Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,437
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    310

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. Balamo badan ayaa loogu baxay as it waa the same in 2012. Labada marba raiisul wasaare loo balanqaaday, waana lagu booday. More balan last week loogu baxay, waa tan ka sii xanaajisay.
  2. Siyaasad qabyaaladeed Soomaaliya iyo danta markaas jirto iga dheh. Deni oo Xamar ka soo hungoobay toddobaadkaan markee Xasan Sh. kulmeen oo fashil ku dhamaaday iyo isla markiiba isbaheysi cusub mucaarad Xasan Sh. sameysanaayo. Laftagareen daneystiyaasha Xamar fadhiyo oo Reer Koonfur Galbeed ah asagana iska dhisaayaa.
  3. Meherkii. What is Muuse Muqayil doing here? I guess waa gabadha abtigeeda sida Qoorqoor wiilka adeerkiisa u yahay.
  4. Waa garoob la soo furay, too. And this Saadaq Joon is married to gabar Ingiriiska degan.
  5. Jabuuti iyo markii sadexaad uu booqdo Xasan Socdaan:
  6. Saadaq Joon being rewarded for his anti-Farmaajo political moves in 2021.
  7. Yaab. They also used to put her on Faux News to purely attack and demean Rep. Ilhaan.
  8. Reer Qadar Jarmalka ayee ku jees jeesteynaayaan. Mocking this:
  9. Kiikuuyo Online is anti-Xasan Sh. now. I thought he appointed Faroole's son as a useless lataliye jago.
  10. The murderer: Moooryaanimadiisa waaka muuqataa. Meeqo qof masaakin taloow uu dilay.
  11. Meeshaan maa nabad waarto ka dhalan karto. Soomaali waa inkaaranyihiin. Moooryaan isbaariste killed a poor driver for toban kun shilin Soomaali, which is roughly twenty five cents U. S. And the isbaaro is alleged owned by three 'xildhibaanno' ka tirsan golaha Hirshabeelle. Dadkeena dugaag iyo bahako ayee noqdeen. Xasan Sh. was just here on last week, asking his folks to remove isbaarooyinka between Balcad and Xamar. These folks jufooyinka hoose ayee isku dilooyaan as well. Alloow u raxmo.
  12. Yaab iyo amakaag. This is full throttle attack against ummadda Soomaaliyeed.Dan weyn ayaa la wataa oo waxyaabo been lagu gambanaayaa.
  13. Waa baxsadeen kuwii weeraray madaxtooyada agteeda according to one of the biggest mouthpieces pf Xasan Sh. and a member of notorious MBB. Waa markii labaad ee baxsadaan kuwa argagaxisada hoteelada galay. Hoteel Xayaad kuwii weerarayna Mahad Qalaaye u sahlay baxsadaan, kuwaana waa saas kale.
  14. Another kulan for Soomaali locals hosted by dal shisheeye. Soomaaliya ayaa lagu qaban karay again. Dowladaan could have forced this in lagu qabto Xamar. I guess kamaba war heyso. Wariyeyaal iyo saraakiil ka tirsan ciidanka ATMIS oo Maanta Tababar uga furmay magaalada Qaahira ee dalka Masar Waxaa maanta magaalada Qaahira ee caasimadda dalka Masar tababar ku saabsan doorka nabada iyo si taxadar leh u tabinta khilaafaadka uu uga furmay ilaa 18 wariye oo ka kala yimid Banaadir, Jubbaland, Koonfur Galbeed, Hirshabeelle, Galmudug, Puntland iyo Soomaaliland. Tababarkaan ayaa waxaa soo qaban qaabiyay Ururka Qaranka Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee NUSOJ, Xarunta Qaahira ee Caalamiga ah ee Xallinta Khilaafaadka, Nabad ilaalinta iyo Nabad Dhisidda ee CCCPA iyo howlgalka Midowga Afrika ee dalka Soomaaliya jooga. Barnaamijkan Maanta la furmay xarunta CCCPA ee Qaahira waxaa taageeraya dowladaha Sweden iyo Japan oo ka saacida Midowga Afrika sidii nabad looga aslaaxin lahaa geyiga Soomaaliya. Safiiradda dalka Masar u jooga dalalka Soomaaliya, Japan, Sweden iyo madax kale ayaa kasoo qeyb galay furitaanka tababarkaan Maanta Magaalada Qaahira uga furmay 18-ka wariye ee ka kala yimid Banaadir, dowlad goboleedyada dalka iyo saraakiil ka tirsan howlgalka ATMIS. Masuuliyiintii kala duwana ee goobta ka hadashay ayaa waxay bogaadiyeen horumarka ay sameyneyso dowladda Soomaaliya iyo shacbakeeda, iyagoona wariyaasha tababarka loo furay ugu baaqay iney kaalin weyn ka qaataan tabinta arrimaha wanaagsan ee horseedi kara nabadgalyada.