Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,517
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    313

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. Safarada Xasan Socdaal ee dalxiiska ah. Imaaraadka  Turkiga  Eritareeya  Kiinya  Jabuuti  Tansaaniya Masar  Ugaandha  Kiinya (again)  Mareykanka Ingiriiska  Mareykanka (again)  Itoobiya  Ugaandha (again) Jabuuti (again)  Suudaan  Aljeeriya  Masar (again) Eritareeya (again) Jabuuti (3rd time) Sacuudiga Mareykanka (third time) Qadar?  Burundi?  ______________ Updated.
  2. Xasan Socdaal is back to Mareykanka again, third time in the last three months.
  3. Afar madaxweyne goboleed oo dhisaya isbaheysi cusub oo ka dhan ah Xasan Sheekh Afar madaxweyne goboleed ayaa la filayaa inay yeeshaan iskaashi ka dhan ah madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo dowladda uu hoggaamiyo. Iskaashigan ayaa waxaa abaabulkiisa wada madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni, waxaana horey qeyb uga hayaa madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Laftagareen, halka la filayo inay kusoo biiraan madaxweynayaasha Galmudug iyo Jubaland, Axmed Qoor Qoor iyo Axmed Madoobe Xiriirka Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubaland ayaa soo hagaagaya, sida ay sheegayaan xogo kala duwan, taasi oo sahleysa in Axmed Madoobe uu kusoo biiro xulufadan cusub. Siciid Deni iyo Axmed Madoobe oo mad-madow soo kala dhex galay doorashadii Xasan Sheekh kadib ayaa hadda isu diyaarinaya in ay dib boorka uga jafaan xiriirkooda, dibna usoo celiyaan saaxiibtinimadoodii xoogganeyd. Madaxweyne Axmed Madoobe ayaa la filayaa in uu ku soo biiro iskaashi ay samaynayaan Dowlad Goboleedyada qaarkood. Siciid Deni, Axmed Madoobe, Qoor Qoor iyo Lafta Gareen ayaa lagu wadaa in ay ku midoobaan iskaashiga cusub sida xogaha lagu hayo. Dhinaca kale Villa Somalia ayaa isu diyaarinaysa in ay xilka ka tuurto Axmed Madoobe islamarkaana ku beddesho siyaasi ka soo jeeda Gobolka Gedo, taasi oo haddii ay dhacdo isbeddel weyn ku sameyn karta siyaasadda dalka. Deni ayaa la sheegay inuu Xasan Sheekh xilligaas ka dalbaday inuu joojiyo dhaq-dhaqaaqyada ka dhanka ah Lafta-gareen ee mucaaradka Koonfur Galbeed ay ka wadaan Muqdisho, taasi oo Xasan oo diiday. Madaxweynaha Puntland oo ka dambeeyey isbaheysiga ka dhanka ah Xasan Sheekh, ayaa shirkii golaha wasiirada Puntland ee toddobaadkii tegay aad ugu dhaleeceeyey siyaasadda madaxweyne Xasan Sheekh uu ku wado dalka. Waxa uu sidoo kale weeraray ra’iisul wasaare Xamza Cabdi Barre. Deni ayaa golihiisa wasiirada kula dardaarmey inaysan jiri doonin wax wada shaqeyn ah oo ay la yeelanayaan dowladda federaalka, tan iyo inta uu wax meel la dhigaayo Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud. Xigasho
  4. Mar hore warar hoose ayaaba sheegaaya qandaraaskaan si xoog leh waxaa u qaadatay reerk qoyska Xasan Sh, sidee ahayd 2013-17. Marka qandaraaskaan la furay la leeyahay waa iska sheeko sheeko. Tan labaad maxee tagay raashiinkaan 'aanan bisleyn' la keenaayo? Ma galey, qamadi, digir, masago, sisin (macsaro) iyo wixii la mid ah dalkeena ka baxo maa dalka laga waaye? Baasto iyo bariis from Kiinya iyo Ugaandha mee keenayaan instead? Yaab. _________________ Wasaaradda maaliyadda Soomaaliya oo maanta furtay qandaraaska iibka raashinka iyo shidaalka dowladda Wasiirka Maaliyadda xukuumadda Soomaaliya Dr. Cilmi Maxamuud Nuur ayaa daah-furay tartanka Iibka qandaraasyada ee keenista raashinka aan bislayn iyo shidaalka ee loogu talagalay hay'adaha amniga ee dalka. Sida uu wasiirku sheegay, daahfurkan ayaa looga golleeyahay horumarinta hannaanka Iibka Qandaraasyada Dowladda si ay dadweynaha Soomaaliyeed u wada gaarto Qandaraasyada Dowladda. Dr. Cilmi Maxamuud Nuur , Wasiirka maaliyadda ayaa tilmaamay inay arrintaan muujinayso xoojinta iyo kor u qaadidda hannnaanka daah-furnaanta Qandaraasyada dowladda iyo isla xisaabtanka taasi oo muhiim ah horumarinta dhaqaalaha dalka. "Waxa aan maanta ka qaybgalay munaasabadda furitaanka tartanka Iibka Qandaraasyada Dowladda ee ku saabsan keenista raashinka aan bislayn iyo shidaalka ee loogu talagalay laamaha amniga ee Soomaaliya, Si kor loogu qaado daahfurnaanta qandaraasyada Dowladda, waxaa dhawaan hab casri ah loo sameeyay Portalka Iibka Qaranka Soomaaliya (Somali Public Procurement Portal) kaasi oo aan dhawaan daahfuri doono,” ayuu yiri wasiirku. Sida ay wasaaradda maaliyaddu sheegtay, waa sanadkii saddexaad oo tartan furan loo galo iibka Qandaraasyada dowladda ee ku saabsan sahayda keenista raashinka aan bislayn iyo shidaalka ee loogu talagalay laamaha amniga ee Dowladda Federaalka Soomaaliya. Xigasho
  5. Balamo badan ayaa loogu baxay as it waa the same in 2012. Labada marba raiisul wasaare loo balanqaaday, waana lagu booday. More balan last week loogu baxay, waa tan ka sii xanaajisay.
  6. Siyaasad qabyaaladeed Soomaaliya iyo danta markaas jirto iga dheh. Deni oo Xamar ka soo hungoobay toddobaadkaan markee Xasan Sh. kulmeen oo fashil ku dhamaaday iyo isla markiiba isbaheysi cusub mucaarad Xasan Sh. sameysanaayo. Laftagareen daneystiyaasha Xamar fadhiyo oo Reer Koonfur Galbeed ah asagana iska dhisaayaa.
  7. Meherkii. What is Muuse Muqayil doing here? I guess waa gabadha abtigeeda sida Qoorqoor wiilka adeerkiisa u yahay.
  8. Waa garoob la soo furay, too. And this Saadaq Joon is married to gabar Ingiriiska degan.
  9. Jabuuti iyo markii sadexaad uu booqdo Xasan Socdaan:
  10. Saadaq Joon being rewarded for his anti-Farmaajo political moves in 2021.
  11. Yaab. They also used to put her on Faux News to purely attack and demean Rep. Ilhaan.
  12. Reer Qadar Jarmalka ayee ku jees jeesteynaayaan. Mocking this:
  13. Kiikuuyo Online is anti-Xasan Sh. now. I thought he appointed Faroole's son as a useless lataliye jago.
  14. The murderer: Moooryaanimadiisa waaka muuqataa. Meeqo qof masaakin taloow uu dilay.