Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,531
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    314

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. Salaan... Tan qabsada, koleey sida aan u maqlay lee waaye. ________________ Xariifkoo baadiye ku noolaan jiray aa maalin jimce eh masaajidka aaday, oona kusoo toosay oo wali ay khudbadii jimcaha socoto, wuxuu meel ka yara fog ku arkay nin ay is yaqaaneen oo isagana xariif kale oo reer baadiye ah kaasoo waliba aad u oynaayey oo fiq...fiq...fiq suu iskugu waday ka dhamaatay. Markii salaada dhamaatay ayuu wuxuu u yimid ninkii ooynaayey isaga oo aad ula yaabanaa waxa uu ninkaa la ooynaayey sababtoo ah ninka af Carabiga ma uusan garaneynin oo si fiican bey isku yaqaaneen, khudbadana Carabi ee ku socotay. Fiidoow: Ar Jimcaale, xaad la fiqleeynee, ma af Carbigaad taqaanaa? Jimcaale: Aryaa shub iga dheh! Fiidoow: Ii sheeg hee, shub waaba dhahayee. Jimcaale: Aryaa wadaadka garkiisa ma u jeeday? Fiidoow: Xawlahaay, gar dheeroow lahaaye. Jimcaale: Aryaa garkiisa orgi shil hore iga lumoow u ekaay! _______________ Hada kahor aa oday indhoole eh oona waayeel eh guursaday gabar yar. Maalinta guurka ka bacdi ee ku tiri odaygii, "Haddaad ogaanlahayd caddaantayda, quruxdayda, suuradeyda iyo qaab-dhismeedka jirkayga waad yaabi lahayd nasiibkaa igu heshay." Odayga aa u jawaabay, wuxuu ku dhahay: "Haddeey arrintu sidaas tahay dhalinyarada indhaha qabta iigama kaa tageen." _______________ Ilaahoow na cafi.
  2. Salaan... Originally posted by nafta: ...i had this conversation with couple of African girls about Africa and ones culture, so to make a long thing short, one of the girls said that they didnt consider us Somalians as African. She said that because we don't have, and i quote "the nigger nose" or the "the jareer hair" They are slightly right. First, they are a bit confused about the difference between being an "African" and being among with "black race." But first, what and who is African? Is being an African synonymous with being skin-coloured black? Is an African in fact inseparable from a black-coloured person? In a way, a lot of Soomaalis themselves do not consider to be African or associate themselves with the black race. First, because some assumption--or rather misassumption--of African itself being synonymous with "black," hence "jareer" and "boon." Even if some Soomaalis are dark as dhuxul. Soomaali people equate black person to be "jareer." In order to distance themselves from jareer or black, they rather would not even want to do anything remotely that is African, even if Soomaaliya is located in the African continent. Then again, if Soomaali people never cared, these words might have never been everyday Soomaali vernacular: boon, bilis, jareer, nasab, laandheere, etc. Those insulting words are exclusively called to those people Soomaalis consider to be non-Soomaali original, and who have distinct facial features, with jareer hair. A simple fact: Xabasho from Itoobiya are considered to be jareer, while Oromos and Tigreys from Itoobiya too aren't. Some Soomaali people say if we are talking about geographical sense, yes then Soomaaliya the country is classified with the African continent. However, they also ask, would the whites from South Africa, Zimbabwe and Namibia considered to be African in the black sense? Is Egyptian an African? A Moroccan? An Algerian? Is a Berber an African? Many of those Egyptians, Moroccans, Tunisians do not either consider themselves to be African in black sense. I don't even know whether Tigreys, Oromos and Cafars themselves consider to be African either. Some of the "Carab" Sudanese do not consider themselves to be African in the black sense, just same mentality like Soomaalis. I know, it is a bit complicated. And it sure will be as long as African and black can be assumed to be synonymous. Recently, a lot of people who grew up in Western countries are extremely aware the political correctness and say loudly they are "black, African" with an attitude of who-cares and whatever. But back home, Soomaalis do still classify with boon and bilis formula. Even if a "real" Soomaali looks like a jareer, he is still nasab and not "black." And if you want to know my personal opinion of who I consider to be myself, that is easy. I am Soomaali in first, second, and third senses. That is my ten taano.
  3. Salaan... Intaa jacbursado waa kuwanaa, ama luuqad or lahjado: Wan faan kuulo e finili butaano Kuweendha saako, kumaa maa... Yaa ximaar kalab fiya wasaq yacni kamaa washensi Kuuntadaa buufkeed u sheeg waraa Bilis dukoowti Boon aa in ekaadas, Boon dukoowina bahalaa in ekadeeh
  4. ________________ I much applaud Max'ed Siyaad Barre for resisting the idea to put his picture on official currencies and honouring everyday working people; besides also honouring our country's landmarks by imprinting them on some of legal tenders. And if you tilted or looked from a light reflection, every currency note has a hidden Sayid Maxamed C/lle Xasan's passport-like picture. I only realized this recently.
  5. Salaan... Originally posted by SmithNwestern: Nice one, I wonder has anyone got pics of the Somali shilling notes its been a long time since Ive seen them, or any old stamps. Lacagteena markee qiimaha lahayd: From Shan Shilin to Kun Shilin.
  6. Salaan... "Wardrobe malfunction." Quite an ingenious excuse. It will be a superb cliche in the upcoming years. Next time I see my jean's "jiinyeer" unzipped in public or if my macawiis falls in public, it would both be excused as "wardrobe malfunction."
  7. Salaan... As the wonderful, the one and the only Careys Ciise wrote and chanted Hooyadu Waa Lama Huraan wax kale aan dhahno majirto ka ahayn saarkiisa: Hagaag waa loo socdaa, Hor waa loo sii hoydaa, Hadal waa la hindisaa, Mudaan uurka hurudnoo, culeys beey hayn jirtoo, Xannuun beey la hingatee--Hooyadu waa lama huraan. Hadii kale waxaan lahaa {Haaheey}. Habeen goor uu bartamay, Caanihii beey nagu habtoo, Horaadkeey noo dhigtoo, Dharkii beey na huwisaye--Hooyadu waa lama huraan. Calooshaadoon hif oran, Adiga oon ka haqab bi'in, Hunguri ma haweeysatee--Hooyadu waa lama huraan. Habaaq goor aad tahoo, Talaabta aan la holi karin, Adoo ciidii hambaday, Dhaqsaba waa ku hinjisaye--Hooyadu waa lama huraan. Afka aan ku hadalniyo, Hannaan-keeniyo hub qaad, Hagaag beey noo bartaye--Hooyadu waa lama huraan. Hadii kale waxaan lahaa {Haaheey}. Innaga oon heybad qabin, Hal beeso aan suubsan karin, Habaaskeey naga huftoo, Waa tii noo hiilisaye--Hooyadu waa lama huraan. Si eeynaan halis u galin, Hungurigeey suubisaa, Dhaqsaba hoo nama dhahdee, Intii eey ka hubsataa, Iyada ayaa ku hormartee--Hooyadu waa lama huraan. Hadii kale waxaan lahaa {Haaheey}. Reerku haduu yahay hayaan, Hayinka aan saaran nahay, Hogaankeey heeysatoo, Hoos beey kaala hadashoo, Intii aad ka hurudaa, Waa kuu heestaa hadana--Hooyadu waa lama huraan. Cilmiga shiikh ku hormariyo, nin haamaan ahiyo hanad, Iyadaa soo heeyn jirtee--Hooyadu waa lama huraan. Haddii loo baahdo hiil, Geesiga loo habar wacdiyo, Fulayga aan haadka hubin, Iyadaa soo heyn jirtee--Hooyadu waa lama huraan. Hadii kale waxaan lahaa {Haaheey}. Deeqsi aad soo heybsatoo, Hamuuntii kaa ba'shiyo, Bakhayl aan kula hadleyn, Iyadaa soo heyn jirtee--Hooyadu waa lama huraan. Aabuhu waa howsha guud, Iyana hoos beey hayaan, Habantii guriga iyo Hooygii beey noo huftaye--Hooyadu waa lama huraan. Hadii kale waxaan lahaa {Haaheey}. Geed yare kaa hooshey meel, Hadii aad haa dhahdaa Hubkii beey ka hindadoo, Iyada oon hagar laheyn, Haaw waa tii soo dhahdee--Hooyadu waa lama huraan. Odagu waa haajiraa, Hawuu meel ugu kacaa, Haduusan mowdku helin, Hortaadeey taagan tehee--Hooyadu waa lama huraan. Hadii kale waxaan lahaa {Haaheey}. Habeenkaad soo dhexdaa, Hurdada aad uma heshoo, Qalbiga waa ka hamidoo, Hiloow beey kuu qabtaye--Hooyadu waa lama huraan. Horrey adigoon aheyn, Dadkii beey u hanjabtoo, Halyeey beey kaa dhigtoo, Amaan beey ku huwisaye--Hooyadu waa lama huraan. Hadii kale waxaan lahaa {Haaheey}. Abaarta hawaarastiyo, Haraad meel loogu go'ay, Heeyhaata uu dhaanku yahay, Cirkuna haawanahayaa, Halihi eey soo heshaa, Hadeey hoo` ina dhehdaa, Inaga oon soo hambeyn, Waatii aan heensanoo, Hamuunteedii horiyo, Dhab beey la hagoogataye--Hooyadu waa lama huraan. Sidii awr haama wada, Dusheedaan halabsanoo, Haah goortaa nama dhahdee, Waa noo sii hoorsataye--Hooyadu waa lama huraan. Hadii kale waxaan lahaa {Haaheey}. Marada eey nagu hantiday, Hadaan hoos oga dhacnaa, Wadnihii bey ka hinqatoo, Caloosheey ka halcataye--Hooyadu waa lama huraan. Alaabta horteeda taal, Haddaad laad ku hurguftaa, Habaar weyn kuma dhahdee, Inyar beey ka hifataye--Hooyadu waa lama huraan. Hadii kale waxaan lahaa {Haaheey}. Hiloowlaha eey dhashaa, Haddii meel laga hayaa, Asuu haaraa habeen, Waatii hoogeeysatoo, Ilmadu eey hibitiqdee--Hooyadu waa lama huraan. Haddaan been lagu hadleyn, Wadnaha harkiisa iyo Halboowlaha dhiiga wada, Hareer baa laga dhigoo, Halkeey joogaan iyagu Yaa loosoo wada hoydaye--Hooyadu waa lama huraan. Hadii kale waxaan lahaa {Haaheey}. Hantida aad leedihiyo, Wixii aad haabataba, Haddii loo siiyo hibo, Abaalkood lama helee--Hooyadu waa lama huraan. Haaddaadu hadeey gashaa, Hog goortii lagu dhigoo, Wadaadadu kula hadlaan, Aabaha looma hal-wecee, Waxaad tahay ina heblee--Hooyadu waa lama huraan. Hadii kale waxaan lahaa {Haaheey}. Aduunyadu waa haween, Halkaa leyskuma hayee, Nin doonaba ha hadlee--Hooyadu waa lama huraan. Hiirar gaagaaban iyo Hawada yaan ka hadlayaa, Waxba anigoon hambeyn, Hubaashiina aan hayaa--Hooyadu waa lama huraan, Hadii kale waxaan lahaa {Haaheey}. Hunfada ruuxii noqdaa, Hawraar kaama hantiyee, Waxba anigoon haleyn, Hubaashiina aan hayaa--Hooyadu waa lama huraan. Hadii kale waxaan lahaa {Haaheey}. _______________ By listening his saar in his harmonious voice, beerla aa ku jilcaayo.
  8. Salaan... Globalization on my true personal perspective. I was born in a Soomaali hospital built by Italians, delivered by a German doctor, using possibly Russian equipment, brought home in a French car Citroën. Moved to Kenya using an American plane, landed on an airport built by British; lived houses owned by Kenyans. Attending school teachered by Rwandans with Indian majority students. Came to America on a Dutch airplane via Amsterdam with Belgian hostesses. And finally into Canada drinking Tim Hortons. Jaaw.
  9. Salaan... I hope you aren't tricking us to do your homework. Let me see. 1.) Vince Bevan, Ottawa's Police Chief, told a gun control conference that gun-owners are more likely to shoot themselves than others. {20 words} 2) Russia incarcerates 39 more people than United States every year. However, U.S. has 1.3 million prisoners, largest in the world. {20 words} 3) A strong earthquake on Southeast Lake Tahoe shook Northern California and West Nevada early yesterday morning. No heavy casualties were reported. {21 words} 4) A convenience store at Bank Street was robbed last night by an elderly woman; reasoning to feed her starving parentless grandchildren. {21 words} 5) Hundreds of disgruntled students, protesting against a new dress code by school, undressed at Woodroffe Avenue, causing a heavy traffic line-ups. {21 words} Jaaw.
  10. Salaan... I'd lived that very racially polarized city of Baltimore for six months. On white areas, it is very beautiful, but the ghettoes? That is another story. There aren't many Soomaalis who live there, however some of those few who do are Soomaali Kenyaati. The only landmark that city can cherish is John Hopkins Hospital, a very famous state-of-the-art medical centre. There is no Soomaali maqaayad. No hanging out place for exclusively Soomaalis. In fact, Soomaalis from Virginia, Maryland and Washington, D.C. itself go only to one maqaayad owned by Itoobiyaan located in Washington, D.C. Jaaw.
  11. Salaan... The brown one from the left got a really nice voice. It can really sing. Bam Bam, Bam, Shiishiw, Shiishiw. And the opera-sounding yellow one from the right. What is its composition? Huuuuuh, Shalalalaaa, Huuuuuuuuuh, Shalalalaaa. Lovely. I think they can buraanbur. Or saar. Or shirib. Believe me, Baashi, they got voices much soother and better than some of current American singers. Jaaw.
  12. Salaan... AllPuntland.com spreads fabricated news. Quit posting that garbage on SOL! I've had this very wary impression about the owner of that site, so I did a little research. And here is what I had found. Allpuntland.com is registered or possibly owned by a person by the name of: Axmed A. Yuusuf. He lives in Denmark. It is very interesting the guy's name is Axmed A Yuusuf. If we imply the initial middle letter of "A" to be as Abdullahi, then it is clear that site is owned by C/laahi Yuusuf Axmed's son. Or it might be a coincidence. Allaahu aclam. Click here for how and where I got that information from; while there, type allpuntland.com
  13. Salaan... Nuune, the other day I went to this ruwaayad, and those singers you call "crooks" were singing--gasp, gasp--these words, literally: Hal Banooni: Bac Hal Baaquli: Bash Dooro Kaliifkeed, Meeyli Aamee??: Muuuuuuufo And I thought for a second that "diiq maxaas yiri: kuuku; dooro maxaas tiri: kiki" were classic lines. Jaaw.
  14. Salaan... Taqwa, duqa waa lagu salaamay mudane. Nafta aboosto ii dheh; kheyr waa isku ognahay. Baashi, Hibo iyo aqiyaarta kale, take a look at this fine piece account. Purely cunning or simply irrational? You judge: Nin ka mid ah Ganacsatada magaalada Muqdisho ee ah caasimadda Soomaaliya ayaa wuxuu caado ka dhigtay arrin la yaab leh marka uu habeenkii u hoyaadayo xaafaddiisa, waxayna shaqadiisu ahayd mid ku beegan xilliga habeenkii. Arrinta ninkaan uu caadada ka dhigtay ayaa waxay ahayd in marka uu habeenkii xilli dambe soconayo uu is qaawiyo dharkiisana madaxa ku duubto isagoo hoosta ku xiranaya hal biime (matante) oo ah midda laga hoos xirto surwaalka ama macawiista, sababta uu sidaas u yeelayeyna waxay ahayd isagoo ka baqayey inuu ku dhaco isbaaro xoogaaga uu carruurta u watana laga fara marooqsado. Ninkaan ayaa marka uu habeenkii soconayo una socdo gurigiisa ka sokow is qaawinta wuxuu sameyn jiray in uu isla hadlo isagoo kor u qeylyaya si aysan tuugadu u hunguriyeyn, taasna in badan ayuu ku guuleystay mararka qaarna isagoo ku hilan lacag fara badan ayuu soo dhexmari jiray tuugo u taagan in ay dadka baartaan. Ninkaan ayaa mararka qaar la kulmi jiray in dadku ku jees jeeso ama ay hadal ku tuuraan iyagoo u maleynaya inuu waalan yahay, xittaa tuugada lafteedu wey ka mid ahaan jireen dadka ku ciyaar ciyaara isna wuxuu sameyn jiray qofka uu ka shakiyo una fahmo tuug isaga kala hormari jiray qeylo iyo caay, markaasoo haddana u raacin jiray "Isii lacag aan sigaar ku gato." Waxaa caado u ahayd ninkaan in marka uu gurigiisa ku soo dhowyahay xirto dharkiisa si caadi ahna u labisto, markaasna xaafadda tartiib u yimaado isagoo soo garaacaya gurigiisa. Iswaalihii wuxuu sidaas yeelaba habeenkii dambe ayaa ceebtiisii la ogaaday markii ay iska horyimaadeen dad xil ku lahaa oo gurigiisa u soo dheelmanayey, markaasna si run ah laysaga horyimid iyagoo aqooday xittaa codkiisa. Dadkaan ka hor yimid ninkaan ayaa waxay ahaayeen sodohdiis iyo seedigiis oo iyaga loo sheegay in gabadhoodii uu qabay ninkaani ay foolaneyso, markaasna xilli dambe u soo dheelmaday xaafadda si ay u caawiyaan qoyska hooyadu ka foolaneyso. Markii lays aqooday ayey wiilka iyo Hooyadiis garan waayeen wax ay ku hadlaan, waxaana ku dhashay shaki naxdin leh oo ku aaddan in gabadhii wax noqotay amaba qoyskiis masiibo kale ku dhacday, taasna ay ku xambaartay ninka in uu waasho, waxayna ula hadleen si isku dhex yaacsan, iyagoo leh, "War hebel maxaa kugu dhacay xaaladda ka warran, bismilaahi, sidee bey wax u jiraan?" Ninka oo ahaa mid aan reerka wax xurguf ahi kala dhaxayn weliba ay isku macaan yihiin ayaa isna garan waayey wax uu ku hadlo, isagoo ka xishooday in uu hortooda ku labisto, xittaa mar ayuu damcay in uu cararo, si ay tahayba wuu isku dhex yaacay, wuxuuna go’aansaday daqiiqadihii lays hortaagnaa in uu xagga waalida iga laftigooda isaga dhigo qof waalan, isagoo aamusan ayuuna ka dhaqaaqay, kuna laabtay halkii uu ka yimid, weliba u raaciyey hadalo qadaf ah. Wiilkii iyo hooyadiis oo iyaga mar kale ay la soo gudboonaatay jahwareer kale fahmina waayey wax ay ku hadlaan ayaa intey is fiiriyeen, waxay u dhaqaaqeen dhinacaaiyo gurigii ninka oo ay awalba u socdeen, waxayna reerkii u tageen iyagoon weli aqoon wax ay sheegaan, si hoosana waxay ninka walaalkiis ugu sheegeen in ay soo arkeen ninkii oo xooggaa isku qasan, weliba qaawan oo qaba hal matante, dharka intiisa kalana dhammaantiis madaxa ku duubtay islana hadlaya. Ninkii oo talo ka calowday ayaa reerkii isna xilli dambe yimid, isagoo iska dhigaya nin weli isku yaacsan, wuxuuna codsaday in meel qabow loo dhigo sali buuqana laga yareeyo loona doono kaniinayaal madaxa dajiya, wuxuuna sidaas isaga dhigay todobo berri nin wax si ka noqdeen xagga maskaxda, arrintaana waxay ku dhammaantay ninka oo aakhirkii loo qaatay nin mar waashay, taasna waxaa u soo jiidday ka cabsashadii tuugada. _______________ Qaranpress.com
  15. Salaan... Originally posted by Haaruun: Waji faanto lugo coke... Dhiq dhiq dhiq dhiq... Waraa Haaruun, LoL, maxaa tiri? Marax waa lagu waaye, ee fiiri hada kistoo meel aa isku diyaarinoyaa ee markaa kasoo noqdo safarkaas anigaa kusoo wacaayo bacda Ciid ee xalwada noosii diyaari yaah marax. Jaaw.
  16. Salaan... I first read this urban legend story a month ago in a satiric story by a Toronto Star humourist. He was making fun how some of the much-respected mainstream British media succumbed to that story. A recent famous urban legend story circulating around the Internet and finally seducing the mainstream media, especially the British press, including the Daily Mail, BBC, Guardian and Times of London. Daily Mail and Times of London are both tabloids, but I wonder how the respected Guardian and BBC could bow for a very suspicious story like that. For further interesting explanatory piece, you can read on here. _______________ O.G., leave faaraxs alone. Intee u dhameynee masaakiinta, iyagaaba awal intee ka baxaa meel alle taagnaa.
  17. Salaan... Jamaal, waa lagu salaamay duqa. Even xataa waagii nabada meeshaas maanta loogu waco Bermuuda ama Godka meel jirto ma ahayn, oo xataa magaceeda waagaas la dhihi ee ahaa Siigaale aa si si kale ahaaba. Inkastoo ku yaleen meelihii caanka ahaa qaasatan Dabka, Shaneemo Hodan iyo Hoteel Maka al Makurama, xaafadaas Siigaale gabdhihii gali jiray waagii nabada iyagoo juusto eh maka soo noqon jirin. Jaaw.
  18. Salaan... Future iron Soomaali chef preparing his favourite dish. Dalac Bilaash: Needed ingredients: Yaanyo shashiid, barbarooni, basal, biyo, saliid, nus qaato cusbo. Needed utensils: Babis, burjiko, mindi, dhuxul, qaato {macalko}, taraq, nafto, digsi, saxan, digsi daboolkiis. Put the dhuxul on burjiko. Pour a little nafto. Flame it with taraq. To make charcoals get fire more quickly, babis it hard; not from the top, but from the sides. When the charcoals or dhuxul burn hard, put your digsi on it. Pour little saliid on it. Cut and make small pieces with your one barbarooni and one little basal by using your mindi. After three minutes, when your saliid boils, pour your yaanyo shashiid on the digsi on burjiko; a cup full of yaanyo shashiid. Cover it with your digsi daboolkiis. After three to four minutes, pour your barbarooni into boiling digsi. Cover it again. After a minute, pour your basal into digsi. Mix it with your qaato {macalko}. After another minute, add your nus qaato cusbo. Add a little biyo. Mix it again with your qaato. After another further minute, take it from the burjiko. Something that is enough for you and your rooti on the day, pour it on your saxan. Enjoy. Courtesy of Experienced Faarax Torobo Iskaabulo {EFTI} in association with Qorqode Group. Tomorrow on the future iron Soomaali chef: Shaah and canjeero. _______________ Jaaw.
  19. Salaan... Even the pictures are being analysed frame by frame, dot by dot...cajiib ahaa. Well, let me add my kumi iyo taano then. Let's see, first, what our "statesmen" are drinking. First, the guy who directly is facing C/qaasin is having fun with faanto. {Not good sign for an experienced "statesman"} Shaatigaduud doesn't seem to have any drink placed infront of him. {Perhaps he overstayed in Nairobi close to two years and had had enough with faanto iyo kooko} Kenya's foreign minister is having a specialized bottle water. {Suits it} C/laahi Yuusuf is drinking kooko. {Not a good sign for the "future" president} C/qaasin's drinking is partially covered and not that clear. He too ordered kooko, I guess. Max'ed Qanyare Afrax is drinking one of those bottles I had seen in Xamar shipped from Dubai. {at least not bad considering it is water} Bottom line, either order fancy water, coffee or tea where it suitable--or nothing else Jaaw.
  20. Salaan... Originally posted by BARWAAQO: ...and whats more, as soon as we have harvested and safely frozen all the sperm needed for future reproduction...we will hunt you all down and electrocute you one by one. Mwahahahahahahahahahaha..... Wah, wah, wah... Inaay, bal u kaadi. U kaadi bal. Waa ku sidee? ________________ Macsalaama.
  21. Originally posted by Sooyaal: siyaadna USC ayaa hilfaha u laabtey. At least Adan cade's time democratic process was working. Macalinka, I know; but Siyaad Barre lasted a whole 21 years while my father's time lasted only less than a week. How sad! Ooh, I wasn't even born, hence never tasted how sweet it was the piece of cake Maslax Max'ed Siyaad Barre and others tasted, you know what I mean nooh. Jaaw kabiirka.
  22. Salaan... Originally posted by Baashi: What does "being western" really mean? Does anyone here know? Yes, Kaaba Baashi, being Western means daanyeerkii ismooday faras ama baqal. Kii kaseynin, that is precisely the target. One further reason af Soomaali loo diiday in lagu hadlo is allowing yourself to be "Westernized."
  23. Salaan... Aadan Cadde was great statesman. He is among a few individuals that deserve top five greatest Soomaalis ever title. My father and C/rashiid Cali Sharmaarke aa hilfaha u laabay maskiinka Aaden Cadde, then came Siyaad Barre who hilfaha usii laabay C/rashiid iyo my aabo. Darn Aw Siyaadoow, waa iga jib jibisay. Ar Ilaahey ha u naxariisto kuwii dhintay, wixii noolka cilmi dheer iyo cibaado suuban. _________________ Macsalaama.
  24. Salaan... Originally posted by ijabo: So dont hate us , blame us, patronize us, demean us and belittle us to a few alcohol drinking girls that you saw in last weeks rewayad at stratford! Caasho that drinks! Whoa! :eek: I thought those half-nuudo were enough to make me sad to see, but, but, but Caasho aaskuluusto umbaryaako eh?? Woow, that is ii koow, walaashiis. Caasho jaad cuneyso aa qaatir bilaah ka joognay mid Vodka ka tuureyso oo alaalax eh hadee imaatay aduun xaalkiis ahaa. P.S.: I never understand those competitive "gender" wars on the Internet. How can I be against or depreciate or bemean a public club that has members of my own mother, sisters, eedo, habaryariyaal, ilmo abti, ilmo adeer, ayeeyo...I just don't understand. Perhaps this whole "war" had been started by a frustrated Jaamac who was lagu soo daadiye one night and then writing his whole disgruntlement ordeal on the net. __________________ Macsalaama.
  25. Salaan... Originally posted by Haniif: whatever organization it is... you better make sure it's not on the terrorist list if it's feeding muslims before you give it any money I don't know what to say! Bush and his cronies are defining for us who is a "terrorist" and threat to his nation with its national security. According to Bush, we Muslims shouldn't give any Muslim organization, safe upon his approval. But at the same time, it is hokey to pour billions into the terror Zionist state. And darn, some Muslims are buying that too. Boolshiid with Bush, I am going to give anybody I want, even Xamaas walaa Xisbul Allaah walaa Al-Q.... I better be careful with the last one since I will visit Bush's land on Ciid day. _________________ Macsalaama.