Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,437
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    310

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. ...more than 70 progressive lawmakers from both U. S. and Brazil to condemn the far right rioters in Brazil and their supporters in U. S.
  2. MBB using official dowlad documents have done again, trying to e-assassinate Cali Yare once more. Waa yaab. Cali Yare has been on them in the recent weeks.
  3. Another day, another dil aan naxariis lahayn. This time, killed for FIVE cents. Meeshaan cuqubaa ka taagan.
  4. Amiin Caamir ee dhaheen. Hadduu Deni Uuska rabo sodon sano soo socdo naftiisa been u sheego, Muuse Muqayil marqaanka hala fariisto.
  5. My 21+ years of SOL. it never gets surpring of my tuulo and qabiil is bigger than your tuulo and qabiil by dad degan dalalka Reer Galbeedka.
  6. Another useless post la rabo in lagu cuno shilimaantii yareyd dalka soo galaaye. There are almost 15 useless 'lataliyaal' and 'ergo' magacaaban aanan waxba qaban. Maxaa hantidii la bililiqeysanaayaa.
  7. Aqasheey, kan maxaa agteyda soo istaajiyey isleedahay. Sawirka waa shalay from the circus that is baarlamaanka Mareykanka these days. Click the link.
  8. Muuse already chased from Laascaanood. I told you, pay attention, for this second prediction in days.
  9. Tana waa mid kale. Very sad. _____________ Maanta maalin madoow iyo mugdi gudcur ah ayay kaga dhigantahay qaranka Soomaaliyeed. Dowladda Soomaaliya ayaa dalka Imaaraadka carabta ku wareejisay ciidankii lagu soo tabobaray Eritrea, heshiiska oo Abu Dhabi lagu saxiixay wuxuu qorayaa in dowladda Imaaraatka markale lagu wareejiyo kana howlgasho xerada ciidanka Jeneral Gordan iyaga oo maamuli doona habsami-usocodka xerada iyo ciidanka ku jira, sidoo kalana labada dowladood iska kaashadaan habkii ciidanka yimid loo howlgelin lahaa. Waxaa la buriyay wareegtadii ay dowladdii hore dalka uga saartay quburada ciidan ee Imaaraatka dib ayay dalka uga howlgeli doonaan muddo 14 maalmood (labo asbuuc) gudahood ah. Sida heshiiska lagu qoray dalka Imaaraatka ayaa dowladda ka caawin doona dhaqaalihii ciidanka lagu howlgelin lahaa, agabkooda iyo dib-ucasriyeeynta xerada. Ganacsato dowladdu wadato oo ay ku jiraan xildhibaano iyo xigtada mid kamid ah odayaasha dalka ugu sarreeyay ayaa fulin doona saddex qandaraas oo heshiiska ku jirta kuwaas oo kala ah; Raashinka iyo shidaalka ciidanka, soo daabulita logistic-kada ay ku howlgeli doonaan saraakiisha Imaaraadka ka socda iyo dhismaha iyo wax lagu sheegay dib-ucasriyeeynta xerada. Imaaraatka dalka labaad ee Bishii November diiday in Soomaaliya laga qaado cunaqabateeynta hubka. Waxaa nasiib darro ah in dowladdii ugu weyneeyd ee xogta ciidanka laga qarinayay muddada dheer maanta sahlan loogu gacan galiyay iyada oo la eegayo dano dhaqaale iyo qandaraasyo kooban. - Cali Yare Cali - Facebook
  10. When secessionists on here faan iyo isku camir ku haayeen, I warned you. And it happened. Dad xoog lagu heysan karo ayaa iska yar in this era of baraha bulshada.
  11. Maanta maanta, maanta Waa maalin weynee maanta _____________ Waa baa baryee Bilicsan Arooryo baxsan Waa maalin boqran
  12. Maakhiri, it needs a generation for daljaceylnimo ku wada beermo dadweynaha Soomaaliyeed. Dowladii hore wey beertay the seeds and you could see the nationalist widespread support it gained from every qabiil. We hadn't seen a support like that since the late 70s. No wonder qabyaaladists cirka iyo dhulka ayee dagaalkooda ahaa and were united against dowladii hore. Deni, Muuse Muqayil, Xasan Socdaal, Shariif Sakiin iyo Axmed Madoobe ayee isku keentay, all the most corrupt Soomaalis had seen in the last two decades.
  13. Secessionists xabadii iyagaa isku leexiyey la leeyahay inside Laascaanood. Haddee run tahay Laascaanood will be free from wretched secessionism ideology.
  14. Fadeexad xoog leh ayay dhexda ka taagan tahay Hay'adda Taya-Dhawrka Soomaaliyeed, ka dib markii Kuxigeenka Hay'addaas ay 01dii bishan Jan, ku dhiiratay magacaabida in ka badan 20 jago oo ay u magacowday, shaqsiyaad katirsan Qaraabada madaxweynaha Soomaaliya iyo xubno ganacsato ah oo ay shuraako ganacsi yihiin isla Madaxweyne Xassan Sheekh. Sida ku cad waraaqaha magacaabida ayaa soo baxday 1dii bishan, iyadoo uusan dalka ka maqneyn Mareeyaha Hay'addan, oo is qabqabsi ka dib wasiirka Ganacsiga uu maanta sheegay in uu shaqo joojin ku sameeyey. Kooxda Madaxweyne Xassan Sheekh ayaa xooga saaraya tabcashada malaayiin dollar, si taas loo helana dhammaan ilaha mashaariicda ayay xooga saarayaan in ay saameyn ku yeeshaan, taas oo meesha ka saaraysa sheegada Villa Somalia, ee musuqmaasuq la dagaalan. Sida aan tabiney 25-kii bishii September-2022-dii, Xaawo Axmed Xasan ayaa ka tirsan qoyska Madaxweynaha, una dhaxda wiilka Madaxweyne Xasan, iyadoo ujeedada loo keenay ahayd in ay madax ka noqoto la socodka mashaariicda Hay'adda Fayadhawrka soo marayey oo gaarayay Malaayiin Dollar. Qaar kamid ah ganacsatada shuraakada ay wadagaan Madaxweynaha ayaa maalmihii lasoo dhaafay ka shaqeynayay, sidii ay u heli lahaayeen Qandaraasyo Hay'addan yaala, taas oo ay dhabo kasta u mariyeen. - Gayland Media
  15. Gabadha uu Xasan socdaal sodogga u yahay oo jago xoog lagu siiyey: Inta jagooyinka iyo qandaraasyada la siiyey ka tirsan qoyska soke ee Xasan socdaal ee la ogyahay: Labadiisa xaas Laba la dhalatay Sadex ka mid ah ilmihiisa Laba uu adeer u yahay Laba kale abti u yahay Tanoo kale dowlad Soomaaliyeed waligeed kama dhicin.
  16. He finally went to Qadar a few weeks ago. Xasan Socdaal wuu qariyey safarkaan, his official media did not post anything about this trip. Safarkiisa badan dadweynaha Soomaaliyeed naceen ayuu ogaaday. Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Safarkiisii Labaad Ku Tagay Dalka Qatar Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi balaaran uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Doxa ee caasimadda dalka Qatar, halkaasoo si weyn loogu soo dhaweeyay. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa lagu casuumay daawashada ciyaarta kama dnabeysta koobka Adduunka ee caawa wada ciyaarayaan xulalka Argentina iyo France, iyadoo madax kala duwan ay dowladda Qatar casuuntay. Madaxweynaha ayaa la filayaa sidoo kale inuu la kulmo madaxda Qatar iyo kuwa dalalka kale ka socda, isagoo kala hadli doona dagaalka ka dhanka ah kooxda Al-Shabaab ee dowladiisa hormuudka u tahay. Si kastaba, waa safarkii labaad uu madaxweyne Xasan ku tago dalkaasi Qatar tan iyo markii 15-kii May loo doortay xilka madaxtinimo ee Soomaaliya, waxaana mudooyinka soo hagaagaya xiriirka xukuumadaha Doxa iyo Muqdisho. Madaxweyne Xasan ayaa ka soo duulay dalka Mareykanka, halkaasoo uu uga soo qeyb galay shirka Afrika iyo Mareykanka, isagoo kulan gaar ahna la soo qaatay madaxweyne Joe Biden. Madaxweyne Xasan Sheekh oo safarkiisii labaad ku tagay dalka Qatar.