-
Content Count
17,533 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
314
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
THIS IS GREAT NEWS-- SL PL agreement!!!
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to RedSea's topic in Politics
Originally posted by Simply_I: I could have guessed you are killer 95 rashid, but now you sure have improved your spellin. And i await to also see Zainab iyo moxaaji. But i am wondering why have all these ppl teamed up on me at once? What is wrong, abaayadiis? Are people here deliberately bothering you, walaashiis, or there is something we don't know...? If so, they have no right to. Ee noo sheeg waxa jiro. -
Originally posted by Tuujiyee: Waxaa kaloo iska dhex arkay MMA.. ninkaan sheydaamo aa la hadlo been aa u qabtaan..Meeqo luqo uu yaqaan maka seysaan.. Shiine hadii rabtiin xitaa waas ku qudbeynaa..Aloore ani waxaan is dhahay wadankaste sheydaan ka imaadi aa ninkaan bandar ku dhex leh..Maalin Hore wuxuu ii sheegay da' diisa gariirka aan gariiray naxdin daraadeed iyo yaab awgiis, surweelka suunkiisa aa iga dhacdhacay..Ficiis danbas waaye reer aaqiraad waa dhaafeen.. Ð’Ñ‹ пропуÑтили и не упоминали мой любÑщий Ð¸Ð½Ñ‚ÐµÑ€ÐµÑ (процент) РуÑÑкого Ñзыка. Ðто - - дейÑтвительно краÑивый Ñзык, и Ð’Ñ‹ заметите Ñкоро, мой товарищ. Sar [Czar] Makaahiil Gorbajoof [МихаиÌл СергеÌевич Горбачёв]
-
Intee ka dhacday, duqa. Waa lagu waaye. And for Ilqeyre, nin xooligiis awalba xaaraan lagu keenay maxaa ka sugee. And as for Xaabsade, he is marax seenbari marax ah, same like that Shaaticagaar or Shaatimadoowe or whatever shirt they have on. They aren't only warlords, but jaahilnimo ayaa ugu darsamatay.
-
Jubba Valley Initiative is a good step in the right direction
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Gabbal's topic in Politics
I think I forgot to ask an essential, basic question. IS "god-like, respected and honoured" Barre Hiiraale a warlord? If no, war dhamaaday. If yes, we might... And for this quote, I couldn't resist: ...the deegaan of Jamaame itself was majority "reer Gedo" And thanks for the laugh! Living room History 101 [the best recorded courtesy of adeer waxaas yiri idaacad]. Perhaps you meant, I guess, by "reer Gedo," you were referring to reer Baardheere and Luuq, not reer Buuloxaawo or Garbahaareey. -
Copy and paste saan camal waligeey masoo guurin, but couldn't resist today when I came across this news. __________________ Ganacsade C/rashiid Ilqeyte oo Sadax Tikniko ah oo uu leeyahay Xildhibaan Xaabsade u heysto Tiknoko horay RRA uga qaadatay Illo muhiim ah ayaa na soo gaarsiiyaya in Xildhibaan Maxamed Ibraahim Xaabsade oo haatan ku sugan Magaalada Muqdisho ayaa waxaa lagala wareegay Sadax Tikniko ah oo uu lahaa, kuwaas oo loo heysto Tiknikooyin fara badan oo qaarkood la gubay kuwana la qabsaday xiligii ay socdeen dagaaladii u dhaxeeyey RRAiyo Isbaheysiga SNA ee uu hogaaminayey Jen, Maxamed Faarax Ceydiid. Sadaxdan tiknikada ah ayaa waxaa gacanta ku haya Maleeshiyooyin ka amarqaata Ganacsade C/rashiid Ilqeyte oo ah Milkiilaha Hotelka Saxafi ee Magaalada Muqdisho, waxa uuna ku doodayaa C/rashiid in ay Magaalada Baydhabo ay uga maqan tahay Sagaal Tikniko ah, sidaasi daraadeena, waxa uu sheegay in uusan marna wareejin doonin, inta uu xaabsade ku sugan yahayna Magaalada Muqdisho uu isaga amaankiisa sugi doono. Waxaa wax lala yaabo noqotay oo laga naxo in waqtigan la sheegto tikniko lagu qabsaday ummadaan waxba aan galabsan isla markaasna loo geestay gumaad aan horey loo arag oo aduunka u soo gurmaday, waxaa la dhacay ummada hantidoona, waxaa la laayaya dad aan waxba galabsan iyo maato, waxaa la kufsaday dumar, waxa la burburiyaya hanti fara badan yaa loo racanaa, intii ay magdhow ka bixin lahaayen dhibaatada ay geesteen beeshooda ayaa hadda ganacsadahooda wuxuu u soo tafaxeytan in uu sheegto tikniko wax gumaaday, waa wax laga naxo arintaas. Illo Muhiim ah ayaa sheegaya in Arintan ay ku soo baxeen Wasiirada Ganacsiga iyo Amaanka Muuse Suudi Yalaxow iyo Maxamed Qanyare Afrax, waxa ayna kala kulmeen wiji gabax ka dib markii uu ku gacanseyray Ganacsade C/rashiid Ilqeyte, oo ku adkeysaneyey in Tiknikadan ay ka mid tahay kuwo horay uga maqnaa, maranabana uusan wareejin doonin. Xildhibaan Maxamed Ibraahim Xaabsade ayaa la sheegay in uu Safar uu ku tagi lahaa magaalada Baydhabo uu u hakiyey Arimahan Darteed, waxaana la sheegay in hada uu dhameynta Arintani uu faraha la soo galay Shiikh Yuusuf Maxamed Siyaad Indha Cade oo ah Gudoomiyaha maamulka Gobalka Shabeelaha Hoose, isla markaana gacan saar soke la leh Xaabsade, isaga oo waliba ka mid ahaa mas’uuliyiintii keentay magaalada Muqdisho. Midnimo.com _________________ Jecliyaa! Mac sonkor ku dheh! Xamar inuu ku raaxeysto uu rabaa, reer Baayna nabad waa u diiday. Ka xaab xaabi, Xaabsade! I moreover have wished in adiga dhan lagu afduubto, Xaabsade.
-
Ma maqlin heestaan, laakiin waa kuu soo baaray, and here it is [Baxsan ayaa qaaday]. Its name is Sanbabadaa i qalanoo. I don't know who sings with her. Enjoy. S idaad tahay cadceed subax Ama sagal arooryaad Waad suurad wacantee Maan arag suleeqee Sheekadu siday tahay Qurux kaama sidatee Samanadan maanay dhalan Hadaan uurka lagu sidin Inan kaa saraysee Seynabey waxaad tahay Salaada iyo faralka Midaan ugu sahwinayee Salaan nabadgelyalahoo Sacabada ku wada Ayaan kuu sidaayee Ama sayri qadarkaa Ama sidaa ku qaado Dantu seeta weeye Nina kama sirqaayoo Sababtaa ma dhaaftidee Waan ku soo salaamiyo Sidaad tahayda guudnimo Cudur kaama saartee Silic laguma waaroo Sahiida habeenkii Lagu siin ma waydide Waan saandabe iyo shalay Sareeda adduunyadiyo Saakana wareertee Saadii iyo ishaartii La siiyey xalay baan Suurtoobin waliye Siyey noqon alaa oge Samir aan la haano Waad i sahayatoon Kaa seexan waayey Dhawr saniyo googee Cirka sare u dhawroo Soo jeed ku waaroo Ku safaaday noloshee Ilaa lagu su'aalo Kugu seego aakhiro Waan kula socdaayee Kuma saamaxayoo Jeer suur dhawaaqoo Natiijada aan gaarnee Salaan nabadgelyalahoo Sacabada ku wada oo Ayaan kuu sidaayee Ama sayri qadarkaa Ama sidaa ku qaado Sacna weesha uu dhalo Sanka kala marooroo Sidig kama jeclaadee Sidaasaan ka dhiganoo Isa sudhan waxaan nahay Sokeeyoo walaalee Sanadkaynu joognaa Sideed guura weyaan Sodontahay bishiisuyee Sadex weeye ururtii Iyo tiro sagaaloo Suura wada fadhiistee Saadii iyo ishaartii La siiyey xalay baan Suurtoobin waliye Sidey noqon alaa oge Samir aan la haano Inaan kuu siloonahay Sirtaydii ogaatoo Leeraa i sidatee Sahal hayga moodine Qalbigaad dhex sudhantoo Ka siraadataayee Sanbabadaa i qalanoo Wadnaha i saranoo Dhiiga sayrayee Salaan nabadgelyalahoo Sacabada ku wada oo Ayaan kuu sidaayee Ama sayri qadarkaa Ama sidaa ku qaado Sinjigeeda diidiyo Hayga dhigin sagsaagiyo Soomaalida ka roortee Arin iga sargacanbaan Aan sahamiyaayoon Wali kama sal gaarine Inaan saafi kuu ahoon Aanan sir iyo xeel wadan Rabaa igaga sareeyee Meel samaha loo maro Ay kala sadqaadaan I tus baan ku leeyee Saadii iyo ishaartii La siiyey xalay baan Suurtoobin waliye Siyey noqon alaa oge Samir aan la haano
-
Jubba Valley Initiative is a good step in the right direction
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Gabbal's topic in Politics
To say again; to Miskiin, the ilk you are representing their interests in this forum and the one you seem to think I am representing are "Dal iyo Dasheed". To him, they are two sides of the same coin that have no reason for being there. I hate qabyaalad. Do not make it qabyaalad issue, and do not misintepret me for your own favourism, widaay. The point is, have you agreed that warlord, Barre Hiiraale, has no business in Kismaayo? I am not suggesting this because of his qabiil. That is preposterous. What I am referring to is where he is from. The man admits being born somewhere in Galgaduud, that he had had possibly never lived in Jubbooyinka before the war, no? Can you refute this? Same with Moorgan, a man who was born in Qardho. He too has no business in Kismaayo. It isn't because of qabiil. Noo. Uunlaaye and his family, for example, can claim Kismaayo, and I would've supported their right to all along. The question, again, isn't, either, about reer Afmadoow. They are a true residents of Jubbooyinka, they live there; they cultivate the land; they are true native residents. They do live in several degmooyin, including Badhaadhe, Libooy, and Afmadoow. They also live in Baardheere. Illustrate to us one "degmo" that Barre Hiiraale's family [you can read it as clan if you want] live in Jubbooyinka, both gobol? Has his family or close relatives ever lived in Jilib? Jamaame? Qooqaani? Saakoow? Bu'aale? Xagar? Iskaba dhaaf Afmadoow iyo Libooy. Dhabta ha laga hadlo. Yaala is indha tirin. Waxaan aniga kasoo horjeedo is nin meel kale kasoo duulay hadana anagoo soo jeedno oo miirkeena qabna raba inuu na marsiiyo ama naga dhaadhacsiiyo that he is a native of Kismaayo. And if you believe that, I don’t blame you, laakiin fikradaas hala imaan mahaan without being refuted. I know where this forceful clanization of Kismaayo is leading to, which I rightly believe to be a pipe dream: "Jubbaland." A dream that envisions a forceful expulsion of the peaceful, centuries-old local residents. And I have told you this before: There won't ever be "Jubbland," believe in me. Why? Because Jubbooyinka, unlike other autonomous "lands," Soomaali dhan ayaa equal u dagan, hadee majority timaadana waala og yahay dadka ku badan, the so-called minority people, such as Baajuun iyo Jareerweyne. People, by force or diplomatic, try to occupy others' lands all the time, nonetheless they eventually give up. Jubbooyinka, including Kismaayo, is no different. I don’t like muran milaa micno daro ah, laakiin waxyaabaha aad lasoo shirtageysid at least have the audacity to support such extreme claims. -
Jubba Valley Initiative is a good step in the right direction
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Gabbal's topic in Politics
Originally posted by Kashanre: Aspects of his militiamen were spilling blood to liberate areas ranging in length from Gaalkacyo to Kismaayo; yes Xiin, Kismaayo. Afterwards the man did not engage in the rampant warlordism that was taking ahold of every region in the former Somali Republic. He even sat down from the politics of Gedo and Cabudwaq, because he had no reason to engage in self glory and take advantage of the people. As a very respected and honored man Maaaaan, this is... The man is a warlord, qabqable iyo dagaal-ooge, for Eebbe's sake. A warlord man and "respected and honoured" man labada gees ayee kala joogaan. It is impossible the same man to be compatible. He is an occupier too; he occupies Kismaayo and its vicinity. That he is an occupier cannot be questioned by a reasonable person. He has absolutely nothing to do with deegaankaas. If he can claim Jilib or Kismaayo, I might as well claim Wisconsin and be an Ojibwe clansman. As outlandish as it is. He was born and bred somewhere up in Galgaduud, and were he figthing up there "liberating" his lands... no body would pay attention, but do NOT misrepresent a warlord to be a savior. I also remember your fingers slipping one time not in that distant, calling that warlord a "god-like" figure, which, if it is not downright blasphemous, would have been unheard in Soomaali politics. Whether "respected or honoured," the man, again, is a warlord and occupies a land he has absolutely nothing to do with, same like Moorgan, Indhacadde and others. There is utterly no reason to justify this occupation and nothing differences it from the occupation of Shabeellada Hoose. -
Somali Islam...-------- How do you view it?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to axmed_fiqi's topic in General
"Somali Islam"...-------- How do you view it? Soomaali Islam waa jiraa, waana jiri doonaa; it was here, is here and will be here long after the Carab wanna-bes and Western imitators are gone and forgotten. Waa Eebbe mahadiis. Kistoo yarna aan ku tusiyo Soomaali Islaam: Soomaali Islaam in its best, kaliya ka maqan tusbax iyo bakooradiis. -
Daanyeer hoo waltaroow dubsheewa daboolidi fadi. Ha dhaaf widaay, arlaada arlaadaa etee si feyla inka bood bood.
-
Originally posted by Rowda: Alaw yaa habeen qur'ah uurkagay qalo oo qudha'un iigajarin qaaruumaha kulooltama ku'yiraah gadha uqaad. Anyone who can finish it? Horta kusoo dhawoow mahaan. Heestaas aan jeclahay in la dhaho Kaljaceyl waa Qani oona ku luuqeyso Hibo Nuura, waa tanaa ereyo kamid ah: K aljaceylku waa qani Caashaqa ka qaran weyn Qurixiyo wanaag badan Waana shay ku qaaliya Qiimeynta aadmiga Labada isla qadaan Qalbigooda kama go'e Waxan igaba kaa qaban Kuu quuri maayee Qumanoow u jeedada Waanada adoon qubin Kalgaceyl qalbi furan Oon qoonsimaad lahayn Geestaad ila qabo Adduunyada qorshaa jira Iyo qaabab waa weyn Qoomoon la ila qabin Qaxar iyo dhibaatana Intaa way is dhexqaadaa Taladan qandoodee Aan qawda ku hayaa Qoqoteedu dheeraa Inshaalaahu waan qaban Qalanjooy ina'dee Hadii la isku keen qorey Oo aan qof isku leenahay Waan isla qosli doonaa Adna taa qiraha gali Baribaa nin qaaliya Qoomkii uu la noolaa Qawlka uu yiraahdaba Hadii ay qorantahay Ay ka qaadan waayeen Qumanoow u jeedada Waanada adoon qubin Kalgaceyl qalbi furan Oon qoonsimaad lahayn Geestaad ila qabo. Allow yaa habeen qura Uurkeyga qala oo Qura uun la iga jarin Quruumaha ku loolama Ku yiraa garta u qaad Qalanjooy ina'dee Hadii la isku keen qorey Oo aan qof isku leenahay Waan isla qosli doonaa Adna taa qiraha gali
-
A nnagu marka aan baareyno dadka waxaan tusnaa sida looga helayo Virus-ka Inaga oo Sheybaarka ku dhex heyno, matalan qofka waxaan u ishaarnaa halka uu dhiigiisa la baarayo gaarayo marka uu HIV qabo iyo meesha kale ee uu gaarayo marka uusan qabin, waxaana sidaas u yeelnay annaga oo diidan in aan qofkii u sheegno natiijo uu shaki ka qabo, hadda tii noogu dambeysay waxaan ku sameynay gabar iyo wiil doonayay in ay is-guursadaan kuwaasi oo is-hubin caafimaad inoogu yimid, waxay indhahooda ku arkayeen qaabka baarista oo aan u sharaxnay, natiijadiina waxay noqotay in gabadhii laga helay, wiilkiina laga waayay" ayuu yiri Sheybaare Sare Nuur Cadde oo intaas ku sii daray in wiilkii uu gabadhii meeshii ay fadhiday uga dhaqaaqay iyadiina naxdin darteed ay halkii ay ka kici weysay. Nuur Cadde waxaa uu sheegay in dadka laga helay Virus-kaas badankood ay ka yimaadeen labo xaafadood oo Muqdisho ku yaala, kuwaasi oo sida loo sheegay ay ku badan yihiin dad cudurkii qaba oo intey Shabakado isku xira sameysteen ku heshiiyay in ay si xaasidnimo ah dad kale oo fiyow ugu sii gudbiyaan, "Dhalinyaradaas waa dhalinyaro koox koox isugu xiran, waxay sameeyaan xaflado ay dad kale oo aan cudurkii qabin ku casuumaan si ay cudurka ugu sii gudbiyaan, dabcan arrintaasna waa mid aad u naxtin badan" ayuu mar kale yiri Nuur Cadde. Naxdinta sii aqriso. _________________ Soomaali wax walba waa aragtee, hadana AIDS ha noogu darsamo, nasiibxumo awoowegeed. Eebboow noo gargaar naxariistaa kama maarmanee, aamiin.
-
Guugal, 80 years from now.
-
Originally posted by Bishaaro: ^ R you Korontanian too? I LOVE the snow. Maybe cause I've never seen it and don't know what yall crying about, but I do know I love waking up and seeing a white blanket all over everything! Maka taqaanaa qof Xaawaay island {Hawaii} joogo. Snow ma arkin kulahaa, meeshii xumeyd iyadoo joogto, yaanan ku qarxin ee shib dheh. [ :rolleyes: ] Originally posted by rokko: Melbourne weather :cool: wishing y'all somali aussies/kiwis happy summer holidays. make sure to slip slop slap Rokko, we will talk 'bout Melbourne's "beautiful" climate come July or August; until then, you can brag all you want.
-
A SOMALI PLAGIARIST WRITER EXPOSED:
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Man Of Freedom's topic in Politics
Originally posted by Femme Fatale: Muxuu ka tarilahaa if he directly contacted the writer himself, showed him evidence of his plaigerized work, told him to change his ways, and warned him that next time he would make it public if he did it again? I think you skipped this partial quote: I do not intend to slap on the wrist a Somali writer or to mess up the integrity of a Somali professional but it is more on tipping off the unsuspecting web managers and readers. I tried to put it right in private through a web administrator or an editor but it was unsuccessful. Therefore, I felt that it is an obligation to inform the readers... I guess, he contacted the adminstrators of those respective sites, and, apparently, they didn't respond back, so he was more pissed off, methinks. Waxaan la iska koobiyeena without citation is a prevailing problem and is in a dire addressing on some Soomaali news sites. Only two or one news sites can I say that routinely cites its sources; sites like somalitalk.com or hiiraan.com, being the foremost. -
Prime Minister Geedi Commits a Major Political Gaffe!
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Xudeedi's topic in Politics
Originally posted by Libaax-Sankataabte: I tried to reach the Sub-Saharan Informer" (SSI) website and the link seems to be broken? Is anyone familiar with this news source? Do they have a website? Inta fiiri, widaay. -
Sharaab, waraa. The sand oil will run out sooner than expected, and that nut Tory premier up there, somehow, I can't stand him. And while in August we had warm and comfortable with plenty of fun at here, up there it was already below zero and freeze-snowing.
-
Markaa Koronto nici jiray ayaa la gaaray iyo markaan riyoon jiray anigoo dhul barwaaqeysan joogo. Already. How I hate when it gets like this. Even baabuurta waa guurguurtan markee saan noqoto, as it is now. Ciil.com
-
Originally posted by xamar87weyne: i wonder if that would work in somali writing... Waxaa la dhihi jiray af Jini. Waligaa af Jini ma maqlin? Da'iga galiwaa fa Niji am qamlin? Reer Kismaayo ayaa ku dheereen jiray. Intiina cusub, kusoo dhawaada golahaan, yaala is martiyeen.
-
20 killed by the Ethiopian forces in Somali Galbeed region
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Jabhad's topic in Politics
Widaay, heesta Beled Xaawo ma maqashay oo qaadeyso Binti Cumar Gacal. Yaraanteey aad iyo aad ayaa u jeclaa heestaan: Barbaarta yarkaan ka eegtey Yarkii isha iiga baaqey Yarkii caashaqa aan beeraney Anigu baar baan ku raacay Anigoo Beled Xaawo jooga Muxuu Bari iiga yeerey Kolkaan Boosaaso gaarey Muxuu Burco iiga heesey Anoo beer sii maraaya Haduu bada doon ka raacey Inuu been ila jilaayey Adaa boqoroow ogaaye Yarkii boga ii fariistey Yarkii beerkayga saaqey Yarkii boga ii salaaxay [ ] Inaanan baraarugeynin Kolkuu ka bogtuu ogaadey Haduu badal iigu jiidey Inuu been ila jilaayey Adaa boqoroow ogaaye Hadaan bogsadaan ka reysto Sidaan uga boodey caashaqa Jacaylba hadaan u booyo Hadaan nin danbeba u baroorto Hadaan baxsanow iraahdo Aniga balaayaba hayga raacdo ... But Buulo Xaawo inee dhahdo ee ahayd. -
Aaheey, inaay. Qol la eroow Madhaayta ii Mooragaabeey in furo si feyla in fadaana,oo dooga ki barana. Adigaa fish diratoore ka noqoneysid. Teeda kale jacburso, adduunkaba jacburis aa lagu nool yahay.
-
20 killed by the Ethiopian forces in Somali Galbeed region
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Jabhad's topic in Politics
Salaan... Horn is right, I forgot to mention afkaas inuu ahaa af Maay. Perhaps Horn wuxuu kasoo bartay awoowgiis Baardheere ku dhashay iyo ayeeydiis Luuq ku dhalatay, sax ma'ahoo, Horn? Maxaa ku qoslee, if C/raxmaan Jaamac Barre can claim to be born in Luuq, yaa dhiman? Ayuub, many Soomaalis when they heard that phrase "Wanlaweyn," they wrongly assume the first word in that phrase wanka in laga wado sheep. That place was called Wanlaweyn because their camels (and the caano they produce) were judged and desired to be the best in that area in the old days. Anyway, I heard the original coining of that phrase happened during an election in 1960s. That degmo (also known as Daafeed) had a lot of votes, more than that could possibly be. Some MPs from other regions, especially Waqooyi, were pissed off at their perceived apparent corruption happening before their own eyes, thinking the region they hailed from had more inhabitants, hence deserved more votes and seats in the parliament. So they started to call wixii-xunba-xaawaa-leh analogy that wixii siyaasad eh dhacaba oo xun "waa hawshii Wanlaweyn" ee bilaabeen. -
Salaan... Batuulo, ay ki baray dooga? Shaleedeey bas in goroda taawiyaaye. Heer Arlaadi in eta kiinjeeda. Teeda kale heesta website kalaa kasoo guuriye, kaliyana waa edit gareeye ereyada qaarkood, oo aniga maba qorin. Marka si fiican u copy gareyso hadaa rabtid.
-
Qix qix qix, qush qush qush, kackackackac.... Ar qosolkii waa iga dhamaaday. Qatari cadiim, runtii. Ar Jaamacada Gaheyr, kuliyada wargeyska iyo jaraa'idka maa kasoo qalinjibisay? Laakiin af Soomaaliga ku wad, naga dhaaf af Inbariiska.
-
[Best imitation of Cowke's voice in]: Kaasi waa wariyaheena inooga soo waramaaye Buulo Xuubeey, Xaaji XuuxaaX Farabadne. Mahadsanid, Xaaji. Waxaa laga soo sheegayaa meesha la yiraahdo Buur Karoole in mudaaharaad aad iyo aad u weyn ka dhaceen saacado kahor, oo looga aayo lee yahay dadka ka shaqeysto Buurtaas la koro markii canshuur xad dhaaf eh, waa sidee yiraahdeen, lagu soo rogay. Warkii oo fidsan waxaa inoo haayo wariyaheena qaaliga ah Gantaalo Tuujiye. Gantaalo...[Cowke's voice out]
-
Popular Contributors