Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,516
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    313

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. "In response" lee ku haay tan iyo adduunyo gaddoonka. How is it going the response to Goojacadde a year ago, though?
  2. Caawa oo kale sanad ka hor jab weyn ayaa ku dhacay Xunjuf iyo xulufadiisa. Jabkaas aanan soo kabasho lahayn.
  3. It is not supporting One over the other. One group openly hates you, diintaada iyo isirkaaga ma arki karaan. The other ha xumaadeen, at least pretends to be welcoming you. Danteena u aragnaa ka fulino. Lagarooniyaasha ee soo dhaweystaan howl nool taalo ma'aha as long as danteena wadano. We don't believe that way of life nor do we support. Laakiin adiga Orangecon oo diinteena Islaamka neceb, Muslimiinta dhan wada neceb, Soomaali ha sheegin. And uses 'Palestinian' as an insult, maxaa u taageertaa baacaas?
  4. Can you believe, Maakhiri, they allowed on that stage representative of every imaginable group, except any Muslim, Carab and Falastiin, even elected well-known ones like sister Ilhaan Cumar and Rashiida Taliib. Waa u wada diideen. They had Yahuud in every every kind, xataa kuwa ee ka keeneen dhulkee heystaan. Waa yaab. I thought she would be a little different from Joe, but weyna ka sii darantahay if she can't allow a single Muslim on that stage because they can't be trusted. Islaam naceyb aanan caadi ahayn.
  5. Shame on her. She is already a hawk, Zionists already took full control of her policies.
  6. Shirkadiisa is co-owner by others, two other foreigners. Plus his board members are foreigners. They only care about $$$ and shares, so if dowladda dhexe goes and uses international law full force against them, they will force him to resign or change a single word on the app.
  7. WorldRemit waa in lagu daraa liiska, hadduu diidana kan maamulaha ka ah ee goonigoosadka ah ha laga mamnuuco inuu ka shaqeeyo Soomaaliya. His foreign board members will force him to change.
  8. Che, Soomaali isma moodaan. Calling their fellow Soomaalida 'zoo' folks waxee moodaan inay iyaga ka hadleynin. Shisheeyahee bareen ereygaas ayaa isla iyagii u isticmaalaayo. And they took umbrage markeey xildhibaanad Ilhaan ugu wacday 'kuwa Soomaali sheeganaayo.'
  9. Xunjuf Xabashaduu luuqa iskula xaman jireen isku dhaceen. Markeey Soomaalida kale 'Zoomaalis' ugu wacaayeen wey ku faraxsanaayeen.
  10. Wasiirkaan is trolling Jeesoow and his likes. Lafta wasiiro baraha bulshada sida loo isticmaalo yaqaano keensaday.
  11. Xasan baahidiisa ma buuxsanto. Bankiyadii dalka intuu horumarin lahaa saan u dhaqmaayaa.
  12. Awal maxaa wadeen? Laascaanood markaa ku duuleyseen xasuuq iyo dagaal ma ahayn? Mise dagaal waxaa u taqaanaa marka adiga lagu karbaasho?
  13. Keep the bitter tears coming, Xunjuf. No more u turid. Wax badan ayaa la idiin turay oo ku kibirteen.
  14. Waa badaleen. In saan loo qasbo waa hore la fuliyo ahayd.
  15. By the way, qabiilkaan iyo qabiilkaa ka dhashay waa isku abtirsi. Gaaljecel Abtisame iyo Gaaljeel Abtiroone kala nahay, waana na sheegtaan oo my late old man in 1960s guriga ugu imaan jireen saa maqlay, iyagoo shaxaad iyo shaqooyin raadinaayo oo Hiiraan ka yimid. Markaas dhihi jiray kuwaa ka soo jeedo Bakool joogo saan iguma imaadaan, iyagiina... Laakiin wuu dhaqaaleen jiray.
  16. No, deegaanka wey deganyihiin, caano ayeey keeni jireen, geelooda waa daaqaan. Inkastoo loogu badanyahay waa deganyihiin. Laakiin isbaaronimadaan tan iyo 1991 ayeey wadeen, on and off. Markii awood loo sheegto ayeey joojiyaan kaliya, sida Caydiid's Salbalaar, RRA iyo kuwa afka duuban markeey meesha qabsadaan. Otherwise they will start again if little awood yeeshaan.
  17. By the way, Jeesoow waala soo dirooyaa, dad kale maalgalinaayo qalalasaan. Same people are funding same qalalaase too in degmada Bardaale, Rooboow's clan stronghold. Iyagana waa laga sifeeyey oo tolkooda kale ka sifeeyey. Waa ayaandarro dad la isku sii diro, waa 'faa'iidada' laga faa'iday dowladaan Xasan Socdaal.
  18. Not any of them is selected from Koonfur Galbeed. Jeesoow iyo kan kale guddoomiyaha baarlamaanka Hirshabeelle ahaa ee Cismaan Barre la dhaho. They have seats in Jubbaland and Hirshabeelle, yet amazingly speaking about a deegaan none of his fellow clan members are selected from. Jiljileecii iyo dulqaad kii ayee waxee moodeen cabsi laga balaayo. How can for three weeks u xirnaa karaan jidkaas and stop all baabuurta ganacsiga. Waa loo digay, odayaashooda lala hadlay loo diray. Xataa wasiirka caafimaadka dowladda Dhexe kan ah Baydhabo lagu casuumay suu ila hadlo tolkiisa. Nothing worked, only more kibir. Having said that, waa run deegaankaas geelooda daaq u imaadaa from Hiiraan, Shabeellaha Dhexe and Shabeellaha Hoose border, dadka deegaankana waa isla noolaayeen. However, the very moment dowladii Kacaanka dhacday isbaaro inay jidkaas dhigtaan bilaabeen. I am talking about Janaayo, 1991. Dadkii Baydhabo u qaxaaye ayee dhacaayeen, dad badana dileen. Abtigey oo alaab iyo dokumentiyo Xamar ka soo qaaday ayee jidka u galeen baabuur uu watay, between Buurkahaba iyo Daafeed (Wanlaweyn). This very same place. That was first week of Janaayo, 1991. Siyaad Barre wali Xamar kama bixin. Baabuurka uu watay baas rasaas ah ayee kala daaleen, xataa istaaga ma dhihin. Fiid ayee ahayd mana arkeyin. Wuu ka booday asaga iyo wiilkii kale la socday, duurka uu galeen. Baydhabo lug ku yimid after walking hours and picked by another driver near Baydhabo entrance. Wiilkii kalena maalin kale ka dib yimid. Lugihiisa qodxo miiran ayee ahaayeen and toddobaad sariir saarnaa. First time aan qabiilkaan magaciisa maqlay ahayd, too. Ma iloobaaye.
  19. For far too long waxee rabaan Iska sameynaayeen, flying to Soomaali cities without permission. They fly to Xamar, Hargeysa, Garoowe, Berbera and lesser unscheduled flights to Baydhabo, Kismaayo iyo Boosaaso. Soomaaliya waxee ka dhigteen gobol ka mid ah Xabashiland. Soomaaliya really needs a flag bearer national airline. The two most humiliating as a Soomaali is a major country like ours without a national airline and currency. Madax xun ayaa nagu soo aaday, basic foundations of a country xataa sameysan karin and only like pocketing small changes. Hay'adda Duulista Soomaaliya oo digniin xooggan u dirtay shirkadda Duulimaadyada Itoobiya Hay’adda Duulista Soomaaliya ayaa digniin u dirtay diyaaradda Ethiopian Airlines, iyadoo sheegtay inay ka walaacsan tahay xadgudubyada soo noqnoqday ee ay ku hayso madaxbannaanida Soomaaliya. Qoraal hay’addu ay soo saartay ayay ku muujisay inaanay ku qanacsanayn is-bedelka Ethiopian Airlines ay dhawaan ku samaysay hawlaheeda duulimaadka ee Soomaaliya. Hay’addu waxay walaac ka muujisay sida ay shirkadu u ixtiraami wayday madax-banaanida dhuleed ee Soomaaliya, gaar ahaan sida loo aqoonsado duullimaadyadeeda ku socda gudaha Soomaaliya. In kasta oo ay jiraan wada-hadallo badan oo dhexmaray mas’uuliyiinta hay’adda, Ethiopian Airlines iyo Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee labada magaalo ee Muqdisho iyo Addis Ababa, haddana hay'addu waxay sheegtay in shirkadda ay meesha ka saartay tixraacyadii ay ku tagi jirtay Soomaaliya, iyadoo adeegsata kaliya magacyada garoomada diyaaradaha Soomaaliya. Hay’adda Duulista waxay siisay diyaaradda Ethiopian Airlines kama dambays inay 23 Agoosto 2024 wax ka qabato walaacyadaas. Hadii ay taasi dhici waydo waxay sheegtay inay keenayso in la hakiyo dhamaan duulimaadyadii Ethiopian Airlines ee Soomaaliya.
  20. Sheekadaan waa sheekada uu ku bilowday that war in 11/2020. Same defiance against Abiy.
  21. Xataa hadduu maamul goboleed cusub jiro, xildhibaannada la kala qeybsado will always be 4.5 for the foreseeable future. Maamul goboleed cusub walba will just share the already agreed xildhibaanno 66 of each qabiil wadaag. Meesha dooda ka imaan doonto will be aqalka sare, which already is lopsided for labada Waqooyi (Galbeed iyo Bari) who get 11 seats when the rest get 8.
  22. Marka hore Musanbiig iyo Makaawi colaad kama dhaxeyso, Malaawina dhul kama heysato. Marka labaad waa deked ganacsi faa'ido u ah Malaawiniyo Saambiya, Musambiigna dhaqaalo ka heleyso. Marka sadexaad xiro maraakiib militari ma noqoneyso, waa deked ganacsi kaliya oo ciidan dalka Malaawi ka imaaneynin. Xabashada kibirsan waxaan ma rabaan. Dowladii Farmaajo saan la rabtay markee heshiisyada kala saxiixaayeen.