Unakaaleh beel. Xataa iyaga hoose isku sii ogaleen. Soomaali weyn haddee meesha uga baxdo, dagaalkii qaraarnaa ee afarta bilood camal ka daran 1991-92 ayee madaxa isla gali lahaayeen.
  7. I thought Snapchat and Instagram were bad until Tiktok meesha yimid. It is truly destroying Soomaali families in the diaspora. Some of our sisters are very addicted to it. I don't know what they see in it, for the only social media apps I use are Whatsapp and YouTube. Xataa Facebook, I login via old browser route, hadn't used their apps since 2013 and never had the Messenger app.
  8. It was said it took Muuse Muqayil one minute after the announcement of her death to post this prepared tweet. Isqor bilaa liis.
  9. Gaana (Ghana). Dalkii madoowga Afrika ugu roonaa ayaaba saan ah.
  10. Ruto is declared as a winner of a free and fair elections. He will be sworn in talaadada dambe. If only short-sighted Xasan Sh. held his jaad card tightly to wait for the winner, he might have gotten major concessions from the new president. What a useless madaxweyne with same useless, maangaaban advisers
  11. This justice also sits Kiikuuyo Supreme Court. Magaciisa waa Maxamed Khadar Ibraahin. Also last petition to the court by Raila in 2027, Uhuru's vuctory was primarily defended by Axmednaasir Cabdullaahi. This time the brother is in Ruto's defence team.
  12. Someone else is not happy, either. Jagadaan haddii Kiikuuyo loo magacaabi lahaa wey ku faraxsanaan lahaayeen filaa.
  13. Jago kale koo magacaabay: Former planning minister appointed head of IGAD climate research centre The Intergovernmental Authority on Development IGAD has appointed former Somali federal Planning Minister Gamal Mohamed Hassan as the head of the IGAD Centre for Climate Adaptation and Environmental Protection (CAEP) in Somalia. IGAD established the research center last December in Mogadishu to combat climate change. Former Somali President Mohamed Abdullahi Farmaajo launched the first IGAD Centre for Climate Adaptation and Environmental Protection (CAEP) in Mogadishu on December 23, 2021. "The center will focus on ways and means to utilize research, data and scientific knowledge to help the region cope with climate change and achieve environmental sustain inability... We have set aside a strategically located facility, and we will take a leading role in resource mobilization," Farmajo told the media during the opening ceremony. Recent studies have directly linked severe drought and famine in Somalia and climate change. Hassan represented Somalia at the 2021 UN Climate Change Conference in Glasgow, Scotland, United Kingdom. He told world leaders that instead of fleeing insecurity, as is commonly assumed, Somali youth choose dangerous migration routes to avoid desperation exacerbated by climate change. He added that as global emissions rise, Somalia and other under-developed countries will suffer and urged developed countries with the highest emissions to pay their part. Ambassador Gamal M. Hassan served as Minister of Planning, Investment, and Economic Development in the Farmajo administration. He was also Somalia's Ambassador to Kenya and the Permanent Representative of Somalia to the United Nations Environment Program and UN-Habitat, as well as a liaison to the Intergovernmental Authority on Development (IGAD) and the International Civil Aviation Organization (ICAO).
  14. Bilaal Bulshaawi oo baraha bulshada caan ka ahaa oo Muqdisho lagu dhaawacay Rag hubaysan ayaa caawa magaalada Muqdisho ku dhaawacay Bilaal Bulshaawi oo kamid ah dhallinyarada caanka ka ah baraha bulshada sida TIKTOK, oo looga yaqaanay madaxweynaha TIKTOK. Warar aan helnay waxay sheegayaan in saddex xabbadood looga dhuftay qeybaha sare ee jirkiisa sida madaxa. Hase yeeshee dhaawiciisa ayay wararku sheegayaan inuusan aad u cuslayn. Waxaa dhaawiciisa la dhigay isbitaalka Digfeer, halkaas oo xaaladdiisa caafimaad haatan lagula tacaalayo, iyadoo dad badan halkaas isugu tageen. Lama oga cidda ka dambeysa falkaan lagu dhaawacay Bilaal Bulshaawi, kaas oo muddooyinkii ugu dambeeyay ku lug lahaa arrimaha samafalka dadka abaaruhu saameeyeen. _____________ Rabi ha caafiyo.
  15. Garyaqaan caan ahaa oo Muqdisho lagu dilay Koox hubeysan ayaa maanta magaalada Muqdisho ku dishay Garyaqaan ka tirsanaa maxkamadaha dalka, sida ay Caasimada Online u xaqiijiyeen ilo dhanka ammaanka ah. Allaha u naxariistee Abuukaate Maxamed Warsame waxaa lagu dilay xaafadda Soonakey ee degmada Hodan. Waxaana baxsatay kooxdii dishay oo bistoolado ku hubeysneed. Al-Shabaab oo inta badan dilal ka fulisa Muqdisho, weli ma sheegan dilka maanta loo geystay Abuukaate Maxamed Warsame. Garyaqaanka ayaa maxkamadaha dalka ka difaaci jiray eedeysanayaasha wajahaya dacwadaha adag, si rasmi ahna looma oga cida geysatay dilkiisa. Qaar ka mid ah qareenadii uu lasoo shaqeeyey Abuukaate Maxamed Warsame ayaa warbaahinta u sheegay inuu ahaa nin aad u bartay qaanuunka oo wax ku bartay jaamacadaha dalka Yemen. Wuxuu sanadihii u dambeeyey ka shaqeynayey maxkamadaha dalka, welina laamaha amnigu war kama soo saarin dilka Garyaqaankaan. _________________ Rabi ha u raxmado marxuumka.
  16. In my usual morning's commute, CBC news radio I only listen to was talking about this and was interviewung a pro-Tigray professor from Mekelle. Waxaa islahaa what is this sudden interest now. Now I got my answer, ileen Eritareeya ku biirtay ciribtirka maafiyada Tigrayga. Now Western media will go overboard.
  17. Maya, Faroole qancis waaye plus after the reports of this week of 19 officials in Madaxtooyada, 16 waxee yihiin Xasan Sh. tolkiisa, waliba bar ka sii ah reerkiisa hoose. Waxaana ku jiro wiil uu abti u yahay iyo gabar uu adeer u yahay. Nepotism wey dhaaftay wixiisa.
  18. Dawladdii Siyaad Barre, waxbarashadaydu bilaash beey ahayd, caafimaadku bilaash buu ahaa, wadooyinka iyo jidad hormarsan baa la dhisay, waxan ula dagaalanay wax dhaama ayaan doonayey, hada waxan ka dhaxalay, iskuul nin leeyahaya oo dollar raba, shanta bishana ilmaha la soo eryayayo hadii lacagta la waayo, Laydh nin leeyahay, Jaamacad nin leeyahay ayaa lagu bedelay. Markaan ahaa fasalka 7aad warqadaan qori jirey ma qori karaan kuwan jaamacadaha bilaa tayadda ah ka soo baxay,'' siyaasi Reer Hargaysa ah, Jaamac Shabeel, ayaa sidaas ka yiri waraysi Horncable Tv la yeelatay. Wuxuu kaloo yiri', "1982kii Hargeysa waxa ka dhacay mudaharaad, ciidamadii Faqashta oo dabaabaad wata ayaa joogay, wiil baa ku dhintay weli magacisii meel ku qoran yahay' Maxamed Kaahin iyo Muuse Biixina saacado gudahood ayeey ku dhawaad toban qof dileen." ''Meeyey horumarku? ma daar nin leeyahay baad horumar u taqaanaa?" "Hadeey horumar sameynayaan meey dhisaan warshado, mey maalgeliyaan beeraha, may wax saameyn ku leh nolosha dadkayga iyo tayda keenaan. Waxaanu ridnay dawlad caafimaadku bilaash yahay, waxbarashadu bilaash tahay waxkasta aan leenahay'. Hadda wadooyinka kaliya ayaan leenahay uu dhisay Siyaad Barre." Wareysigu markii hore carcar badan oo dhanka weriyaha ka socotay baa ku jirtay, laakiin markii danbe dhagayste ayuu ka noqday. Jaamac Shabeel, wuxuu taabtay waxan in badan ka hadlay oo ah, horumar laguma tilmaami karo daaraha qurbajoogta dagaagtay dhisteen iyo shakhsiyaadka maamulada ka faraqabsaday ee waxa loo yaqaanaa horumar waxii dadweynaha adeeg u ah{Public Services} dawladdii Soomaaliya mar beey ahayd dalka kaliya ee dunida ka jirey ee waxbarashada hoose , dhexe, sare iyo ta Akadheemiga ahiba bilaashka ahaayeen. Siyaad Bare waa xaqiiq inuu xukunka ku dhegenaa, laakiin kaligii tali ma ahayn, ee hogaamiye dadkiisa iyo dalkiisaba jecel buu ahaa. Waxa cadeyn u ah ninkastoo mucaarid ku noqday wuu la fadhiistay, xil iyo xoolabana wuu u soo bandhigay, taasna waxa wada qiray raggii af iyo Adinba kula diraray, oo Abwaan Hadraawi AUN ugu danbeeyey, wuxuuna sheegay inuu afar jeer la fadhiistay kana codsaday inuu mucaaridnimada ka daayo. Maanta kuwa maamuladda yar yar haystaa, qaar baa xataa hadi su'aal la weydiiyo furka tuuraya, qaarna waa kuwaa dadka Baaska marinaya. Bal qiyaas SICIID DENI iyo MUUSE BIIXI oo haysta awoodii ciidan iyo daleed ee Siyaad Barre haystay, yaa noolaan lahaa! - Hawaarto Facebook page