Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,437
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    310

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. Excuses MBB are making waa yaab iyo nuskeeda. Just imagine if dowladii Farmaajo did this what these same MBBs would have said. Adkeysiga dadka Muqdisho – Maxaa dhacay kadib weerarkii Villa Reys? Magaalada Muqdisho oo xalay ilaa maanta ay weerar toos ah iyo qarax ka fulisay kooxda Al-Shabaab ayaa dadkeedu waxay muujiyeen dhabar-adeyg xoog leh, waxaana cadaatay in reer Muqdisho aysan isku dhiibin duruufta amni ee heysta. Weerarkaan oo galabta lasoo gabagabeeyey waxaa fulisay lix nin oo ka tirsanaa Al-Shabaab, hal nin ayaa la xaqiijiyey inuu is-miidaamiyey, halka shanta kale ay toos u gadaalamayeen ku dhawaad 20 saacadood. Iyadoo weerarkaas uu ka socday gudaha xeen-daabka laga ilaaliyo madaxtooyada dalka, hadana xarunta Tiyaatarka Qaranka oo dhowr tilaabo u jirta Hotelka la weeraray waaberigii hore ee saakay waxaa ka bilaabatay xaflad ay ku qalan-jebinayeen boqolaal arday ah oo heerka 1-aad ee Jaamacadda dhameysatay. Si lamid ah Madaxweynaha dalka ayaa maanta intii uu weerarkaasi socday wuxuu Muqdisho ka furay ‘shirweynaha maalgashiga caalamiga ah ee Soomaaliya’ kaas oo ajaanib, ganacsato iyo masuuliyiin badan ay ka soo qeyb galeen. Madaxweyne Xasan Sheekh oo maanta khudbad ka jeediyey furitaanka shirweynaha caalamiga ah ee maalgashiga Soomaaliya ayaa yiri, “Maanta waxaan qaadeynaa tallaabadii 1-aad oo lagu dhiirigalinayo maalgashiga dalkeenna, anagoo garowsan caqabadaha nagu xeeran.” If you want to read more of this mantag
  2. My nephew who was educated in Malaysia and went back to Muqdisho in 2019 had very high hopes and was working in Xamar. Until now. He can't wait to escape to Nayroobi and is disillusioned. Xasan Sh. and his minions like Mahad Qalaaye failed utterly. Kuwii afka duubnaa are attacking and fighting mere steps from madaxtooyada today, almost killing wasiirkii amniga. What a failure.
  3. No body removed her. The one who wants to be the new speaker isn't even guaranteed to get the speakership. Committee members can only be removed by all members of the House, which did not happen yet. And adigoo Soomaali ah ayaa la soo shirtageysaa walaalkeeda ayee guursatay, slandering our sister by quoting the sick GQP far right extremists. War isku xishoow.
  4. Kiikuuyo oo mamnuucay dalkugalkii lagu heshiiyey. Jaadkooda still flowing one way. Xasan iyo xirtiisa are very quiet. Shame.
  5. Kanada ayaa naga jajabisay, who wasted so many opportunities.
  6. These shisheeye with their little funds always insisted in sgirarkaan camal lagu wabto Nayroobi until last dowlad cadaadis saartay and they finally accepted to allow shirarka dalka lagu qabto in 2017. Kuwaan Garoowe ayee ku qaban kareen. Heck, Baydhabo, Dhuusamareeb iyo Kismaayo ayee ku qabsan kareen xataa. MBB xataa qirtay:
  7. Shirarkii baas ee Kiikuuyoland ku qaban jireen ayee nagu soo celiyeen waxmagaratadaan. Waa shirkii sadexaad 'dowlad' Soomaali sheeganeyso Nayroobi qabsato. Wasiirka maaliyadda hore ugu qabtay. Shurarkaan dowladii Kheyre ayaa mamnuucday sanadkii 2017 and rightly so.
  8. This too: Xasan Sh. iyo doeladiisaba qofna lagama casuumin haddii kale orod ku tagi lahaayeen. Sad.
  9. Complete plagiarism. Mid marqaansan maa soo guuriyey taloow.
  10. Mucaaradka Somaliland oo ku dhawaaqay go'aamo siyaasadeed Mucaaradka Somaliland ayaa ku dhawaaqay in ay gabi ahaanba kalsoonidii iyo aqoonsigii kala noqdeen madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi. Musharaxa Madaxweynaha Xisbiga WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, oo warbaahinta u akhriyay go'aamo ay gaadheen kadib markii ay maanta dhamaatay 5-tii sanno ee la doortay madaxweynaha Somaliland. "Maanta laga bilaabo Muuse Biixi iyo xukuumadiisa uma aqoonsanin qaar sharci ku fadhiya, sii socoshada xukunkiisu waxay ku suntantahay xoog ku haysasho iyo kalidii talisnimo, inta la helayo heshiis siyaasi ah oo layska ogolyahay oo lagaga baxo khilaafka " ayuu yidhi Cirro. Waxa uu sheegay in axsaabta mucaaradku ay aqoonsanyihiin jadwalkii doorashada ee ay soo saareen Guddida Doorashooyinka Somaliland isla markaana ay diyaar u yihiin in ay galaan doorashooyinka oo ay ugu soo horayso doorashada madaxtooyadu. Waxa uu sheegay in mucaaradku ay kasoo horjeedaan doorasho kasta oo aan heshiis lagu ahayn, isaga oo dhinaca kale sheegay in ay diyaar u yihiin wadahadal kasta oo lagu gaadhayo heshiis doorasho. Marka laga yimaado kalsoonida ay kala noqdeen xukuumada Somaliland, waxa uu sheegay in mucaaradku ay aqoonsanyihiin sharcinimada golayaasha sharci dajinta, dowladaha hoose iyo maamulka adeega dadweynaha. Shacabka ayuu ugu baaqay in nabad isku duubni iyo in ay nabadgalyada ilaashadaan, lakiinse anay aqbalin wixii sharci daro ah.
  11. They did and the result was that infamous saying by oday dhaqameed from Hiiraan who said unforgettable words: Caydiid gar leh, Calina gar leh. That was said before Cali-Caydiid's four-month brutal intra-war started in Nov. of 1991. This wiped out and mostly destroyed historical Muqdisho. I remember this war as a boy. Our family moving to Dayniile and then to Afgooye. Our xaafad in Hodan became Bermuuda, for any person who entered, it was hard to come out alive. My late father refused to leave and stayed all duration of this brutally unbelievable war. In the mornings, Caydiid's militia controlled the xaafad and left at the evenings. Then it was Cali Mahdi's, who were mostly local boys who knew the xaafad. Hungary Caydiid's militia, who were mostly from gobollada dhexe, would come in the morning to get quraac xoog ah in our house and bother our old man, asking why is he staying and asking if there is some gold buried in the big house. Some of their leaders would later come to apologize and until one day one advised my old man to get 'makulaal madoow' to stay at the house during the day time to ward off moooryaanta. It worked.
  12. Illyria, to a normal person, yes that is innocuous question. But Xasan Sh. is a known qabyaaladist hardcore. It was he who openly was asking folks from his clan to leave the national army and occupy Muqdisho in the spring of 2021. It was Shariifka who refused this. He is known to arm clan militias and not build a strong ciidan qaran. He did it his first term and is doing so now. There was also a rumour when he first went to Eritareeya, he asked Afwerki for the registration list and their composition, to see what regions were these trainees from.
  13. Su'aasha qalafsan uu weydiinaayo askarigaan waa wax uurkiisa ku jira afkiisa soo xaday. Gobolkee ka soo jeedaa waa yaa tahay oo farsameysan.
  14. Safaradii Qoslaaye dalxiiska laga soo gudbay iyo kuwa soo socdo see iskugu xigi doonaan: Imaaraadka  Turkiga  Eritareeya  Kiinya  Jabuuti  Tansaaniya Masar  Ugaandha  Kiinya (again)  Mareykanka Ingiriiska  Mareykanka (again)  Itoobiya  Ugaandha (again) Jabuuti (again)  Suudaan  Aljeeriya  Masar (again) Eritareeya (again) Sacuudiga? Qadar? Burundi?  ________________ Updated. Nineteen unnecessary socdaal in less than five and half months. That is close to 3.5 trips per month.
  15. Mar kale iyo Eritareeya. Salka uu dgulka dhigi la yahay:
  16. If I was you, yaa secessionist, I would be the last to talk about who did niikos for Tigray for two decades. Ceebtaada qarso, don't make me expose more.
  17. Kooxdaan completely 'controlled' Muqdisho from Janaayo, 1991 to June, 2006. For 15 years and more. So was Xamar an utopian magaalo mise goof goof ayaa loo heystay? Neither the airport nor the deked was ever open during this time except brief UNISOM years. I went to Xamar in 2003. Jaayga lo'da dhoobneyd Cisaleey ee deegaanka waqooyiga Xamar banaankeeda ayee ka degtay diyaaraddaa saarnaa ee Jubba. It was controlled by tuugii weynaa, the late Bashiir Raage Shiiraar. Markaa soo dhoofaayina Dayniile ka soo dhoofay, another deegaan outside of Xamar controlled by another qabqable, the late Qanyare. There was another, an outskirter little 'garoon' of Xamar as well in Lambar Konton, Shabeelllaha Hoose, controlled by Indhacadde and his cousins. Why all are outside of Xamar? Waa iska garan kartaa. If Soomaali weyn ka dhex baxdo Xamar tomorrow, likes of Mahad Qalaaye and Muuse Suudi wannabes will enclave their xaafaddo, a glimpse version which happened during moooryaantii 'badbaado qaran' in 2021.
  18. Once again, secessionist's complete revisionism is unbelievable. Your little Waqooyi was the biggest Tigrey enclave and stooge. They handed out countless innocent Soomaalis to Tigreydaan. These shameful images capture for perpetuity:
  19. He owned him in that term, not supporting. Xasan Sh. did whatever Tigreyga asked him to do and many of his still close associates being Tigrey jaajuusiin, like Mahad Qalaaye and Faarax C/qaadir.