Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,544
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    315

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. Originally posted by Mr. Red Sea: quote:Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar: QUOTE]Why don't the fake wadaado go and liberate their fellow clansmen in just a few kilometres away at Hiiraan, especially Jawiil and Quracjoome?So, if the courts haven't librated your tribe's small village, then that makes them fake "wadaads". I don't get it at all. MR. MMA, don't worry bro, they will liberate that jawahiil, Quracjoome, whatever the heck those are. Be patient, every little village can't be librated at once, it's one village at time, so wait your turn sxb. Alleh Ubaahne, there are of us from all corners of the Somali peninsula that posses and hold the same views and believes that you hold. So don't feel alone in this cause, it's indeed WE vs. Ethiopia (the non Muslim ones). You are misquoting me, saaxiib. Your quote includes your words, not mine. And then you respond that quote you wrote. Anyway, ninkaas ayaa la yaabay that if Amxaaro reaches Baay, shuqulkiisa ma'aha. Not only Baay but also the entire Arlaadi land which is most of Southwest. I thought Baay, Gedo Bakool, Jubbada Dhexe and Shabeellada Hoose were part of Soomaaliya. I was wrong I guess. Soomaaliya today only is limited to Banaadir iyo nawaaxigeeda. And the reason I call them fake wadaado, that is another point that has nothing to do with not "librated your tribe's small village," [and whatever is my 'tribe's small village' is]. You may not know these xukun-doon fake wadaado oo diinta ku ganbado, saaxiib, but waa ogaan doontaa soon waxee yihiin, anigaa ku dhahay. In the meantime, study Indhamadoowe [also known as Indhacadde], one of the biggest qabqable and druglord, but Maxkamadaha's favourite ordained 'sheekh.' If Indhamadoowe is shiikh, magac sheekh waxba uma harin.
  2. As I wrote, attack the message, not the messenger. Counterpoint their reporting, release war saxaafi from the government office, hold a press conference...wax la sameeyo waa badan yihiin than closing a poorly lit office.
  3. Qof aa kala furtay maanta. Carabta waxba ha eedeyn. And if they are basal-eating, at least coos ma cunaan, like us eight-to-10 hours jaad u fadhino, wax naga faqiirsana ma jiro adduunkaan. Lacagtii yarayd soo gishana dalka coos lagu qasaariyo, Keenyaati iyo Amxaar ganfuurweyn ha qaataan dhaqaalahaas. At least basal has some nafaqo, cuntada macaaneysaa. But jaad??!!
  4. Wax la yiraahdo xoriyada saxaafadda ayaa jirto, macalinka. So a wariye reports a news clip that won't favour your political views, so you shut down the news organization s/he works for -- it is an archetypical behaviour on a verge of totalitarian state, not wax Soomaalida u baahan tahay today. Waa wax laga tegay, oo lagu yaqiinay the old regime. A reporter has every right to report what he views the news are, what he sees the way news happens, as slanted as it may seem to some, as long as it isn't libelous or slandering. [A dhaqan warbaahinta Soomaalida lagu yaqaanin, dad dhif ayaa wax 'libelous' la dhaho garan karo, inta kale waxaa arkaan ama maqlaan ayee iska qoran, thus our media being as messy as our country is in currently.] Marka no office of Been Been Sheeg, Shabeelle, Hornafrik, et al, should be closed, regardless what they propagate -- it should never be closed. Want to counterpoint? Open your own media organization. It won't take that much. And for this federal government. So far, as far as I know, they don't even have an official news portal that can accessed to and quick. Even C/qaasin's transitional dowlad had an official website.
  5. Originally posted by Abdi2005: quote:Originally posted by Alle-ubaahne: If the rest of my people don't join me in defense of our weak nation, I will go for the fight against the whole of Ethiopia and show my manhood with great military skills. And at the end of the day, somebody will be the gun, the humiliated one! Their is already thousands of brothers who are prepared for ethopian and the the islamic union are mobilizing more people. Ethopians will get a big lessen if they come beyond baydhabo. Why don't the fake wadaado go and liberate their fellow clansmen in just a few kilometres away at Hiiraan, especially Jawiil and Quracjoome? Reer Arlaadi [and they aren't limited to Bakool and Baay, but Jubbada Dhexe, Gedo and Shabeellada Hoose] do not need their liberation. Let them liberate themselves, since they care about clan, not Soomaali and a view enforced by your sentence.
  6. Salaan... To some, slicing the country into many jigsaw pieces is no big deal. Nothing at all. But Amxaaro ayaa xuduud beenaad kasoo tilaabsaneyso, all hell is loose. Suddenly, they are wadani. I don't know what they are wadani about since they don't believe any wadan at all, and to begin with. Don't they also know breaking into that pieces a country like ours fits perfectly the Amxaaro/Tigreey political stratedy they have for our country. Talk about misplaced national priorities.
  7. What is this hoopla of Amxaaro army crossing from Soomaali Galbeed? Because some self-proclaimed, fake wadaado do control some parts of Xamar and few of other towns nearby, that now we are suddenly nationalists? Amxaaro iyo Tigreey waligooda ayee kasoo tilaabi jireen that xuduud beenaad sida dalkeena u burburay. Absolutely nothing new with this. At one time or other, some so-called ‘leaders’ even utilized Amxaar militias {I won't redeem them calling ciidamo}. The first Soomaali man who led an Amxaaro army to the official Soomaaliya in the civil war was Cumar Xaaji Masale. So was Shaatigaduud’s RRA. And C/llaahi Yuusuf Axmed's forcement of Jaamac Cali Jaamac out of Bari. All involved the involvement of Amxaaro militias, freely crossing the xuduud beenaad and helping install their warlord puppets in limited power. Maleeshiya Amxaaro kasoo tilaabsaday xuduud beenaadka mala socon jirin, you ask? Baliis, read on. Togdheer {II} to Hiiraan {II III} to Mudug to Bakool {II III} to Galgaduud {II III} to Bari {II} to Gedo {II III IV} to Baay These are eight gobolo out of 18 that Itoobiyaan militias [or troops] had been to. Not to forget Soomaali Galbeed, which is bigger than the combined land mass of these eight gobol. So, again, what is this sudden hoopla iyo wadanimo from certain part? Intee jireen the last 15 years? Ma jiifeen? Where was the nationalism markii taalooyinkii Sayidka, Dhagaxtuur, Xaawo Taako, Axmed Gureey, Macalin Jaamac la gadanaaye, which is more shameful for Soomaalis than Amxaar militia kasoo tilaabsado a xuduud beenaad. Ma hadaa lasoo toosay, mise dane kale ayaa la lee yahay oo qarsan? Of course, dano kale ayaa la lee yahay, oo Soomaalinimada lagu qaraabtaa la rabaa, as they did with their damac markee kusoo ganbadeen diinteena suuban. "Wadaad" been sheegaayo kuwaan kahor ma arkin. Their leader markuu idaacadaha ka lahaa 'we will never attack Jowhar,' the next day they attacked. This same leader ayaa lahaa ciidamo Amxaaro ayaa soo galay some gobolo, which been noqotay at that time. Markii hadii wadaado ku sheegii saan u dhaqmaayaan, oo diintii sidii ganacsi camal ugu tumanaayo, waala arki doonaa meeshe Eebbe ugu badbaadaan. Soomaali waan is naqaanaa, run hala isku sheego. Amxaaro wax loo dulqaadan karo ma'aha, laakiinse runta hala isku sheego: Wax Amxaaro ka daran ayaa dalka joogo, oo gumeysi ka wado in some gobolo, such as Shabeellaha Hoose and Jubboooyinka. Waa kuwa dhirtii baabiye, waa kuwa xoolihii wildlife ahaa eber ka dhigay, including the lions, leopards ee u iib geeyaan to Khaliijka. Haduu nin walba dhulkiis joogi lahaa, Amxaaro dalkeena ma haweesateen oo dad kale masoo wadan lahayn, kuwa u horseedaayana ma arkeen. Haduu Indhamadoowe gurigiis joogi lahaa, hadii Dhuxuloow gurigiis joogi lahaa, haduu Seeraar gurigiis joogi lahaa, haduu Hiiraale gurigiis joogi lahaa, haduu Cirfo gurigiis joogi lahaa, haduu Goobaanle gurigiis joogi lahaa, warka badan waa dhamaan lahaa. Addoonsi dhaw mid shisheeye ayaa dhaamo. I wrote it before and I will write it here again for the record: All gumeysi ha wada galaan, least waala wada simnaanaa. Hadee Soomaalinimo run idinka tahay, hadee Islaanimo run idinka ka tahay ka damqada walaalihiin naxariisdarada iyo xooga loogu heysto in their deegaan. Ku jihaada nimankaas cousins isku ah xoog ku heysto. Indhamadoowe leads this group protesting against ciidamo shisheeye [not only against Amxaaro, but any foreign army la keeno Soomaaliya], ma Indhamadoowe ayaa suddenly wadani ah? Mise waana iska ognahay danta uu lee yahay: Prolonging his xaaraan ku dhisan lifestyle, mafia-style and his brutal occupation of Shabeellada Hoose, which he will lose one day humiliatedly, come foreign army or not. Hadii kale wareerka naga yareeya. Amxaaro aa soo socotee iyo bii iyo baa iyo buu, baliis naga aayara. _______________ NB: If it is really bothering you, and there is only very few out there that really cares about for the sake of Soomaalinimo in this forum, Amxaaro kasoo tilaabsaneyso Soomaali Galbeed, ogoow there is no official xuduud between Soomaali Galbeed and proper Soomaaliya. Most official maps have a long dot-lined "border" between Soomaali Galbeed and southern Soomaaliya, which they classify to never had been rectified, thus officially in dispute, like Kashmir and other hot spots. Markaad ku heysiin this xuduud ciidamo Amxaaro kasoo tilaabsaday, you yourself are justifying the occupation of Soomaali Galbeed by recognizing it as an official ‘xuduud’ to be begin with. Amxaaro occupies Soomaali Galbeed, a land, perhaps, as large as Soomaaliya itself. And we aren't raising a juuq juuq about this. Perhaps we are content, and officially had given up. Perhaps then we might give up the rest.
  8. What is this hoopla of Amxaaro army crossing from Soomaali Galbeed? Because some self-proclaimed, fake wadaado do control some parts of Xamar and few of other towns nearby, that now we are suddenly nationalists? Amxaaro iyo Tigreey waligooda ayee kasoo tilaabi jireen that xuduud beenaad sida dalkeena u burburay. Absolutely nothing new with this. At one time or other, some so-called ‘leaders’ even utilized Amxaar militias {I won't redeem them calling ciidamo}. The first Soomaali man who led an Amxaaro army to the official Soomaaliya in the civil war was Cumar Xaaji Masale. So was Shaatigaduud’s RRA. And C/llaahi Yuusuf Axmed's forcement of Jaamac Cali Jaamac out of Bari. All involved the involvement of Amxaaro militias, freely crossing the xuduud beenaad and helping install their warlord puppets in limited power. Maleeshiya Amxaaro kasoo tilaabsaday xuduud beenaadka mala socon jirin, you ask? Baliis, read on. Togdheer {II} to Hiiraan {II III} to Mudug to Bakool {II III} to Galgaduud {II III} to Bari {II} to Gedo {II III IV} to Baay These are eight gobolo out of 18 that Itoobiyaan militias [or troops] had been to. Not to forget Soomaali Galbeed, which is bigger than the combined land mass of these eight gobol. So, again, what is this sudden hoopla iyo wadanimo from certain part? Intee jireen the last 15 years? Ma jiifeen? Where was the nationalism markii taalooyinkii Sayidka, Dhagaxtuur, Xaawo Taako, Axmed Gureey, Macalin Jaamac la gadanaaye, which is more shameful for Soomaalis than Amxaar militia kasoo tilaabsado a xuduud beenaad. Ma hadaa lasoo toosay, mise dane kale ayaa la lee yahay oo qarsan? Of course, dano kale ayaa la lee yahay, oo Soomaalinimada lagu qaraabtaa la rabaa, as they did with their damac markee kusoo ganbadeen diinteena suuban. "Wadaad" been sheegaayo kuwaan kahor ma arkin. Their leader markuu idaacadaha ka lahaa 'we will never attack Jowhar,' the next day they attacked. This same leader ayaa lahaa ciidamo Amxaaro ayaa soo galay some gobolo, which been noqotay at that time. Markii hadii wadaado ku sheegii saan u dhaqmaayaan, oo diintii sidii ganacsi camal ugu tumanaayo, waala arki doonaa meeshe Eebbe ugu badbaadaan. Soomaali waan is naqaanaa, run hala isku sheego. Amxaaro wax loo dulqaadan karo ma'aha, laakiinse runta hala isku sheego: Wax Amxaaro ka daran ayaa dalka joogo, oo gumeysi ka wado in some gobolo, such as Shabeellaha Hoose and Jubboooyinka. Waa kuwa dhirtii baabiye, waa kuwa xoolihii wildlife ahaa eber ka dhigay, including the lions, leopards ee u iib geeyaan to Khaliijka. Haduu nin walba dhulkiis joogi lahaa, Amxaaro dalkeena ma haweesateen oo dad kale masoo wadan lahayn, kuwa u horseedaayana ma arkeen. Haduu Indhamadoowe gurigiis joogi lahaa, hadii Dhuxuloow gurigiis joogi lahaa, haduu Seeraar gurigiis joogi lahaa, haduu Hiiraale gurigiis joogi lahaa, haduu Cirfo gurigiis joogi lahaa, haduu Goobaanle gurigiis joogi lahaa, warka badan waa dhamaan lahaa. Addoonsi dhaw mid shisheeye ayaa dhaamo. I wrote it before and I will write it here again for the record: All gumeysi ha wada galaan, least waala wada simnaanaa. Hadee Soomaalinimo run idinka tahay, hadee Islaanimo run idinka ka tahay ka damqada walaalihiin naxariisdarada iyo xooga loogu heysto in their deegaan. Ku jihaada nimankaas cousins isku ah xoog ku heysto. Indhamadoowe leads this group protesting against ciidamo shisheeye [not only against Amxaaro, but any foreign army la keeno Soomaaliya], ma Indhamadoowe ayaa suddenly wadani ah? Mise waana iska ognahay danta uu lee yahay: Prolonging his xaaraan ku dhisan lifestyle, mafia-style and his brutal occupation of Shabeellada Hoose, which he will lose one day humiliatedly, come foreign army or not. Hadii kale wareerka naga yareeya. Amxaaro aa soo socotee iyo bii iyo baa iyo buu, baliis naga aayara. _______________ NB: If it is really bothering you, and there is only very few out there that really cares about for the sake of Soomaalinimo in this forum, Amxaaro kasoo tilaabsaneyso Soomaali Galbeed, ogoow there is no official xuduud between Soomaali Galbeed and proper Soomaaliya. Most official maps have a long dot-lined "border" between Soomaali Galbeed and southern Soomaaliya, which they classify to never had been rectified, thus officially in dispute, like Kashmir and other hot spots. Markaad ku heysiin this xuduud ciidamo Amxaaro kasoo tilaabsaday, you yourself are justifying the occupation of Soomaali Galbeed by recognizing it as an official ‘xuduud’ to be begin with. Amxaaro occupies Soomaali Galbeed, a land, perhaps, as large as Soomaaliya itself. And we aren't raising a juuq juuq about this. Perhaps we are content, and officially had given up. Perhaps then we might give up the rest.
  9. Sanad guuro wanaagsan. Happy Kowda Luulyo. Dadbaa soo halgamay; dadbaa dhiigooda u daadiye; dadbaa dhaqaalahooda ku bixiye; dadbaa naftooda u huray; dadbaa ku curyaamay; dadbaa xabsi u galay; dadbaa u jihaaday... Only because xuriyada iyo midnimada Soomaalida waa muqadas iyo lama taabtaan. Mar kale sanad guuro wanaagsan.
  10. Salaan... I can't believe it is the fifth time I'm celebrating Kowda Luulyo on here. 2002 2003 2004 2005 2006 Waa maalintii Soomaaliyeed, qof walba oo Soomaaliyeed dhiig wadani leh ku farxi lahaa. Wax walba waa dhacaan laakiin maalintaan mala iloobi karo. Ila damaashaada. Bogaadin iyo hambalyo dhamaan ummada Soomaaliyeed meel walba ee joogaan. ___________________ NB, Nuune mise Wiilo mise Adminka, baliis, if you can, move this thread back to General section. Ma'ogi sababta inta loo keenay awal.
  11. Jecliyaa jabka Arjentiin. Ar saan u jeclahay in laga ooysiiyo. What a game! I told you Jarmalka will make them cry, laakiin I didn't expect they will also box! Dagaal ee rabaan. Meesha fair and square ayaa looga raaye, they should depart fair and square. That, friends, is sportsmanship. Hal gool xun ee dhaliyeen, markaas ayee hadana is tuur tuurid and time wasting bilaabeen, including their boorto. Hadana markaas ee difaac kuu galayaan, a la Talyaani game; then hugely committing a blunder by taking out the noobaha and diyeeshaha, their laacibiin, bringing in defenders. What do they expect? Maba oga miyaa Jarmalka in uu xoog ciyaaro iyo a real will of teamwork ku joogo meesha. Actually that goal Arjentiin scored motivated them, awalba waa jiifeen. Now bring whoever and whatever. If they can beat Arjentiin, wax ee u daahayaan ma jirto. Cry baby cry! Si fiican u baroor.
  12. They made Maradona cry in '90, a final game I vividly remember and still never forgotten seeing Maradona's final image on tv, crying like a big baby. Oh, what a happy night it was at Xamar. The team that made Maradona baby-cry: Kilinsmaan, Foller, Matiyoos and Berehme. They will do make Maradona's kids cry. You will see it on tomorrow. Been been ma jirto. I will looooooof to see Maradona cry again from the stands.
  13. Sheekadan reminded of a time I was interpreting for islaan duq ah (meesha cayrta) oo marki wax kasto loo dhameeyay oo la yiri suaal ma qabtaa waydii. Ee intee soo booday kute, "wax kasto wuu ii ogolaadaye, Allaha asagana ha soo hanuuniyo ku dheh." Niyadan waxaan ka iri naa hooy hooy intan yaree uu ku siiyay yuusan kaa ceshan. Anna waxaan ugu fasiray inay Thank You ninkii tiri. Bishaaro, iska qiro nooh. Aniga uu ahaa iska dheh, waxba islaan haku marmarsiyoon yaaqeey.
  14. Aar Libaax Anoo arday ajnabi ah ku dhex jira, wiil Falastiiniyaan ah oo dadkiisa ka faanana uu sheeko noo wado, ayaa waxaa i arkay Faarax Badal. Ma inkiri karoo hadhow baa la oran Qarni oo gaalo ku dhex jira ayaa nin ina adeerkiis ah inkiray. Waa gacaldiid bay siddii Maxamed Kariye suuqa ii galin. Ardaydii baan inta iga raali ahaada iri u tilaabsaday meeshuu taagnaa. Waa nin xoog badan oo inkastooy murqihiisu go'nayn haddana dhirir iyo lixaad u dhashay. Waa tiiri tunkiisana lama taaban karo. Garbaha ku yaala waad yaabaysaa. Gacantiisa midig ilaahoow dhaha intay na dharbaaxdo aynaan dhulka galin. Dadka intiisa kale wuu ka dheeryahay dhulkuna uma dhawa. Cagihiisana weynankooda kabaha lalama wadaagi karin. Bidhaantiisa baabuurtan faraha badan wuu ka dhex muuqdaa. Wuxuu qabaa shaar ku dhagan iyo funaanad qoorta ka haysa. Ninkan aad arkaysaan wuxuu ku abtirsadaa geesigii dirirta ba'anaa, halyeygii dadkiisu wali hadalka hayaan. "Aarlibaax" ayaa awow u ah. Waa Aarlibaaxii ay codowgiis uga cowdeen "inta aarlibaax aan arkayo aarsan kari maayo." Isagan iyo walaalihiis oo wada waaweyn qurbahay qaabdaran yihiin. "Maxaad haysaa?" buu yiri markaan hoos istaagay. "Waxba" ayaan iri. "Odaygii ka waran?" Odaygu waa adeerkay Afdiir, caaqilka cidaha. "Suubban baa haysa." "Waan kuu baahnaa" buu yiri. "Maxaan kuu sameeyaa?" baan ku iri. "Dhaqtar baan rabaa inaan arko, cid iiga afcelisana waan rabi lahaa." Waxba kama qabaan iri. Markaan waydiiyay inuu dhaqtar gooni ah leeyahay iyo in kalena wuxuu ii sheegay inaanu waligiis jiran, waayadan danbese uu isku arkay wadne xanuun uu garan waayay. Wuxuu markuu taleefoonkiisa qoray igala dardaarmay inaan u balamiyo dhaqtar nin ah oo usan doonayn inay dawayso qof dumar ahi. Wuu igu adkeeyay. Wadaad ma aha. Waranlayaal buu ka soo jeedaa. Wuxuu dumarka ku diidayose ma weydiin. II Waxay gabadhii kalkaalisada ahayd ee ay ka muuqatay inay meesha ku cusub tahay noo hor kacday qol meeshan ah oo balaqan. Way furtay waxayna tiri is fududeeya. Waxaan jeleecay Faaraxaan u turjumayay. Qolku waa ku ciriiri qaabdaradiisuuna soo saaray. Meeshuu gacanta saaraba waxbuu ganbiyaa. Cabsi aynaan caado u lahayn baa ka muuqato. Waxaa nabad ugu danbaysay markuu daarta soo galay. Anagoo sidii isu dhexdaadsan ayaa waxaa dalaq soo yiri dhaqtarkii. Waa qof dumar ah. Waa qof da' yar oo aan qurux yarayn.Waxaan waydiiyay maxaa ku dhacay Morriskii aan la balannay. Wuu bukaa bay tiri. "Keebaa labadiina la hayaa" bay tiri intay waraaqihii ay wadatay dib ugu noqotay. Faraax Badal gabadha markuu arkay wuu baydaday. Gadaal buu u gurtay. Wuxuu u ekaa xayawaan la soo xiray oo dadkuna xasadnimadood daawanayaan. Wuu isla dirirsanaa, wuxuu damacsanaa inuu oodda jabiyo. Nasiibdaro, qof dumar ah baa ilinkii isku gudubtay. Waan u gudbiyay in ninkan ina adeerkay ah la hayo, anna aan afhayeen u ahay. Waxay fiirisay Faarax. Wuu arkaa in la eegayo. Way ku soo durugtay. Dib buu u siqday. Darbigaa soo celiyay. Anuu i soo dayay. Kama sii dayn. "U sheeg" bay tiri "inuu shaarka iska bixiyo." Waan u sheegay. Wuu ashahaatay. Markuu arkay inay talo ku caddahay, intuu dhinac kale u jeestay uu dhabarkiisii baaxada lahaa na soo aadiyay, ayuu bilaabay inuu dharkii iska bixiyo. Oogadiisa waxa dhogar saaran. "Soo jeeso dheh" bay tiri. Wuu soo jeestay. Wuu dhididayay. "Jir qurux badan baad leedahay" bay si toos ah Faarax Badal ugu boorisay. Muuna maqal. Wuu naxsan yahay. Naf baa haysa. Waxay farta ugu fiiqday inuu fariisto. Wuu yeelay. Markuu fariisto madaxay ugu joogtaa. Intay u soo dhawaatay bay kalyaha ka taabatay. Xabadkana bir ay u baratay intay ka saartay bay tiri "haah dheh" Wuu dhahay. Faro cadcad bay wajigiisii fiicnaa saartay. Dabadeedna afkay fur tiri. Wuu furay. Way ku falaadaysaa. "Aah dheh" bay tiri sidii ilmahii. Wuu yiri isagoo ilmayn raba. Faarax Badal gacan bay gabadhu ku dhigtay. Aniguna sidii tiir baan soo taagnahee turjumaadayda waa horaa laga tanaasulay. Aadmigu sida la og yahay inta badan oogaduu ka hadlaa. Faarax way aragtaa inuu fiigsan yahay. Sidii faraskii buu dagaalamayaa. Hadba boggay ka soo marta mooyee bogga kaluu isugu bataa. Waxay u dhiibatana sidii owr dhib badan wuu ku tuntaa. Mar ay thermoomatarkii afka u galisay ilkihiisii is garaacayaa gooyay. Gabadhu way yaaban tahay; tannoo kalene mayna arag. Markii ay is mari waayeen ayay turjubaankii meeshan joogay ku soo jeesatay. "Waxaan u baahnahay" bay tiri "saxaradiisa." Runtii waan naxay. Waxaan ku hadlaan garan waayay. Faarax Badal inaan dhaho kaadidaada iyo xaarkaaga koonbo ku soo shub kuma dhaco. Ilaah baa ilehe waa arin aan la turjumi karin---gogol baa ka imaan karta. Gabadhiina way iga afdhowraysaa. Faaraxna wuu i dhowrayaa oo wuxuu sugayaa waxaan soo wado. Talaa igu cad. Mar danbaan isku dhiiriyay waa la dhimane wax un dheh. Siddan baan nin doorkii u dareensiiyay waxay inantu ka doonayso. Ina adeerkay markuu ogaaday wuu argagaxay. Dharkiisii buu bilaabay inuu xoog u xirto. Wuu na dardaray. Albaabkii furnaana orad buu ugu baxay. Galabtaasaa iigu danbaysay. Faarax Badal wuxuu mootan yahay sanad iyo dhowr bilood. Dadku waxay dhahaan amar ilaahay buu u dhintay. ________________ W/Q Wiilwaal
  15. Waxaan been waaye waraa. Meeqo sanee waxaan wadeen. Ma rumeysatay adiga? Bajaqyaashii MSN kugu jiray inaad ka walwashid ayaa gaartay yaah. Ha walwalin, macalinka. Em Es En wali waa sidiis, oo bilaash ah.
  16. Not another 'investor' with that bogus company called Resources. Why, I thought 'art' was enough for you guys to, who might have been informing. Apparently not. And what you were looking, just the breaking news is in: The Buntilaan parliament cancelled its contract with Range Resources Ltd. Sad for you, I guess. Better find another 'investing' endeavour in Liberia or Sierra Leone.
  17. The fella doesn't exactly look like a barbaar. Perhaps markuu yaraa, I guess. Ninkuu Shaaticagaar watay ma'aha, I see. Good. Wax qabqable wataan qeyr malaha.
  18. Sarcasticnimo ayee iga ahayd, saaxiib. Jaamac Qaalib wadani asali waaye, waliba boqolkiiba boqol dad badan dhaamo. He is also a real wadaad qunyar socod ah, the old version wadaad Soomaalida lagu yaqaanay, unlike baandada maanta is dhexyaaceyso with their seef laboodnimo.
  19. "Waxaan kaliya oo aan aqbalayo waxay tahay in marka hore Maxkamo Islaami laga furo Marka, Baraawe iyo Afgooye, maxay tahay waxaa laga raadinayo Muqdisho" ayuu yiri Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid). "Ma Aqbalayo wax aan ka jirin Baraawe, Afgooye, Marko waxaas oo lagu raadinayo Magaalada Muqdisho" ayuu yiri Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid oo sheegay in xalay soo weerareen niman sheeganaya Magaca Midowga Maxkamadaha Islaamka balse ay yihiin beel... Xigasho Xataa kaaba qabiilkii weynaa Nusdiid ayaaba sheekadooda awalba la ogaa, laakiin duruufaadka jiro ku kaliftay in uu banaanka usoo saaro maanta dhabta jirto.
  20. Jaamac Max'ed Qaalib is a sellout calooshiis u shaqeysto ah, joining the long list of sellouts: Sifir, Buubaa, Kalluun, Tuur, Boos, Dheeg, et al, et al.
  21. The geeljiros in Ontario these days xagaas ayee ku socdaan, the newly found greener pastures loo sheegay. Soomaali iyo meel u guur u fududaa. Oh, meeqa aan aqaano ayaa socoto. Darn, almost anigeeba iimaanka iga soo rideen, soo bax igu hayaan. I ain't going, dankis. Hadaan Xamar deganayn, meel aan Koronto ugu socdo ma jirto.
  22. Af waakoo, meey liki aamee ayaa la yiri! Ka soco.
  23. Todobaadkaan [Juun 28] meeshee ku sugan yihiin their excellencies, the chosen leaders: Shariif Hasanoow Shiikh Eedan [back to Baydhabo yesterday]. Cabdillaahi Yuusuf Axmed [Went to Gaambiya (yes, Gaambiya of Galbeedka Afrika!) shaleey via our unofficial capital, Neyroobi, using the same plane that landed Shariifka]. Max'ed Cali Geedi [still chillin' in Neyroobi and living at large, with all the luxuries it offers].
  24. Originally posted by Xarago: The gradual decline of warlodism era....when will the wind oif change reach Bay and Bakool? Markee Waqooyi Galbeed iyo Togdheer ka xureyaan the last throes and remnants of the last regime. When they liberate those gobolo, then the 'wind of change' finally reaches somewhere. Otherwise, it ain't gonna reach no where, let alone pass Afgooye, the closest town to Xamar that is warlord-controlled and occupied, but supposedly ignored by the 'maxkamadaha' since the occupier is the Korneel Awey's distant cousin.
  25. Originally posted by Sophist: Miskiinoow waa runtaa! Tusaale ayuu mudan yahay ninkaan aan isku magaalada nahay. Sofka, waa lagu salaamay, duqa. Long time iga dheh. Laakiin do you know him? Nin aqiyaar buu ahaa. His wife now lives in London, I don't know if asagana kusoo noqday London. And if you have the complete story, ii sheegba. I am not sure if my version's detail is correct.