Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,437
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    310

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. Back from Mareykanka two days ago, today already in Adisababa:
  2. Gabdhaha walaalaheena laga ganacsado is back as it was in 2015-16. What a corrupt person Xasan Sh. is.
  3. And toban sano ka dib, Aaden Barre Ducaale is just named wasiirka gaashaandhigga of Kiikuuyoland. President William Ruto named key allies in the Cabinet unveiled on Tuesday, September 27, at State House in Nairobi. According to the list released by President Ruto, Garissa Township Member of Parliament Aden Duale was named as Defense Cabinet Secretary. Duale, a vocal politician, is among the longest serving MPs in the 13th Parliament. He was the National Assembly Majority leader during former President Uhuru Kenyatta's reign, before he was kicked out in 2020, following fallout with Ruto.
  4. It is sad when shisheeye reports casualties like this. I am sure the victims' families were not told either. Image if this happened under dowladii hore.
  5. Military operations: When a xildhibaan tries to dictate a top general military operations to undertake. Only in Soomaaliya. Howlgalkii xoreynta Ceelbuur oo fashilmay iyo ciidankii oo ku laabtay Dhuusamareeb Sida ay ogaatay Caasimada Online waxaa fashilmay howlgalkii lagu xoreyn lahaa degmada Ceelbuur ee gobolka Galgaduud, kadib markii khilaaf culus uu maanta ka dhashay hanaanka loo weeraro degaanka Ceel-lahelay oo dhaca inta u dhaxeysa Dhuusamareeb iyo Ceelbuur. Dhamaan ciidankii duulaanka qaaday ee maalmihii lasoo dhaafay ka gudbay deegaanada Sinadhaqo iyo Laba-dulle oo gelinkii hore ee maanta Al-Shabaab ku hareereeyey degaanka Ceel-lahelay ayaa galabta ku laabtay Dhuusamareeb. Sababta uu howlgalkaas u fashilmay waa khilaaf soo kala dhex galay labada masuul ee ciidanka hoggaamineysa oo kala ah, Taliyaha ciidanka xoogga dalka Jeneraal Odawaa Yuusuf iyo Xildhibaan Yuusuf Dhegey Ugaas oo ka soo jeeda Ceelbuur. Jeneraal Odawaa ayaa la sheegay inuu soo jeediyey in Al-Shabaab lagu duqeeyo degaanka Ceelahelay, kadib markii diyaaradaha dagaalka ee Mareykanka oo qeyb ka ah howlgalka ay arkeen goob ku taalla gudaha deegaanka, oo xubno badan oo Shabaab ah ay difaac uga jiraan. Hase yeeshee Xildhibaan Dhegey Ugaas ayaa diiday in la duqeeyo magaalada, isagoo taas bedelkeed soo jeediyey in toos loo weeraro kooxda, si loo yareeyo khatarta soo gaari karta shacabka oo Al-Shabaab ay u diideen inay qaxaan oo isaga cararaan deegaanka. Wararka aan heleyno waxay intaas darayaan in galabta ciidanka dhex loo galay oo Al-Shabaab ay ku qarxiyeen meel u dhow degaanka Labadulle, waxaana caawa Dhuusamareeb la gaarsiiyey dhaawacyada askar aan la shaacin tiradooda. Xigasho: Pro-Xasan Sh. media
  6. Che, don't forget the corrupt, hastened and without audit the trillion-dollar PPP aid program that went straight into influential GQPs and other establishment, including lawmakers, accounts. And then all became 'forgiven' loan.
  7. Qoftaan ayaa ugu wacan lacagta qeybineysay, hunguriga ka soo riday maryooleeyda. Waa kuwaan islaamaha beesada aruursaday qoftaan u buraanburaayo sanadkii hore: Wax badso wax beel iga dheh. Qaarkood Soomaali Galbeed, Soomaaliya kale iyo Nayroobi guryo ka dhisteen.
  8. Aaskii Shariifka hooyadiis bilowgii bishaan vis-a-vis islaantii Ingiriiska aaskeeda maanta:
  9. Dabayaaqadii 2017 ayaan is barannay Caydaruus Macallin Xasan. Maalmahaas wuxuu baadigoob ugu jiray Wasiirkii Ganacsiga Maxamed Cabdi Xayir Maareeye, oo uu rabay in uu kala hadlo baahida uu dalku u qabo hay'ad ka shaqeyso tayadhawrka, uguna jeediyo qorshe uu ka soo diyaariyay, si loo hubiyo cuntooyinka iyo badeecdaha dalka iyo kuwa soo gelaya, oo aanan la kontoroolin 30 sano ka badan. Wasiir Maareeye wuxuu Caydaruus u diray in uu si hordhac u soo diyaariyo sharciga lagu dhisayo hey'adda. Halgan dheer oo uu lafdhabar u ahaa iyo doodo uu Baarlamaanka su’aalo uga waydiiyay hindisaheeda kaddib, waxaa sharcigii laga ansixiyay labada gole ee Baarlamaanka, waxaana 2020kii lagu soo saaray digreeto Madaxweyne. Labo sano oo uu si isxilqaan ah uga shaqeynayay dhismaha sharciyadda hay'addaas kaddib, ayuu Madaxweyne Farmaajo magacaabay maareerayaha hay'adda, iyo maareeye-ku-xigeenka oo uu Caydaruus u magacaabay. Sidii uu dhismaha sharciyadda hay'adda lafdhabar ugu ahaa ayuu shaqadeedana udubdhexaad ugu noqday. Wuxuu ku guuleystay in hay'addii uu 4 sano ka hor ku riyoonayay ay maanta tahay mid madaxbannaan oo ay ka shaqeeyaan 40 qof ka badan, ayna xubin ka tahay Hay’adda Halbeegyada iyo Cabbirrada Islaamka ee SMIIC, Hay'adda Jaangoynta iyo Tayadhowrka Afrika ee ARSO iyo Hay’adda Tayadhawrka Aduunka ee ISO. Nasiibxumo, waxaan maanta maqlay in xilkii laga qaaday Caydaruus Macallin, laguna beddelay gabar qurbaha ka timid oo uu qabo wiilka Madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud. Dad badan oo aan aqaanno ayaana xilal laga qaaday, balse xil-ka-qaadista Caydaruus si gaar ah ayaan uga naxay, sidaas oo kale ayayna u damqisay qof kasta oo isu yaqaannay hay'addaas iyo kaalintii Aidarus Moallim ku lahaa aasaaskeeda iyo hirgelinteeda. Maanta ayay hay'addaas ugu baahi badan tahay qof ay lexajeclo ka hayso masiirkeeda, oo leh aqoonta iyo khibradda ay u baahan tahay, shaqadeedana fahamsan. Caydaruusna waa qofka uga munaasabsan ee sabab u ahaa aasaaskeeda, xogogaalna u ah halka ay wax marayaan, lafdhabarna u ah shaqadeeda iyo in ay soo gaarto halka ay maanta joogto. Cuuryaamin ayay ku tahay shaqada iyo mustaqbalka hay'addaas oo muhiim u ah caafimaadleenna ku tahay in qofkii lafdhabarka u ahaa laga doorto ruux xididnimo lagu keenay oo aan xogogaal u ahayn hay'addan oo ku jirta marxalad saldhigasho ah oo mudan tixgelin gaar ah. - Xuseen Sabriye
  10. Xasan Sh. actually went to London for unscheduled trip suu iskugu sawirro madaxda kale ka qeyb galeyso aaska islaanta. Unbelievable. Washington ayuu ka soo duulay and after London, will fly straight back to New York City. Yaabeey yaab, ma ila yaabteen.
  11. He now admits it was a failure safar. Markuu Mareykanka yimid qiranaayaa suu Mareykanka dhaqaalo jeebka uu gishto ugu helo. He is trying to make like it was dowladii hore laga diiday.
  12. I had never seen nor heard a Soomaali president as weak - both mentally and diplomatically- as Xasan Sh. He has zero foresight, integrity and go'aan. Waa fudeede jeebkiisa u daran aanan sal lahayn.
  13. Xasan Sh. Abiy Axmed si xad dhaaf ah iskugu dayey inuu kula kulmo Nayroobi. Waa laga diiday. Haddana 'salaan kaala dhaafi' ayuu Adisababa ugu duulay, waa loo gambiyey oo Abiy Axmed Jabuuti iska aaday. Hadda Mareykanka gaaray. Ninkaan bahdilka ma dhibsado oo ceeb ma qabato miyaa? Ma'oga miyaa bahdilkiisa waa Soomaali bahdilkeeda.
  14. It is clear now that they didn't get their cut - wixii dhan wey wada xadeen. Baahane waa moooryaan tuug kor iyo hoos ah.
  15. Another dhoolatus in Baydhabo today. Daljiriyaashii sareeye Baydhabo iska xaadiriyey, tagayna xarunteeda, including U. S. and E. U. ambassadors. Daljiraha Mareykanka refuses to meet madaxda qaranka in Filla Soomaaliya, yet Baydhabo wuu tagaayaa. Yaab. Also E. U. ambassador just met Xasan Sh. in Xalane, not in Filla Soomaaliya. And here he is in xarunta Baydhabo. Xasan Sh. should not have accepted that.
  16. Caleemasaarka ayaa daqiiqo yar fiirsaday. Waxaa ka arkaaye Xasan Sh. oo meesha ugu shishe ee bidix la fadhiisiyey, dalalkii aan dariska la ahayn Kiikuuyaland ayaa dhexda la wada fadhiisiyey. Maxaa la bahdilay dad isbahdilay. Warbaahinta Kiikuuyada magaciisa maba soo qaadeyso asagoo habeenkii xalay iska sii xaadiriyey.