-
Content Count
17,544 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
315
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
Umm, can Riyaale do anything about Laascaanood, Buuhoodle, and a whole junk of Sanaag? Ninba tiisa ayaa heysato.
-
Dahir Abdulle ALasow Waagcusub Muqdisho Somalia I would rather believe any point Bush lecture me about Ciraaq than believe this shilin-maheysaa Calasoow. He is nothing but good at slandering, libelling, defaming others, serial plagiarist, and on the top of it all, a compiler of his wildest dreams as a story. He is an epitome of what is wrong with the whole aspect of Soomaali 'journalism.' Marax dhan ayaa website iska sameysto, then invent wildest stories.
-
Salaan.... Baashi, nice to see you again, widaaygiis. One little correction, though. Indhamadoowe wasn't born in Marka nor any part of the entire Shabeelladda Hoose. His family abaartii Dabadheer ayaa keentay, by the benefit of the regime, to Shabeelladda, particularly to Qoryooleey. He was a bus driver to and fro Qoryooleey and Muqdisho markee dowladda dhaceysay.
-
Abdulahi Yusuf recognizes the idea of a State of Jubbaland?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Gabbal's topic in Politics
Dad baa riyoonaayo. I don't see any hope in such an endeavor. His clan, from historical records, is one of native clans in Kismayo, but i am against the alliance. This uneasiness about the unholy alliance stems from qabiil perspective, aha? You are against the presence of Seeraar and Goobaale in Kismaayo, but you have no qualms against the other third, transplanted reer Galgaduud in that area, Hiiraale? Lest you forgot Jubbooyinka consist laba Jubbo, Jubbada Dhexe and Jubbada Hoose. Jubbada Dhexe, which wasn't a gobol of its own at independence, consist such degmooyin as Bu'aale [the regional capital], Dujuuma, Jilib and Saakoow. Jubbada Hoose has following degmooyin: Kismaayo, Afmadoow, Baraare, and Jamaame. So, tell me, which 'historical records' does it mention the himself transplanted warlord's people live at any of these degmo? You feel about the people of Afmadoow, which should be applauded, but completely ignore the plight of other people who majorly settle other degmooyin in Jubbooyinka. Do not confuse about Jubbooyinka with Buuloxaawo or Garbaahareey. If a forceful occupation ay wax tareyso, heed that Moorgan ruled Jubbooyinka, even Gedo, for several years. Same with Gabyoow, who ruled part of Jubbooyinka. Same with Cumar Jees. Same with Caydiid Senior [who at one time ruled almost the entire South, from Mudug to Jilib], and later with his Jr., who ruled as late as 2001 part of Shabeelladda Hoose. Maanta meeshee dadkaas ku dambeeyeen waa aragtaa? Xaqdaro waligeed ma guuleysato. -
President Yusuf holds court in London,....
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to General Duke's topic in Politics
Dankis about wararka, saaxiib. I was expecting inaad odeyga soo siyaaradid nooh. NB, odeyga muuqaalkiisa iyo xataa qudbooyinkiisa waxaa laga dhansan karaa qof is badalay camal. I mean, toogtaan maba hadlo, oo dhif dhif uu hadlaa, markuu hadlana ereyaddii kulkulahaa wuu iska dhaafay, oo si degan u hadlaa. -
Kalifoorniya iyo Kanada
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in News - Wararka
Bishta, ma ogeyn miyaa? Maraxoo aan isnaqaano ayaa markee heesta meeshaas mareyso i dhihi jiray ii turjun. Maxaa ka wadaa aan dhahaa? Afmaay uu ku heesoyaa ee ii turjun kulahaa. Kir iyo wid liki eri aan ku dhahay. Ereyo Afmaay wuu ku dardaraa, laakiin qeybtaas ma'aha aan u sheegay. Sida kuwaan camal: Beledkeena bur buray Basali lahaydee Dadkii shalbaheen Beled gaalo degeen Barbaartii halawdey Dhega bogsadeen Bil'aan isku dhaafeen Badi barshoow qabanee "Buuloow" ani dhali "Kuuleey" hada is baradaane Laakiin maraxaas wuxuu u maleyn jiray heesta dhan Maay inay tahay badankeeda. -
Salaan... Boqolsoon, Eebe ha u naxariistee, is above dirty tribal politics, whose consequence unfortunately killed him. Waxa maanta isdabayaacaayo wax gaaro ma jiro. Maanta 'wadaad' hubeysan surwaalka soo gaabsaday oo aqal xaaraan kasoo kacaayo aroortii, walaalkiisana beer daddoow dad leh xoog ku qabsaday, dadkii lahaana gumeysto, taas jirtana shib ka ah, kii ilmo adeerka yihiina isbaaro u taalo, hadeeba iyaga u yaalin isbaaradda naftirkeeda, masaakiinta abaar iyo dhibaato kale keentay magaaladana kasaareen meelihii dowladda lahayd ee kaga jireen nolol maalmeedkooda, sida Isbitaal Digfeer maalin dhawayd ugu dambeysay markee dhufeys ka dhigteen, oo masaakiinta laga saaray -- hadana isla wadaadadaan ayaa ku leh 'jihaad' ayaan ku jiraa, oo 'gaal' aan la dagaalameynaa. Adduunyo xaalkeed ahaa, hadana isla kuwaas ayaa dad taakuleynaayo, oo shabakooyinka la fadhiyo hii iyo hoo. Intii saas lagu jiro, oo xaaraan iyo xalaasha la kala saarin, xaqdaradda iyo xoognimada la kala soorin, waligeen Soomaali hadaan nahnay meel ma gaareyno.
-
Magac maala isku heystaa? Actually, magaca Faarax Baluu[g] wariya Xamar caan ka ah ayaa la dhahaa, oo last time aan ku ogaa asagoo Hornafrik u shaqeynaayo. Sababta loogu wacay baluu[g] waxaa waaye the colour of his skin madoownimo wey dhaaftay oo baluugnimo ee gaartay.
-
Codetalker, I don't know about him, but markuu yiri cunug Amxaar ayaa iiga sokeeyo kan Soomaaliga Koonfur jooga, aad aan ula yaabay. He was in Koronto two years ago, and a local Soomaali radio was interviewing him with open calls from the community. Someone cornered him, asking: "Why do you hate reer Koonfur?" He answered flatly, "I never hate reer Koonfur, oo ciyaalkeyga reer abtigood ayaaba reer Koonfur ah." I was surprised, oo haduuba xaas reer Koonfur qabo waxaas see ugu suurtowday. And hadeeba dhab ka tahay ereyadda uu sometimes uu ka dhaho Soomaalida kale ma dhaheen. Muraad, he is their version of Max'ed Dheere, even though, at least, this guy seems educated.
-
Saaxiib, waa lagu salaamay horta. Labadaan bari the old man is staying in Landhan, ee wali ma u tagtay. Haddaa u tagtay, aqbaar nagasii. Siyaasaddiis intee mareysaa? Waxaan wararka ka arkaa everybody uu qaabilayaa this time, a huge change from wixii lagu bartay.
-
Salaan... Horta qoraalkii kor ku qornaa caadooyinka si fiican uma faah faahin. For example, Dabshidka si fiican faah faahin ma ugu bixin. Marka I will add a few words. Dabshidka is our new year; it correspondences in late Luuliyo [July], between 20 and 25th of Luuliyo. Note, it happens at the end of spring, and where jiilaal starts. A kinda like baroordiiq for the just departed gu'ga [spring]. We share this with ancient Persians, present day Iiraan. They call it Neyruush [or Neyruus, as the folks up North call it their version of Dabshidka]. So, Dabshidka is our ancient fireworks, which we mastered long before the West realized it. For Istunka, the participants believe they need to do it, otherise upcoming year's harvest won't be that abundant. Note, it only happens where farming is possible, such as Shabeellaha Hoose. As opposed to Dabshidka, which is universal to Soomaalis, Istunka isn't. Getting ready for Istunka at Afgooye in Luuliyo, 2004.
-
Filin korkaaga ha lagu jilo adoo dulman
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Muraad, LooooooooooooL. Macoow Awdiinle waaye yaa ogaado. Mise Xaaji Macoow Canjeero? Ma xasuusataa Xaaji Macoow Canjeero? Afisiyooni iyo Martiini agagarkaas uu ku lahaa biibito, nin laga dambeeyo uu ahaa aan maqlay. Mise koleey adiga Cismaan Sheekh Macoow aa xasuusataa deganaa Taleex. Widaaygiis, markaan Xamar '03 tagaaye, maalin ayaa kuwa aan horey isku ciyaal xaafad u ahayn ii waday Xamarjajab ee markaas deganayeen. Maadaama intii ka horeysay aan ku sugnaa Xamar aan ku arkin wax dhalaalaayo, waxaa islahaa Xamarjajab ee joogaan kuwii dhalaali jiray. Markaa taagay xaafaddaas, kuwa kasii daran ayaaba jidadka fafadhiyo. Makulaal madoow iga dheh. -
Soomaali maxaa lagu dhahaa 'sex'? Galmo? Wasmo? So let's visualize hooyo gabadheeda u wacdineyso. "Hooyo, kaalay wasmo aan ka hadalno."
-
Shaleey: "Wiilka ku dhashay Muqdisho waxaa iiga sokeeya wiilka ku dhashay Addis Ababa." Maanta: "Xisbiga UCID [Waraabe] wuxuu mar kasta ku waaninayaa dadka walaalihiis ah ee degan Muqdisho..." ________________ I yadoo hadda laga joogo in ka badan 15 sano markii xukunka laga ridey xukunkii keli taliska haa ee Siyaad Barre talada dalka ayaa misana waxaa muuqata in dhibaatooyin badani ka jiraan guud ahaan Gobolada koonfureed haba ugu sii darnaado gobolka Benaadir ee, waxayna keentey iney dhacaan dagaalo beeleedyo sababay dhimashooyin, dhaawac, barakac ku dhacayey dadka maatada ah iyadoo kolba dushooda ku hardamayeen kooxo doonaya iney dano gaar ah gaaraan kuwaas oo haba yaraatee u naxariisaneyn dadkooda ay dhibaatada ku habsatey. Dagaaladaas Gbolka Benaadir ka dhacayey heerar kala duwan beey soo marayeen, cid guul ka gaadheyna haba yaraatee ma jiri, cidda kaliya ee ka faaiideeysateyna waa kuwa dhiiga dadka daadiyaiyagoo aan rabin maamul inuu shaqeeyo. Waxaa la yaab leh in dadku weli aanay dareemin in dagaalada Xamar ku soo noq-noqonaya in ay ka danbeeyaan dad dano gaar ah leh oo aan jecleynin dadka degaanka Muqdisho ay nabad ku noolaadaan, waxayna weliba qaarkood rajaynayaan in dagaalada qabaa`ilka ****** ka dhex socdaahi ay dani ugu jirto oo ay xukun ay Soomaali xukumaan ku gaadhayaan. Xisbiga mucaaridka ah ee UCID wuxuu aad uga xun yahay dagaaladaa soo noq-noqonaya ee ka jira magaalada Muqdisho, wuxuuna aad uga walaacsan yahay dhiiladaan colaadeed ee hadda soo cusboonaatey isagoo u arka in dad aan rabin wanaaga beelaha dega Gobolka Benaadir ay ka danbeeyaan waxaaney ka dhigan yihiin sidii dhaawacii haadu dul heehaabeysey ee bakhtiga sugeysey. Reer Muqdishoow Cabdulaahi Yuusuf oo hamuun u qaba xukun sifo kasta oo ay ku kacdo waa idinku dhow yahay, wanaagiinan ma jecla oo wuxuu ku farxayaa is dilkiina, wuxuuna sugayaa intaad isku madhanaysaan isaga iyo ciddii la mid ah ee aan jecleyn wanaagiina. Waxaan idin kula talineynaa inaad dagaalka joojisaan oo caqligu uu shaqeeyo, innad isu tanasushaan oo aad ogaataan inaan dagaal cidina guul ku gaadheyn, ku dayda jidka aan nabadda u marney oo haddii ay dhab idinka tahay aad nabad ku gaadhi kartaan. Xisbiga UCID wuxuu mar kasta ku waaninayaa dadka walaalihiis ah ee degan Muqdisho iney ilaahooda usoo noqdaan oo dhiiga macna darada ku daadanaya ay joojiyaan, kana digtoonaadaancadowgooda shirqoolka la maaganee uu Cabdilaahi Yuusuf ugu horeeyo idinkoo welibana og inuu marar badan oo hore ku cel-celiyey in ciddii ka hortimaada uu abdda ku shubi doono, wuxuuna raadinayaa meeshii uu uga soo duuli lahaa Muqdisho. Wuxuu kolba fadhiisin ka dhiganayaa goob uu is leeyahay Xamar baad ku qabsan kartaa. Haddaba ma shaqayn doonaa caqligu oo ma garan doontaan dhagarta la idinla damacsan yahay ? mise dadkiina waxaad kula jiri doontaan hoog iyo baaba`a ? Uu danbeyn xisbiga UCID ee walaalihiin ah wuxuu idiin soo jeedinayaa inaad dagaalada joojisaan, wada hadal aad ku dhamaysaan xurgufta dhexdiina ka jirta oo aad ka digtoonaataan shirqoolka uu cadowgiinu idinla damacsan yahay. Baaq by Feysal Cali Waraabe
-
Caaddo singular waaye, caaddooyinkana plural. Aniga singular aan iska qoray, laakiin si ahaan, yeah, caaddooyin should have been used since caaddo badan meesha ku qoran. Siyaaradda aad ka hadleysidna waxaan u maleynaa Biyooleey oo Bakool ku taalay oo ahayd siyaaraddii Sheekh Aweys iyo Sheekh C/qaadir Jeylaani. Ar maxaa geel lagu qalay. It used to happen bishaan lagu jiro oo ah Abriil. Bishka, caado iyo caaddo midka ah mid Soomaali ma hubto. Aniga caaddo aan u maleynaa inay saxsantahay.
-
Soomaali waxba iskuma quuraan. Kaliya waxee fiiriyaan yuu yahay, not muxuu u qabtay Soomaalida. Aniga caawa Xaawo Taako aan dhahaa. Yaa eed ka qabo? I am sure dad Soomaali ayaa jiro oo dhihi doono she was a 'provocateur,' thus bordering 'terrorist.'
-
Filin korkaaga ha lagu jilo adoo dulman
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Muraad, adiga marka sheeko 'mukulaal madoow' aa wadaa nooh. Labo reer Banaadiri markee maanta Xamar ku sheekeystaan, salaanta ka bacdi waxaa laga bilaabaa, "Aymaano, minankaa maloos soo dhuuntee maxaas ka jirana?" "Ayiisho, ma'ogid miyaana minanka inaas mukulaal madoow ii fadhiyo lamadaan bari, yaaba juuq iyo jaaq ii dhihi kare hee. Macaleesh." -
Originally posted by Cara: MMA: Very interesting stuff. Ciyaarta istunka ma dhalinyarada kiliyaa ka qayb gasha mise ragoo dhan? I think any able-bodied, healthy male with a reasonable age participates istunka. However, mostly dhalinyarada ayaa ciyaarto, while elders chant encouraging shirib. Ar maxaa hilfaha la isku qaadi jiray. As article above mentions, only one particular stick was allowed, which was from a particular tree. The stick must be flexible and bendable 180 degrees, thus not to break bones, but to make your body qiiq xanuun daraadiis. This stick also was used by macalimiinta dugsiyada Quraanka. There are a lot interesting stuff Soomaalida caaddo u ahaan jirtay. I suppose you've heard when Sulfa memorably sings "Geedi Shaamboow aa loo guurihaa... Geedi Shaamboow [he was also called Geedi Baaboow], the legend goes, was a man who slept every newly married bride at first night, before the husband even had a chance. He was even paid xoolo to sleep with her. He was paid to sleep brides. The guy must have been in heaven on Earth. Why did they do that? To only seek his 'blessing,' whatever it was. He was based what is now known Shabeellaha Hoose. His nothern counterpart was called Bucur Baceyr. Even their names are interesting. Who knows nusba Soomaalida inay iyaga faracmeen. One version of his name was 'baaboow.' Go figure. Saafir, adiga caaddo maa kugu dhacdo, saaxiib?
-
Istunka: Waa ciyaar dhaqmeed ka dhacda Koonfurta dalka Soomaaliya waa ciyaar caan ah. Istunka waxaa inta badan lagu yaqaanaa in ay ka dhacaan gobolka Shabeelada Hoose, gaar ahaan Afgooye iyo nawaaxigeeda. Marka ay dhacayaan ciyaarahaasi Istunka ayaa la isku adeegsadaa ulo ay isku qaracaan kooxo iska soo horjeeda ulaha la isku qaraaco ayaa waxaa loo qaqaan Usha Labeyda. Waxaana hore la isku garaaci jiray usha balka moordiga taas oo dhibaato badan gaysatay markii danbana waxaa sida aan xogta ku helay lay sheegay in ay odayaashii hore ku afar afareysteen Usha Labeyda. Ciyaartan ayaa waxa ay soo jirtay muddo hadda laga joogo 1019 sanol. Xiligii alifaadeeda waxaa sida uu warbixinta noo siiyay Qabiir aqoon buuxda u leh Ciyaar dhaqmeedka Istunka Muddo dheerna soo Ciyaaraayay iminkana da`ah noo sheegay in Odayaashii hore uu ka soo xigtay in ciyaartan alifaadeeda iyo ku dhaqankeeda uu sabab u haa waa ay Itoobiya ay dalka soo geli jirtay oo dadkana xoolaha ay ka dhici jirtay. Waxaa marka ugu horeysa loo galaa tabaabushaysi dheer ka hor inta ka dhiman mudada ciyaar dhaqameedkaasi caadada ah sida ay inta badan dadku ugu diyaar garoobaan Ciida oo kale. Marka ay ka dhiman tahay 7 maalmood waxaa dhacda in ay timaado kala jiidasho lagu samaynaayo laashamiinta shirbaysa kuwooda aftahanka ah ama murtida wanaagsan leh, waxaa loo sameeyaa casuumaadyo iyo balaanqaadyo si ay u noqdaan Cidda Istunka ka dib la hadalhayo wacdarooyinka ay soo bandhigeen Xagga Shiribka iyo gartida barbaar wanaagga. Ciiyaarta Istunka ayaa ah ciyaar looga kala yimaadaa dhamaan gobolada ku xeeran Sh/Hoose. Waxaa loo ciyaara Istunka Qaab Beeleed ah [qabiil] iyo [qabiil]. Saf ka saf ayaa la isku garaacaa ulo ciddiii dhinac loo riixo ayaa laga guuleystay. Dhaawacyo ayaa yimaada marmarna dhimasho, lakiin sida aan ka soo xiganay mid ka mid ah odayaasha deegaanka Afgooye ayaa noo sheegay ciddii ku dhaawacanta Istunka 3 illaa 4 maalmood hadduu ku bogsoon waayo in aysan ku dhicin Usha Labeyda ee lagu afar afareystay. Wuxuu noo sheegay in uu bogsoonaayo dhaqsi qofkii dhaawac ka soo gaaro ciyaar dhaqmeedkaasi, Istunka Istunka waxaa lagu soo bandhigaa ciyaaro hiddo dhaqameedyo ah iyo shirib marmarka qaar xambaarsan cey iyo aflagaado loo gaysanaayo beel. Shirta: Caadada kulanka shirta Banaadiriga waa caado dhaqameed soo jireen ah oo beelaha Banaadirga ay isugu soo baxaan sanad walba xiligan [Luuliyo/July] oo kale. Waxaa marka hore la sameeyaa ducooyin la xiriirta in uu Illaah sanadka sanadkiisa caafimaad iyo nabad horumar uu gaarsiiyo iyo xoolo qal dhiig bixin ah oo la sameynaayo. Waxaa dhacda galabta uu dhacaayo maalinteeda Shirta Banaadiriga in ay duhuradii guryo badan oo Reer Banaadiriga laga sameeyo duco Rabi tuug ah iyadoo subaxdii horena badda lagalaayo. Waxaa la isugu soo baxaa agagaar barxadda masaajidka jaamacadda ee deegaanka Xamarweyne. Sidoo kale waxaa jira dadweyne badan oo ka kala imaanaaya deegaanada Shingaani, Shibis Boondheere, C/casiis, Xamarjajab oo iyaga ka qeybqadanaaya Shirta, iyagoo ka soo shir bilaabaaya islamarkaana shirbaayo xaafadahooda illaa ay ka yimaadaan deegaanka Xamarweyne oo kulan weynahaasi loo qaqaano Shirta lagu qabto sanad walba. Waxaa iska horyimaada dad kooxo kooxo u shiraaya una shirbaayo iyagoo wata ulo iskuna dhufanaaya ulaha ay wataan oo kaliya iyagoo aan wax kale isku gaysanayn ama dhaawac aan ka soo gaareyn. Ciyaar dhaqmeedkaasi Shirta Reer Banaadiriga ay sameeyaan, qeybaha Shirta ka qeybgaalaya oo isugu jira odayaal iyo dhallinyaro yar iyo weyn iyo qeybo badan tirsan oo bulshada ka tirsan oo u soo daawasho tagaysa. Dadka ka qeybgalaaya kulankaasi Shirta ayaa waxaa ka mid ah siyaasiyiin iyo waxgarad ka soo jeeda Beelaha Banaadiriga astaamaha la xusi karo ayaa waxa ka mid ah in ay xiranayaan dharka hiddaha iyo dhaqanka ee ay caanka ku yahiin ee loo yaqaan sawaacilka iyo ulgunta looga xiraayo maro iyagoo madaxa ku soo duubanaaya shaash oo isagu astaan u ah. Waa caado dhaqameed soo jireen ah waxa ay dadka Banaadiriga ku caayaan shiribyo ciddii reer Banaadiri ah ee ka soo qeybgeli weysa kulan weynahaasi loo yaqaan Shirta. Badgalka: Caadooyin dhaqameedyada Dabshidka iyo Badgalka waxaa ay ka tirsan yahiin qeybaha hoostaga caadooyinka aan kor ku soo sheegnay waxaa aaminsan in badan oo Soomaali ah, iyagoo sheega in ay caadadaani tahay mid soo jireen ah oo ab ka ab ah ayna u tahay lagama maar maar in ay sameeyeen iyaguna ama susaan sanad walbo caadada. Inta aaminsan caadooyinkan ayaa waxaa ay sheegaan in hadaysan samayn ay tahay danbi ay galeen taasoo ay sabab uga dhigaayan in ay waalidiintooda hore ay dhaqanka maamuusi jireen waqti dheerna la soo sameyn jiray. Badgalka waxaa ay sheegaan Dadka sameeya caadadaasi ama Aaminsan in Badgalku yahay mid ay Iska meeraayaan Isha iyo waxa ay ku sheegeen xijaab dhibaatooyin. Dabshidka: Sidoo kale Dabshidka waa Caado soo jireen ah oo In badal gobolada Dalka ay dad badan oo Aaminsan ay ka sameeyan ama ay ka Xusaan iyagoo Dab ku shidanaaya guryahooda hortiisa isla markaana 3 mar ka boodaaya dabka ay shideen , waxaana Dadka aaminsan caadadaasi ay sheegaan in ay tahay Caado ka hortagaysa sanad abaareed iyo dhibaatohaday dhacaan yaraynaysa. Laga soo xigtay. _______________ Caaddooyinkaas kor ku xusan qaarkood diinta Islaamka kahor ayee jireen oo Soomaalidda ku dhaqmi jirtay, walina ku dhaqantaa. Qaarkood waxeeba la wadaagaan Fircooniintii, sida istunka camal. Hadda caaddo kale taqaanid ku dar. Istaaqfuroow is one such example.
-
Villa Soomaaliya iyo Villa Baydhabo ayee isku qaldooyaan. Filla Soomaaliya Wardhiigleey ee ku taalay, oo kooxda Xuseen Max'ed Faarax Caydiid wali xukumo, oona beyniye warkaan. Filla Baydhabana degmadda Wadajir ee ku taalaa, aaga Isbitaal Madiino, waana meesha ee soo dageen xulafadda Cabdishukri. And whatever happened to him, that is Xuseen Caydiid? Waa ku wareeray siyaasadda qalifsan, I see. Xaa markii hore kasoo celiye Mareykanka.
-
Nr 429 on the list of detainees is KHADR, OMAR AHMED: Somali holding a Canadian Nationality. Cumar Axmed Qadar Soomaali ma'aha. He is a Canadian-born teenager of Masaari descendant.
-
Salaan... Namaless, this aptly url-ed site may help you about the correct pronunciation of Soomaali alphabet, particularly where you had some confusions, including the difference between X and H letters in Soomaali. The site correctly pronounces by clicking each letter, both vowel and consonant.
-
Barre Hiiraale to join the Alliance of warlords???/
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to General Duke's topic in Politics
Miskiinow, adigu what business you/your Warlord (Moorgan) have in Jubooyinka? Only a qabyaaladist mentality would come up with that. Wrongful assumption corrupts the already qabiilist mind, macalinka weyn. -
Filin korkaaga ha lagu jilo adoo dulman
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Muraad, abaaba manooleed, widaay. Dhufeyskii aa kula jirtay shirkaddii diyaaradda ahayd yaa raaye? Nin yahoow, haddii kuwaas deegaanka u dhasheen, anigana magaaladaan Koronto aan u dhashay oo qabiilka Mowhawk aan ahay.
-
Popular Contributors