Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,544
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    315

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. Salaan... One more good reason why caano geel [wan gaal, lest you are wondering] is good for you. It was on Toronto Star on the other day. ______________ Camel's Milk The Key To Virility? Virmaram Jat, of India, has a libido that could put Hef's to shame. The 88-year-old farmer, who just fathered twins, has never heard of Viagra but has intercourse every day, and plans to do so until death. He attributes his virility to long walks, vegetarianism, and drinking 2-3 liters of camel milk a day. Jat lives with his two wives in a mud hut and scoffs at the notion of slowing down. Sex is natural, he contends, "there should be an urge within you to enjoy a full life... I do it daily and the best time for intercourse is between 2 am and 4 am." Xigasho More
  2. Salaan... YoYoMa, haye, Koronto ayaa timid miyaa? Laakiin I don't think any part of this city can be fairily labelled 'ghetto,' the ghetto that usually comes to mind, especially Mareykan-style ghetto. Koronto is much safer, cleaner and decent than any comparable American cities [even less ones like Detroit, Buffalo, Atlanta, Miami, San Diego, Columbus, Baltimore, etc], which I myself had seen few. It also got well-connected public transportation system that is fairly used by all sectors of public. The areas that remotely can be considered ghetto may have been intersections of Jane/Finch [which you never suspect as a ghetto while you're standing there] and Jamestown of Rexdale. Yes, Soomaalida wey degan yihiin those areas, laakiin badankooda waxeyba degan yihiin saraha dhaadheer ee Dhigsan [Dixon] iyo Albiyoon [Albion], unless you consider Dhigsan to be a ghetto. Hardly think so. They are also in jealousy mood these days, buying houses in Greater Toronto Area, particularly Brampton and Mississauga, since hebel/heblaayo did. Fancy new houses, I tell ya, with, yep, help from heavy interest rates. And about maqaayada Xamdi. Soomaali hadaan nahnay faraha ayaan ka qaadnay. War the darn place is busy the 12 hours it is open, occupied by mouth-watering ajnabi meel laga galo jirin oo cunto Soomaali jeclaaday. Only now qof marti markuu kuu yahay ayaa inaa geysid ma'ahee, otherwise in dadka cusub laga xayiro reer Koronto waa u dhaafeen since it is über-success business story, never seen achieved in qurbo business that is run by Soomaali. [Tell me any maqaayad run by Soomaalis that is computerized. LoL. Xamdi is.] Xamdi truly is fascinating story about Soomaalida qurbajooga, perhaps I should run a feature story, interviewing the founders, who no longer can be seen or work from the interprise.
  3. Gurigeena maqaayada Baar Raaxo dhowr tilaabo ee isku jireen, oo iska soo horjeedeen. Inkastoo sawirkaan aan keeni karin meeshee tahay, saas ayee u ekeyd markaan tagaaye, though I never dared to venture that far, oo ciyaal xaafadii hore kuwa ahaa ayaan kaamirad u dhiibay inay sawiro kasoo qaadaan, they themselves kaamirada ii soo celiye, refusing to go that far either. Mar walba waxaa igu soo dhacdo ereyadii qiirada lahaa ee Maki Xaaji Banaadir: Xamar waala xumeeye yaa xaal marinaayo. Xamareey. Baar Raaxo. Oh my... Both directions of these pictures' jid used to be the SoHo of Muqdisho, where high-end stores, hotels, cinemas, theatres, national statues and foreign embassies were located at. Particularly on the right side of the first picture, expensive tree-lined shops ayaa saf iskugu xigay. I can still picture see ahayd. Yaraanteey shaneemadii la ii wadi jiray. Hoteel Wehliye....ooh, Lord. It still has its A/Cs. Taloow ninkii lahaa ee Wehliye intuu ku dambeeye. Dabka, the heart of Muqdisho intersections.
  4. Salaan... A couple toddobaadyo ago, one hot afternoon weekend and walking to a Soomaali baarbiyeeri at one of the main intersections of Koronto, and frequented by Soomaalis, another shock fact of living in Galbeedka just presented itself just infront of me. Two elderly couple, the lady no younger than 75 minimum-bare and her supposedly companion were walking; actually, the man, who was much older than herself, had a walk-helper, a double metal cane with a little wheels on. She too could barely lift a foot, as a result of her age-contributed slowness and her high-heel boots. That is not shocking, I picture shaking your head. What was shocking was the way the old lady dressed. I cannot describe it on here, but she more or less dressed like a professional sex worker [we need to be political correct on here ]. Jaws were actually dropping, from every ethnic group and age and gender that took refuge and relaxing on that urban little park. Some distreetly chuckled when the couple slowly passed them. I will not lower myself by describing on here how that granny dressed, for all I can write is she might have been dressed better had she been naked. The saga continues of shocking break of vowing not to be shocked anymore.
  5. Waligaaba hanoo soo dhawaan. Awright, awright. Welkam. Isbarmuuto ii cab.
  6. Sababta Geedi loogu ganbanaayo ayaan la yaabanahay. Maxee isdhaamaan sadexdooda? Geedi kaliya waxaa lagu heystaa booska baneey, so his position will be filled if wadaada ku sheega, power-hungry agree to, in accordance to unfair and unheard 4.5 formula. Ceeb waxaa kaaga sii daran, labadii isku xumaataba Amxaaro ayaa kala dhexgaleyso. Iyagii ma is aamini karaan, iyagii la rabay inay isla shaqeyaan. Soomaali dad ma u maqno, Eebboow naga qabo waxa is dabayaacaayo. Also dowladaan lasoo dhisaayo see lee yihiin will have no more than 31 wasiiro, plus another 31 wasiir ku xigeen. Sixty-two ee isku noqonayaan. Kuwii hore ku dhawaad 90 ayee ahayeen. Wax weyn ma kala duwano, in fact these expected wasiiro banaanka ayaa laga keenaa, which makes Axdiga qaranka in mar labaad hadana wax laga badalo; oo Qaramada Midoobey's UNDP bixin doono their salary, another burden lacagtii Soomaali people loogu soo tuugsaday from international community.
  7. Salaan... Meeshaa 'threesome' ka keenteen ayaan la yaabanahay, perhaps it has to do with living in Galbeedka. Teeda kalena laba xaas la guursado hada ma ugu horeyso, xataa isku mar in la isla guursado inay hada ugu horeyso ma moodi. Soomaalida arintaan mid ka daran caado u ah, taas oo ah isdumaalida. Your very sister-in-law waa dumaashi, oo ereyga dumaal kasoo jeedo. 'Threesome' Islaamka kuma jiro. Wives may live under same house, but different qol or rooms. Wax la yiraahdo dhaqan Soomaali ma'aha spending couple hours with one wife, and then going to next. Ashaxxumo waaye waxaas, nothing to do with dhaqankeena suubban.
  8. Salaan... Nuur, adigoo waxba hubsan inaad dacaayad dalac bilaash ah aad iska raacdid ama rumeysatid, oo aadan xaqiiqsan waa ayaandaro iyo nuskeeda. Haa, maxee ahayd dacaayada? Qabiil dhan gebigiis iyo wixii ka dhashay ayaan necbahay ayee yiraahdeen? [ inaan qoslo waaba ku qasbanahay.] Yaa waaye qoladaas? Koleey aniga ma kasaaye, laakiin waxaa u qaadana qoloda ee kasoo jeedaan the occupier Indhamadoowe iyo wixii raacsan. Horta hala is weydiiyee yaa inta ku difaaci jiray dowladii uu hogaamin jiray C/qaasin Salaad Xasan? Taloow markaas qabiil jecleysi mee iga ahayd hadee dhaheen toogtaan qabiil naceyb ayaa igu jiro? Yaa difaacay Yuusuf Garaad markii sidii jawaan camal dhulka loogu tirtiraaye meeshaan? Si fiican u weydii dadkaas accusationka aan jirin la imaaday. Indhamadoowe maalintaa SOL soo galay ilaa hadaa dacaayadeynaaye, oo dhulkaas uu xooga ku heysto, uu maandarooyinka ku beero, oo dhirtii baabiye, oo deeggaankii nabaguuraan ka dhigay, oo uu masaakiinta ku shaqeyso sidii addoomo camal, oo canshuur xaddhaaf ah ka qaado isla masaakiintaas deeggaan u dhashay, in asaga iyo ilmo adeeradiis deeggaan ayba hab iyo isirba u dhalan ku amar taagleyaan. Maanta ma Indhamadoowe iyo waxii lamid ah, wixii fake wadaad la ah, oo gobollada dhexe ku dhashay ayaa Xamar aan aniga ku dhashay, kuna barbaaray iga xigo? Yaab iyo nishkeeda. Hadii la dhaho ninkaas ma dacaayadeyn kartid, oo ‘sheekhooda’ ee ka dambeyaan. Iyagee jirtaa waxee sheekh ugu wacaan iyo waxee shariif iyo xaaji ugu wacaan, laakiin sheekh ka dheer, tuugnimo iyo maafiyonimana dhaafay. Aan is weydiinee, waligaa ma aragtay iyagoo ninkaan xaqdarada ah ku socdo oo dacaayadeynaayo? Aawey Islaanimada ee sheegtaan? Intaa inta joogo waligeey ma arkin, oo markii laga hadlo hadee ugu badnaado ka aamusaan mise ‘lacala haduu yahay’ dhahaan. Dadkaas ayaa rabo maanta inay xaq iyo run waxee yihiin inoo kala sheego. Waa Eebbe mahadiis asagaa inoogu hibeeyee wax kala garashada. Teeda kale ninka diinta ku ganbanaayo, oo dacaayada micnodarada kasii waday meeshaan aniga iyo asaga iskuma cusbin. Waa nin shaleey [sanadooyin kahor] soo qaatay magac "Caydiid" oo dadkii qabyaalada ku wareeriye, markii la ban gareeyena hadana magac "Sacad" lasoo baxay, oo asagoo isla magacaas wato qirtay in uu dagaaladii qabyaaladaha ahaa ka qeyb qaatay oo qabiilkiis difaacaaye, run iyo beentiisaba waxee ahatee. In la is ceebeeyo ma fiicno, laakiin beenta aan loo aabo yeelin maalin caddeey ayaan la yaabay oo igu kalifay waxaan inaa soo shaac bixiyo, oo ninkaas ayaa maanta eed aan waxba la iskugu reebin soo deynaayo. Carabaha maxee dhahaan markaan camal? Mish macquul mee ahayd? Hmm... Marka waxaa dhaho ayaaba iska yar. Laakiin ma ogeyn in Indhamadoowe mise wax lamid ah inay joogaan SOL. They can fool dadka aan ka war qabin, certainly not us, especially not me. Eniwey this is a holiday meeshaan, let me enjoy isbarmuutadeyda oo quuq badan iyo shaqsi ka hadal -- and not the issues -- wax ma tartee. Nabad iyo wan gaalo dhamaan.
  9. Originally posted by Pure blood: ^^^Madiidinteyda lama murmi Ina maga'allay, new nicks I see. I don't want the Admin. to edit this, lest you accuse me inaan tirtiray qashinka aad qortid. Yea, here is: Magan Alla magan rasuul. Yaa diido magan Alle, oo rasuulkiis laga magan galo. Perhaps warlord worshipper. Anyway, adiga iyo wixii kula mid ah inaan la doodo waa horaa ka quustay. Marka see ahayd ha inoo joogto. And any qashin against me, I've no problem. Do not, however, insult other members of this forum. That is the rule to be reinforced.
  10. Baashi, wadaada ku sheega 'maxkamadaha' la baxay aren't as homogeneous as they vainly try to reprsent. Some qunyar-socod are well-known, like their moderate public face Shariif Sheekh Axmed's modesty, whose ideology is closer to Islaax than to any group gooni u taagan and within the so-called maxkamado, and his antithesis other waran-labood oo kii kasoo horbaxo ama isqilaafaan madaxa ka gooye ma'ahee wax kale socon, one such is Ceyroow. I don't know what real wadaado call them, but I think in la yiraahdo 'takfiir' or something, which obviously derived from their tendency to label wixii kasoo horjeedo gaalraac or gaal. Their ideology is very, very dangerous and as threatening to Shariif Sheekh Axmed to as any Soomaali commoner. Most waxa soo haray are between those two extreme poles. Korneel Xasan Daahir Aweys and his proteges Ceyroow iyo Indhamadoowe would and will never, ever sit a table and make peace, particularly not as advantageous as they are today. They have the biggest opportunity, since waligood xukun doon ahayeen, by bloodshed or by whatever other means. These days I've the privilege to converse with some well-known sheekhyo, such Cukaash from Neyroobi and Sh. C/naasir from Masar. Their internal knowledge of who is who of the so-called courts [siiba kuwa ku jiro golaha 'shuurada' la magac baxay that publically aren't well-known] and their simmering qilaaf and power struggle that is barely covered up is beyond shocking. I as a cynic as I ever was was shocked, walaahi. We can see dowlada kumeergaarka in uu dhexdeeda qilaaf weyn ka jiro, but kuwaan ayaa ka daran waxa ka jiro la qariyo. So give them a few months. Adigaa arki doontid sida loo kala jabi doono, waxa kasoo bixi doono.
  11. Originally posted by Mr. Red Sea: He deserves I gues. Kolay 'gaw' 'naw' baw' jaw' iyo 'gaw' ayuu ka yidhi Baidhabo isaga oo jooga, Hargeysana wuu ka tagay, so yes dhabiga haloo qoree daa baajuunta. Baajuuna maxaa keenay mahaan, duqa? NB, this article is as donkeyshid as the other article posted by Qarannews24.com and forwarded by this same forumer. Read on. Fuxux oo wareysi siiyay Idaacadda Banaadir ee magaalada Muqdisho wuxuu dhanka kale ka hadlay gacan ka hadal dhexmaray Xildhibaan Xuseen Carraale iyo isaga markii xukuumadda codka kalsoonida loo qaadayay, wuxuuna carrabka ku dhuftay in aaney haatan jirin wax dhibaato ah oo u dhaxeeya isaga iyo Xildhibaankaas,falkii ka dhex dhacayna uu ahaa mid ka dhaca Baarlamaannada Caalamka. Hiiraan.com So the fist fight was between Furux iyo Caraale, not Sifir. Another misguided attempt to fabricate bullxaar from net-ku-dirir, unreliable reports of Qarannews24.com, whose very 'reporter' cannot even dare to list his full name. [This site isn't alone. Allpuntland.com, Dayniile.com, Idamaale.com, Waagacusub.com and other outcast, Enquirer-style shabako-ku-dirir sites, have plenty of 'reporters' magacyada qarsado while listing outlandish, exaggerated unsubstantiated stories and reports.]
  12. Ha dhaaf. Bun iyo qaxwo cab. Or fiimto. Or caananaas. Wixii ku anfaco.
  13. Originally posted by Santaaro-Saaxiib: Just wondering how many of you were realy born and raised in "Jubada Hoose" :confused: Always, consider your self a foreigner. :mad: Ciyaal waamo hadee ahaan lahayeen saan milaa yacniga uma hadleen, and not obsessed [or perhaps possessed] by a single classic occupier warlord from 1000km away from waamo lands. Heck, even ereyga waamo micnihiis ma kasayaan. There, I already see them googling.
  14. Originally posted by Haneefah: ^Obviously, that's an extremely despicable and inhumane statement to make by any human being, and it's due to sheer jahiliya, but subhanallah don't wish naar for him. If anything, ask Allah to forgive him for that. Naargale aalshee, dear walaashiis, is a catch phrase, which should, obviously, never be taken as a literal meaning of the words. Waligeey qof, Muslim ama gaal ha ahaadee, naar uma kasbin, ugumana duceynin even that despised Sharon. Eebbe addoomadiis -- walaa jini, walaa xayawaan, walaa dhir, walaa bini aaden -- reason buu u abuurtay, weligood si ha isku jeclaadaan ama ha isku necbaadaan.
  15. Eebbe ha u naxariisto marxuum Deeroow, xaasaskiisana iyo awlaadiisa samir iyo iimaan Eebbe haka siiyo.
  16. ... nor are they overdone in the womb until they are burned, so that the child comes out something between black, murky, malodorous, stinking, and crinkly-haired, with uneven limbs, deficient minds, and depraved passions , such as the Zanj, the Somali, and other blacks who resemble them. The Iraqis are neither half-baked dough nor burned crust but between the two. War yur iyo kud iyo gis iyo kac iyo wid iyo kir aa lagu dhahay Carabkaas whoever he was. 'Deficient minds' kulahaa. Kaaga sii daranee intaas ayaa anfici weysay hadana ku daray 'depraved passions.' Asagoo Carab waxaas kasoo fuqday. I ain't gonna say anything about Carabs, laakiin kalabkaas, saqajaankaas waxaas qoray iyo wixii la mid in uu maanta noolaado aan rabay. Aalaada aada, naargale aalshee!
  17. And who is this guy holding a shir jaraa'id today? Also this: Another press conference held earlier today. Are there two Buubaas that one we don't know of. Dadka qaarkood maba xishoodaan. Sheeko la fabricate gareeyo tan ma ugu horeyso, but certainly this article's fabrication is among one of the top. Ma shiixiyaal iga dheh.
  18. Originally posted by General Duke: ^^Its still afternoon where I am at brother... But it goes both ways, have nice dreams of unity and peace.. Australia maa joogtaa mise New Zealand. Jeneraal dude is vacation iga dheh. Jidadkii yaryaraa, guryihii qanaxa ahaa ee Landhan waaka neefsatay haye? Share us with some sawiro nooh, if you are indeed in dalxiis.
  19. Salaan... Intaan oo caay iyo aflagaado waxaa keenay runta laguugu qabtay, that you named yourself after sub-sub-sub-sub-clan [or as you wanted to persuade us, calling it 'grand-grand-grandfather']. Nothing difference. Waa lagugu qabtay iska qiro, aflagaado wax ma tartee. Eniwey, qof halyeey ahaa ayaa meeshaan lagu xusoyaa, ee baliis xishmeey the marxuumka. NB, qabiilada kale magacyadood adigoo raali eh ka tirtir.
  20. Waraa Baashi, hana caarifin nooh. Ciyaal kuni kuni ayaa iska ahayn, you darn knew that, ee markaas aan yaraa ayaan u maleyn jiray in la dhihi jiray Cismaan Geedi Raage. Markuu C/wahaab dhigan jiray ma xasuusti, and by the way, I wonder why uu asaga u dhigan jiray xagaas, because walaalaheey kale kuligood H/wadaag Hoosedhexe ee soo wada mareen oo aan xasuustaa. Playmaker [is this A+ horta? I always wanted to ask this, for I han't seen him for years on here.], saa sheegtay waaye tukaanka Suudi waan xasuustaa, si fiican. Waliba Suuqa Miijiska, dhankaas kaga dhawaa kawaankii ku yaalay. Yaana iloowi karo barxadihii perfect bacaadka weynaa labadda gees kaga kala yaalay labadda iskool, oo abkeey ciyaal dhan iskugu imaan jireen, banooniga ku ciyaari jiray. Xataa meeshii biyaha fariisan jiray, iyo Laantii ku taalay. Markuu dagaalka dhacaaye galableey aan ahaa, saa'id aa u necbaa maxaa yeelay barxadaas galabtii ciyaal dhan ayaa buuxsami jiray, oo dariishada ka arkeysid qeyladooda iyo xaragadooda banooni u baxaayo. Iskoolkii kale H/wadaag Sare asagana ha iloowin hortiis lagu ciyaari jiray. Cumar Boodboode saa sheegtay waaye, oo waa saa ku maqlay. Diratoore ama macalin saas loo jeclaa ma arkin. Qof ciyaal iskooleey dhaqankooda fahmay waaye.
  21. Ayaanxumo markaan bilaabay iskoolkaas Cumar Boodboode asagoo ka tagaayo aan bilaabay. Sanadkeyga birimo kaliya in uu diratoore ahaan u joogay aan u maleynaa, oo waala badalay saan filaayo. He was a family acquaintance, and walaalaheey iga waa weynaa soo wada maray iskoolkaas kuligood waa jeclaayeen. Markuu tagay asaga waxee keeneen mid macangag ah, oo waligeey aan ilooweynin suu ciyaalka ugu garaaci jiray alwaaxa. Cismaan wax loogu daro aan ilooway aa la dhihi jiray, Cismaan Gacmeey camal. Cumar Boodboode markii igu dambeysay walaasheey aa i lahayd wuxuu deganaa Qaahiro, Masar. 2003 ee ahaydna markaas.
  22. All are in the country, though the days between last Arbaco to this Arbaco [26 Luulyo], both Shariifka [official explanation: 'personal business reason'] and Geedi ['medical check-up'] went to Neyroobi, our unofficial magaalo madax. So, technically, the three couldn't remain for the week in the country. Dalmar chronicles where lacagta lasoo tuugsaday ku baxdo bilaa naxariis la'aan.
  23. They are targeting this poor nationalist halyeey marxuum because simply he was against the old regime, which these two gentlemen above shamelessly supported and defend to this day. [One even bilaa xishood la'aan names himself sub-sub-sub-clan name of his as a username. But I digress. ] The same regime that also tried to block his body being flown home, to Xamar and buried. They tried to ban that, then panicked when all shacabka Soomaalida ku kacay, particularly the residents of Xamar, which, finally, forced them to change their position, by allowing his body to have a semi-state funeral. Hundreds of thousands ayaa ka qeyb galay his funeral albeit the loathed and feared Koofi Gaduud's presence, and he was buried at Xabaalaha Qaranka, the same place C/rashiid Cali Sharmaarke and other prominent figures lie at between Tarbuunka and Isbitaal Digfeer. In uu Ismaaciil Jimcaale Cosoble ku jiray the founders of USC no body disputes, also no body would dispute few people heard or knew USC these days. Also in loo sheego ayee rabaan that there were two branches of USC, one based in Rome and the other based at the ground in gobollada dhexe. The Rome branch, which consisted the highly educated and wealthy, was led by the marxuumka. Cali Mahdi Max'ed himself admitted had marxuumka lived after the fall of the regime, USC would not have disintegrated or behaved wildly, which led it to commit crimes against humanity and massacres as its militias indeed did, and possibly could have been a transitional president, which the majority of Soomaalis would have approved, I believe.
  24. Xaflad lagu xusayo maalinta xuquuqda Aadamiga Soomaaliyeed, aas-aaskii Xarunta Dr. Ismaaciil Jimcaale ee Xuquuqda Aadanaha iyo 16 guuradii ka soo wareegtay geeridii garyaqaan/halyeey Dr. Ismaaciil Jimcaale Cosoble ayaa shalay lagu qabtay Hotelka Ambassador ee magaalada Muqdisho, waxaana xuska munaasabadahaas isu tegay ka soo qeybgalay mas'uuliyiin aad u badan oo ay ka mid yihiin kuwa Ururrada Bulshada Rayidka, Mas'uuliyiinta Gobolka Banaadir, Suxufiyiin iyo marti sharaf kale. Guddoonka Xarunta Dr. Ismaaciil Jimcaale Marwo Maryan Xuseen Awreeye ayaa sheegtay in 37-dii sano ee tagtay ay dhaceen xadgudubyo aad u xoog badan, iyadoo xustay in kacdoonkii 1991-kii lagu riday Xukuumaddii Mileteriga uu noqday mid lagu hungoobay, maadaama ayay tiri ay dhaceen xadgudubyo ka badan kuwii hore, balse uu mar kale dhacay kacdoon shacbi oo ay Maxaakiimta Islaamiga hormuud ka yihiin, loogana guuleystay hoggaamiye kooxeedyadii15 sano dalka iyo dadka u af-duubnaayeen, iyadoo xustay in loo baahan yahay in laga digtoonaado waxyaabihii dhacay iyo xadgudubyadii loo geysanayay dadka iyo dalkaba, waxaana qoraal ay xarunta soo saartay lagu sheegay in muddo sanad ah gudahood ay dhaceen 719 xadgudub oo noocyo kala duwan leh. Waxaa sidoo kale halkaasi ka hadlay Guddoomiyaha Gobolka Cadde Gaabow oo sheegay in uu Xarunta ugu hambalyeynayo dadaalka ay ku diiwaangelinayaan xadgudubyada dhacaya, isagoo dhanka kalena sheegay in Bulshada rayidka iyo dadka u dooda xuquuqda Aadanaha ay hadda shaqo kow u tahay, “waxaa loo baahan yahay nabadeyn, deriseyn iyo in bulshadii 16 sano kala xirneyd la isu furoâ€ayuu yiri Cadde Gaabow oo mar uu ka hadlayay xaaladaha ka taagan dalka Soomaaliya ka codsaday maxkamadaha Islaamka iyo Dowladda Federaalka in ay sameynin wax dagaal ka dhaca sababi kara, si gaar ahna wuxuu u codsaday in ay labadooda ciidan kala xakameeyaan, deetana ay joojiyaan hadallada qadafka ah ee ay Idaacadaha isaga gudbinayaan. Sii aqriso this long article. _________________ Had this honourable man, Eebbeha u naxariistee, lived before passing away few months shortly before the civil war reached Xamar, the quagmire circumstances the country is in now would have drastically been different. Not many of you know him, but only those who knew him or heard him on BBC countless times before the war know what I am actually talking about. Eebboow u dambi dhaaf marxuumka.
  25. Salaan... I am aghastly sick and tired dagaal micno lahayn so noqnoqdo. We suffer from short memory, since, it seems, we've already forgotten the 500 or so people who perished the last couple months in Xamar. I am completely appaled about this indifference of dhiig Soomaali micno daro u daada mar walba. Tired of it completely. Really. It is about time for nabad, regardless what one believes or political [read 'tribal' for most of the time] or ideological one espouses. Pray for nabad. Promote for nabad. Sanction for nabad. U horseed nabadda. Noqo nabaddoon. Dagaaldiidnimo ku dadaal. Say for Nabad. Nabad. No nolol without nabad. Iftiin ma jiro hadee nabad jirin. Nabad brings forth barwaaqo, horumar. Every Soomaali living our country deserves nabad. Yaana nabad u qalmin? Yaana nabad rabin? Yaa jecel hoobiye iyo see-kaa-uu uu mar walba kor ka maro, oo dabasocdo oo goortee ku dhaceyso ogeyn? Dadkeena soo nabad uma qalmaan? Ma xoolahee ka daran yihiin? Also utterly tired of dagaaldoonada inta ku jiro, while fully living at their cushy and comfortable nabad dwellings in the Galbeedka, advocating in the meantime the destruction of their already experienced harship people, overburdened country and bantustanized nation. So, any article you've seen or come across that advocates for peace iyo dhexdhexaadin, baliis contribute. It is the sole opening and raison d'etre of this thread. _________________ Ururka Al Islaax oo sheegay inuu guddi u saaray sidii u dhex dhaxaadin lahaa Dowladda iyo Maxkamadaha Xubno ka tirsan Ururka Al-islaax ay shaaca ka qaadeen shir jaraa’id oo ay ku qabteen magaalada Muqdisho in ay saareen Gudi ka kooban 7 xubnood oo uu gudoomiye u yahay C/raxmaan Baadiyoow, kuwaas oo dhexdhaxaadin doonaan Golaha Maxkamadaha Islaamka iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya haddaba war ay soo saareen Ururka Al-Islaax loona qeybiyay Saxaafadda ayaa waxaa u qornaa sida tan. Dalkeenu wuxuu marayaa marxalad adag oo uu qarka u saaranyahay dagaallo sokeeyo iyo faragelin shisheeye, oo wajiyo badan leh, gaar ahaan mid milateri. waxa uu shacbiga soomaaliyeed soo dhaweeyay, xarakada Islaaxna ay taageertay heshiiskii Khartuum, ee ay wada gaareen Dowlada Federaalka Kmg ah iyo Golaha maxkamadaha Islaamiga ee Somaaliyeed. heshiiskaas oo dhaliyay rajo cusub iyo yididiilo nabadeed. hase -yeeshe, waxaa soo ifbaxaya caqabado cusub oo daciifin kara dib - u -heshiissiinta iyo arimo u muuqdo ifafaalo dagaal. waxaa la hubaa hadii aan soomaalidu heshiin in faragelin shisheeye ay sii xoogaysanayso, dalkeenuna uu halis ugu jiro in ay ka lunto qaranimadiisa iyo midnimadiisuba. Sidaa darteed,waxaa lama huraan ah in Dowlada Federaalka Kmg ah iyo Golaha Maxkamadaha Islaamiga ee Soomaaliya ay ka wada shaqeeyaan dhamaystirka heshiiskii Khartuum. waxaana waajib ku ah waxgaradka Soomaaliyeed iyo Ururada bulshada rayidku inay isu taagaan dardargelinta hawlaha dib u heshiisiinta iyo hakinta waxii dhaawici kara. Hadaba, Xarkada Islaax, ayada oo ka ambaqaadeysa dareenkaas, gudaneysana waajibka dib u heshiisiinta ee diinteena Islaamku ina farayso, waxay magacowday. [Read here the magacyo of the guddiga.] hawlaha gudigaas waxay noqonayaan la xiriirka DFKMG, Golaha Maxkamadaha Islaamiga ee soomaaliya, iyo dhamaan xoogagga nabadda iyo dib u - heshiisiinta si loogu wada shaqeeyo dardargelinta hawlaha dib- u - heshiisiint , iyo najixinta shirka Khartuum. Nabad I ________________ Warbixin uu Magaalada Nairobi ka soo saaray Wakiilka Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay ee u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Danjire Francois Lonseny Fall ayaa loogu baaqay Dhinacyada Dowladda Federaalka Soomaaliyeed iyo maxkamadaha Islaamka in ay txigeliyaan heshiiskii Colaad joojinta ee ay ku gaareen Magaaalada Khartoum. Danjire Fall waxaa uu ugu baaqay labada dhinac in ay maleeshiyooyinkooda xakameeyaan, isla markaana ay dib u sii amba qaadaan wada hadalladii uga furmay Magaalada Khartoum ee dalka Suudaan 22-ka bishii June ee aynu ka soo gudubnay. Danjiraha wuxuu sheegay in hoggaanka Dowladda Federaalka iyo wakiillada Maxkamadaha Islaamka ay sameeyeen bilow wanaagsan markii ay bishii hore ku kulmeen Magaalada Khartoum, wuxuuna labada dhinacba ugu baaqay in ay joojiyaan wax kasta oo keeni kara in ay iska hor imaadyo dhexmaraan. Fall waxaa uu sheegay in haddii aan nabadgelyo laga helin dalka Soomaaliya ay adkaan doonto in gargaar ay u baahan yihiin lala gaaro dad badan oo ku tabaaleysan gudaha Soomaaliya Hadalkan Ambassador Fall ayaa wuxuu ku soo beegmayaa kadib markii ciidamo ka socda Dowladda Itoobiya ay gudaha u galeen Dalka Soomaaliya, iyadoo taasina ay keentay in ay Maxkamadaha Islaamka ku hanjabaan in ay la dagaalami doonaan Ciidamada Itoobiyaanka ee soo galay dalka Soomaaliya. Ugu dambeyntiina arbacadii aynu ka soo gudubnay ayuu Ra'iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Prof. Cali Maxamed Geedi ku eedeeyay Maxkamadaha Islaamka in ay qabsanayaan fariisin ay Dowladda Federaalka ka taliso, isagoo taasina ku tilmaamay daan-daansi ay Maxkamadaha wadaan, wuxuuna ugu baaqay Maleeshiyooyinka Maxkamadaha in ay dib ugu laabtaan magaalada Muqdisho. Nabad II