-
Content Count
17,540 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
314
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
This is the way forward regarding Women Education
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Yoonis_Cadue's topic in Politics
Salaan... Reerahaan surwaalgaabka socdo maanta oo mooday dhaqan Carbeed mid ka wanaagsan kan suuban ee Soomaalida hadii la iska qaban mar dhaw Carab ayaa noqoneynaa. We will dress like them. Eat like them. Speak like them. "Ukhtii/akhii," here I come ayaa ka dhaceyso mar aan sidaas u dheereen. In the domain of seef labood, we will never see like honourable soldiers like these, who served their country nobly. Waa in la iska qabtaa kuwaan Carabtii lacag kusoo siisay inay Soomaali Carabeyaan oo ku gambanaayo diinta. Kun sano kahor ayaa diinta heysanay, waxaana ma arkin ee wadaan. -
China gives financial aid to the TFG of Somalia....
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Yoonis_Cadue's topic in Politics
They also reliefed Somalia of $350 Billion of debt and they said that they want to continue the long friendship with Somalia and help the Somali people. What? 350 billion? Waxaas xataa Bush regime's deficit ma gaarin wali. Intee noo cadaabee. Dowladeena xataa magan alla, magan rasuul ee ku jirtaa hadii $100,000 ee wax weyn u maleyso. Koleey hal doolar check-kaas ka baxay maati dhibaateysan wax loogu qabanaayo ma u maleyn dooni. A whole society tuugsaneyso, from madaxweyne to average madaxyare at the street. Eebboow Soomaali u naxariiso. -
Originally posted by Fathia: Hey people, do you reckon you could converse in English so that those of us less fortunate could voice an opinion? Or perhaps you could direct me to a site that could translate a whole text within seconds. Farxiyo, walaashiis, meeshaan waxaa la dhahaa, hadaadan kusoo arkin irida hore: Dood Wadaag K u sheekayso Afkaaga hooyo Oo ganjeelka markaa kasoo galeysid ayaaba waxaas ku qoran. Hadaa af Soomaali barashadiis rabtid, waa lagu baraa, laakiin af shisheeye meelaha kale aan ugu soo qaxnay intana hadii noogu daba imaado rafaad waaye. Intee ugu hirgaleynaa?
-
Canadian elections: Who are you going to vote for and why?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Jabhad's topic in General
Salaan... Waligeey ma codeynin, inkastoo I am a political junkie, locally and internationally. I sometimes read two or three dailies a day and checking other news on the net. Still waligeey wood bixi ma igu soo dhicin. However, this election might change that. I've a full respect to the universal Canadian healthcare system, and I therefore cannot stand anybody dismantling it. The two-tier system, as advocated by the likes of Conservative leader Stephan Harper albeit not openly, won't work, unless there are strict restrictions placed, as practiced by countries like Sweden. Why it won't work, just give a look at deplorable US medicare system or Australian one. Only the rich will be wealthy enough to afford the best to be healthy. That is what they want to bring to Kanada. No way. So far, if aan codeeyo, NDP will have it. Or Liberal might too, who knows. I ain't rich, so no Tory. I could definitely use the extra $2400 a year in baby bonuses, how else am I gonna buy my beer and popcorn? What Stephan Harper promised is a bogus, vote-grabbing way to buy a middle-income families' votes. It isn't $2400 per child, though I assume you meant a family with two children. It is $100 per month per child for daycare needs. It is pretty attractive I tell you, especially to those who already had stay-at-home mothers. The fact is it doesn't help, especially working families (including Soomaalis) since it costs almost $1000 per month per child at a decent daycare. It is just another tax cut, the Conservative party's best friend. Cutting taxes is their thing to make richer their wealthy base supporters. Since Harper is a conservative who believes the ideal family is a working father, a mother staying at home (Soomaali culture might agree him with that too), he is discouraging the whole daycare idea, and instead the kids spend their time with non-working mothers. Pretty neat. I might inclined to agree too. But, would those who bought that pseudo-tax cutting also buy and vote if he proposed he would give each family a $100 a month to fend off their healthcare needs? I don't think so. And no need to cut the GST, not even that two-percent Harper proposed. I for one am for increasing it. It discourages spending, that is why it is called "goods" and "service" tax. -
Salaan... Every year, I schedule myself to try to go to the mall on the so-called Boxing Day, and finally see what this commercialism gone mad brouhaha is all about. Finally seeing the ugly face of capitalism, how the unsuspecting masses fight over what they were told are 70% Off!!! Unfortunately [fortunately] and equally, every year, I miss it somehow; sometimes I am shiid oo ka jabantahay (no need to window-shop; I am Faarax after all), sometimes meel aan u socdaa, kasoo socdaa. Today, as usual I missed without shopping a bag of xanjo. Meel aan kasoo socday. So, have the inundation of 80% off!! 90% off!! duped you to shop? I think I should keep my record clean as being the only person I know who never shopped on a Boxing Day.
-
Denmark: Top of the racism pop chart
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Allamagan's topic in General
Salaan... Allamaan, een Allamagan, duqa, keyboardkeyga "internationalist" waaye. Oo wixii qub iyo qac waa ku wada yaalaan. Denmark ma dagani, mana daganaan jirin, laakiin Ã…rhus iyo magaalada kale ee u dhaw la dhaho Horsens ayaan u booqday. Waxaa joogay saraha kasoo horjeeday City Vest mallka. -
Y uusuf cabdi Abuukar mar aan dhawaan kula kulamey suuqa dhexdiisa isaga oo qaawan dhexdune ay ugu xiran tahay bac madoow yar oo ah kuwa lacagta lagu qaato isaga oo caga cad oo aad ka naxeysid marka uu kaa soo horbaxo silica iyo rafaadka ka muuqda darteed, wuxuu ii sheegay in uu yahay derbi jiif aan hoy laheyn, isla markaane uusan aqoon u laheyn wax u ah ehel; sida abti, adeer, awoowe, eedo, haryar, ayeeyo iyo walaaltoona mana garanayo dadeyda inta ay tahay, ayuu yiri, wuxuuse u muuqday wiilkaan dhibaateysan ilaa 12 jir kadaalay qeybaha kala duwan ee silica iyo rafaadka, wuxuu yiri Muqdisho ayaan ku dhashey xaafada Suuqa Beerta ee u dhow xeradii hore ee Afisyooni. Isaga oo hadalkiisa sii wata ayuu yiri Yuusuf Cabdi Abuukar dhar aan xirto waxaa iigu danbeysey lix bilood kahor qabeysna waxaan qabeystaa marka uu roobku yimaado. Wuxuu sheegay in uu ugu jeclaan lahaa dhar hadii uu heli karo sida macaawis iyo shaati taasoo uu ku cataabey in uu ka huwan lahaa xiliyada roobka iyo dhaxanta deyrdhaafka ah. Waxaan ahay agoon, hooyadey waxaa lagu diley suuqa beerta, waxaana ay sababsatey isrisaaseen laba kooxood dhexmartey arinteedii la iskama warsan dadkii diley lama xirin lana doonin aabaheyna tuugo ayaa toorey ku dishey. ...Yuusuf Cabdi Abuukar kaa soo noloshiisa ku maareeyo dawersiga (tuugsiga) mana laha hadii uu helo wax badan meel uu ku shubto (jeeb) sida ka muuqato bacda uu xiran yahay. MUUSE MAXAMUUD JIISOW somali39@hotmail.com _______________ Hadee kaa baxdo ama kaa suurtowdo waxaad awoowid, ha ahaato £10, €20, $30 or anything in between, Eebbe magaciis ugu sadaqeyso oo emailkaas kala xiriir wariyaha oo asagaa u gudbin doonee maskiinkaan walaalkeena agoon iyo rajo isku darsaday. Toban doolar wax weyn manala aha, laakiin go' uu qaboobka iskaga celiyo habeenkii wuu heli lahaa. Lix bilood ayuu bac kaliya ku socdaa. Yaa Eebboow!
-
Muxuu yahay Soomaali 'culture?' Read this. We arrived in the dreary dead winter of February, 1996, from Nairobi. Baltimore, Maryland. In the first week, I and this pal used to go out, to see the snow, explore the immediate area. One day, this Soomaali guy driving past saw us walking. He screeched his car to a halt, came out, shook our hands, and when learned we're new to the area, told us to come to his apartment. We went along. He was iskaabulo, shaah u noo kariye. Pizza uu noo dalbay. Raashiin naga dharjiye. He did all this without even knowing our first name. Markaas uu noo sheegay inuu Soomaali uu arko jidka socdaan waa hore ugu danbeysay markuu San Diego daganaa, inkastoo few live in the area now in Baltimore. He was "so proud to see us." Very, very "glad to see us." Can't "believe he had a Soomaali company at home" finally. Markaas uu wareesi galay, goortaan nimid, saan ugu helnay xaafada, etc. Markee sheegada noo dhamaatay wuuna sii sagootiye. He didn't stop after that. When his iskaabulo friend arrived, he told him our meeting. That iskaabulo friend promptly arrived our home. After wareesi iyo salaan, he drove us to KFC, intuu chicken soo tubay uu dhahay ka dharga Afrika ka ka imaateen ee isku gura. Markaas uu magaalada nagu soo wareejiye, telling us to visit them any time we wanted, especially the next night since there was a much awaited boxing match between Tyson and Bruno. They did all of this in the name of Soomaalinimo. I can't even forget the first guy's name, Geedi. Geedi if you ever happen to read this, raggeedi ayaa tahay. This is dhaqanka suuban oo wanaagsan ee Soomaalida.
-
Salaan... Gurigeena laba geed oo gob aa ku dhex yaali jiray, mid "male" uu ahaa oo ma dhali jirin wax gob eh, tan kalaa saa'id u dhali jirtay. Gob saas xiiso ma ii siin jirin, laakiin, laakiin, laakiin....the mere thought of it aaba xaraarad ka qaadaa: Mircood! XaaX. Maxaa u xiisay. Even markaa dalka ku noqday masoo cunin, oo maba arkin since it was a seasonal fruit. Yaa mircood meel igu sheego, 15 sano ma cunin.
-
Denmark: Top of the racism pop chart
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Allamagan's topic in General
Salaan... Basaarkii Aarhus ku yaalay wali maku yaalaa taloow? Iyo sarihii safnaa ee Gellerup Brabrand ku yaalay. Horta Soomaalida dagan Aarhus waxaa kala yaabay maqaayad Turkish ama Hindi ee wax ka cunaayaan, inay furtaan mid ee iyaga leeyihiin waa diideen. Iyaagaba dhulka isku dhigaayo, biibito yar jaad lagu cunaayo bas ee dhaafi waayeen. Labadii bari aan joogay ayaaba cunto Turkish kusoo nacay. Koleey yaa ogaado København saas waaye. -
Salaan... Horta waxaa la yaabay dad meeshaan joogo oo caado ka dhigtay markii Soomaali la amaano try to find hard the tiniest fault, some even unrelated to the topic at hand sometimes; markii shisheeyaha kalena a little dacaayad lagu sameeyo foremost u difaac ah, oo soo taagan seeftooda. Again, markii Soomaali wax laga sheego, afkooda asturto, mumbling, difaac iskaba dhaaf, if not wholly agreeing that dacaayado; laakiin markii shisheeyana la amaano ugu daro gratuitous amaan kale. Dad is nacay, dadkoodana nacay, Eebboow hana nicin.
-
Salaan... Mudane Cabdirisaaq Cismaan Xasan Juriile. Our own Minister of Everything. This man is becoming synonymous with the whole federal TNG. In addition to his official portfolios of Wasiirka Iskaashiga and Wasiirka Qorsheynta, he usurped other portfolios clearly not in his juridiction. He is now unofficially a part time Wasiirka Warfaafinta; a part time Wasiirka Arimaha Dibada; a part time Wasiirka Dastuurka; a part time Ra'iisul Wasaarenimo himself; part time Personal Secretary of the real Ra'iisul Wasaare; part time Director of Communications of Wa'iisul Wasaaraha. The official stamped Ra'iisul Wasaare, Max'ed Cali Geedi, cannot fly to any country without not being accompanied by this individual. Some observers say he is the second most trusted man of the inner, tight-leashed circle of C/llaahi Yuusuf Axmed; obviously the first belongs Ismaaciil Yuusuf Baribari, the late spokesman/adviser/political strategist of the president, who hasn't being spotted lately after comfortably being awarded, albeit unofficially, the cushy post of the president' special envoy to European Union in Brussels, plus the Soomaali ambassador to Biljam. The last we heard he was trying to sell the embassy itself, only stopping when interfered by the Soomaali community of that country. However, our Minister of Everything had a little faux pas recently. Not major gaffe, nonetheless a gaffe. Consider: S u'aal: Md. Wasiir waxaa jira in gobolada qaar aan maamulo ka jirin, qaarna aysan dowlada magacaabin hadaba sidee kusuura gali kartaa in goboladaasi daraasad lag sameeyo yaase u aqoonsan tihiin? Jawaab: Dad baa jira madax ka ah gobolada isla markaana shacabka deegaankaasi raali ka yihiin, qaarna dowlada ayaa magacawday, qaarka aan dowladu magacaabin ee ka yimi gobolada waa loo baahan yahay waayo waxaa la doonayaa in la helo baahida ka jirta cid ka warbixisa si loogu helo in dib u dhis degaankaasi loogu sameeyo, horeyna waxaan u sheegay inaysan ahayn arin siyaasadeed ee ay tahay arin dhaqaale oo dib u dhis waxbadana bay ku kordhisay qiimahii iyo macluumaadkii loo baahnaa isla markaana waxaa lagu soo kordhiyey xildhibaano ka mid noqonaya daraasadaani oo la soconaya wax badan bayna kusoo kordhiyeen waxaan kaloo kusoo darnay Dumarka soomaaliyeed oo qeyb lixaad leh ka qaatay siminaarkani mana ahan siyaasad waxaani oo dhibaatada badan leh waa dib u dhis heshiis baana lagu wada yahay in dalka dib loo dhiso isla markaana ay maqlaan gobolada dalka oo dhan in laga hadlayo in gobolkooda wax loo qabanayo, waxaana jiraan gobolo kale oo aan maamulo lahayn balse waxaan soo dhaweeynaynaa in la helo cid matasha goboladaasi. Wareysiga _________________ Obviously, the Juriile wasn't talking about deegaanka dadkooda ismaamulo, as I assume. Teeda kalena cid ka warbixisa baahida ka jirta gobolada qaarkood waa loo baahan yahay. Laakiin does he need to justify the illegal occupations of some gobolo, such as Shabeelada Hoose, whose delegation was accepted in that Shir? And when are the "shacab deegaankaas raali ka yihiin" raali ka noqdeen?
-
Mala cuskadaa xinniyo(qooro(dho), raayo) kaneecaad?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Coloow's topic in Politics
Salaan... Caaqil, dadkaas ereyga argagaxnimo ku qaraabanaayo waa dad danahooda buur iyo cirba u fuulaayo. Xataa hadee walaalahooda gadayaan wey gadayaan oo jago lagu helaayo. Caalamkana waala socdaa. Caalamka mar ayaa la siray oo Soomaali arimahooda biyo dhusuq iyo fashaq ah la fara gishteen iyagoo waxba kala socon, laakiin maanta waa og yihiin mar dambe in la siri doonin. Dadkaan hadee ogaan lahayeen jago awood lagu heli karo waxee dhihi lahayeen Soomaalida waa gaalo. Runtii. Marka casriga iska cusub ee la qabsadeen, maadaama maanta wadankii adduunka ugu awooda badnaa (dhanka "materialka") uu hogaamiyahooda maalin iyo habeen ku haayo argagaxiso, wax ee ka gadaan ee raadinayaan. Ma u dhageysan doonaa? Ma u maleynaayi. Eebbe u baahnoow, ereyga "argagax" maxaa u taqanaa? Ereyga argax uu kasoo jeedaa, qof had iyo jeer cabsi heyso. Argagaxiso wadaado inta uma jeedi aniga (tan waaba isku raacnay), laakiin argagaxiso wajiyo badan ayee leedahay. Nin xoog gurigaaga ku soo kordagay, ku qabsaday. Oo hadana beerahaaga kugu falanaayo sidii adoonka. Oo gabdhahaaga xoog ku guursanaayo. Jiiq iyo jaaqna aadan dhihi karin oo cabsi iyo xabsi ugu jirtid, ee qofkaas maxaa u taqaanaa? Ugu wac magac walba, laakiin magaciisa koowaad argagaxiso waaye. Qaarkood jaahilnimo kama heysee kibir iyo islaweyne iyo qori caabud ayaa u geysatay. Qaarkood "wadaado" ayeeba isku maleyaan, oo magac "sheekh" la baxay. -
Gablan Weeye Soomaaali ---Abwan Sangub
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to NASSIR's topic in News - Wararka
Qolkaan af Soomaali baa loogu tala galay, hadaadan ku qoreynin oo aad afladaado rabtid, meesha laga baxo haka dhumin inta waaye. -
Salaan... "Students and lecturers are sometimes forced to lie down in between lectures and even during examinations as rival factions exchange fire," said one of the school's founders, Hussein Iman. My man, Xuseen Macalin Iimaan. A funny man, always emphasizing the importance of education, collectively and personally, how it improves societies, especially one like ours. My brother-in-law, excellent job. I remember in early '90s, him working Oxfam organization, one day the family and officials of Oxfam from abroad were travelling to a particular farm in Shabeelaha Hoose. [i will never forget the diversity of food I ate and witnessed that day, and the shock faces of gaalada. They couldn't believe we're fighting a senseless civil war anagoo dhul saas u barwaaqeysan, oo saas u diversity eh qabno.]. Anyway, anagoo socono, oo sadex baabuur kolonyo ah ku jirno with the usual tikniko, intaa jidka ku jirnay mid kamid ah gaaladii aa dhahay baabuurka joojiya. He wanted to inspect some trees, possibly liimo dhanaan trees. They were geedo qalalay oo aboor galay. The funny episode was one of the militias baabuurka korsaarnaa laughed hard, and said in a paraphrase: "War gaalkaan cawaanka ah fiiriya, bal maanta geed buu fiirinayaa oo waqtigiis iskaga qaadayaa. Alle, gaalada maxaa ka doqonsan." Honestly, most of us might have agreed with him, but Xuseen, a trained agriculturist from Berkeley, ayaa runta u sheegay the only doqon around is...you can guess it.
-
Originally posted by xiinfaniin: Baashow waa adigii afsoomaaliga yiqiinayey, eraygaan afsoomaali ma leeyahay? I am it(procrastinator, that is). Procrastinate: Wahsi Procrastination: Wahsasho Procrastinator: Wahsiile?
-
Mala cuskadaa xinniyo(qooro(dho), raayo) kaneecaad?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Coloow's topic in Politics
Salaan... Run maala isku sheego Soomaaliya argagaxiso waa joogtaa. Weena joogeen wixii ka danbeeye 1991. Argagaxisnimo shaleey masoo bixin, laakiin waxaa igu daran maanta markii ereygaas laga hadlaayo maxee muuqaalkeena sidii gaalada camal u noqday: Wadaadadii argagaxiso loogu koobay, oo kii waranlaha ahaa meeshaba ka muuqan? Aniga argagaxiso iyo wax ka daran waxaan u aqaanaa kii wax kufsanaayo, dilaayo, boobaayo, dhul xalaaleysanaayo, dadkii dhulkaas lahaana adoomo ka dhigtay. Aniga argagaxiso waxaan u aqoonsanahay nin dhulkii Eebbe bini aadenkiis ugu nimceeye dhirta xad dhaafnimo ku jaraayo oo maadarooyin ku beeraayo, bada sunta ku shubaayo, daawooyin dhacay dalka keenaayo oo la iska ilooway in jiilka mustaqbalka soo koraayo ay xaq u lee yihiin dhul barwaaqeysan, bad naafisan iyo gayi nabadeesan. Fowdadaas iyo wax ka daran ayaan u aqaanaa argagaxiso. Waxaas iyo wax ka darana kuwa u horbooda, oo had iyo jeer dadka kale ugu waco argagixiso ayaa sameeyo iyo taageerayaashooda. Su'aasha waxee tahay: Yaa isku aqoonsan argagaxiso? -
USC..Psychotic Killers or Freedom fighters????
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Scientist's topic in Politics
Salaan... United Soomaali Congress [uSC] had a noble, plan A goal: To topple the regime. This goal received wide support, and whoever that didn't like this goal should have known booli qaran would never last. Then Soomalis at large were waiting when plan A was successful, what was the next step, the next plan. Unfortunately, it shared something vital with other qabiil-based jabhado: That it had no other plan. Naturally, in the absence of a plan, there was what we thought wrongly was plan B, an unintended plan that turned to be worse than what the regime was doing. Since there never was plan B, what happened next was unfocused, directionless, uncommanded killing, rampaging and bililiqo. And finally when it got to what we still think was plan C (if it was at all), in the mayhem it completely lost the plot by huntig a particular qabiil's members, murdering them in broad daylight, occupying others lands, enslaving the natives of these lands. USC and other jabhado's legacy? I hope you are not going to ask that. -
Salaan... If Soomaalis were equally as frank, as honest when it comes to marrying their own kind, their own ostracized communities as they are to shisheeye. If only as many Soomaalis in this thread were openly advocating marrying the people whose heritage hails from Madhibaan, Jareerweyne, Yaxar or Yibir. If only. And marrying ajnabi because s/he happened to be Muslim isn't something to rush. Hido iyo dhaqan plays a very vital major role. Besides of your own waalid not having directly to communicate the prospected spouse. There were many that fell apart because those sisters who married shisheeye wanted to send some financial support to relatives at back home or elsewhere; the sisheeye husbands tolerated the first and second occasions; however when it got routine their true colours came out: Why do you have to send "my" money to distant [read: her own parents, brothers, sisters] relatives? We need to save the money, invest...you, the children and I are alone in this family. Ka fiirso intaadan iskaga ordin shisheeye.
-
Gablan Weeye Soomaaali ---Abwan Sangub
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to NASSIR's topic in News - Wararka
Originally posted by Jaylaani: The Name is SINGUB and SANGUB... The man doesn't have a clean heart and he's pointing at others. Marka hore golahaan af Soomaali kaliya ayaa loogu tala galay, af shisheeye waaka reeban yahay. La soco. Teeda labaad muxuu Sangub galabsay uuna u heysan 'wadno nadiif' ah? Kaalay horta xaa SANGUb loogu sanka moow ka gubtay? Magaciis hore Singub ayaa la dhihi jiray, laakiin markuu yimid Xamar "ciyaal Xamarkii" sinta ee kari waayeen oo Sangub ugu badaleen. Asagana wuu qaatay oo Sangub aa la dhahaa hada. -
Salaan... Blog, the latest fad of the internet. It will disappear in due course, just as did the not long ago "personal page" fads of "geocities" and "angelfire" of mid to late '90s. I can still remember how many maryooleey had those personal pages.
-
There are also those who argue that Christmas has little to do with Prophet Jesus, peace be upon him, and more to do with Santa Claus. It is true, "Christmas" has nothing to do with ahlul kitaab people. It has nothing to do with true Christianity. The true followers of Nasared religion [Christianity] know this, as attested by the followers such as Jehovah's Witnesses' faith. Hadeeba gaaladii isku aqoonsanayn dhexdooda, maxaa Muslimka hawshooda ka dhigay? Is this how "moderate Muslim" is supposed to behave today? Respect it today, what next? Celebrate? Buy a "Christmas" tree? Many "moderate Muslims" do this already, including a Soomaali jaamac in this city who not long ago bought for his family a "Christmas" tree and its whole six yard gift package because he wanted his children to be like just any other kid. (Gaaladii are even bickering about whether to call it a "holiday" tree to make it more "inclusive.") I have no respect to a celebration whose questionable originality is pagan, which was recognized by true followers of the religion which it purports to celebrate. They have no reverence for it, neither should I.
-
USC..Psychotic Killers or Freedom fighters????
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Scientist's topic in Politics
Vile, despicable, disgusting words will never be condoned in this place.
-
Popular Contributors